Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Barnaamijka Cayaaraha

Barnaamijka Cayaaraha, waxaa soo diyaariyay Aadan Sabriye, waxaana waxyaabaha aad ku maqli doontaan ka mid ah.

View Article

Madaxweynaha Dalka Sudan Cumar Al-Bashiir oo Digniin Cullus u Jeediyey Dalka...

  SUDAN(OWN)- Madaxweynaha dalka Sudan ayaa digniin cullus u jeediyey dalka Cusub ee koonfurta Sudan kadib markii uu ku Eedeeyey inay soo taageerayaan kooxo mucaarad ah oo ka tirsan waqooyiga Sudan...

View Article

Muqdisho: Daweynta Xanuunada Jajabka

Dhakaatiir dalka dibadiisa kasoo timid ayaa magaalada Muqdisho ka furay cisbitaal lagu daweeyo xanuunada jajabka. Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

View Article

Somali pirates overwhelmed by Taiwan fishing boat crew

The crew of a Taiwanese fishing vessel have overwhelmed a group of Somali pirates who hijacked their boat last week. The 28-member crew of the Chin Yi Wen were taken hostage while sailing off the East...

View Article

Dhaqtarkii Micheal oo lagu helay dambi

Guddi garsoor oo jooga Los Angeles ee dalka Mareykanka ayaa dambi ah inuu si aan ula kac ahayn u dilay ku helay dhaqtarkii heesaagii caanka ahaa ee Michael Jackson.

Somali Schools’ soccer tourney fixtures announced

08 Nov 2011.Somali Football Federation “SFF” on Monday announced the fixtures of the country’s schools’ football tournament 2011. A press statement from Somali Football Federation said Monday that for...

Isku aadka tartanka dugsiyada oo lasoo saaray.

08 Nov 2011.Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta oo isniin ah ku dhawaaqay isku aadka tartanka kubada cagta dugsiyada ee 2011-ka. Qoraal saxaafadeed kasoo baxay xafiiska warfaafinta...

Madaxweynaha Kenya oo daboolka ka qaaday qorshaha dalkiisa ee ku aadan...

Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki ayaa noqday mas'uulkii ugu horeeyay ee Kenyaati ah oo ka hadlay qorshaha fog ay dowladdiisu ka leedahay faragelinta milteri ee dalka Soomaaliya. Mwai Kibaki wuxuu...

Wajigii 3aad Dood cilmiyeed ku saabsan Nabadeynta iyo deriseynta oo maanta...

Hey’adda UYS ayaa maanta wajigii 3aad ku qabatay Magaalada Muqdisho Dood cilmiyeed halku dhigiisa ahaa Sida looga shaqeyn karo nabadeynta loona xoojinayo deriseynta, kaasoo ay ka qeyb galeen odayaal...

View Article

Maalintii sedexaad oo qaybinta Udxiyada ay ka socoto Muqdisho

Muqdisho Talaado 08 November 2011 (SONNA) Hay’adda arrimaha gar gaarka qaabilsan ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maalintii sedaxaad deeq qaybin ka wadda xeryaha barakacayaasha ah ee magaalada...

View Article

Isgaarsiintii Ceelwaaq oo hawada ka maqan.

Ceelwaaq(GMN)-Wararka  laga helayo degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in halaasi ay ka maqan tahay isgaarsiinta degmadaasi. Warka ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in amarka hawada loogu...

View Article

Xarunta Iskaashatooyinka G/Banaadir Oo Dib Loo Furay

Munaasabad dib loogu furayay  xarunta Iskaashatooyinka gaadiidka gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay Barxadda Iskaashatooyinka ee magaalada Muqdisho, iyadoo dhinaca kale uu maamulka G/Banaadir...

View Article

Somber `Eid for Syria Refugees

Unlike millions of Muslims worldwide, Syria's refugees, who fled a deadly crackdown by President Bashar Al-Assad's security forces, are welcoming `Eid Al-Adha with a fading smile on their faces

View Article

SAWIRRO:Ciyaarah Hidaha iyo Dhaqanka oo Dib Uga Bilaabmay Degmooyinka Banaadir

  Muqdisho Isniin 8 November 2011 (SONNA):-Magaalada Muqdisho waxa ay si tartiib tartiib ah dib ugu soo ceshaneysaa firfircoonideedii iyo noloshii caadiga ahayd. Sidii degmooyinka looga bartayba waxaa...

View Article

Qarax Khasaare Geystay oo Duhurnimadii Maanta ka Dhacay Boosaaso

Boosaaso (RBC) Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhaawacantay qarax bam oo maanta duhurnimadii ka dhacay xaafada New Boosaaso ee Waqooyiga magaalada Boosaaso. Wararka na soo gaaraya ayaa sheegaya in qaraxu...

View Article

Shabaab oo dhoolatus Badda iyo Berriga ka sameeyay Magaalada Marka, Qasaaro...

Xarakada Al-Shabaab ayaa markii u horeysay dhoolatus ciidan oo Badda iyo Berriga aheyd maanta ka sameeyay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo soo bandhigay Doomo dheereeya oo...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>