Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Markasta Waa Barcelona Mourinho Waxuu Ka Walwalaa warbixin +video

$
0
0

19/01/2012waxaa xalay wada ciyaaray markii sagalad sanad gudahiisa kooxaha barcelona iyo realmadrid kulankaas oo loo yaqaano elclasico.
iyagoo indhaha caalamka aad ugu sii jeedeen kulankaas ayaa tira ahan lagu qayasay inta dawatay il
6 million oo qofood inkastuu uusan ahyn kulan kama danbeys ah lakiin waxuu aha lugtii hore copa dela rey ama koobka boqorka dalkaasi spain hadaba kulankaas oo si xiiso leh ku bilaabmay aya waxa ku gacan sareeyay 25
daqiiqo ee ugu horeysay naadiga realmadrid balse markii danbe markii eey helen goolka oo u u dhaliyay lacibkooda ronaldo ayaa lagala wareegay hogaanka ciyaarta lakiin barcelona waxba uma suuro gelin ilaa lagu kala nasto
ciyaarta waxaan qeybtii danbe ciyaarta barbareeyay daafaca qatarta ah ee reer spain puyol waxaana isla dafaca barcelona abidal uu ka dhaliyay goolkii guusha sidaas aya lugtii hore lagu kala nastay waxana sugeyna maalinta
25 bishan in lagu balansan yahay guriga barcelona oo hadii barcelona barbaro gasho eey usoo gudbi doonto semifinalka ila daawo ciyaarta oo goos goos ah
W/Q bashiirqoolif
bashirr1@yahoo.com
 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>