Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

WAR DEG DEH AH: DOWLADDA SOOMAALIYA OO GALABTA DIB U QABSATAY MAGAALADA BAYDHABO

$
0
0

War deg deg ah oo goor dhoweyd naga soo gaaray magaalada Baydhabo, xarunta maamulka gobolka Bay ayaa sheegaya in halkaas ay galabta gelinkii dagaal kula wareegeen ciidamada dowladda Soomaaliya.

La wareegigstan ayaa waxaa xaqiijiyay saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo ilo kale oo madaxbanaan waxaana sidoo kale la soo sheegayaa in la la'yahay meel ay al shabaabku jaan iyo cirib dhigeen. 

Wixii war ah ee soo kordha dib ayaan idiinkaga soo sheego doonaa haddii Alle idmo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>