Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Somaliland:Delegation led by President Siilaanyo leave for London Somali...

HARGEISA-Somaliland president Ahmed Mohamed Siilaanyo left the country on Saturday leading delegation to the London Somali summit where Somaliland was invited to participate the conference. Mr. Ahmed...

View Article


Madaxii Shirkadaha Al-Barakaat oo la Xanibay

Sheekh Axmed-nuur Jimcaale, madixii shirkadaha Al-Barakaat ayaa lagu eedeeyey inuu taageero dhaqaale siiyo ururka Al-Shabab ee Somalia. Sheekha oo horay ugu jiray liiska dadka taakuuleeya argagixisada,...

View Article


Djibouti oo Rajo ka Muujisay Shirka London

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Djibouti ayaa ka digay in wax cusub la keeno, soona jeediyey in wixii horay u jiray la xoojiyo. Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

View Article

Djibouti oo Rajo ka Muujisay Shirka London

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Djibouti ayaa ka digay in wax cusub la keeno, soona jeediyey in wixii horay u jiray la xoojiyo. Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

View Article

Gedoonline oo Heshay Ajendaha Shirka London War Bixino Xiiso Leh oo Ku Jirra.

London: (GMN) LONDON CONFERENCE ON SOMALIA: DRAFT COMMUNIQUE 1. The London Conference on Somalia took place at Lancaster House on 23rd February 2012, attended by around fifty representatives from the...

View Article


Qormadii ”col ku qaad oo tuugo kuu ciidamisay” part 3

Su,aal K; Madaxwayne Shariif, raisul wasaare Gaas, golaha shacabka, iyo shacabka Soomaaliyeed? Waa maxay sababta ay dowlada Soomaaliya u qaadanayso federalsystemka? Qormadani waa qormo taxane ahayd....

View Article

DEG DEG: Burcadbadeed Caawa Weerar Ku Qaaday Saldhiga Dhexe ee magaalada...

Gaalkacyo[RBC Radio] Kooxo burcadbadeed ah oo ku hubaysnaa hubka noocyadiisa kala duwan ayaa Saacado ka hore weerar ba’an ku qaaday Saldhiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug muddo...

View Article

Nin ku Dilay Har Kuumo Jiido

 NIN KU DILAY HAR KUUMO JIIDO Avv.Xussein Diiriye Afrax xussein1939@hotmail.com 21/2/2012 Dowladda Ingiriiska oo gummeysiga taqasus ku leh waxaa tusaale u ah in gumeystaha uu masab ahaan ka sareeyo...

View Article


Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo...

View Article


Ra’isulwasaaraha Britain Oo La Kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Dalkaasi

London, Isniin 20 February 2012 (SONNA)   R/wasaaraha Britain David Cameron ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay u istaagto sidii nabad iyo xasilooni loogu soo dabaali lahaa Soomaaliya, kaddib markii...

View Article

R/wasaaraha Soomaaliya oo booqday xarunta safaarada Soomaaliya iyo guriga...

R/wasaaraha Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wadi uu hogaaminayo oo booqasho ku joogo Xarunta Dalka Biljam  ee Brussels, ka dib uu casuumaad rasmi ah ka helay...

View Article

Diyaar Garowga Shirka London

Diyaar Garowga Shirka Caalamiga ee Arimaha Soomaaliya looga hadlayo ee beri furmaya  ayaa ka socda magaalada London, waxaana halkaasi gaaray, dhamaan madaxdii ka qeybgali laheyd shirka, oo uu ku jiro...

View Article

Faahfaahin: Maxaa ka jira duqayntii Air-portka Gaalkacyo.

Gaalkacyo(puntlandi.com):- Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa inta badan ka dhaca falal ammaanka lidi ku ah oo ay ku jiraan weerarada lagu qaado Air-portka Magaalada Gaalkacyo....

View Article


Dhaqanka iyo Hiddaha:(Hab Suugaaneedka Masraxa)(Q-97aad)

Dhaqanka iyo Hidaha todobaadkan waxuu ku saabsanyahay Gabay iyo kaftan dood ah oo suugaan ku dhisan oo masrax ahaan ay aragtiyadooda ku aadan nolosha magaala iyo miyiga isku weydaarsanayaan laba...

View Article

Raiisul-wasaare C/weli oo madaxa ugu sareeya midowga yurub kala hadley...

Brussels-hobyonet)Madaxa ugu sareeya ururka midowga yurub José Manuel Barroso iyo raisul-wasaaraha DKMG Dr. CabdiWeli Maxamed Cali oo kulan heer sare ah ku qaatay magaalada Brussels ee dalka Belgium...

View Article


Ciidanka Ethiopia oo Baydhabo la wareegay

Ciidank Ethiopia oo kaashanaaya dowladda KMG ayaa Al-Shabaab ka qabsaday Magaalada Baydhabo

View Article

Ciidanka Ethiopia oo Baydhabo la wareegay

Ciidank Ethiopia oo kaashanaaya dowladda KMG ayaa Al-Shabaab ka qabsaday Magaalada Baydhabo

View Article


Faah faahinno ku aadan la wareegitaanka Baydhabo ee ciidammada dowladda

Faah faahinno dheeraad ah ayaa  ka soo baxaya qaabkii ay ciidammada dowladda Soomaaliya ulla wareegeen magaalada Istaraatiijiga ah ee Baydhaba, iyadoo la filayo in ciidammada dowladda oo kaashanaya...

View Article

Subac quran JuzQadsamicallah iyo culumo soomaaliyeed

muxaadaro: 

View Article

WAR DEG DEH AH: DOWLADDA SOOMAALIYA OO GALABTA DIB U QABSATAY MAGAALADA BAYDHABO

War deg deg ah oo goor dhoweyd naga soo gaaray magaalada Baydhabo, xarunta maamulka gobolka Bay ayaa sheegaya in halkaas ay galabta gelinkii dagaal kula wareegeen ciidamada dowladda Soomaaliya. La...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>