Goor dhaweyd laba gaari oo minibus ah oo ah kuwa gaadiidka dadweyanaha ayaa waxaa ay miino kula qaraxday meel u dhaxeysa kulliyada Jaalle Siyaad iyo Xaruntii wasaarada gaashaandhiga.
Qarax ay ku dhinteen 10 ayna ku dhaawacmeen 25
Media Player
Goor dhaweyd laba gaari oo
minibus ah oo ah kuwa gaadiidka dadweyanaha ayaa waxaa ay miino kula
qaraxday meel u dhaxeysa kulliyada Jaalle Siyaad iyo Xaruntii wasaarada
gaashaandhiga. Toban qof ayaa ku dhimatay, labaatan iyo shan kalena waa
dhaawac ayaa soo gaaray, dadka waxay u badnaayeen haween.