Qarax ay ku dhinteen 10 ayna ku dhaawacmeen 25
Goor dhaweyd laba gaari oo minibus ah oo ah kuwa gaadiidka dadweyanaha ayaa waxaa ay miino kula qaraxday meel u dhaxeysa kulliyada Jaalle Siyaad iyo Xaruntii wasaarada gaashaandhiga. Qarax ay ku...
View ArticleGudoomiyaha Xisbiga UDUB ee G/Awdal oo La Xidhay Isagana…!!!
Awdalpress (Borama) – Gudoomiyaha Xisbiga UDUB C/casiis Xuseen Raage ayaa maanta lagu xidhay saldhiga dhexe ee magaalada Boorama, C/casiis oo aan wax ka weydiinay xadigiisa isaga oo ku xidhan saldhiga...
View ArticleCiidamo farabadan oo Itoobian ah oo aroortii qabsaday degmada YEED ee Bakool
Wararka laga helayo degmada Yeed ee gobalka Bakool ayaa xaqiijinaya ciidamo Itoobiyaan ah ey saaray aroortii hore qabsadeen magaalada iyagoo argagax ku abuuray dadka shacabka inta ku hartay magaalada....
View ArticleDagaalo iyo duqeymo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo khasaaro ka dhashay!!
Kadib dagaalo iyo duqeymo xoogan oo ka dhacay xaafado dhowr ah oo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa waxaa isu soo taraya khasaraha ey geeysteen duqeymo loo geystey xaafadaha qaar. Degmooyinka Hawl...
View ArticleMaxamad dheere oo eedeyn u jeediyey ururka Alshabaab
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyey Kooxaha ka soo hor jeeda Dawladda inay caqanad ku yihiin hanaanka nabadda Soomaaliya isagoona hoosta ka xarriiiqay inay wataan Rag ajaaniib ah...
View ArticleInj. Yariisow "Alshabaabku dagaal ey soo qaadeen waa ku guul dareysteen"
Wasiirka warfaafinta dowladda KMG ayaa waxaa uu sheegay xarakada Al-Shabaab inay ku guul dareysatay weerarka culus ee dowladda ay ku qaaday. “Runtii waxay sheegeen dagaalkii ugu dambeeyay in ay ku soo...
View ArticleDjibouti Muxaadaro 1 Musliminta iyo ilbaxnimadda (Shekh Abdirahman Bashir)1.flv
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 1, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 2 Musliminta iyo ilbaxnimadda (Shekh Abdirahman Bashir) 2.flv
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 1, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 3 Musliminta iyo ilbaxnimadda (Shekh Abdirahman Bashir) 3.flv
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 1, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 4 Musliminta iyo ilbaxnimadda (Shekh Abdirahman Bashir 4.flv
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 1, 2010 muxaadaro:
View ArticleShiikh Xasan Daahir; "Alshabaab iyo Xisbul islaam ha midoobaan, xalk...
Hogaamiyaha Xisbul Islaam, Shiikh Xasan Daahir Aweys oo warbaahinta qaar kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay sida uu u arkaa xalka Soomaaliya iyo weliba siyaasadiisa ku aadan la midoobista...
View ArticleAlshabaab; "Shacabka Muqdisho waxaan ka codsaneynaa in ay na caawíyaan waayo...
Xarakada Alshabaab ee dagaalka joogtada ah ka wada magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeeysay hadal aan looga baran laga soo xigtay. Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ee Alshabaab Shiikh Cali...
View ArticleGuurka part 4. Sh. Maxamed Axmed Sh (Boqolsoon
Author: HAARCAD2009 Keywords: Added: September 1, 2010 muxaadaro:
View ArticleXarakada Al Shabaab oo Galabta Muqdisho Kusoo Bandhigay Sarkaal ay Sheegeen...
Xarakada Al shabaab ayaa galabta Suuqa Bakaaraha kusoo bandhigtay sarkaal la sheegay in uu katirsanaa Ciidamaad Dawladda KMG ah ee Soomaaliya kaasi oo ay Masuuliyiinta Xarakada Al shabaab ku sheegeen...
View ArticleMadaafiic AMISOM ku graacday Suuqa bakaaraha iyo khasaarooyin ka dhashay
Wararka ka imaanaya suuqa weyn ee bakaaraha ayaa sheegaya in halkaasi ay saaka ka dhaceen duqeyn xoogan oo loo geystay suuqa xili ganacsiga bakaaraha uu saaka ku furmay si wanaagsan. Madaafiicda...
View ArticleCiidmadii ka dhintay AMISOM oo la gaarsiiyey dalka Uganda
Meydka afar askari oo ka tirsanaa ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Ugandha kuwaasi oo lagu dilay magaalada muqdisho ayaa la gaarsiiyey magaalada Kampala ee caasimadda dalka Ugandha. taliayaha...
View ArticleMidowga Yurub oo lacag u balan qaaday Uganda
RUSSELS, Sept. 1 Haweeneey u hadashay wadamada xubnaha ka ah midowga yurub oo ku sugan Magaalada Brussels ayaa shaca ka qaaday in lacag gaareeysa lixdan milyan oo dollarka mareeykanka ah ay ugu deeqeen...
View ArticleSarkaal iyo ciidan ka baxsaday ciidanka Dowladda
Ciidan ka tirsanaa dowladda ku meel gaarka ayaa la sheegay inay ka goosteen, una galeen dhaqdhaqaaqa Al Shaabaab ee gobollada Bay iyo Bakool/ Sarkaal ka baxsaday ciidanka Dowladda Media Player Daar...
View ArticleDjibouti Muxaadaro 1 Sideen aheyn Shallay (Shekh Abdirahman Bashir)1flv
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 2, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 2 Sideen aheyn Shallay (Shekh Abdirahman Bashir)2.flv
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 2, 2010 muxaadaro:
View Article