Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Wasiir ka socda Jarmalka oo Muqdisho Booqday

$
0
0

Wasiirka horumarinta iyo iskaashiga ee dalka Jarmalka, Dirk Niebel ayaa maanta booqasho  aan hore loo shaacin ku tagay Muqdisho.

C/wahaab Khaliif Ugaas, wasiirka Ganacsiga ee DKMG oo wasiirka Jarmalka kula kulmay garoonka diyaaradaha ayaa VOA u sheegay in labada dhinac ay ka wada hadleen xiriirka labada dal, iyadoo dowladda Jarmalku ay Somalia ugu yaboohayso lacag ku dhow boqol Malyuun oo Euro oo loogu talagalay mashaariicda dib u dhiska Somalia.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>