Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Al Shabaab oo sheegtay inay dib ula wareegtay Garoonka Diyaaradaha ee...

Warbaahinta afka Xarakada Al Shabaab ku hadasha ayaa waxay sheegeen inay dib Al Shabaab ula wareegtay Cisbitaalkii Degmada Dayniile iyo Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Dayniile, oo dagaalo culus looga...

View Article


Barakac ka bilowday Ceelasha-Biyaha

Boqolaal qoys ayaa bilaabay in ay ka qaxaan deegaanka Ceelsha-Biyaha, iyagoo dib ugu laabanaya magaalada Muqdisho. Dagaal ka socday Deyniile ayaa hakad galay, kaasoo shalay ay ku dhinteen in ka badan...

View Article


Wasiir ka socda Jarmalka oo Muqdisho Booqday

Wasiirka horumarinta iyo iskaashiga ee dalka Jarmalka, Dirk Niebel ayaa maanta booqasho  aan hore loo shaacin ku tagay Muqdisho. C/wahaab Khaliif Ugaas, wasiirka Ganacsiga ee DKMG oo wasiirka Jarmalka...

View Article

Tiyaatarka Soomaaliya oo dhawaan dib ugu soo laaban doon sidii hore…

Dhayac tir lagu sameeyay tiyaatarka weyn ee Soomaaliya ayaa waxa uu haatan marayaa meel aad u wanaagsan ayadoona masuuliyiin tiro badan oo ka tirsan DKMG Somalia ay ku mashquulsanayeen mudooyinkii ugu...

View Article

Faah Faahin Wafti Dowlada Jarmalka ka Socda oo Gaadhay Muqdisho Daawo Sawirada

Muqdisho:- (GalGalanews.com) Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta qaabilay Wasiirka Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga...

View Article


Banaanbax looga soo horjeeda Dowladda Yahuuda oo ka dhacday Magaaladda Cape...

Salaadii jimcaha kadib ee shalay ayaa kumanaan qof oo muslimiinta kunool dalkan south africa ayaa dibid bax balaaran isugu soo baxay irirda hore ee xarunta baarlamaaka South Africa ee kutaala magaalada...

View Article

Wasiirka Beeraha: Xilka la igama Qaadi karo

Max’ed Max'ud Xaaji Ibraahim oo ah R/wasaare kuxigeenka ahna wasiirka beeraha ee xilka laga qaaday ayaa wareysi gaar ah oo uu idaacaddan VOA siiyay wuxuu ku diiday go'aanka xilka looga qaaday. Max'ed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadaro Maxaa Inaga Qaldan Qaybti 1aad Sh.Cabdiwali Sh.Maxamed Xaaji...

Muxaadaro Maxaa Inaga Qaldan Qaybti 1aad Sh.Cabdiwali Sh.Maxamed Xaaji Yuusuf.f4v From: RADIOWARSAN Views: 4 0 ratings Time: 14:56 More in People & Blogs muxaadaro: 

View Article


Yemen: Dayuuradaha Dagaalka oo Weerary Al-Qaacida

Ciidamada dowladda Yemen ayey isku dhaceen maleeshiyada Al-Qaacida ee Koofurta wadanka shalay oo sabti ahayd, kadib markii ay kooxdu ay weerartay saldhig ciidan oo ku yaala gobalka Laxij. Khasaare...

View Article


Minneapolis: Xisbi Cusub oo lagu Dhawaaqay

Xisbigan oo magaciisa loo bixiyey TAYO ayaa waxa  Xoghaye loogu doortay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Guddoomiyena Dr. Maryan Qaasim. Wareysi ay VOA la yeelatay Gudoomiyaha Xisbigan cusub, Dr. Maryan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Inn Laga Shaqeeyo Meelaha Dadka Waa Weeyn oo Duqooshika Lagu Haayo Ma...

Inn Laga Shaqeeyo Meelaha Dadka Waa Weeyn oo Duqooshika Lagu Haayo Ma Banaantahay ? Boogan Karadi Suaashadaa Jawabtisa muxaadaro-video.blogspot.com From: MrJamil27 Views: 39 0 ratings Time: 03:22 More...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dumarka Surwaal Ma Kushaqeeyn Karaan ?

Dumarka Surwaal Ma Kushaqeeyn Karaan ? Boogan Karadi Suaashadaa Jawabtisa muxaadaro-video.blogspot.com From: MrJamil27 Views: 256 0 ratings Time: 03:47 More in Entertainment muxaadaro: 

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fargalka [ Faraati ] Geliska Gacanta Arooska Diinta Islaamka Ma banantahay ?...

Fargalka [ Faraati ] Geliska Gacanta Arooska Diinta Islaamka Ma banantahay ? 22-03-2012 Boogan Karadi Suaashadaa Jawabtisa muxaadaro-video.blogspot.com From: MrJamil27 Views: 86 0 ratings Time: 05:15...

View Article


Dilal siyaabo kala duwan xalay uga dhacay qaar ka tirsan degmooyinka Gobolka...

Dilal ayaa xalay mar kale waxay siyaabo kala duwan uga dhaceen qaar ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir, iyadoo dilalkaas ay geysteen ragg bastoolado ku hubeysan. Wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa...

View Article

Xaalada deegaanada Laascaanood iyo Buuhoodle oo saaka degan

Xaalad degenaansho ayaa laga soo sheegayaa deegaanadii shalay lagu dagaalamay ee Laascaanood iyo Buuhoodle, halkaasoo dagaal faraha looga gubtay uu ku dhex maray Ciidamada Somaliland iyo kuwa Maamulka...

View Article


Al-Shabaab oo ku hanjabtay inay sii wadi doonto weerarada iyo qaraxyada...

Al-Shabaab ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in ay sii wadi doonto weerarada iyo qaraxyada ka dhacaya gudaha Kenya inta ay ciidanka milatariga Kenya ka dagaalamayaan gudaha Soomaaliya. Qoraal...

View Article

Wariye C/Qadir Nuunow Oo Dib U Helay Xoriyadiisa

Virginia (RBC) Sida uu ku qoray maanta oo Isniin ah boggiisa Facebook-ka Wariye C/Qaadir Nuunow Maxamed oo horrey uga mid ahaa shaqaalaha Idaacadda VOA-da ayaa sheegay in uu dib u helay xuriyadiisa ka...

View Article


Xarakada Al Shabaab oo shaaca ka qaaday in dagaalada ay ka gudbeen wejigii...

Xarakada Al Shabaab ayaa waxay rumeysan tahay in Ciidamadda Dowladda Kenya ay ku fashilmeyn hawl-gallada ay ka wadaan Gobolada Koonfureed ee Soomaaliya. War Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska...

View Article

C/Qaasim Salaad Xasan oo fariin xasaasi ah u diray Shacabka Somaliyeed “Daawo”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane C/Qaasim Salaad Xasan, ayaa wuxuu markale uu ka hadlay dagaalada xargaha goystay ee ka sii soconaaya dalka Soomaaliya, isagoo dhinaca kalana sheegay inaysan...

View Article

Sheekh Janaqoow oo ka hadlay hadalkii ka soo yeeray Sheekh Xasan Daahir Aweys...

Sheekh Janaqoow ayaa wuxuu ka hadlay hadalkii maalmo kahor ka soo yeeray Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Saraakiisha Xarakada Al Shabaab, ee sida weyn leh uga soo horjeeda in dhiigga Muslimiinta...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>