Ciidamada dowladda Yemen ayey isku dhaceen maleeshiyada Al-Qaacida ee Koofurta wadanka shalay oo sabti ahayd, kadib markii ay kooxdu ay weerartay saldhig ciidan oo ku yaala gobalka Laxij.
Khasaare badan ayaa lagu soo waramayaa inuu soogaaray labada dhinac, diyaaradaha dagaalka ee ciidamdada wadanka Yemena waxay duqeeyeen meelo ay haystaan Maleeshiyadu.
Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.