Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

RW Gaas oo ka Hadlay Wada-hadalka Somaliland

$
0
0

Ra'iisal Wasaaraha DKMG ee Somalia Cabdiwali M. Cali-Gaas ayaa sheegay in xukuumaddiisa iyo ta Somaliland ka wadahadli doonaan arrimaha Somalia iyo ah labo maamul. Waxa uu caddeeyey in Somaliland uuna caalamku aqoonsan, Soomaaliyana aqoonsan, markaasna ayna suurto gal ahayn in sidii labo dawladood ay u wada fariistaan.

Dhinaca kale, ra'iisal wasaarayaasha Somalia iyo Kenya ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid tahay weerarka ay Kenya sheegtay in weerari doonto Kismayo.

Ra'iisal Wasaaraha Somalia waxa wax laga weydiiyey waxa keenay in Kenya ay qeylo-dhaan u dirato bulshada caalamka markii ay sheegtay in taageero uga baahan tahay qabsashada magaalada Kismaayo.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>