Somaliland oo Diidday ka Hadalka Midnimada
Somaliland ayaa gaashaanka ku dhufatay hadalo ka soo yeeray mas’uuliyiinta DKMG ah oo sheegaya in wadahadalada dhawaan dhex mari doona Somaliland iyo DKMG ah lagaga hadli doono midnimada labada dhinac,...
View ArticleSh. Mukhtaar M. Xuseen oo Geeriyooday
Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen oo ahaa Afhayeenkii Baarlamaanka Somalia sanadihii 1967-1969 ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi. Sheekh Mukhtaar ayaa noqday madaxweyne KMG ah, ka dib dilkii...
View ArticleNin loogu shakisanyahay qaraxii Kenya oo la xirey
Tanzania ayaa sheegtey inay xirtey Emrah Erdogan oo Kenya ugu shakisantahay qaraxii Nairobi ka dhacey
View ArticleDhaqanka iyo Hiddaha: Guubaabada (Q-114aad)
Waa qeyb kale oo ka hadlaysa gabayadii guubaabada ku saleysnaa ee abwaanadu tirin jireen xiliyadii xornimo-doonka. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.
View ArticleKenya oo Kaalmo u Raadsanaysa Qabsashada Kismaayo
Dawladda Kenya ayaa kaalmo ka codsatay bulshada caalamka si looga taageero qabsashada magaalada Kismaayo ee koonfurta Somalia. Hadalkan oo uu sheegay Ra'iisal Wasaaraha dalka Raila Odinga ayaa dadku...
View ArticleSomaliya iyo Somaliland oo kulmaya
Somaliya iyo Somaliland ayaa ku kulmaya Britain. Wadahdalkani wuxuu daba joogaa shirkii London bishii Feberuary looga hadlay Somaliya oo madaxdii caalamka ee ka soo qeyb gashay ay ku dhiirri gelisay...
View ArticleQof loo Qabtay Qaraxyadii Nairobi
Qof lagu tuhmay inuu ku lug lahaa qaraxyadii dhamaadkii bishii May ka dhacay magaalada Nairobi ayaa lagu qabtay dalka Tanzania ee dariska la ah dalka Kenya. Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka...
View ArticleRW Gaas oo ka Hadlay Wada-hadalka Somaliland
Ra'iisal Wasaaraha DKMG ee Somalia Cabdiwali M. Cali-Gaas ayaa sheegay in xukuumaddiisa iyo ta Somaliland ka wadahadli doonaan arrimaha Somalia iyo ah labo maamul. Waxa uu caddeeyey in Somaliland uuna...
View ArticleMuqdisho
Wariyaha BBC Gabriel Gatehouse ayaa booqday Muqdisho iyo Afgooye wuxuu la kulmay askarta Midowga Afrika iyo askarta Soomaalida.
View ArticleWafdi Uu Hoggaaminaayo Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka Oo U...
image: Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa saaka u ambabaxay Goballada Baay, Hiiran iyo Gedo, si u soo arkaan xaaladda ammaan ee halkaas ka jirta. C/samad Macalin...
View ArticleAhlu Sunnah dib miyay u guranayaan?
Ciidamada Ahlu Sunnah wal Jamaaca ayaa ka baxay deegaano ka tirsan gobollada dhexe iyo Hiiraan
View ArticleCabdiweli iyo wadahadalka Somaliland
Raisal Wasaaraha Somalia Cabdiweli Maxamad Cali ayaa rajo ka muujiyey wadahadalka la filaayo in uu dhexmaro Somalia iyo Somaliland.
View ArticleOdayo Dhaqan mise Odayo Dhibaad?!: by Bashir M. Hersi (Firkrad khaas ah)
Alla Dhaqanguurka ka dhacay baaxad weynaa, haddii dhallinta dhalanrog lagu dhaliilay, haddii da’yarta dammanaan lagu daabacay, Odoyo dhaqameed dhaqan oday iyo dhaqan Dhaqan laga hayn, maxaa lagu...
View ArticleShirka Somalia iyo Somaliland
Dowladda Somaliland ayaa sheegtay in toddobaadka soo socda dalkan Britain wadahadal kula yeelan doonto ergo ka socota dowladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya.
View ArticleNew York: Nin lala Xiriiriyey Al-Shabab oo Maxkamad la Horgeeyey
Maxamed Ibraahiim Axmed oo ah Eritrean haysta dhalashada dalka Sweden ayaa qirtay in uu taageero dhaqaale siiyey kooxda Al-Shabab ee Somalia. Mr. Axmed waa 38 jir, waxana la qabtay isaga oo maraya...
View ArticleSomalia iyo Somaliland oo London ku Kulmaya
21ka bishan aynu ku jirno ayaa xubno ka kala socda Somalia iyo Somaliland ay ku kulmi doonaan London, kulankan oo ah mid gogol-xaar ah. Wasiirka Warfaafinta oo la hadlay Idaacadda VOA ayaa sheegay in...
View ArticleBaarlamaanka Masar waa la kala direy
Maxkamadda sare ee Masar ayaa kala dirtey Aqalka Hoose ee Baarlamaanka dalkaasi.
View ArticleDowladda KMG oo wadda qorshe lagu horumarinayo deegaannadii laga saaray Shabaab
image: Wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah ayaa sheegay iney wadaan qorshe lagu horumarinayo deegaannadii laga xoreeyey maleeshiyada Al-qaaciddada Soomaaliya, heshiiskaasoo ay xukuumadda...
View Article