Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Dagaal iyo duqeymo goosgoos ah oo ka socda qeybo ka mid ah degmada Hodon ee gobolka Banaadir

$
0
0

Qeybo ka mid ah degmada Hodon ayaa waxaa saaka ka socda dagaalo goosgoos ah balse ay duqeyni barbar socoto.

Dagaalkan oo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo AMISOM oo isla socda iyo xoogaga Alshabaab ayaa ka dhacaya agagaarka barxadda Tarabuunka waxayna madaafiicdu soo gaarayaan agagaarka Suuqa Bakaarah.

Qasaaraha ka dhashay dagaalkan ayaan weli war sugan laga heyn ha ahaado mid soo gaaray dhinacyada dagaalamaya ama dadka shacabka ah labadaba.

Wixii war ah dib kal soco inshaa Allaah.

halgankanet@gmail.com 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>