Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Maamulka Alshabaab ee Kismaayo oo welwel ka muujiyay ciidamada Dowladda ee...

Maamulka Alshabaab ee Jubbada Hoose ayaa muujiyay sida ay uga welwelsan yihiin ciidamada faraha badan ee la soo tuban  xad beenaadka kala bara Soomaaliya iyo Kenya. Ciidamadan oo ka mid ah ciidamo...

View Article


Khilaafka Labada Shariif Oo Cirka Galay

Iyadoo aysan aheyn markii ugu horeysay oo la shaaciyo Khilaafka Madaxda Dowladda KMG, ayaa waxaa iminka heerka ugu qaraaraa gaaray khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya...

View Article


Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay magaalada Nairobi ee dalka Kenya

Laba muwaadin oo  Soomaali ah oo ahaa ganacsato ayaa xalay lagu toogtay dukaankooda dhexdiisa kadib markii ey weerar ku soo qaadeen rag ku hubeysan bastoolado. Muwaadiniintan la dilay ayaa waxaa la...

View Article

Dagaal illa xalay ka socdy qeybo kamid ah magaalada Muqdisho oo saakay iskood...

Dagaalo qaraar oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa xalay ka dhacay xaafado dhowr ah oo kamid ah magaalada Muqdisho iyadoo illaa iyo hadda aan la ogyen khasaarha rasmiga ah ee ka...

View Article

Shacabka degaanka B/Xaawo oo dib u dalbaday Alshabaab kadib hab dhaqan xun oo...

Maalin ka dib markii ay Sh Qoryooley iyo Shariif C/waaxid gacanta ku dhigeen magaalada B/xaawo ayaa waxaa soo baxaya khilaafyo soo kala dhex galay ciidan deegaanka ah oo uu hogaaminayo Col Jamaal Sarey...

View Article


Ciidamda Alshabaab ee gobolka Hiiraan oo dhaq dhaqaaqyo ka wada meelo kamid...

Ciidamo farabadan oo ka tirsan Xarakada al shabaab ayaa saacadihii ugu danbeeyay waxa ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wadeen degmooyin ka tirsan Gobalka Hiiraan xili gobalkaas ay isku hor fadhiyaan al...

View Article

Shariif Xasam Shiikh Aadan, gudoomiyaha Baarlamaanka oo lagu eedeeyay in uu...

Sharif Xasan Shiikh Aadan, Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in uu hortaagan yahay gudashada shaqada Xildhibaanada Soomaaliyeed. Xildhibaanad Caasha Axemed Cabdalla oo xalay la...

View Article

Maleeshiyaadka Alshabaab oo shalay gabal-dhicii ku toogtay agagaarka Baar...

Agagaarka Baar Ubax waxaa shalay gabal-dhicii ay ciidamada Alshabaabku ku toogteen nin dhalinyaro ah oo sida dadka yaqaanaahi sheegeen horay uga tirsanaa ciidamadooda. Ninkan dhalinyarada ah ayaa...

View Article


Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya; "Madaxweyne waajibkaadi waa gudatay ee...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan ayaa Madaxweyne Shariif ugu baaqay in uu ka waantoobo gacma-gacmeynta hawlaha Baarlamaanka horyaala. Shariif Xasan oo hadal qoraal ah oo jawaab u ah...

View Article


Dagaal iyo duqeymo goosgoos ah oo ka socda qeybo ka mid ah degmada Hodon ee...

Qeybo ka mid ah degmada Hodon ayaa waxaa saaka ka socda dagaalo goosgoos ah balse ay duqeyni barbar socoto. Dagaalkan oo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo AMISOM oo isla socda iyo xoogaga Alshabaab...

View Article

Kulankii Labada Shariif ee madaxtooyada oo fashil ku dhammaaday!

Ilo ku dhow dhow xarunta madaxtooyada dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in kulan maanta ay  yeesheen Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan uu...

View Article

Rahmah Relief Foundation

  Author: Ecollegian Keywords: Added: October 25, 2010 video: 

View Article

Taariq Casiis oo lagu xukumay dil

Maxkamad ku taalla Ciraaq ayaa dil ku xukuntay Raiisul Wasaare ku xigeenkii hore ee Waddanka Ciraaq Taariq Casiis. Maxkamad sare oo ku taalla magaalada Baghdad ayaa ku xukuntay Taariq Casiis in la...

View Article


Markab la bad baadiyay

Ciidamada badda ee isbahaysiga ayaa bad baadiyay markab xamuul ah oo Jarmalka laga leeyahay oo ay ku afduubeen burcadda Soomaalida axadii xeebta Bariga Afrika. Ciidamada Jarmalka iyo Britishka ayaa...

View Article

UNHCR:-''60,000 oo qof ayey qixiyeen dagaaladii dhawaan ka dhacay Somalia''

Hay'adda Qaramada Midoobey ee qaxootiga ayaa soo saartay maanta warbixin ay ku sheegeyso in dad gaarayo 60,000 oo shacab ah ay barakiciyeen dagaaladii cusbaa ee toddobaadkii hore ka dhacay qeybo ka...

View Article


Maxkamada Sare ee DKMG ah oo xukuntay in la ansixiyo R/Wasaaraha cusub

Bayaan maanta ka soo baxay maxkamada sare ee xukumadda dawladda ku meel gaarka ayaa lagu sheegay in cod bixinta lagu ansixin doono raiisal wasaaraha cusub ee dawladda ku meel gaarku ay noqon doonto...

View Article

Madaxa CitiBank Tanzania oo loo magacaabay Jamaal Cali

Dhowaan waxaa Madaxa Bangiga CitiBank ee dalka Tanzania loo magacaabay, Jamaal Cali Xuseen oo Mudo dhowr iyo toban sano ah qaybaha kale ee Bangigaasi u shaqaynayay. Madaxa CitiBank Tanzania oo loo...

View Article


Soomaali doon saaran oolagu qabtay Mozambique

War laga sii daayay Raadiyaha dalka Mozambique oo sheegay in la qabtay doon dalka Tanzania laga leeyahay, oo ay saaran yihiin ilaa 98 soo galooti sharci darro ah oo Soomaali ah. Waxaa doonta shalay...

View Article

SHEIKH MUXAADARO UU WADAY QOLKA SOMALILAND WAS BOUNCED.

Author: somalichallenge Keywords: Added: October 27, 2010 muxaadaro: 

View Article

SHEIKH MUXAADARO UU WADAY QOLKA SOMALILAND WAS BOUNCED.

Author: somalichallenge Keywords: Added: October 27, 2010 muxaadaro: 

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live