Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Shariif: Dagaal xal laguma gaarayo.

$
0
0

Madaxweynaha dowladda FKMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheikh Ahmed ayaa isagoo ku sugan magaalada Dubai ee dalka imaaraadka carabta waxa uu sheegay in aan wax xal ah lagu gaari karin dhiigga ruuxa muslimka ah oo la daadiyo.

Madaxweyne Shariif, wuxuu kuwa hubka sita u jeediyay baaq ah inay hubka dhigaan.

Hadalkaasi madaxwyenaha ayaa ka mid ahaa farriin ku aaddanayd bisha Barakaysan ee Ramadaan oo u diray warbaahinta.

Madaxweyne Shariif wuxu kaloo sheegay in loo gargaaro kuwa tabaalaysan, isagoo ugu baaqay kuwa hodanka ah inay gacan u fidiyaan dadka Soomaaliyeed ee dhibaateysan.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay u bislaadeen nabad iyo dawladnimo. 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>