Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

FIFA oo baareysa kubbadda cagta ee kuuriyada woqooyi

$
0
0

Ururka kubadda cagta ee adduunka FIFA ayaa furay baaritaan eedo la sheegay in kooxda Kuuriyada woqooyi si xun loola dhaqmay.

ciyaartoyda kuuriyada woqooyi bilawgii si wanaagsan ayay isaga
dhiciyeen kooxdii Brazil, taas oo keentay in television-ka qaranku uu si
toos ah u soo tebiyo ciyaartii xigtay ee ay la yeesheen kooxda Portugal
oo 7-0 kaga badisay. Bishii la soo dhaafay, idaacad la yiraa Free Asia
waxay sheegtay in ciyaartoyda kuuriyada woqooyi si fool xun lagaga
adkaaday, tababarahoodana lagu xukumay shaqo adag.

Hase ahaatee madaxa FIFA, Sepp Blatter, waxaa uu ka digay inay adag tahay in eedahaasi la baaro.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles