Dowladda Tanzania oo diiday inay Magangelyo siiso Ciyaartoy Eriteriyan ah
Dowladda Tanzania ayaa diidey inay siiso magangelyo siyaasadeed 13 ciyaartoy oo kubbadda cagta ah oo u ciyaarta kooxda Red Sea FC oo ka mid ah kooxaha ka dhisan dalka Tanzania. Ciyaartoydan ayaa ku...
View ArticleAC Milan Oo Ku Biirtey Kooxaha Doonaya Daafaca Kooxda Barcelona Eric Abidal
Ciyaaryahanka daafaca kooxda Barcelona Eric Abidal ayaa laga yaabaa in uu isaga tago kooxda Barca, waxaana ku soo biirey kooxaha doonaya laacibkan kooxda AC Milan sida ay sheegtay L’Equipe Abidal oo 32...
View ArticleCilmi baaris lagu ogaaday in Doobabka kaga badan yihiin dadka kale ee u...
Doobabka ama dadka aan xaaska lahayn ayaa labo jeer ka badan marka lala barbardhigo dadka leh xaasaska dadka u dhinta cudurka kansarka sida lagu ogaaday cilmibaaris la sameeyey. Cilmi baarayaasha oo...
View ArticleJIMCE 5: ROODHIDA SOMALILAND Wq.Ceelaabe
wax badan ayaa wadaaga magaca Bakery marka laga hadlaayo,wax badan oo daqiiq laga sameeyo ama sidoo kale moofo soo gala ayaa Bakery aynu ugu yeedhnaa.Meesha lagu sameeyo cuntooyinkaasi daqiiqda...
View ArticleHAMBALYO boqorka iyo boqorada,economist sheekh cabdixakiin siciid bare iyo...
asalaamu calaykum waraxtulaahi wabarakaatu waxaan halkan hambalyo iyo tahniyad ugu diraynaa anaga oo ah jaaliyada somaliland ee dalka faransiiska dhamaan dadkan hoos ku qoran waxay hamblayo iyo...
View ArticleHAMBALYO AROOSKA sheekh cabdixakiim siciid bare iyo kaltuun suldaan maxamed...
asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu waxaaanu ugu ducaynaynaa ducadii rasuulka ugu ducayn jiray oo ah,baarakalaahu wabaaraka cayka wajamaca baynahumaa bil khayr aw fii khayr dhamaan dadkan...
View ArticleGANACSATADA SOMALILAND WAXAAN USOO JEEDIN LAHAA UMADA KA DAAYA CUNA...
waxaan aad u salamaya bahda oodweynenews oo ah ta naga haqabtirtay wararka joogtada ah iyo dhamaan dadweynaha isku dhaafsada fikradaha caafimaadka qaba waxan rabaa in aan waxooga ka idhaahdo...
View ArticleHambalyo Aroos Boqorka Mawliid Waris C/laahi Iyo Boaqorada Sucaad Maxamuud...
Hambalyo Aroos Wacan Dhamaan Reer Maxmuud Gahayr waxay Hambalyo Aroos Wacan u dirayan Boqorka Mawliid Waris C/laahi Iyo Boaqorada Sucaad Maxamuud Gaheyr. oo Arooskudu ka dhacay13/10/2011 Hotel...
View ArticleGABAY: DHIBIR GADDOON, waa gabay ku saabsan dhacdadii 4 tii bishan october...
Asalaamu calaykum Marka hore waxaan halkan ka salaamayaa Maamulka iyo howl wadeenada shebekadda OODWEYNENEWS, sidoo kale bulsho waynta Somaliland siiba inta suugaanta xiisaysa meel kasta oo ay...
View ArticleJumcada iyo Mucjizooyinka dhaca
Jumcadii Roob doonta Magaalada Madiina iyo agagaarkeeda ayaa waxaa ka dhacday abaar aad iyo aad u daran oo dhibaato xun gaadhsiisay dadkii iyo duunyadiiba. Wixii waro ahaa iyo ceelashiiba way gudheen....
View ArticleXISBIGA UCID QIIL MA HELI KARAA UU KU SOO BADDALO XILDHIBANADDII DIGA...
Hore waxa uu maqaalkii koobaad u xusay, aragtidii Xildhibaan bukhaari, oo aragtidiisa ku saleeyay Xeer 14/2011,Qka 10aad(b)(t)(x)(j). Qka 9aad xeer 14/2011. Iyo waliba Qka 50aad ee Dastuurka JSLD....
View ArticleMuxaadaro=ka hadlaysa qofka isqarxiya ama qofka dila qof islaam ah shiikh...
Muxaadaro=ka hadlaysa qofka isqarxiya ama qofka dila qof islaam ah shiikh cabdinaasir jasaakalaahu khayr magalada laascanod 1 From: TheWaqti1 Views: 0 0 ratings Time: 47:49 More in People & Blogs...
View ArticleWerye aadan maxamed axmed (Afaara) oo hambalyo aroos u diraya saxafiyada...
waxan halkan hambalyo meher uga dirayaa saxafiyada SAGAL MUSDHAFE XASAN NUUR oo meherkoodu ka dhacay magalada hargeisa waxaan leyahay guurkina guur nagado allaha ka dhigo amin ayan idin leyahay
View ArticleDeegaano Hor leh oo katiran Buuhoodle oo Maanta lagu Bur Buriyey Hubka Wax...
Deegaano Hor leh oo katirsan Gobolka Cayn ayaa Maanta laga Bilaabay Baaritaano Xoogan oo lagu baarayo Waxyaabaha Qarxa iyo Hubka Wax Gumaada oo Ciidamada Maamulka Siilaanyo kaga tageen Deegaanada...
View ArticleWar deg deg: Ciidamadda Dowladda Kenya oo goor dhaw soo gaaray degmada Dhoobleey
Ciidamo aad u fara-badan oo u dhashay dalka Kenya, ayaa waxay goor dhaw ay soo gaareen degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana lagu soo dhaweeyay degmada Dhoobleey. Ciidamadaan oo aad u...
View ArticleMartida: Agaasimaha Cisbitaalka Madiina
Martida Makrafoonka waxaa toddobaadka marti ku ah Dr Max'ed Yuusuf oo ah agaasimaha cisbitaalka Madiina ee Muqdisho. Dr Max'ed Yuusuf wuxuu barnaamijkan uga hadlayaa howsha Cisbitaalka iyo waliba sida...
View ArticlePuntland: Al-Shabab ayaa soo Gashay Puntland
Maamulka Puntland ayaa sheegay in rag ka tirsan al-Shabab oo ka soo cararaya Koonfurta ay ku soo qul-qulayaan deeggaanada Puntland. Wasiirka Amniga ee maamulka Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa dadka...
View ArticleEritrea Cabinet Approves Aid to Somalia
An official says Eritrea’s Cabinet has approved a food aid package to Somalis affected by drought and famine. Some skeptics have questioned the timing as well as the size of the approved aid. But...
View ArticleArdaygii labaad ee ka mid ahaa dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo geeriyootay
Wararka ka imaanaya Magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in Ardaygii labaad oo ka mid ahaa dadkii dhaawacyada culus ka soo gaareen qaraxii argagaxa lahaa ee 4-tii bishan lala beegsaday...
View ArticleCiidamada Dowladda iyo kuwa Raaskambooni oo galay deegaanka Qooqaani
Ciidamada Dowladda KMG oo wehliya kuwa Raaskambooni ayaa galabta la wareegay gacan ku heynta deegaanka Qooqaani ee degmada Afmadow, iyadoo diyaarado dagaal oo isugu jiray Helicopteri iyo Miigag ay...
View Article