Boqor Buud-madow oo Hargeysa lagu Xiray
Ciidamada Ammaanka ee Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ka dib markii uu ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, Boqorka ayaa xilliga ay...
View ArticleMidowga Yurub: weerarrada burcad badeedda hoos ayeey u dhaceen
Midowga Yurub ayaa shaaca ka qaaday in ay is dhimeen weerarradii burcad badeedda Soomaalida ka geysan jirtay badweynta Hindiya iyo gacanka cadmeed ay hoos u dhaceen isla markaasna ay sii laba jibaari...
View ArticleHaweenka Hargeysa Oo Madaxweyne Siillaanyo Ugu Baaqay Inuu Sharciga Horkeeno...
“Siillaanyooy, waa laguu han-weynaa, laakiin waa lagaa hamo-jabay” Hargeysa, (OWN) – Qaar badan oo ka mid ah haweenka gobolka Hargeysa, ayaa si adag u naqdiyey xadhigga iyo xil-ka-xayuubintii lagula...
View ArticleFarmaajo Waxa uu ahaa Hoggaamiye Karti leh!
Maqaal: Farmaajo Waxa uu ahaa Hoggaamiye Karti leh ! Idiris Suldaan Axmed Dooxajoog Dooxajog5@hotmail.com Maarso 16 2012 R/Wasaarihi Hore ee Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo isagu noqday...
View ArticleAl-Shabaab oo ku soo bandhigay Magaalada Jowhar dhalinyaro badan si ay uga...
Xarakada Al-Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe ku soo bandhigay fagaare ku yaal Magaalada Jowhar dhalinyaro fara badan oo ka qeyb qaata dagaalada, iyadoo Saraakiil ka tirsan Shabaab meel fagaare ah...
View Articleilihii Dhaqaalaha Somalia Oo La Dhisayo
Muqdisho – GMN - Isagoo la hadlayey warbaahinta Muqdisho, ayaa ku xigeenka Ra’iisul wasaaraha ahna wasiirka ganacsiga iyo warshadaha ee Xukuumadda KMG Soomaaliya C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif...
View ArticlePadhy Ankunda: Ciidamada AMISOM ma helin Mushaar toos ah laga soo bilaabo...
Af-hayeenka Ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM Mr. Padhy Ankundha ayaa ka dacwoodey Ururka Midowga Afrika, isagoo ku eedeeyey Ururkaas iney uga baxeen ballantii ahayd in dhinaca...
View ArticleWaa Gabay la yidhaa “Hurgumo”
Tixdan magaceeda waxaa layiraahdaa: “hurgumo”waxaan curiyay mudo dhaway waxaynaka hadlaysaa dhibaatada Soomalida guud ahaan,iyo xaalada iyo marxaladaha kala gedisan ee maalin walba ina soo wajahayaa ,...
View ArticleCiidamada AMISOM oo gaaray Gal-galato
Ciidamada dowladda KMG ee Somalia iyo kuwa AMISOM ayaa gaaray degaanka Gal-galato oo 30 km dhinaca woqooyi ugu beegan Muqdisho
View ArticleDembiyada dagaalka Soomaaliya maxaa laga yeelayaa?
Dembiyada dagaalka ee Soomaaliya ka dhacay maxay tahay in laga yeelo? Ma jirtaa cid wax ka qaban doonta dadkaa dembiyada geystay? Mise waxaa ka habboon cafis guud iyo dib u heshiin? Ra'yigaaga ka dhiibo.
View ArticleAMISOM iyo DKMG oo Goobo Cusub Qabsaday
Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa dhulka kale ka qabsaday ururka Al-Shabab dhinaca waqooyi ee magaalada Muqdishu. Ciidamadan ayaa saacadihii hore ee saaka weerar ay...
View ArticleFaaqidaadda: Wadahadal Dhexmara DKMG iyo Al-Shabab
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo bandhigayso qorshe ay ku xasilinayso goobaha laga xoreeyo ururka Al-Shabab, qorshayaasha oo ka kooban afar waxaa ka mid ah: Dib u heshiisiin, soo celinta...
View ArticleTurkey oo 12 Askari Ay kaga Dhimatay Afghanistan
Ciidamada Miltariga ee Turkey ayaa sheegay in mid ka mid ah diyaaradahooda qumaatiga u kaca ay ku dul burburtay guri ku yaala duleedka caasimadda Afghnistan ee Kabul, burburkaas oo ay ku dhinteen 12...
View ArticleMuxaadaro Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun - YouTube.flv
Muxaadaro Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun - YouTube.flv muxaadaro From: maxamedbiixi Views: 0 0 ratings Time: 12:49 More in People & Blogs muxaadaro:
View ArticleTaliska Ciidamada xooga dalka oo sheegay in Muqdisho banaanka looga baxay
Taliska ciidamada xooga dalka Soomaaliyed ayaa sheegay in banaanka la iskala baxay magaalada Muqdisho, kadib markii shalay ciidamada xooga dalka iyo kuwa Amisom isku fidiyeen duleedka waqooyi bari...
View ArticleASWJ: waan soo dhaweeneynaa in ciidammo Jabuuti ka socda in la keeno...
Maamulka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa soo dhaweeyay in ciidammo ka socda dowladda Jabuuti ay ka howlgallaan deegaannada gobollada Dhexe ee dalka, iyagoo dhanka kale sheegay in dowladda Soomaaliya iyo...
View ArticleDagaalo xoogan oo xalay ka dhacay duleedka Muqdisho
Dagaalo culus ayaa xalay ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafado ka tirsan degmada Dharkeenley, halkaas oo weerar xoogan ku soo qaadeen dagaalyahano ka tirsan Shabaab. Wararka ayaa...
View ArticleWafdi uu hogaaminayo Shariif Xasan oo baydhabo ku wajahan
Wafdi ballaaran uu hogaaminayo Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa saaka lagu wadaa inay booqasho ku tagaan magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay, iyadoo qaban qaabo xoogan oo lagu soo...
View ArticleWafdigi ka socday Dowlada Turkiga oo saaka Gaalkacyo ka dhoofay kadib...
Wafdigi ka socday Dowlada Turkiga ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo kadib booqashada maalmo qaadatay oo ay ku joogeen deegaanada Puntland. Wafdiga ayaa waxaa garoonka...
View ArticleDoorashada Kenya oo dib loo dhigay
Doorashada madaxtinimada dalka Kenya, ayaa muddo dhowr bilood ah dib loo dhigay, iyadoo lagu waday in ay doorashadu dalka ka dhacdo dalka bisha December ee sanadkan 2012.
View Article