Guddoomiyaha Degmada X/weyne Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Qorsho Lagu...
Maamulka degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir ayaa faah Faahin ka bixiyay qorshe lagu hormarinayo dib u dhiska xarumaha Degmada iyo nadaafadda. Guddoomiyaha degmada X/weyne C/llaahi Ibraahin Sahal...
View ArticleBoosaaso: Boqolaal Qof oo la Qabqabtay
Ciidamada Amaanka Puntland ayaa Magaalada Boosaaso Ka Bilaabay Hawlgal Lagu Qabqabnayo Dadka Da’doodu ka Yar Tahay 30 -ka Sano. Tiro Dad ah oo lagu qiyaasay Boqolaal dhalinyaro ah ayaa Ciidamada...
View ArticleBanaan Bax Ka Dhacay Minnesotta
Boqolaal Qof oo ka mid ah dadka ku nool Gobolka Minnesota ee dalkan Mareykanka ayaa shalay dibad bax ka sameeyay magaalada Minneapolis, dibad baxaasi oo ay Somalida hormuud ka aheyd waxaa looga soo...
View ArticleMartida: Yuusuf Maxmaed Ismaaciil "Baribari"
Barnaamijka Martida Micrafoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah wakiilka joogtada ah ee xarunta qaramada midoobay ee Geneva u jooga Somalia Yuusuf Maxamed Ismaaciil "Baribari" oo Khamiistii isaga iyo...
View ArticleBarnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Maanta
Barnaamijka Hambalyada ee maanta waxa inoo soo jeedinaya Sahra Ciidle Nuur iyo Ibraahiim Xasan (Daanduray). Barnaamijka oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.
View ArticleMadasha Dastuurka: Dhaliilaha Guud
Barnaamijka Madasha ee toddobaadkanna waxan kusoo qaadanaynaa su'aalo laga qabo dhaliilaha guud ee loo hayo qabyo-qoraalka dastuurka. Waxa barnaamijka marti ku ah Sheekh Nuur Baaruud Gurxan iyo Qareen...
View ArticleSida Cayaaruhu u dhaceen
Manchester City ayaa garoonkeeda lagu guddoonsiiyay koobka horyaalka England Premiership. Waxay ku qaaday farqiga goolasha markii Manchester United ay isku dhibco noqdeen.
View ArticleJigjiga: Maktabad la Dhagax Dhigay
Maktabad ama Library cusub ayaa, taasoo oo loogu talo galay arday dugsiyada Hoose/Dhexe ayaa la dhagax dhigay magaalada Jigjiga. Barnaamijkan waxa fuliyey Hay'adda Somali Ethiopian Women Diaspora oo...
View ArticleSomaliland: Roobab Gooyey Waddooyinka
Waddada isku xirta Burco iyo Laascaanood ayaa waxa gooyey roobab xoog badan oo maalmahan halkaas ka da'ayey. Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in dadaal ka galayso sidii ay waddooyinkaas sida ugu...
View ArticleLabo Qof oo lagu Dilay Baydhabo
Koox bastoolado ku hubaysan ayaa bartamaha magaalada Baydhabo ku dilay nin iyo qof dumar ah, iyada oo kooxdii dilka geystay ay baxsatay. Dilkani waa kii ugu dambeeyey dilal dhawaanahan ka dhacayey...
View ArticleFinland: Carwo Buugaagta ah oo lasoo Bandhigay
Qorayaasha Afka Soomaaliga ayaa buugaag gaaraya 300 oo buug kusoo bandhigay magaalada Esppo ee dalka Finland. Waxa carwadaas kasoo qeyb galay Soomaali gaareysa 220 qof. Wareysi arrintaas la xiriira...
View ArticleXaflad Sport oo ka dhacday London
Munaasabadda waxaa ka qaybgalay xubno ka tirsan bahda maamulka, cayaartoy iyo taageerayaal cayaaraha Soomaalida UK.
View ArticleAqoonyahan ku geeriyooday Nairobi
Allaha u naxaristee waxaa magaalada Nairobi waxa ku geeriyooday, Cabdi-Xayi Cismaan Garaad. Wuxuu la taliye ku ahaa wasaaradda dastuurka dowladda ku meelgaarka ah ee Soomaaliya.
View ArticleMuxaadaro - You Mamma - Said Rageh
Muxaadaro - You Mamma - Said Rageh www.facebook.com twitter.com www.youtube.com www.youtube.com From: mohammedmursal Views: 1 0 ratings Time: 05:26 More in Autos & Vehicles muxaadaro:
View ArticleGabay la magac baxay “Dhursug”:By Farxiya Xuseen Cumar
Waa gabay si kooban uga hadlaya xaaladda guud ee wadanku ku sugan yahay, xambaarsan waano iyo waayo warin, qaabinaya dhibaatada ku gadaaman umadda Soomaaliyeed, farfiiqaya dhibka umadda ku dhacay, si...
View ArticleMadaxweyne Shariif Oo U Ambabaxay Dalka Mareykanka
image: Nairobi (RBC) Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xaley u duulay dalka Mareykanka, halkaas oo ay kaga qeybgali doonaan shirka golaha ammaanka QM dhawaan ay ku...
View ArticleRoobab xooggan oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay Degmada Guriceel
Roobab Saacaddihii la soo dhaafay ka day’ay magaalada Guraceel ee gobolka Galgaduud ayaa Hakad haliyay adeegyadii dadweynaha, iyadoo dhinaca kale qaar ka mid ah shacabka ku nool magaaladaasi ay...
View ArticleDagaalo faraha looga gubtay oo dhex maray Ciidamadda Al Shabaab iyo...
Dagaalo qaraar ayaa waxay xalay dhex mareyn Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Kenya iyo Ciidamadda Xarakada Al Shabaab, iyadoo labada dhinac ay iskaga hor yimaadeen dagaalo aan waxba leesku reeban....
View ArticleKu dhawaad 100-ruux oo Somali ah oo laga sii daayay Xabsiyada dalka Tanzania
image: Darussalam: (Sh. M. Network) Ku dhawaad 100 oo u dhashay waddanka Soomaaliya ayaa laga sii daayay Xabsiyo ku yaalla dalka Tanzania kaddib wada hadal dhexmaray dowladda KMG Soomaaliya iyo...
View ArticleMarxaladda kala guurka ah iyo Madaxda mustaqbalka Q:3AAD:By Bashir M. Hersi
Aqriste, haddaan qaybtii hore ee qormada uga hadlay, Arar, Marxaladda kala guurka ah, Guddiga Dastuurka iyo qayb ka mid ah Dastuurka qabyo qoraalka ah. Qaybtii xigtana ku qaabiyey: Qayb ka mid ah...
View Article