Nafaqo darri ba'an oo ka jirta Suudaanta Koofureed
Heerka gaajada ka jirta gobolka Unity ee Suudaanta Koofureed ayaa waxaa shaaca ka qaaday qoysas soo gaaray xarun ay Qaramada Midoobay leedahay.
View ArticleAxmed M. Seed oo Shaaciyey Sababaha uu ku Doortay...
Boorama (Waahee )-Guddoomiye-ku-xigeenkii koowaad ee hore ee xisbiga WADDANI Md. Axmed Muumin Seed oo haatan ka tirsan saraakiisha sarsare ee xisbiga KULMIYE, ayaa shaaciyey sababaha uu u doortay inuu...
View ArticleHargeysa: Dallad ay ku Bahoobeen Dhallinyarada...
Hargeysa ( Waaheen )- Xisbiga KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey dhallinyaro fara badan ku bahoobay dallad la yidhaa AL-BACAS oo ay leeyihiin kooxaha ciyaartoyga kubadda cagta ee degmooyinka Maxamuud Haybe...
View ArticleMarwada Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Hadhimo...
Hargeysa(Waaheen):-Marwada Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Marwo Farduus Maxamed Rooble, ayaa hadhimo sharafeed aad u heer saraysa maanta gurigeeda ugu sameysay Marwada Madaxweynahii hore ee...
View ArticleDab ka kacay suuqa Bakaaraha ee Muqdisho
Wararka laga helayo magaalda Muqdisho waxay sheegayaan in uu dab wayn ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Uuro wayn ayaa wali kacaysa, taas oo laga arkay qaybo badan oo magaalada ah. Dabka...
View ArticleAbaarta ka jirta Waqooyi Bari Kenya
Guud ahaan waddamada geeska Afrika waxaa ka jira abaaro baahsan oo si weyn looga dayrinayo. Gobolka waqooyiga bari ee Kenya ayaa ka mid ah meelaha sida weyn loogu rafaadsan yahay. Reer miyiga ayaa...
View ArticleQaraxyada iyo Saameynta Shacabka
Magaalada Muqdisho, waxyeelada qaraxyada iyo weerarrada lala beegsado xaruumaha dowladda iyo baraha ciidamadaba waxay saameyn ku yeeshaan qoysas wada dhashey amma is dhaley
View ArticleTaariikhdaa Tusmayn Doonta Haddii Waddani Garabsaday...
Xisbiga Waddani iyo dawladda federaalka Soomaaliya, ayaa ku bahoobay dhaqdhaqaaqyo lid ku ah Qaranimadda Jamhuuriyadda Somaliland.Sida laga war helay waxa magaalada London iyo magaalooyin kale oo ku...
View ArticleDab Xoogan oo Waabarigii saakay ka kacay Suuqa...
Wararka ka imaanaya suuqa-weyn ee bakaaraha ee Muqdisho ayaa ku waramaya in dab xoogan uu ka kacay suuqaasi. Dabka oo ah mid aad u xoogan ayaa ku fidaya meelo badan oo suuqa. Dabka ayaa Biloowday...
View ArticleWeerar laga baajiyay Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe
Ciidammada nabad ilaalinta Qaramada Midoobey ee dalka Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa ka hortagay weerar koox maleeshiyo ah oo aad u hubeysan ay ku doonaysay in ay ku beegsato magaalada Bambari.
View ArticleWeerar laga baajiyay Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe
Ciidammada nabad ilaalinta Qaramada Midoobey ee dalka Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa ka hortagay weerar koox maleeshiyo ah oo aad u hubeysan ay ku doonaysay in ay ku beegsato magaalada Bambari....
View ArticleFaahfaahinta dabkii suuqa Barakaaraha
Wararka u dambeeyay oo aan ka heleyno suuqa Barkaaraha ayaa sheegaya in dabkii saaka waaberigii hore qabsaday qeybo kamid ah suuqaas uu wali sii hurayo, waxaana bakhtinta dabkaas ku howlan gaadiidka...
View ArticleMadaxweynaha Hirshabeelle Oo Baaq U Diray Beela Ku...
Jowhar ( Sh. M. Network)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Muqdisho ee uu howlo shaqo u joogo ayaa ka...
View ArticleWararkii ugu dambeeyay Dagaal xalay ka dhacay...
Boosaaso ( Sh.M.Network)-Inta la ogyhaya 1 qof oo Shacab ah ayaa ku Geeriyooday 6 kalana waa ay ku dhaawacmeen oo 3 ka mid ah Ciidamada Maamulka Puntland ahaayeen kadib israsaaseyn Ciidamo Maamulka...
View ArticleSawirro: Dabkii saaka baabi'iyay qeybo ka mid ah Bakaaraha
Dadkii saaka aroortii ka kacay suuqa Bakaaraha wuxuu geystay qasaare aad u weyn.
View ArticleSawirro: Dabkii saaka baabi'iyay qeybo ka mid...
[unable to retrieve full-text content]Dadkii saaka aroortii ka kacay suuqa Bakaaraha wuxuu geystay qasaare aad u weyn. Read more about Sawirro: Dabkii saaka baabi'iyay qeybo ka mid...
View ArticleGudoomiye Jawaari oo Iclaamiyay xiliga uu furmaya...
Guddoonka Golaha shacabka ee baarlamanka Soomaliya ayaa shaaciyay in maalinta arbacada ah taariikhdana ay ku beegan tahay 1-bisha March uu furmi doono Kalfadhiga 1 aad ee Baarlamaanka Cusub ee...
View ArticleGuddoomiyaha maxkamadda degmada oo lugu dhaawacay...
Guddoomiyaha la dhaawacay Read more about Guddoomiyaha maxkamadda degmada oo lugu dhaawacay...
View Article