Magaalada Marka, madax xanuunka ugu weyn ee heysta...
Kn: Dagaalo u dhaxeeya beelo ayaa ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada Hoose, waxaana lagu soo waramayaa in xaalada ay kacsantahay. Magaalada Marka waxa ay marti u noqotey dagaalo u...
View ArticleXildhibaannada golaha Aqalka sare oo ansixiyay shan...
Muqdisho (RBC Radio) Xildhibaannada golaha Aqalka sare ee dowladda Faderaalka oo maanta Muqdisho ku shiray ayaa meel mariyay shan guddi iyo labo habdhowre,kuwaaso si kumeel-gaar ah u shaqeyn doona. 37...
View ArticleCiidamada amniga oo Boosaaso ku xiray nabadoon...
Gaalkacyo (RBC Radio) Ciidamada amniga Puntland ayaa magaalada Boosaaso ku xiray afhayeenka nabaddoonada gobolka Bari,Cabdiqaadir Ibraahim Xarago,sida ay baahisay idaacadda VOA-da. Waxaa la sheegay...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo magaalada Muqdisho dib ugu...
Muqdisho (RBC Radio) Madaxweyaha dowladda faderaalka ah ee Soomaaliya,Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa galabtay ku soo noqday magaalada Muqdisho,kaddib safar muddo saddex cisho ah qaatay oo u ku...
View ArticleSawirro: Farmaajo oo ka hadlay wada shaqeynta...
Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay keddib booqasho rasmi ah oo uu...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo la hadal-hayo isku...
Gaalkacyo (RBC Radio) Madaxweynaha Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa laga sugaya isku shaandheyn uu dhowaan ku sameyn doono golaha wasiirrada,sida an ka soo xiganay saraakiil sare oo dowladda...
View ArticleDhageyso: Farmaajo ma qaadan doonaa taladii uu...
Muqdisho (Caasimada Online) - Allaha u naxariistee abaanduulihii hore ee ciidamada xoogga Soomaaliyeed Jeneraal Cabdikariim Yuusuf Dhega-badan ayaa dowladdii madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu siiyey talo...
View ArticleMaxay ku kala duwan yihiin yihiin safaaradaha USA,...
Muqdisho (Caasimada Online) - Dad badan ayaa isweydiinaya safiirada dalalka caalamka usoo magacaabaan magaalada Muqdisho iyo halka ay ku shaqeeyaan. Safaaradaha ku yaala magaalada Muqdisho oo ah kuwo...
View ArticleXog: Madaxweyne Farmaajo oo dalab muhiim ah hor...
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Maxamed C/llahi Farmaajo oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa kulan khaasa la yeeshay sii hayaha xilka ra'isul wasaarihii hore ee Xukuumada Somalia...
View ArticleXog: Farmaajo oo ka feejigan in golaha wasiirada...
Muqdisho (Caasimada Online) - Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka heleyno ilo ku dhow dhow Madaxweynah JFS ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ka feejigan yahay in Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia...
View ArticleXog: Maxaad ka ogtahay qorshaha Farmaajo ee golaha...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka aan ka heleyno ilo ku dhow dhow Madaxweynaha JFS Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa sheegaya in Madaxweynuhu uu wado qorsho lagu soo koobaayo Golaha Wasiirada ee la...
View ArticleXog: Daljir oo u dhow inay gacanta ku dhigto xilka...
Muqdisho (Caasimada Online) - Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa ka socda qorshe la doonayo in guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa magaalada Muqdisho lagu siiyo beesha...
View ArticleHalista Somalia uga soo wajahan ciidanka Imaaraadka...
Imaaraadka Carabta waxa ay bixiyaan qeyb ka mid ah gunooyinka ciidamada militariga xooga dalka iyagoo fulinaya siyaasadooda Geeska Afrika, Inta badan ciidamadda Imaaraadka uu qarashka ku bixiyo waxa uu...
View ArticleXog: Imaaraadka oo qarka u saaran dekedda Boosaaso ...
Dubai (Caasimada Online) - Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa qarka u saaran inay gacanta ku dhigto maamulka dekedda magaalada Boosaaso, sida ilo lagu kalsoon yahay ay u sheegeen Caasimada Online. Xogta...
View ArticlePuntland oo Nabadoon caan ah u xirtay sabab yaab leh...
Bosaso (Caasimada Online)-Waxaa magaalada Boosaaso lagu xiray Nabaddoon C/qaadir Axmed Xarago oo ah afhayeenka odayaasha dhaqanka ee gobolka Bari. Xariga Nabadoonka ayaa waxaa geystay Ciidamada...
View ArticleCiidamada NISA oo Muqdisho kuu soo Bandhigay...
Ciidamada amaanka Dowlada Soomaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay haweeneey u dhaxday Sarkaal ajnabi ah oo Katirsan Al-Shabaab. Leyla Cumar Baaruud oo uu qabay Nin u dhashay Dalka Itoobiya oo kamid...
View ArticleXoogagga Suuriya oo ku durkay fallaagada
Wararka ka imaanaya Suuriya waxay sheegayaan in xoogagga dawladda ay guulo ka gaareen laba aag oo ay kula dagaallamayeen kooxda dawladda islaamiga, ayagoo meelo kalena ka wada weerarrada cirka ee ka...
View ArticleSeed oo Shaaciyey Sababaha uu ku Doortay inuu Dhiso...
Boorama (Somaliland.Org)-Guddoomiye-ku-xigeenkii koowaad ee hore ee xisbiga WADDANI Md. Axmed Muumin Seed oo haatan ka tirsan saraakiisha sarsare ee xisbiga KULMIYE, ayaa shaaciyey sababaha uu u...
View ArticleXoogagga Suuriya oo ku durkay fallaagada
Wararka ka imaanaya Suuriya waxay sheegayaan in xoogagga dawladda ay guulo ka gaareen laba aag oo ay kula dagaallamayeen kooxda dawladda islaamiga, ayagoo meelo kalena ka wada weerarrada cirka ee ka...
View ArticleNafaqo darri ba'an oo ka jirta Suudaanta Koofureed
Heerka gaajada ka jirta gobolka Unity ee Suudaanta Koofureed ayaa waxaa shaaca ka qaaday qoysas soo gaaray xarun ay Qaramada Midoobay leedahay. Dumarka ayaa ka hadlayey todobaadyo ay ku noolaayeen...
View Article