Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

100-Sarkaal oo ka tirsan HS&J oo Tababar loogu soo...

$
0
0

Muqdisho(SONNA);- Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah Mudane Jamaal iyo Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/Sare Maxamed Aadam kofi ayaa maanta tababar u soo xiray ku dhawaad 100-Sarkaal oo ka tirsan Hay'adda iyo Jinsiyadda Soomaaliya.
Saraakiisha tababarka loo soo xiray ayaa loo tababaray ku hadalka luuqadaha iyo daryeelka Macaamiisha ( Customer care ).
Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa si wadajir ah ayaa shahaadooyin u gudoonsiyay saraakiisha tababarka dhameysatay, waxayna kula dardaarmeen in ay ku shaqeeyaan aqoon korosiga la baray mudada uu tababarka socday.
Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa waxa ay xoogga sareysaa in sarkaal kasta oo ka tirsan Hay'adda loo tababaro shaqada uu ka qabto Hay'adda si loo wanaajiyo dhamaan shaqooyinka Hay'adda ka socda.
storvideo: 


YAAN LAGU MASHQUULIN SHAQAALE MUSHAHARKIISU YAYAY...

$
0
0

YAAN LAGU MASHQUULIN SHAQAALE MUSHAHARKIISU YAYAY 100 $ Halaga horaysiiyo HANTIDA WASIIRADAWaxay ila tahay inay waxba soo kordhinayn tirinta shaqaalaha iyo gaadiidka ee maantabilaabantay waayo?Marka hore waxaa ka fiincan in horta la diiwaan galiyo hantida gaarka ah ee wasiirada iyo agaasimayaashu ay haystaan horaa loo yidhi oodo dhacameed siday ukala sareeyaan ayaa loo kala kuraa ...
Hadaba hadii iyadoo ay taasi jirto hadana shaqaale markii horeba diiwaan gashanaa lagu mashquulo waaa ayaan darad ina haystaa ee dhanka qibradeed ama maamul ee ina haysata Aniga ra'yi ahaan waxaa ila haboon in wasiirada ayagoo fara madhan xilka qabanaaya kana tagaaya iyo milyanis haysta ,, yaan lagu mashquulin shaqaale mushaharkiisu yahay 100 $ ama milyan somaliland shiling
Waxaa layidhi Haani guntay ka tolantaa hadaba hadii run la doonaayo oo la rabo in si sax ah loo shaqeeyo marka ugu horayn waa in la horaysiiya tirinta hantida gaar aka ah ee wasiirada iyo wuxu Dastuurku u qoondeeyay inay ku shaqeeyaan ee ah gaadiid ah waayo waxaad arkaysaa nin wasiira oo inan yari untuu u yimaado u qorayaa 50 litter oo shidaal ah xaguu ka keenay badhjatkiisa waa lagaranaaya inta uu yahay
Intaasi ka dib ayaa shaqalaha loo taga lakkiin hadii xagii sare musuqmaasuq iyo eex iyo nin jeclaysi ay ka jirto xaga hoose waxba kama hagaagayaan waayo kuwii kuwan ka horeeyay ayaynu arkaynay siday wax yidhaahdeen boobkii ay kula kaceen hantidii umada mustaqbalkii dhalinta iyo dhamaan bulshada Somaliland na waxay ku rideen god madaw,, wax la xisaabtanina aanay arkaynin tanina tubtii ayuunbayku socotaa
storvideo: 

Wadahadal qarsoodi ah oo u socda Dowlada...

$
0
0

Wadahadal qarsoodi ah oo u socda Dowlada Federaalka Soomaliya iyo Xisbiga mucaraadka ee Damajadiid
Feb 4, 2018 -
Waxaa maal mahaan wada hadal qarsoodi ah u socday xisbiga mucaraadka ah ee Damajadiid iyo dowlada Federaalka Soomaliya uu garwadeenka ka yahay Masaxweyne Farmaajo
Wadahadalada xisbiga Qabyo iyo Dowlada ayaa la soo sheegayaa in uu meel wanaagsan marayo dhawaana la shaacin doono qaabka heshiiska iyo wax yaalaha lagu heshiiyey
Kulamada dowlada iyo Mucaraadka ayaa dowlada Xasan Cali Kheyre uga socday dalalka Turkiga iyo Tansaaniya waxa.ana la sheegayaa in hesgiiska uu dhacay wax badana leysla.meel dhigay wax yaala lagu heshiiyana waxana ka soo sheqeeyey hesgiiskaas dowlada Turkiga si hoose uga shaqeeysay
War hoose aan helnay in heshiiska labada qole uu ku jira in wasiirada leyaku shaandheen doono qeyb wasiiraaa laga siin doono xisbiga qabyo sidaaana iyaguna u joojin doonaan mucaaradnimada
Si kastaba ha ahatee heshiiskaan ayaa waxaa soo dhaweyn doono Soomali badan oo u ooman in laga baxo siyaasada daneysiga ah ee Soomaliya ka jirta Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

Guri ku yaalo deegaabka Oodweyne ee degmada Dayniile...

$
0
0

Guri ku yaalo deegaabka Oodweyne ee degmada Dayniile oo qarax ka dhex dhacay
Feb 4, 2018 -
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax caawa ka dhax dhacay Guri ku yaalla xaafada Oodweyne ee degmada Deyniile Gobolka Banaadir, sida ay inoo sheegeen saraakiisha laamaha ammaanka.
Qaraxan oo si weyn looga maqlay qaar ka tirsan xaafadaha degmada ayaanan la ogeyn ilaa hadda sababta rasmiga ah ee ka dambeysa inuu ka dhex dhaco Gurigaasi, balse baaritaano ayaa socda.
Guriga qaraxa uu ka dhacay ayaa waxaa ku sugnaa dad shacab ah, oo gurigaasi degnaa, kuwaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawacba uu ka soo gaaray qaraxaasi.
Hay'adaha ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si hoose Idaacadda Risaala ugu sheegay qaraxan in ay ku dhinteen ilaa Afar qof oo ka mid ahaa dadkii guriga degnaa.
Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka oo wata Gaadiidka dagaalka oo ku sugnaa goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa gaaray halkaasi, waxayna xarumaha baaritsta u qaadeen dadkii ku waxyleelobay qaraxaasi.
Sidoo kale Ciidamada ayaa la wareegay guriga uu qaraxa ka dhacay, waxayna arrintan cabsi iyo wal ku abuurtay dadka degaanka, shacabka degan xaafadaasi ayaa guryahooda goor hore oo caawa ah ku xarooday, maadaama Ciidamada ay wadaan baaritaano.
Qof Goobjooge ah ayaa yiri "Mar qura ayaan maqalnay qarax ka dhex dhacay guri deriskeena ah, annaga cabsi ayaa na soo wajahday, marki aan banaanka u soo baxnay ayaan araknay Meydadka dhowr qof oo guriga yaallay, ma hubo in qaraxa guriga lagu diyaarinayay iyo in kale, balse Ciidamo badan ayaa soo gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

Faah-faahin ka soo baxeysa Qarax Caawa ka dhex...

$
0
0

Xaafadda Oodweyne oo ka tirsan Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir Wararka ka imaanaya Caawa ayaa sheegaya in Guri ku yaalla degmadaasi uu gaari ka dhex dhacay Qaraxay. Qaraxan oo laga maqlay qaar ka tirsan xaafadaha Muqdisho ayaa ahaa mid lagu dhex diyaarinyay gurigaas sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka ee halkaasi gaaray . Dhagar qabihii diyaarinyay [...]
storvideo: 

Wax qabadka dowlada Mudadii sanadka eheed oo eey...

$
0
0

Wax qabadka dowlada Mudadii sanadka eheed oo eey jirtay
Feb 4, 2018 -
1: la dagaalamka musuqmaasuqa wxaana taa cadeeyay santuuqa lacagta aduunka iyo wasiirka gaashaandhiga Mareekanka2: mushaar qaadashada shaqaalaha dowlada 3: hirgilinta dhismaha ciidan qaran.4: shaqeenta garoonka xili habeen ah5: soo deenta maxaabiis dalka dibadiisa sida maxaabiistii ku xirneed ithoobiya siishalis iyo kuwa hindiya oo la sugayo bishaan in shaa Allaah.
6: qilaaf laanta madaxda dowlada.7: isku xirnaashada dowlada iyo shacabka iyadoo la tix raacaayo hadaladii mw Farmaajo iyo rw Kheere oo ahaa issla xisaabtan dhab ah
8: mashaariico dalka laga fulinaayo sida dowlada qatar oo balan qaaday lacag gaareeso 200milyan$ dhismaha wadada isku xirto.Muqdisho, Afgooye Muqdisho, Jowhar iyo dowlada mareekanka oo dowlada ku caawisay lacag dhan 300milyan$ si loo gaaro dowladnimo buuxdo.
9: dardargalinta doorashada 2021 si loo gaaro qof iyo codkii iyada oo taa la fulinaayana wxaa la sameeyay diiwaan galinta xisbiyo ku meel gaar ah kmg.
10: joojinta fara galinta shisheeye11: wanaajinta xiriirka arimaha dibada12: soo celinta qabkii iyo sharafkii Soomaalida ka lumay iyada oo taa laga duulayana Soomaalida cusub waxay ku guuleesteen Diidistii go'doomintii Qatar ay go'doomiyeen wadamada sacuudi carabiya iyo imaaraadka carabta.
Dhexdhaxaadintii dowlada South Sudan iyo mucaaradka13:Ka soo horjeesashadii go'aankii dowlada Mareekanka ay ugu aqoonsatay Qudus - yahuuda
14: Cafintii inta badan deemihii lagu lahaa Soomaaliya taa badalkeedna IMF-tu wxay balan qaaday in Soomaaliya la siin doono deeqo.
15: dhismaha wadooyin muhiim ah sida wadada sodonka16: bilaabida ka bixida ciidamada amisoon18: sugida amniga oo sidii hore ka soo hagaagay 50% lkn wili aan Gaarsiisaneen halkii loo baahnaa in kastoo dadka ku sugan - ay soo xasuusteen waagii nabada 18: Garab istaaga dadka Masaakiinta ah iyada oo la tix raacayo ololihii mw Farmaajo uu ku galay doorashada dad badan oo aan awoodin caafimaad dibadeed ayaa loo diray dibada Alle ka sagow mahad buuran haka gaarto Gadoomiye Thaabid Abdi Mohamed.
19: hishiiskii galmudug iyo maamulka gabalada dhexe.19 Gurmadkii abaaraha 20 soo celinta hawada Soomaaliyeed oo 27 sano marti ku eheed Neerobi.
Xigasho :Nabad Iyo Nolal Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

Wax qabadka dowlada Mudadii sanadka eheed oo eey 

$
0
0

1: la dagaalamka musuqmaasuqa wxaana taa cadeeyay santuuqa lacagta aduunka iyo wasiirka gaashaandhiga Mareekanka2: mushaar qaadashada shaqaalaha dowlada 3: hirgilinta dhismaha ciidan qaran.
4: shaqeenta garoonka xili habeen ah5: soo deenta maxaabiis dalka dibadiisa sida maxaabiistii ku xirneed ithoobiya siishalis iyo kuwa hindiya oo la sugayo bishaan in shaa Allaah.
6: qilaaf laanta madaxda dowlada.7: isku xirnaashada dowlada iyo shacabka iyadoo la tix raacaayo hadaladii mw Farmaajo iyo rw Kheere oo ahaa issla xisaabtan dhab ah
8: mashaariico dalka laga fulinaayo sida dowlada qatar oo balan qaaday lacag gaareeso 200milyan$ dhismaha wadada isku xirto.Muqdisho, Afgooye Muqdisho, Jowhar iyo dowlada mareekanka oo dowlada ku caawisay lacag dhan 300milyan$ si loo gaaro dowladnimo buuxdo.
9: dardargalinta doorashada 2021 si loo gaaro qof iyo codkii iyada oo taa la fulinaayana wxaa la sameeyay diiwaan galinta xisbiyo ku meel gaar ah kmg.
10: joojinta fara galinta shisheeye11: wanaajinta xiriirka arimaha dibada12: soo celinta qabkii iyo sharafkii Soomaalida ka lumay iyada oo taa laga duulayana Soomaalida cusub waxay ku guuleesteen Diidistii go'doomintii Qatar ay go'doomiyeen wadamada sacuudi carabiya iyo imaaraadka carabta.
Dhexdhaxaadintii dowlada South Sudan iyo mucaaradka13:Ka soo horjeesashadii go'aankii dowlada Mareekanka ay ugu aqoonsatay Qudus - yahuuda
14: Cafintii inta badan deemihii lagu lahaa Soomaaliya taa badalkeedna IMF-tu wxay balan qaaday in Soomaaliya la siin doono deeqo.
15: dhismaha wadooyin muhiim ah sida wadada sodonka16: bilaabida ka bixida ciidamada amisoon18: sugida amniga oo sidii hore ka soo hagaagay 50% lkn wili aan Gaarsiisaneen halkii loo baahnaa in kastoo dadka ku sugan - ay soo xasuusteen waagii nabada 18: Garab istaaga dadka Masaakiinta ah iyada oo la tix raacayo ololihii mw Farmaajo uu ku galay doorashada dad badan oo aan awoodin caafimaad dibadeed ayaa loo diray dibada Alle ka sagow mahad buuran haka gaarto Gadoomiye Thaabid Abdi Mohamed.
19: hishiiskii galmudug iyo maamulka gabalada dhexe.19 Gurmadkii abaaraha 20 soo celinta hawada Soomaaliyeed oo 27 sano marti ku eheed Neerobi.
Xigasho :Nabad Iyo Nolal
Share this:
Related
storvideo: 

“Willka” ay SNM soo hubeeyeen

$
0
0

5th February 2018 admin Category :
Ninkii ay SNM iyo Cali Khaliif la doonayeen Ugaaska beesha Xasan Ugaas ee Dhulbahante oo aan caqliga badan lahayn, ayaa isaga oo beesha Isaaq soo hubeeyeen ciidan la soo galay magaalada Boocame. Hoos ka dawo maleeshiyaadka Cabdirashiid la soo siiyey oo u xoog sheeganaya reer Boocame , halka meel aan ka fogayn Boocame ay ku sugan yihiin Wiilaal ka kal yimid Galdogob iyo Balanbale oo doonaya inay alshabaab ka saaraan Laascaamood
[embedded content]
[embedded content]
storvideo: 


UK Ambassador meets with Southwest President in Baidoa

$
0
0

The Ambassador of the United Kingdom [UK] in Somalia, David Concar has paid a visit to Baidoa, the interim administrative capital of Southwest state on Sunday.
During his visit to Baidoa, the Ambassador and his delegate held talks with Southwest State President, Sharif Hassan Sheikh Aden, his ministers and the regional security chiefs.
Concar has reaffirmed UK’s support to Southwest state in security and development fields, according to state officials.
The city’s security has been extremely tightened during the Concar’s visit.
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/sh-300x225.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/sh-768x576.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/sh-1024x768.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/sh-80x60.jpg 80w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/sh-265x198.jpg 265w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/sh-696x522.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/sh-1068x801.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/sh-560x420.jpg 560w" sizes="(max-width: 1200px) 100vw, 1200px" />
The post UK Ambassador meets with Southwest President in Baidoa appeared first on Shabelle.

UK Ambassador meets with Southwest President in Baidoa

$
0
0

The Ambassador of the United Kingdom [UK] in Somalia, David Concar has paid a visit to Baidoa, the interim administrative capital of Southwest state on Sunday.
During his visit to Baidoa, the Ambassador and his delegate held talks with Southwest State President, Sharif Hassan Sheikh Aden, his ministers and the regional security chiefs.
Concar has reaffirmed UK's support to Southwest state in security and development fields, according to state officials.
The city's security has been extremely tightened during the Concar's visit.
storvideo: 

Ciidamada cirka Ruushka oo Sanadkan Lagu...

$
0
0

Ciidanka Ruushka ayaa sannadkan heli doona in ka badan 100 diyaaradood iyo helikobtarro cusub casrina ah.
Wasaaradda Gaashaandhigga Ruushka ayaa sheegtay in dufcadan diyaaradaha dagaalka ah ay ka mid yihiin Su-35S, Su-30SM, diyaaradaha Su -34 iyo kuwa helicopter K-52 iyo MI-28, Helicopters Mi-8 ee noocyo kala duwan ah.
Ciidanka Ruushka ayaa sidoo kale ku wareejin doona qalabkan 10 Guuto oo difaaca hawada ah S-400 iyo Sawaariikhda difaaca Cirka Gantaalada Panzer-S.
Sanadkii la soo dhaafay, ciidamada ayaa helay 200 diyaaradood iyo helicopter casri ah iyo 100 Qalabka difaaca hawada iyo qalab difaaca anti-missile, sida ay sheegtay wasaaraddu.
Warqabadka ToggaHerer
storvideo: 

Doon ganacsi oo ku soo caarisay xeebta Boosaso

$
0
0

Bosaso[Puntland Post]-Doon u rarneynd Ganacsato Soomaaliyeed ayaa ku soo caarisay xeebta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ee Puntland.
Doonta ayaa ku dhex xumaatay badda dhaxdeeda, iyadoo xaaladeeda liidato ayeeyna soo gaartay Dakadda Magaalada Boosaaso, balse maamulka Dakadda Boosaaso (Dp World) ayeey Ganacsatadu ku eedeysay iney diiday in Doontaan ay ku xirato dakadda, waxayna ugu dambeyn sababtay Doonta inay ku caariso aaga Nekfish, halka loo yaqaan.
Wasiirka Wasarada Dekedaha, Gadiidka Bada iyo Ganacsatada ay Doonta u Raryanyd ayaa siyoobo kala duwan isugu dhaliilay Dayaca Caaritaanka Doontan oo Hanti Badan ay saarantahay
Siciid Maxamed Raage Wasiirka Wasarada Gadiidka Bada iyo Dakadaha ee Puntland ayaa Faah Faahin ka baxshay Xiliga ay ka war heleen Cilada doonta iyo sidey ula Tacaaleen, Wuxuuna Difaacay iney ka soo baxeen doorkiida ahaa Bad-baadinta Doontan ganacsi.
http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/02/wasiirka-deekedaha.mp3
Ganacsade Cabdilaahi Maxamed Muuse ayaa dhankiisa Markale beeniyay in doontu shaqadii joojisay xili hore oo xalay Ah, Wuxuuna sheegay in falkan ay dowaldda ogeyd markii uu dhacayay, ayna la yaabeen sababta loogu diiday doonta iney ku xirato Gudaha dekedda weyn ee magaaladda Boosaso
http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/02/GANACSATO.mp3
Maahan Markii Ugu Horeysay ee Fal noocaan oo kala ah uu ka dhaco Aga-gaarka Xeebta Boosaso, Dhawaan ayeey aheyd markii Sidan oo kale ay u Caariday Dooni Ku soo wajahneyd Dekedda Boosaso oo ay u suurtagali weyday.Cabdiqani Boos Puntland Post-Bosaso
The post Doon ganacsi oo ku soo caarisay xeebta Boosaso appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyay waxyaabihii u...

$
0
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ka warbixiyay waxqabadkii wasaaradda Maaliyadda ee Sanadkii 2017 iyo waxyaabaha u qorsheysan Sanadkan cusub. Wasiir Beyle ayaa shir jaraa`id uu ku qabtay Xafiiskiisa waxaa uu kaga warbixiyay waxyaabaha la taaban karo ee Wasaaradda Maaliyadda u hirgalay sanadkii la soo dhaafay ee 2017, sidoo kalena ka [...]
storvideo: 

Sawirro Axmed Madoobe oo si ka duwan sidii loo soo...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho(Caasimadda Online)-Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam "Madoobe" ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo diyaaraddii siday ay kasoo degtay garoonka Aadan Cadde.
Waxaa garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde kusoo dhoweeyay Axmed Madoobe wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan labada gole.
Axmed Madoobe ayaa qeyb ka ah madaxweyneyaasha maamulada gobolada ee soo gaaray Muqdisho kana qeybgalaaya shirka madaxda dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada.
Waxaa kasoo horeeyay Axmed Madoobe madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo saacado kaga soo hormaray garoonka Muqdisho.
- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Xildhibaankii xaalada Kismaayo kiciyay oo fuliyay...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho(Caasimadda Online)- Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo ka mid ahaa xildhibaanada baarlamaanka maamulka Jubbaland oo dhawaan xabsiga dhigeen ciidamada Jubbaland ayaa laga sii daayay xabsiga, kadibna ku dhawaaqay inuu xubinimadii baarlamaanka iska casilay.
Xariga xildhibaanka ayaa ka danbeeyay kadib markii baarlamaanka maamulkaasi ay xanaasanadda ka baadden buuq farabadana uu ka dhashay iyo xaalad kacsanaan oo magaalada Kismaayo gasho.
Xildhibaanka oo warbaahinta kula hadlay Kismaayo waxaa uu sheegay in uu ka xun yahay xarigii loogu geystay magaalada Kismaayo.
Waxaa uu tilmaamay in uu u tanaasulay chacabka degaanada maamulka Jubbaland, maadaama maalmihii lasoo dhaafay ay ka jireen dhibaatooyin.
"Anigoo ah xildhibaan Axmed Xasan Cabdi (Axmed Taajir) ahna xildhibaan laga soo doortay degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose, waxaan u sheegayaa shacabka aan metalo iyo guud ahaan kuwa Soomaaliyeed, kadib markii aan arkay kala aragti duwanaan soo noqnoqotay iyo khilaaf soo noqnoqday iyo xariggii la ii geystay 30 January 2018, waxaan halkaan ka caddeynayaa inaan u tanaasulay shacabka reer Jubbaland iyo Hormarkooda, ayaa waxaan go'aansaday in aan iska casilo xilkii xildhibaannimo ee aan u hayey shacabka reer Jubbaland, gaar ahaan shacabka degmada Afmadow, waxaan ka shaqeynayaa mar walbo wax walbo oo hormarin kara shacabka Jubbaland" ayuu yiri Taajir.
Xildhibaanka ayaa shuruudihii lagu sii daayay waxaa ka mid ahaa inuu Warbaahinta la hadlo, kadibna uu shaaciyo inuu ka tanaasulay Booskii Xildhibaanimada ee muranka dhaliyay, isaga oo la hadlay Saxaafaddana wuxuu sheegay inuu ka tanaasulay Xildhibaanimada Jubbaland.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 


Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

$
0
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee - Soomaaliya. Safarka Madaxweynaha Jubbaland waxaa ku weheliyay xubno ka tirsan labada gole ee Dowlada iyo masuuliyiin kale. Mas'uuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka ah iyo dadweyne kale ayaa Mudane Axmed Madoobe ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. [...]
storvideo: 

Shir deg deg ah oo Muse Bixi isku soo hor...

$
0
0

Shir deg deg ah oo Muse Bixi isku soo hor fadhiisiyey Guddoomiyayaasha xisbiyada Mucaaridka ah iyo xukuumaddiisa oo musdabeedkiisu la socdo. ( Sawirrada ka dhex baadh Samaale )
Waxa Daabacay staff-reporter on Feb 5th, 2018 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.
Awdalpress - London - Muse Bixi ayaa markii uu ka seexan waayey shirka Garxajis iyo xuuraanka Garxajis amma colaadaha laga baqayo ama kuwa ka aloosan gobollada bariga, ayuu isugu yeeshay labada guddoomiye ee xisbiyada Mucaaridka ah, oo ah laba nin oo haddii ay dhan uga soo wada jeestaan aan hawshoodu fududayn.
Kulanka uu isugu yeedhay guddoomiyayaasha ee uu kula hadlayey, ayuu ka soo qayb geliyey Abdicasiis Samaale oo aan la garanayn hawl uu u hayo dawladda Muse. Warar hoosese waxa ay sheegayaan in uu hadalka qayb weyn ku lahaa, isla markaana Muse iyo ciidankiisu ay baallaha ka rifeen Cirro iyo Ina Cali Waraabe. Reer ahaan iyo qaran ahaanna loola hadlay.
Awdalpress
This post has been viewed 160 times.
storvideo: 

Madaxweyne Xaaf oo Muqdisho uga qeyb galay Shirka...

$
0
0

Muqdisho (SONNA) Shirkan dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug oo lagu qabtay Muqdisho waxaa ka qeybgalay madaxweynaha Dowlada Goboleedka Galmudug iyo mas'uuliyiin uu hoggaaminayo oo kusugan magaalada Muqdisho,xubno ka tirsan labada Gole ee Baarlamanaka Soomaaliya iyo Golaha nabadeynta Beelaha Soomaaliyeed.
Nabadoon Maxamed Xasan Xaad iyo Imaam Rashiid Cabdi Axmed oo kamid ahaa dhaqankii Soomaaliyeed ee halkasi ka hadlay ayaa siweyn u bogaadiyay xoojinta dib u heshiisiinta bulshada Soomaaliyeed,iyagoo amaanay doorkii madaxweynaha JFS uu ka qaatay dib u heshiisiinta Galmudug.
"Waxaanu ka bilownay dhamaan Gobolada Dalka,dadka waxay nagu soo dhaweeyeen farxad,hadada waxaan ka bilaabaynaa Galmudug dib u heshiisiinta,walaalayaal Galmudug waa ubucdii Soomaaliya,hadii lafdhabarka la xaliyana waxkasta way sahlanaanayaan,sidaasi daraadeed ayaan halkaasi u aadnay,maanta madaxweynihii ayaa fadhiya xildhibaanadii iyo haweenkii,waxaan rabnaa in shacabka Soomaaliuyeed ay naga qaataan nabadda.
Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa yiri.
"Waxaan ku dadaali doonaa aniga iyo madaxweynaha JFS in aan halkeedi ka sii amba qaadno howsha dib u heshiisiinta inta ka dhiman,waxaan fariin u dirayaa Ganacsatada, Galmudug way dayaceen,maanta waxaa tagay Hobyo shirkadii dhisilahayd Dekedda ilaahay hanagu guuleeyo,waxaan ilaahay ka rajeynaynaa in aad heshaan waddooyin laami ah oo dhisan,waxaan ugu baaqaya in ay ka qeybqaataan dhamaan dadka ganacsatada ah horumarinta deegaanadaasi".Ayuu yiri Madaxweyne Xaaf.
Golaah Nabadeynta Beelaha Soomaaliyeed ayaa goobta waxa ay shahaado sharaf ku gudoonsiyeen Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C.laahi Faramajo iyo Madaxweynaha Galmudug.
storvideo: 

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Amniga oo shir...

$
0
0

Muqdisho- 05-2-2018 Guddoomiye ku-xigeeka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed ayaa kormeer shaqo ku tagay 4-ta degmo ee ee Qeyta Waliyow Cadde ee Gobolka Banaadir, isagoo kormeerkiisa ka bilaabay Degmada Waaberi ee Gobolka waxaana halkaasi uu kula kulmay madaxda Maamulada Degmooyinka shir looga hadlayay xaaladaha amniga, Diriseynta iyo Baahiyada Adeegyada [...]
storvideo: 

Laba ka mid ah Telefishinada Kenya oo hawada dib ugu soo laabtay

$
0
0

Laba ka mid ah telefishinada si gaarka ah loo leeyahay ee dalka Kenya ayaa dib u bilaabay howlahooda ka dib toddobo maalmood oo ay dowladda ku qasabtay in ay howlahooda joojiyaan.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live