Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Rayid ku Laayay Mooyaale

$
0
0

Duqa magaalada Mooyaale ee ku taalla xadka ay Itoobiya la wadaagto Kenya ayaa sheegay in ciidamada amaanka dalka Itoobiya ay halkaasi ku dileen Sabtidii 10 ruux oo rayid ah sidoo kalana dhaawaceen 11 kale.


Musharax Gudoomiye Maxamed Faarax Xaaji Mire oo...

$
0
0

Musharax Gudomiyaha Golaha Deegaanka Degamada Bosaso Maxamed Faarax Xaaji Mire Ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweyey Magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari,.
Soo Dhaweynta Musharax ayaa Waxaa Ka Qayb Galay Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan Sida Haweenka Dhalinyarada Odayaasha Dhaqanka Waxgaradka Iyo Aqoonyahanada Ku Sugan Bosaso.
Maxamed Faarax Xaaji Mire Waa Nin Dhalinyaro Ah Aqoonyahana Waxbadana Kala Socda Siyaasada Magaladan Bosaso Isagoona Sheegay Hadii Uu Ku Gulaysto Inuu Hormar Wacan Gaarsinayo Magaladan.
Musharax Maxamed Faarax Xaaji Mire Oo Qaybta Nasashashada Garoonka Diyaaradaha Kula Hadlay Warbaahinta Ayaa Sharaxay Sababta Ku Kaliftay Inuu Isasoo Sharaxo.
"...Bosaso waxay ii leedahay muhimad gaar ah waant ii maalin farxadeed, Bosaso waa meeshii muddadii dhalinyaranimadeyda aan ku qaatey wax badana aan ka qabtey, waxay astaan u tahay Qaranimada Soomaaliya in aan maanta joogno Bosaso oo ku taala cirifka Waqooyi ee xeebaha Soomaaliya....waxana sida oo kale ku faraxsanahay in aan u tartamo xilka gudoomiyaha Degmada Bosaso hadii aan ku guuleysto waxabadan ayaan ka qabanayaa baahiyo badan oo ka taagan Bosaso" sidaas waxa yiri Musharax Gudoomiye golaha Deegaanka Bosaso Maxamed Faarax Xaaji Mire.
Waxaa Magalada Bosaso Hada Laga Daremaya Soo Xulista Xildhibanada Golaha Degaanka Bosaso Kuwaasi Oo Dooran Doona Gudomiyaha Ay Degamadan Yeelan Doonto.
The post Musharax Gudoomiye Maxamed Faarax Xaaji Mire oo Bosaso lagu soo dhaweeyey appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Rayid ku Laayay Mooyaale

$
0
0

Duqa magaalada Mooyaale ee ku taalla xadka ay Itoobiya la wadaagto Kenya ayaa sheegay in ciidamada amaanka dalka Itoobiya ay halkaasi ku dileen Sabtidii 10 ruux oo rayid ah sidoo kalana dhaawaceen 11 kale. Warbixintan waxaa inoo diyaariyay Tsion Girma iyo Salem Solomon, waxaa inoo soo jeedinaya Nuur Bukhaari.

Embed share
Embed share
No media source currently available
0:00 0:02:49 0:00
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka oo shahaado...

$
0
0

Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka ayaa soo bandhigay waxqabadka sanadkii tegay ee 2017-ka, iyagoo abaal marino siiyay qaar ka mid ah shaqaalihii waxbadka la yimid. Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa soo bandhigidda waxqabadka sanadkii tegay ee guddiga Shaqaalaha Rayidka iyo abaalmarino la guddoonsiiyay qaar ka mid ah shaqaalaha rayidka ee ka soo dhexmuuqday shaqaalihii ay wada shaqeynayeen [...]
storvideo: 

Saraakiisha Hay’adda Socdaalka Laanta Puntland oo...

$
0
0

Kulankan lagu beeninayay warar been abuur ah oo qaar ka mid ah warbaahinta Soomaalidu qortay oo ku aadanaa in xayiraad la saaray xafiiskii Socdaalka iyo Jinsiyada Puntland waxaa goob jog ka ahaa Agaasime ku xigeenka Hay'ada socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Madaxda laanta socdaalka iyo Jinsiyada ee qaybta Puntland , Guddoomiyaha Gobalka Nugaal iyo qaybo ka [...]
storvideo: 

TOOS U DAAWO:- Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Go...

$
0
0

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan kala socon kartaan barnaamij gaar ah oo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Toos uga baxaya kaasi oo la xiriira go'aankii Golaha Shacabka ee maanta ay ku ansixiyeen xeerka badqabka iyo midnimada Soomaaliya.
storvideo: 

Daawo: Raisal Wasaare Kuxigeenka Somaliya Md Mahdi...

$
0
0

Daawo: Raisal Wasaare Kuxigeenka Somaliya Md Mahdi Maxamuud Oo Khudbad Taariikhi Ah ka jeediyey Shir India Oo Madaxda Aduunku isugu timid
[embedded content]
storvideo: 

R.W Kheyre oo la faray Xeerkii Baarlamaanka in uu...

$
0
0


Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dalbaday Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre in uu si deg deg ah u gaarsiiyo warqad Madaxa ugu sareya dalka Imaaraadka Carabta, islamarkaana uu u sheego in ay kusoo xadgudbeen qaranimadda Soomaaliya.
Qodobadii ku jiray Xeerkii Maanta lagu mamnuucay shirkadda DP World ee kasoo baxay Golaha Shacabka ayaa waxaa ka mid ahaa:
" R/ Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya la farayaa inuu si degdeg u gaarsiiyo xeerkan madaxa xukuumadda istutaga Imaaraadka Carabta "UAE" kuna wargeliyo iney ku kaceen falal culus oo xadgudub ku ah qaanuunka caalamiga ah oo ay ka mid yihiin kuwa kor ku xusan si bareer ahna uga horimaanaya Dastuurka Federaalka Soomaaliya iyo xaqa shacbiga Soomaaliyeed dowga u leeyihiin bedqabka dalkooda, ilaalinta gobonimadiisa iyo midnimada geyigooda"
Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa sidoo kale ka dalbaday Ra'iisul Wasaare Kheyre in uu si deg deg ah u horkeeno Baarlamaanka tilaaboooyinka lagu ilaalinaayo qaranimada
"Waxaa kaloo la farayaa R/ wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya in uu degdeg ah baarlamaanka federaalka Soomaaliyeed u hor Keeno tillaabooyinka iyo howlgallada xukuumadda ay ku ilaalneyso sareynta dastuurka iyo badbaadinta midnimada geyiga Soomaaliya"
Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn uga soo horjeesatay Shirkadda DP World ee Heshiiska dekadda Berbera, waxaana ay sheegtay in aan wax heshiis ah oo aysan dowladda Soomaaliya ogeyn la gelikarin.
Heshiiskan oo sidoo kale ay qeyb ka tahay dowladda Itoobiya ayaa waxa uu dhigayaa in shirkadda DP World ay maamulayso dekeda Berbera, iyada oo leh saami dhan 51%, halka Somaliland ay yeelanayso boqolkiiba 30%, Itoobiyana 19%.
storvideo: 


Daawo: Siyaasi Ka tirsan Golaha dhexe ee Xisbiga...

$
0
0

Daawo: Siyaasi Ka tirsan Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo Ku taliyey in Salaadiinta Gobolka Awdal ka hadhaan Arinta Saami qaybsiga Aqoonyahankana Gobolkaasna farayn in ay kala wareegaan arintan
storvideo: 

Deg Deg: Trump oo Ceyriyay Tillerson

$
0
0

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaqadii ka eryayay Xoghayihiisii Arrimaha Dibadda Rex Tillerson, isagoo ku beddelay Agaasimaha Hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA, Mike Pompeo.

Daawo: Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Hogaanka...

$
0
0

Daawo: Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Hogaanka Tobobarada Oo Qaar ka mid ah Police ka u soo xidhay Tababar ku saabsan Xalinta Khilaafaadka
[embedded content]
storvideo: 

Warbixinno: Dagaallo Ka Dhacay Bakool iyo Jubbada Hoose

$
0
0

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in tuulada Wirkooy oo duleedka waqooyi ka xigta magaalada Kismaayo, uu dagaal muddo ku dhexmaray ciidamada Jubbaland oo ay wehlinayaan kuwa Kenya ee AMISOM; iyo maleeshiyo ka tirsan kuwa ururka al-Shabab.

Deg Deg: Trump oo Ceyriyay Tillerson

$
0
0

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaqadii ka eryay Xoghayihiisii Arrimaha Dibadda, Rex Tillerson, isagoo ku beddelay agaasimaha hay'adda sirdoonka Mareykanka ee CIA, Mike Pompeo.
Madaxweyne Trump ayaa eryidda Tillerson iyo magacaabista Pompeo ku shaaciyay fariin dhinaca Twitterka uu soo dhigay.
Waxa uu yiri "Wuu ku mahadsanyahay Rex Tillerson shaqadii uu qabtay. Agaasiamaha cusub ee hay'adda CIA ayaa waxa noqoneysay haweeneydii ugu horeysay ee madax ka noqota CIA, Gina Haspel, hambalyo dhamaantiin."
Eryidda Tillerson, ayaa waxay ku soo beegmaysaa isagoo safar shaqo ah ugu maqan qaaradda Afrika.
storvideo: 

Shakiga Laga Qabo Jillaabashada Sharci Darrada ah

$
0
0

Maraakiibta iyo doonyaha kalluumeysiga oo si ku meel gaar ah mararka qaar u damiya hannaanka lagula socdo dhaq-dhaqaaqooda ayaa abuuraya shaki xooggan oo laga qabo inay qarinayaan kalluumeysi sharci darro ah oo ay sameeyaan.

Aqalka Sare oo Dib u Dhigey Ka Doodidda DP World

$
0
0

Aqalksa Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta dib u dhigay ka doodista go’aankii uu shalay Aqalka Hoose ku ansixyay sharci ka mamnuucayay Soomaaliya shirkadda DP World ee Imaaraadka Carabta iyo heshiis kasta oo lala galay.


Xildhibaanada Aqalka Sare oo ka dooday weerarkii...

$
0
0

Kulankii ugu horreeyey Kalfadhiga Saddexaad ee Golaha Aqalka Sare Barlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa shir guddoominayey Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Golaha aqalka Sare, waxaana kulanka looga hadlay weerarkii lagu qaaday Guriga Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale (Qeybiid) oo ka mid ah xildhibaanada Aqalka Sare Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ayaa sheegay in Kalfadhigaan [...]
storvideo: 

Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya oo Shir...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter

Muqdisho (SONNA), Shir wadatashi ah oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka furmay Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Gobaleedka Puntland.
Shirkan ayaa waxaa looga hadlay Qorshaha ka soo kabashada iyo u adkaysiga abaaraha Soomaaliya, waxaana ka qeyb galay Madaxda Wasaaradda Qorsheynta ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Wasaaraddaha Qorsheynta Dowladda Gobaleedyada Xubnaha ka ah Dowladda dhaxe.
Mundane Cabdi qaadir Aadan Maxamed Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ka warbixiyey ujeedka shirkaan, waxaana uu sheegay in ay tageen gobolada dalka oo dhan si ay u oggaadaan baahiyaha kala duwan ee jira, isaggoo xusay in shirkaan gabo gabadiisa ay kasoo bixi doonaan qorsheyaal.
Shirkan ayaa socon doona muddo 4 cisho ah, iyaddoo si gaar ah diirada loogu saari doono mudnaansiinta baahiyaha soo kabashada iyo u adkeysiga abaaraha ee ka soo baxay warbixintii " saameynta Abaaraha ee Soomaaliya iyo Qiimaynta Baahiyaha -(Drought Impact Needs Assessment DINA).
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleUrurka 60-aad ee CXD oo Lacago ku Wareejiyay Qoysaska Askar Naftooda u huray Difaaca Qaranka

storvideo: 

Golaha Wakiilada S/land Oo ka horyimid Xeerkii BFS

$
0
0

Hargeysa ( Sh. M. Network )-Golaha Wakiilada Soomaaliland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulkaasi ayaa waaxa ay uga hadleen Xeerkii shalay Golaha Shacabka ee BFS ay dalka uga mamnuuceen shirkada DP World oo ah shirkad laga leeyahay dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta.
Kulanka uu shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada S/land Baashe Maxamed Faarax, ayaa ahaa mid aan caadi aheyn, waxaana soo xaadiray inta badan Xildhibaanada maamulkaasi.
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa dood dheer kadib isku raacay in go'aankii shalay ka soo baxay Baarlamaanka Soomaaliya, uusan quseyn Soomaaliland, islamarkana wax saameyn ah uu ku yeelan doonin heshiiskii ay wada galeen Shirkadda DP World, Soomaaliland iyo Itoobiya.
Sidoo kale Golaha wakiilada Soomaaliland ayaa meel mariyay heshiikaasi, sheegayana in uu yahay mid sharci ah.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay ansixiyay Xeer dalka looga mamnuucay shirkadda DP World, iyadoona waxba kama jiraan lagu sheegay heshiisyadii ay horay u gashay shirkaddaasi.Halkan hoose ka dhageyso Codka.
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/03/cod-xogayaha-golaha-...
storvideo: 

Shirkadda Dahabshiil Oo Si Buuxda U Fulinaysa Go...

$
0
0

Shirkadda Dahabshiil Group ayaa si buuxda u aqbashay go'aammada xukumadda Somaliland ee lagula dagaallamayo Sicir-Bararka. Maamulka guud ee shirkadda ayaa sheegay in ay fulinayaan dhammaan qodobada ka khuseeya amarrada xukumadda si loo dhimo sixir bararka. Shirkadda Dahabshiil Group waxa kale oo ay macaamiisheeda ugu bushaaraysay abaalmarino qaali ah oo lagu helayo isticmaalka adeegyadeeda ku hadalka Somtel, Internet-ka iyo adeegyada kale waxaana ugu weyn baabuur casri ah oo ah kii u horeeyay ee Somaliland abaalmarin ahaan looga bixiyo.Guddoomiyaha Guud ee Dahabshiil Group, Cabdirashiid Maxamed Siciid, ayaa sheegay in shirkaddu aqbashay fulinta qodobada saamaynta ku leh adeegga E-Dahab ee lacagta ka yar 100 Doollar.
"Sidaad la socotaan Dawladda Somaliland go'aan bay gaadhay, go'aankaas oo ah in Lacagta Telefoonnada(Mobile payment) wixii boqol dollar ka yar aan lagu isticmaalin, waxba lagu iibsan, aan la isu dirin ama aan lagu dhex sarrifinba. Go'aankaas ay dawladda Somaliland gaadhay waa mid looga gol leeyahay in sicir-bararka alagula dagaallamo ama hoos loogu dhigo.
"Haddii aanu nahay Dahabshiil, haddii aanu nahay eDahab ee lacagta telefoonka lagu isticmaalo waxaanu aqbalay oo aanu go'aansanay go'aanka dawladda Somaliland in aanu dhaqan galino," Sidaas ayuu yidhi Cabdirashiid Dahabshiil oo ka hadlayay munaasibad saraakiisha sarsare ee Dahabshiil Group ka qayb galeen oo lagu sharraxayay isbedelka shirkaddu macaamiisha ugu samaysay nidaamka lagu fulinayo go'aammada sixir bararka."
Guddoomiye Cabdirashiid Dahabshiil waxa uu intaasi ku daray in shirkaddu siinayso lacagtooda doollarka ah dadka kala baxaya wixii 100 ka yar.
"Sidaasi awgeed waxaanu macamiisha shirkadda ee eDahab isticmaasha la socodsiinayna in qofkii boqol dollar wax ka yar Akoonkiisa ugu jirto uu xaq u leeyahay in aanu dollarkiisii siino maaddaama uu doolar noo dhiibtay; haddii uu doono uu Dahabshiil dhigto, haddii uu doonayo lacagtiisa boqol dollar ka yar uu ka sarrifto ganacsatada suuqa ee sarrifka ka shaqeeya ee waddanka oo dhan deggan annaga oo tixgelinayna dadkaasi in ay ka faa'iidaystaan lacagaha doollarka ah ee 100 doolar ka yar," Sidaas ayuu yidhi Guddoomiye Cabdirashiid.
Waxa uu intaasi ku daray in bulshada sidii caadiga ahayd ugu isticmaali karto adeegga eDahab lacagta ka badan $100.
"100 doollar wixii ka badan qofka macmiisha ah eDahab wuu u daysan karaan, waanan doonayna in dad badan oo guryaha ku haysta lacagtu eDahab ku shubtaan oo Akoonka isticmaalan. Waxa kale oo aanu doonayna in aanu macaamiishayada in macaamiisha isticmaala adeegga eDahab u soo bandhigno adeegyo cusub ama abaalmarino ka farxiya, Dahabshiilka kalena ay Akoono uga furtaan, Kaadhka Somtel-na u isticmaalan," Sidaas ayuu yidhi guddoomiye Cabdirashiid Dahabshiil.Agaasimaha Adeegga eDahab ee shirkadda Dahabshiil Fu'aad Axmed ayaa sheegay in adeegga e-dahab leeyahay qayb isku bedelka lacagaha ah laakiin, shirkaddu go'aansatay in la joojiyo iyada oo loo danaynayo dadka sarrifka ka ganacsada "Adeegga eDahab waxa uu leeyahay adeeg isku sarrifka lacagaha ah laakiin, shirkaddu way joojisay in ay bilawda adeeggaas maaddaama ay ku nool yihiin dad ganacsato sarrifleyaal ah oo macaamiil noo ah, islamarkaana iyaguna ka samaysta noloshooda, sidaasi awgeed adeeggaas maanan hirgelin mana hirgelin doono. Sidoo kale marka la joojiyo adeegga boqol dollar wixii ka yar macaamiishu waxay isticmaali doonan Shillinka Somaliland ee E-Dahab oo ay ku isticmaali doonan dhammaan adeegyadii hore sida: Lacag dirista, ku iibsashada, ku shubashada iyo lacag la bixidda iyo dhammaan adeegyada kale," Sidaas ayuu yidhi Fu'aad.Mustafe Xiis Cabdi oo ka mid ah masuuliyiinta sare ee shirkadda Dahabshiil ayaa macaamiisha shirkadda ugu bushaareeyay abaalmarino ay kasban doonan "Sidii shirkadda caadada u ahayd in ay macaamiisheeda abaalmarin iyo dhiiri gelin la daba taagnaato waxaanu macaamiisha qiimaha iyo sharafta leh ugu bushaaraynayna in shirkadda Dahabshiil Group macaamiisheeda sharafta leh u diyaarisay barmaamij abaalmarin ah. Barmaamijka abaalmarinta ah wuxuu ku xidhnaan doona isticmaalka macaamiisha ee adeegyada shirkadda ee ay ka mid yihiin: Kaadhadhka Somtel(Simcard free ah), Akoonnada, isticmaalka Internet-ka, ku shubashada iyo waxyaabahaas oo dhan iyada oo shirkaddu eegayso waxay diyaarisay abaalmarino kala geddisan. Abaalmarintaas waxa ka mid ah in shirkaddu markii u horaysay ee geyiga Somaliland laga bixiyo ay bixin doonto gaadhi cusub oo ah gaadhiga Gaadhi Hyundai oo Brand New ah oo Zero-kilometre ah oo ah baabuurta shirkadda Dahabshiil iibiso oo ah baabuur cusub oo aanay cid kaaga horayn, furihiisana laguu dhiibi doono. Waxa kale oo ku jirta abaalmarinaha shirkaddu bixinayso Simcard free ah oo loo furayo macmiilka Numberka uu doonayo oo Somtel ah oo leh adeegyada 3G / 4G kuna jiraan 4GB Data (Internet oo Free ah) iyo eDahab Account. Abaalmarinahaas ayay shirkaddu u huraysa macaamiisheeda oo aanu fursaddan uga faa'iidaynayno," Sidaas ayuu yidhi Mustafe oo intaas raaciyay in abaalmarinaha ay dheer tahay Akoonnada Dahabshiil oo bilaash lagu furayo.
Macaamiisha Shirkadda Dahabshil ee adeega eDahab waxa ay isticmaali doonaan adeega eDahab SL Shilling oo ku shaqeynaya dhammaan adeegyadii ay ku isticmaali jireen Dollarka ee kala ahaa Lacag-dirid, Ku Iibsasho, Ku shubasho, Lacag Bixid iyo lacag ku shubasho, Short Codes-ka adeegyadaasina kala yihiin:
Eeg Hadhaaga: *770*LambarkaagaSirta#
Lacag Dirid: *770*LambarkaMobileka*Lacagta#
Ku Iibso: *773*LambarkaMeherada*Lacagta#
Ku Shubasho: *774*LambarkaMobile-ka*Lacagta#
Lacag la bixid: *775*LambarkaWakiilka*Lacagta#
Sidoo kale, adeegga eDahab waxa uu kuu saamaxayaa inaad isticmaasha kowdhka *777#, oo u sahlaya macmiilka inuu dhaqdhaqaaq ku sameeyo akoonka uga furan Dahabshil Bank International (DBI), sida: lacag-dhigasho, lacag-la-bixid, eeg hadhaaga, iwm.
Dahabshil Bank International waxa uu muddadii uu jirey u sahlay macaamiishiisa adeegyo tiro badan oo si fudud ugu soo dhoweeyey ama ugu xidhay caalamka intiisa kale sida MasterCard'ka.
storvideo: 

Japan oo qorsheyneysa inay hoos u dhigto da`da lagu qaangaaro

$
0
0

Dowladda Japan ayaa wadda qorshe ah in caruurta dalkaas loo aqoonsado qaangaar marka ay gaaraan da`da 18 sano jir, halka markii hore ay ka ahayd 20 sano in loo aqoonsado qaangaar.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live