Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

European Union to support security reforms in Somalia

$
0
0

The European Union has welcomed Somalia’s decision to take the lead in providing security of its people and to implement reforms in line with the National Security Architecture agreed in April 2017.
Somalia’s army recently terminated a military cooperation agreement with the United Arab Emirates (UAE), taking over the training, payment, and control of soldiers that were previously under UAE.
The African Union peacekeeping mission, AMISOM, has also embarked on withdrawing its troops from Somalia.
The High Representative and Vice President of the EU, Federica Mogherini, who was meeting with Somalia’s prime minister, Hassan Ali Khaire, expressed the EU’s full support and commitment to security reform in Somalia.
Mogherini highlighted the link between the implementation of Somalia’s transition plan for security, the implementation of economic reforms and the political roadmap towards elections in 2020.
This meeting came ahead of the Somalia Security High Level Meeting in Brussels which gathers ministers and senior officials from Federal Government of Somalia, Federal Member States of Somalia, the EU, United Nations, the African Union, AMISOM and its Troop Contributing Countries as well as other international partners, in support of the Somali Transition Plan.
Earlier, donors meeting in Brussels had urged Somalia to accelerate reforms of its army, which they described as a “fragile force with extremely weak command and control”.
The post European Union to support security reforms in Somalia appeared first on Shabelle.


Maxay saxaafaddu ka fileysaa Ra'isal wasaaraha cusub ee Itoobiya?

$
0
0

Maalinta xorriyadda saxaafadda aduunka marka laga xusayo Itoobiya waxaan marwalba la iska indha tiri karin isbeddel la'aanta dhinaca saxaafadda ee dalka Itoobiya.

Maamulka Baardheere oo qeylo dhaan ka muujiyay xaaladda magaaladaasi

$
0
0

Baardheere ( Sh. M. Network )-Inta la ogyahay illaa 500 oo qoys oo ku noolaa illaa Afar Xaafadood oo ku yaala degmada Baardheere ,una dhow hareeraha uu maro Webiga Jubba, ayay saameysay fatahaad uu sameyay Webiga todobaadkan, xaafadahaasi dadku ay ka barakaceen guryahooda ayaa waxaa ka mid ah,Musawa,Bulo kulow,Kurmaan iyo Buulo kaskey.
Xuseen Cabdi Xalane waa Madaxa Arimaha Bulshada Maamulka degmada Baardheere ayaa shabelle u xaqiijiyay in fatahaadda Webiga uu geystay ay ku barakaceen dad ka badan illaa 500 oo Qoys, welina ay jirto cabsi kale oo la xiriirta fatahaado kale oo uu Webiga gaysto.
Waxuuna ugu baaqay hay’adaha Samafalka iyo Jaaliyadaha Dibadda ee Soomaalida in gurmad Bani’aadinimo ay la soo gaaraan Qoysaskaasi.
Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/ERE.mp3
 
The post Maamulka Baardheere oo qeylo dhaan ka muujiyay xaaladda magaaladaasi appeared first on Shabelle.

"Trump wuu bixiyay lacagta la siiyay gabadha aflaanta galmada ah jisha"

$
0
0

Mid ka mid ah kooxda dhanka sharciga ee madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay hadal burinaya mid uu horay u sheegay madaxweynaha oo ku saabsanaa 130,000 oo doolar oo la siiyay Stormy Daniels oo ah gabadh aflaanta galmada ah jisha.

Qaramada Midoobay: Trump yuusan ka bixin heshiiska nukliyerka

$
0
0

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu baaqay madaxweyne Donald Trump inuusan ka bixin heshiiska caalamiga ah ee looga hortgayo in Iran ay hesho hubka nuliyerka.

Devastating Flash Floods Inundate Central Somalia

$
0
0

The United Nations agencies in Somalia have stepped up their response in the wake of devastating flash floods across large parts of the country that have impacted nearly 500,000 people and displaced close to 175,000 from their homes.
According to the UN Food and Agriculture Organization (FAO), the current floods are some of the worst the region has ever seen, and the current water level exceeds a 50-year return period in most locations, the UN’s news portal reported.
“Internally displaced people remain the most vulnerable to the impact of the flooding with many camps located in low-lying areas,” Stephane Dujarric, the spokesperson for the UN secretary-general said, briefing reporters in New York on Monday.
“Humanitarian partners on the ground have prioritized water, sanitation, hygiene, [health,] shelter and food response in their interventions,” he added.
The heavy rains and flash floods come only months after a devastating drought left over six million people in need of humanitarian assistance last year.
The magnitude of rainfall has been much worse than anticipated, said Yngvil Foss, the deputy head at the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) in Somalia.
“Initially, all humanitarian actors started responding with the means and assets they had available,” she said, noting that UN relief agencies have been able to raise funding over the past week to scale up critical interventions.
The UN World Health Organization, for instance, delivered 4.5 million metric tons of medicines and other medical supplies to Belet Weyne, the capital of the hard-hit HirShabelle province, on 29 April.
Peacekeeping troops from the African Union Mission in Somalia also evacuated more than 10,000 residents of Belet Weyne from inundated parts of the city as well as providing tarpaulins and water to those affected.
However, more funds are urgently needed to help the increasing numbers of internally-displaced.
Yesterday, Somalia’s President Mohamed Abdullahi Mohamed visited flood-affected areas and appealed to the international community for urgent humanitarian assistance.
Somalia’s Humanitarian Response Plan for 2018, totaling $1.5 billion (before the floods), is only 19% funded. Launched by UN agencies and humanitarian partners, it aims to reach some 5.4 million people with assistance.
The post Devastating Flash Floods Inundate Central Somalia appeared first on Shabelle.

Sacuudiyan Guantanamo Bay lagu hayay oo dalkiisa loo wareejiyay

$
0
0

Nin u dhashay Sacuudi Carabiya oo lagu hayay xabsiga ciidammada Maraykanka ee Guantanamo Bay oo qirtay dambigii loo haystay ayaa loo wareejiyay dalkiisa Sacuudi Carabiya.

Kenya Oo sheegtay in ay xoojineyso Taageerada ay...

$
0
0

Nairobi ( Sh. M. Network )-Madaxweyanha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ballan qaaday in dowladdiisa ay xoojineyso ka qeyb qaadashada dadaalada lagu nabadeynayo dalalka Soomaaliya iyo Suudaanta Koonfureed.
Mr Kenyatta ayaa tilmaamay in Kenya ay daneyneyso nabad iyo xalisooni ka hana qaada dalalkaasi, madaama ay daris la tahay Kenya.
Sidoo kale Madaxweynaha dalka Kenya oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in dhibaatada Soomaaliya ka jirta ay sabab u tahay inta badan kooxaha Ajaaniibta ee ka dagaalama gudaha dalka, kuwaasi oo uu sheegay in ay daciifiyeen dowladda Soomaaliya, islamarkaana ay kala qeybiyeen dadka Soomaaliyeed, sida uu hadalka u dhigay.
Waxaana uu xusay in Kenya ay ka go'an tahay in ay gacan ku siiso Soomaaliya , sidii ay dib ugu soo ceshan lahayd nabadii iyo kala dambeyntii lagu yaqaanay.
Hadalka Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa imaanaya, xilli DFS ay qorsheyneyso in ammaanka dalka ay kala wareegto Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.
storvideo: 


Barakacayaal horleh Oo soo gaaray duleedka Muqdisho

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Boqolaal barakacayaal ah oo ka yimid gobollada Hiiraan iyo Sh/ Dhexe ayaa maanta soo gaaray duleedka magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.
Qoysaskan oo isugu jira Haween, Caruur iyo dad da' ah ayaa hadda ku sugan Kaamka Saaq Afar ee ku yaalla deegaanka Sarakuusta ee duleedka magaalada Muqdisho.
Qaar ka mid ah dadkaasi oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay xaaladda nololeed ee iminka heysata, iyagoona dowladda Soomaaliya iyo hay'adaha Samafalka ka dalbaday in lala soo gaaro gurmad deg deg ah.Halkan hoose ka dhageyso Codka.
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/05/Jaamac-1.mp3
storvideo: 

Shirka Brussels oo lacag loogu deeqay Somalia

$
0
0

Magaalada Brusells ee dalka Beljimka waxaa shalay lagu qabtay shir looga hadlayay ammaanka Soomaaliya iyo xoojinta ciidanka dowladda si ay ammaanka ugala wareegaan AMISOM, marka ay dalka ka baxdo.
Shirkaasi ayaa intii uu socday waxaa qodobada ugu muhimsan ee la isla gartay ka mid ahaa in EU100 milyan oo euro oo deeq ah si toos ah loo siiyo dowladda Federaalka Soomaaliya, iyo in EU80 milyan oo Yuuro Midawga Yurub uu ku bixiyo dadaallada xasilinta Soomaaliya iyo in taageero joogta ah la siiyo ciidanka AMISOM.
Wariyaha VOA-da ee London Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa wixii ka soo baxay shirkaasi wax ka weydiiyay, Danjire Cali Saciid Fiqi, Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub, oo ka mid ah wafdiga Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ee shirkaasi ka qeyb galay. Khadka taleefanka ee Brussels ayuu kula xiriiray.
storvideo: 

Xidhitaanka Cambridge Analytica 'Ma joojineyso...

$
0
0

Xidhitaanka Cambridge Analytica ayaa la sheegay baadhitaankooda iney ka joojineyn xogta malaayiinta qof sida ay u maareeyeen, ayey sheegayaan baadhayaashu.
Shirkaddu waxay diidday xogaha khaaska ee ku dhawaad 87million oo qof oo facebook isticmaala iney ololaha doorashada u adeegsadeen, shirkadduna waxaa albaabbada loo xidhay malinti arbacada
Xafiiska Komishineerka Isgaarsiinta (ICO) ayaa wuxuu sheegay iney baadhitaanka ku wadaan 'shaqsiyaadka iyo agaasimayaasha horay shirkadda looga eryey'
Domian Collins oo ah guddoomiyaha guddiga dhaqanka, saxaafadda iyo ciyaaraha (DCMS): wuxuu sheegay 'Shirkadda Cambridge Analytica iyo shirkadaha bahwadaagta la ah iney awoodin iney tiraan xogaha ay hayaan xidhitaanka shirkadda kaddib'.
"baadhitaanka aan ku sameyneyno shaqooyinkoodana waa mid muhiim ah"
Wuxuuna BBC-da u sheegay "waxaan rabnaa inaan hubinno iskudayga annaga inuusan ahayn mid is-eryasho ama wax qarin, shirkadahana aan ku qasabni iney xirmaan ama aan xoogno balse waxaan baadheynaa oo keli ah eedeynta loo soo jeediyey wixi ku saabsan"
Mary Creagh oo ah Xubin baarlamaan oo ka tirsan Xisbiga shaqaalaha ayaa wuxuu sheegay "muranka iyo arrimaha taagan in si sharci darra loo shaaciyey "
Isdabamarinta sideey ku billaawday?
17-ka bisha March: Dad goob joogayaal ah ayaa waxay wargeyska New York Times ay ku daabaceen shaqaale hore oo shirkadda Cambridge Analytic ka tirsanaa inuu sheegay iney shirkaddu 50 malyan oo macamiisha facebooka ah in si aan wanaagsaneyn ay ula dhaqantay.
19-ka bisha March: telefishiinka channel 4 ayaa wuxuu baahiyey warbixin ku saabsan sida ay shirkadda Cambridge Alaytica sida doorashada adduunka ka dhacdo ay lusho, ay ugu lug lahaadaan dabinkana ay ugu dhigaan. telefishiinka oo soo xigtay Maareeyaha guud ee shirkadda Alexandar Nix.
20-ka bisha March: Alexandar Nix shqadi ayaa laga joojiyey.
23-ka March: Hay'adda UK u qaabilsan ilaalinta xogaha ayaa waaran u soo jartay xafiiska shirkadda Cambridge Analytica in la baaro.
27-ka March: Chiristopher Wylie wuxuu hor yimid Guddiga Xubnaha Baarlamaanka UK.
4-ta April: Facebook ayaa waxay sheegtay iney aaminsan tahay ilaa iyo 87 million oo macamiisheeda ka mid ah si aan munaasab ahayn iney shirkadda Cambridge Analytica ay ula wadaagtay.
10-ka April: Maareeyaha Guud ee Facebook Zuckerberg ayaa hor yimid hay'adda sharci dejinta mareykanka si ay wax uga weydiyaan isdaba marinta lagu soo eedeeyey.
17-ka April: Madaxi hore ee shirkadda Cambridge Analytica Alexander Nix ayaa diiday inuu hor yimaaddo mudanayaasha baarlamaanka UK.
26-ka April: Guddiga Baarlamaanka UK ayaa u soo qoray warqad hanjabaad ah oo ay u soo direen 'Mark Zuckerberg' si uu uga jawaabo su'aalaha la weydiinayo inkasta oo ay weli su'aalahaasi taagan yihiin.
2-da May: Cambridge Analytica waxay iclaamisay in albaabada loo xidhay.
War murtiyeed ay soo saartay, shirkadda Cambridge Analytica waxay ku sheegtay iney waxyaabaha ay 'ku xamanayaan' ee la xidhiidha dhaqdhaqaaqyada 'sharciga caadiga ahaa' wajiga laga fool xumeeyey.
Waxayna shirkaddu qoraalkeeda ku sheegtay shirkadda bahwadaagta la ah ee SCL waxaa sida oo kale lagu soo eedeeyey iney isdaba marinta doorashooyinka ay ku lug leedahay.
Afhayeen u hadlo shirkadda ICO ayaa iyaduna sheegtay iney dambi baadhayaasha 'si dhow u baadhayaan' waxaanna faahfaahinta xidhitaanka iyo arrimaha la xidhiidhaba aan soo saari doonnaa dhawaan.
Waxayna intaa ku dartay "ICO iyo Shirkadda iyo SCL iyo Cambridge Analytica ay qayb ka yihiin baadhitaanka ballaadhan" ee la xidhiidha xogaha shaqsiyaadka oo si khaldan loo isticmaalay , u adeegsiga ololaha doorashada , shirkadaha baraha bulshada iyo qaybaha kale.
Shirkaddu waxay dhinac isaga dhigtay iney u adeegsatay xogahaasi lagu soo eddeyey iney si khaldan u maamushay loo isticmaalay doorashadi 2016 mareykanka iyo aftidi ka dhacday Midowga yurub.
'Iskaashiga'
Arbacadi, khabiir arrimaha cyberka ayaa u sheegay mudanayaasha baarlamaanka shirkadda arrimahani lagu soo eedeeyey ay xiriir dhow la leedahay Cambridge Analytica, waxayna ka qayb qaateen ololayaasha aftida iyaga oo kooxa kala duduwan adeegsanayo.
Shirkadda AIQ- oo laga leeyahay Kanada ayaa sida oo kale laga joojiyey iney isticmaasho facebook.
Shirkaddu waxay diidday iney ka qayb qaadatay eedeymaha loo soo jeediyey Cambridge Analytica, balse shirkadda bahwadaagta ah CA ay si khaldan ula macaamileen xogta macamiisha facebook.
Wakiillo ka socda urur la yidhahdo 'Vote Leave', waxuu sheegay inay midowga yurub marar badan diidday iney wax khaladaad ah dhaceen.
storvideo: 

Kooxo hubeysan Oo Askari ku dilay duleedka M/ Muqdisho

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kooxo ku hubeysnaa Bastoolada ayaa Barqanimadii maaanta Askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda Soomaaliya ku dilay nawaaxiga Isgosyka Ex Koontarool Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho.
Askari la dilay ayaa magaciisa lagu soo koobay C/raxmaan, waxaana la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed.
Dad goobjoogayaal ah ayaa Shabelle u sheegay in Raggii ka dambeeyay dilka Askarigaasi ay goobta isaga baxsadeen.
Welina ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha Laamaha Ammaanka oo ku aadan dilkaasi.
Maalmihii dambe ayaa waxaa M/ Muqdisho iyo nawaaxigeeda ka dhacayay dilal qorsheysan oo qaarkood loo geystay Askar ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya.
The post Kooxo hubeysan Oo Askari ku dilay duleedka M/ Muqdisho appeared first on Shabelle.

Maxaad kala socotaa guriga adduunka ugu wayn ee wada...

$
0
0

Waxaa magaalada London dib looga furayaa dhismaha "Temperate House "oo ah guriga ugu wayn adduunka ee dhalo ka samaysan, ka dib markii dayactir lagu samaynayay muddo shan sano ah.
Waa markii ugu horreysay taarikhda ee wax laga badelo dhismahan oo la casriyeeyo.
Waxaa dhismahan loo isticmaalay 5,000 litir oo rinji ah taasi oo ku fillan in lagu rinjiyeeyo afar garoon,waxaa sidoo kale la badelay 15,000 oo dhalo.
Dhismahaan ayaa lagu wadaa in dib loo furo sabtida 5ta bisha May.
Dhismahaan cagaarka ah ayaa hadda waxaa ku abuurran 10,000 oo geed ,iyadoo heerkulka iyo cimilada dunida ay geedahan wax badan ka badellaan.
Qaar ka mid ah noocyada geedaha ku abuuran xaruntan ayaa ah kuwa aad dunida ugu yar sida Encephalartos woodii.
Geedka Encephalartos woodii ayaa loogu magacdaray "geedka adduunka ugu kalisan" maxaa yeelay waxaa kaliye ee soo haray waa labka,iyadoo geedkan oo ka dhammaaday adduunka dib loo abuuray bartamihii garnigii 19 aad.
Scott Taylor, oo ku taqasusay arrimaha geedaha ayaa hadda maareyaa isbadelka heerkulka ee dhismahaan ,wuxuuna sheegay in weli ay baadigoob loogu jira sidii loo helli lahaa dhidigga geedka Encephalartos waxaa uu sidoo kale ku adgaystay inay muhiim tahay in la hello qaar ka mid ah geeedaha adduunka ugu tirade yar.
"Waxaa naga saaran musuul dhammanteen inan ku dadaallo sidii aan arrintan ku wadi lahayn" ayuu yiri Mr Taylor,

  • Dadka UK oo qabatimay taleefanada
  • Facebook oo xarun cusub ka furanaysa UK

Dhismaha Heerkulka
Lacagta lagu dayactiray dhismahan ayaa gaareysa ilaa 41 milyan oo bound.

  • Waxaa dhismahan laga saaray 69,000 oo ka mid ah alaabihii horay loogu dhisay.
  • 15000 oo dhalo ayaa la badallay
  • 180 kun oo muraayadood ayaa la isticmaalay.
  • 5,280 litir oo rinji ah ayaa loo isticmaalay dhismahaan.
  • 400 oo shaqaale ayaa ka howlgalay mashruucaan.

Wareysi ay BBCda la yeelatay weriyaha arrimaha deegaanka Sir David Attenborough ayaa sheegay in markii ugu horreysay oo uu booqday Beerta Kew "mar aysan qiimo badan lahayn"
"Markii aan billaabay shaqada BBC ,marka ay shaqada igubadato oo aan niyad jabsannahay,waxaan soo booqan jiray xaruntan"
"Maxaa yeelay geedaha xaruntan ka baxa ayaa ah kuwa aad ugu tiro yar adduunka" ayuu ku daray David.
storvideo: 

Kooxo hubeysan Oo Askari ku dilay duleedka M/ Muqdisho

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kooxo ku hubeysnaa Bastoolada ayaa Barqanimadii maaanta Askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda Soomaaliya ku dilay nawaaxiga Isgosyka Ex Koontarool Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho.
Askari la dilay ayaa magaciisa lagu soo koobay C/raxmaan, waxaana la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed.
Dad goobjoogayaal ah ayaa Shabelle u sheegay in Raggii ka dambeeyay dilka Askarigaasi ay goobta isaga baxsadeen.
Welina ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha Laamaha Ammaanka oo ku aadan dilkaasi.
Maalmihii dambe ayaa waxaa M/ Muqdisho iyo nawaaxigeeda ka dhacayay dilal qorsheysan oo qaarkood loo geystay Askar ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya.
storvideo: 

Daawo: ” Aniga Ka Ciro ahaa gobolka Sanaag meel...

$
0
0

Daawo:" Aniga Ka Ciro ahaa gobolka Sanaag meel gaara ayuu igaga yaalaa Gaar ahaa maalada Ceerigaabo" Ciro Oo Lagu soo dhaweeyey Ceerigaabo
[embedded content]
storvideo: 


Dhaarinta Guddoomiye Mursal kadib, akhriso 10 qodob...

$
0
0

Muqdisho (Caasimadda Online) - Waxaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan isaga oo lagu wado inuu guda-galo shaqo howleedka golaha shacabka iyo fulinta barnaamijkiisa siyaasadeed.Haddaba, waxaa akhristayaasha xusuusineysaa khudbaddii uu Mursal ka horjeediyay golaha shacabka April 26, 2018, isaga oo xilligaasi ahaa murashax ayuu golaha soo hordhigay barnamij ay tahay inay kula xisaabtammaan fulintiisa sanadaha soo socda.Akhriso 10 Qodob uu Ka Ballanqaaday Golaha Shacabka:1. Ku Dhaqanka Dastuurka Dalka Iyo Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka:Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa uu khudbadii murashaxnimada ku ballan-qaaday inuu u hoggaansami-doonno dastuurka dalka iyo xeer-hoosaadka golaha shacabka iyo in howlaha galaha shacabka noqdaan kuwoo waafaqsan dastuurka KMG ah ee dalka iyo xeer-hoosaadka golaha shacabka.
2. Dhameystirka Howlaha Golaha Shacabka: Waxaa Maxamed Mursal ballan-qaaday sidii loo dhameystiri lahaa howlaha qabyada u ah baarlamaanka sida ansixinta xeerarka muhiimka u ah xukuumadda iyo ka miro-dhallinta in dalku nidaam doorasho oo xor ah si shacabka Soomaaliyeed u go'aansadaan in talada dalka ay u doortaan shakhsigii ay doonaan.3. Ilaalinta Xasaanadda Golaha Shacabka JFS: Maxamed Mursal waxaa uu sheegay inuu ilaalin-doonno xasaanadda dhammaan xubnaha golaha shacabka, isaga oo intaasi raaciyay in aanu ogolaan-doonin in lagu xad-gudbo karaamada xildhibannada golaha shacabka dhinac kasta sida uu qabo qodobka 70aad, faqradiisa 1aad ee dastuurka KMG ah: sida ilaalinta karaamada, codka, aragtidooda iyo soo-jeedintooda si waafaqasan dastuurka KMG ah iyo xeer-hoosaadka golaha shacabka.4. Daryeelka Caafimaadka Xildhibaannada Iyo Qoysaskooda: Maxamed Mursal waxaa uu Xildhibaannada u sheegay inuu ka shaqeyn-doonno sidii xildhibaannada u heli lahaayeen daryeel caafimaad iyaga iyo qoysaskooda iyo inuu ku dadaali-doonno inay xildhibaannada helaan daryeel caafimaad oo joogta ah iyaga oo kuwa hadda xanuunsanna ay heli-doonaan gurmad caafimaad oo degdeg ah, waxaa kale oo uu ka hadlay in xildhibaannada heli-doonaan xuquuqdooda gaar ah sida mushaaraadkooda iyo waxa kale ee ay xaqa u leeyihiin.5. Ixtiraamka awoodaha golaha shacabka ee JFS: Maxamed Mursal waxaa uu khudbadiisa ku ballan-qaaday inuu ixtiraami-doonno awoodaha uu golaha leeyahay sida dejinta sharciyada iyo ansixintooda, la xisaabtanka hey'adaha fulinta ee dalka sida uu qabo qodobka 69aad, faqradiisa 1aad xarafka "A" ee dastuurka KMG ah oo qeexaya in golaha shacabka uu leeyahay awood sharci-dejin kaas oo ah inuu ansixiyo, wax ka badalo ama diido sharciyada la horkeenno iyo ixtiraamka awoodaha kale ee dheeriga ah ee golaha shacabka ee ku xusan isla qodobkaas, faqraddiisa 2aad xarafka"B" ee dastuurka KMG ah kaas oo qeexaya awoodda la xisaabtanka iyo korjoogteynta ee hey'adaha dowladda heer qaran gaar ahaan dhinaca hubinta dhaqan-gelinta sharciyada dalka.6. Wada-shaqeynta Guddoonka iyo Guddiyada Joogtada Ah Ee Golaha Shacabka:Maxamed Mursal waxaa uu ballan-qaaday inuu wada-shaqeyn dhow la yeelan-doono xubnaha kale ee guddoonka golaha iyo guddoomiyeyaasha guddiyada golaha shacabka, isaga oo intaasi raaciyay in maamulka golaha iyo howlihiisa noqon-doonaan kuwoo ku saleysan wada-shaqeyn iyo la tashi iyo in go'aannada la xiriira maamulka noqon-doonaan kuwoo ay isku waafaqsan yihiin xubnaha guddoonka si looga baaqsado inay dhacdo isku dhex-yaac dhinaca maamulka ah.7. Iskaashiga Golaha Shacabka, Golaha Aqalka Sare Iyo Gololayaasha Shacabka Ee Maamul Goboleedyada Dalka: Maxamed Mursal waxaa uu ballan-qaaday inuu xiriir dhow la yeelan-doonno aqalka sare ee dalka iyo goleyaasha shacabka ee maamul goboleedyada, xiriirkaas oo noqon-doonno mid ku saleysan wada-shaqeyn iyo iskaashi si waafaqsan dastuurka iyo shuruucda kale ee dalka u taalla.8. Wada-shaqeynta Golaha Shacabka Ee Hey'adaha kale ee Dowladda: Maxamed Mursal waxaa uu khudabdiisa ku ballan-qaaday inuu wada-shaqeyn la yeelan-doonno dhammaan hey'adaha dowliga ah si waafaqsan dastuurka KMG ah ee JFS, isaga oo sheegay in uu la socon-doono shaqada fulinta si loo hubiyo inay shacabka helaan adeegyadii ay dowladda ka sugayeen.9. La-socodka Dareenka Shacabka Soomaaliyeed: Maxamed Mursal waxaa uu ballan-qaaday inuu la socon-doonno dareenka shacabka Soomaaliyeed iyo inuu xubnaha ku baraarujin-doonno waxa shacabka rabaan, maadaama sida uu sheegay baarlamaanku yahay mid matala guud ahaan shacabka Soomaaliyeed isaga oo golaha la wadaagi-doonna cabashooyin ay Shacabka Soomaaliyeed qabaan si golaha uga doodaan isla markaana looga qaado tallaabooyin ku haboon si waafaqsan dastuurka KMG ah ee dalka.10. Xoojinta Xiriirka Dibadda Ee Golaha Shacabka JFS: Maxamed Mursal waxaa uu kaloo ballan-qaaday inuu xoojin-doonno xiriirka golaha shacabka la leeyahay baarlamaannada caalamka, dar-dar-gelinta dib u dhiska xarumaha golaha shacabka iyada oo la raacayo heshiisyadii horay loo galay.
Xigasho: Goobjoog- OnlineXafiiska Muqdisho-Q@live.com
storvideo: 

Maxaa hortaagan dib u dhiska ciidamada Somalia?

$
0
0

Dalalka deeq bixiyayaasha ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay dedejiso isbeddalada ay ku sameyneyso ciidamadeeda.
Hadalkan kasoo baxay shir madaxeedka Brussels ayaa ku boorinaya dowladda Soomaaliya inay si deg deg ah uga shaqeyso wax ka qabashada arrimaha lagu cayimay warbixintii sanadkii tagey ay soo saareen dowladda, QM iyo Midowga Afrika.
Warbixintaas ayaa ciidamada xoogga Soomaaliyeed ku sheegtay "kuwa jilicsan oo leh talis iyo maamul tabar darran", waxaana ay timid ayada oo ciidamada Amisom ay isku diyaarinayaan inay Soomaaliya ka baxaan sanadda 2020, amniga dalkana ku wareejiyaan kuwa Soomaalida.
Kuwa taxliiliya arrimaha amniga ayaa ka digaya in ciidamo xoogga oo Soomaali ah la'aantood ay Shabaab dib usoo noolaan karaan.
Maxamed Colaad Xasan ayaa warbintan ku eegaya waxa hortaagan horumarka ciidamada Soomaaliya.
storvideo: 

Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Ku Dhawaaqdey in...

$
0
0

Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Ku Dhawaaqdey in Dhaam biyood Laga Hirgalin doono Isha Kala Gooye Oo Dhinaca Bari ka xigta Magaalada Toon Ee Degmada Sallaxley iyo Wasiiro Dhawr ah oo Gaadhay Goobtaasi

[embedded content]
storvideo: 

NUSOJ PRESS STATEMENT. Somalia journalists mark 2018...

$
0
0

NUSOJ PRESS STATEMENT-
Somalia journalists mark 2018 World Press Freedom Day across the country
Mogadishu, May 3, 2018 - National Union of Somali Journalists and its affiliate regional member organisations with in kind support from the United Nations Support Mission in Somalia (UNSOM) organized nationwide events bringing together hundreds of Somali journalists, the public and government officials to mark World Press Freedom Day celebrated globally every 3 of May.
This year's theme of was keeping power in check: Media, Justice and the Rule of Law. The NUSOJ event in Somalia generally focussed on promoting justice for media workers by reminding government officials on the need to respect media freedoms in Somalia.
In the capital Mogadishu, more than 200 journalists converged at the lush green peace garden and main hall where they were joined by government officials, civil society organizations and the UN to mark the day in style. Similar events were held in Baidoa, Kismayu, Jowhar, Dhusamareeb and Bosasso by affiliate NUSOJ media organizations.
The event in Mogadishu was attended by Acting Minister of Information, Culture and Tourism H.E. Abdirahman Idan Yonis, Chairman of the Somalia South Central Non State Actors (SOSCENSA) Dini Mohamed Dini, Communications Director, Office of the President of the Federal Republic of Somalia Abdinur Mohamed Ahmed and the UN Spokesman for Somalia Joseph Contreras.
Speaking during the event, NUSOJ Secretary General Mohamed Ibrahim Moalimuu thanked the participants who joined the media on World Press Freedom Day celebrations to show their solidarity.
"Today we dedicate our thoughts to our fallen media colleagues who lost their lives in the line of duty. We are also really sad to see such violations against the press still happening in some parts of Somalia. We wish to call upon authorities to stop press violations including arbitrary arrests, torture, acts of intimidations as well as crackdown of media outlets across the country and instead support and defend press freedoms as enshrined in our constitution," Moalimuu said.
The Acting Minister of Information Mr. Yonis who spoke during the celebrations to mark World Press Freedom Day in Mogadishu said: "We have amended the Media Law to incorporate private media concerns; the law is currently before the federal parliament of Somalia. The ministry has also launched the National Mechanism for Safety of Journalism and is establishing the National Coordination Committee for Safety of Journalism. The Justice institutions are members of this committee to support the legal needs for Somali Journalists. The FederalGovernment of Somalia has specified in the Constitution that Freedom of Speech is guaranteed."
The Communications Director in the President's office Mr. Ahmed reiterated the Somalia government respect for media freedom and quoted the President's Twitter Message: "Many praise to the Somali media as we mark the World Press Freedom Day. You've shown resilience and commitment to your work, even under tough circumstances. My administration is committed to protecting the freedom of expression, a right enshrined in our Provisional Constitution,"
The UN Spokesman for Somalia Mr. Contreras shared the UN Secretary-General's Special Representative for Somalia Micheal Keating's goodwill message to the Somali media on this day urging an end to the culture of impunity and saluting the media for their bravery saying: "I salute the hundreds of Somali journalists who risk their lives on regular basis to do their job."
Somalia Civil Society Chairman Mr. Dini send goodwill messages to the media in Somalia and urged them to continue informing the public and urged them not to concentrate on political news alone but also cover humanitarian disasters that affect the population.
The NUSOJ event in Mogadishu was also attended by its affiliate member organizations by the Somalia Women Journalists (SWJ), Somalia Independent Media Houses Association (SIMHA) and Somalia Media Association (SOMA).
storvideo: 

Sawirro: Sidee ayuu u qabsoomay is araga Farmaajo &...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan dhiirrigelin, qado sharaf iyo bogaadin ah oo ku saabsan guushii Qaranka ee koobkii Bariga iyo Bartamaha Qaraadda Afrika (CECAFA) waxa uu la qaatay Guddiga Ciyaaraha Qaranka, Macalimiinta, Tababarayaasha iyo Ciyaaryahannada Qaranka Soomaaliyeed ee da'doodu ka yartahay 17 sano.
Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey xulka da'yarta Soomaaliyeed ee heer Qaran, daadaalka ay muujiyeen iyo sida ay caalamka ugu soo bandhigeen in dhallinyarada Soomaaliyeed ay kaalin muuqata ku lahaan karaan saaxada tartannada heer qaaradeed.
"Annaga waxa ay noo xisaabsan tahay in aad guuleysateen, sababtoo ah waxaad ka soo guuleysateen intaas oo dal, idinkoo dalkiinnu uu soo kabanayo ayaad ka badiseen dowlado badan oo aan bur bur ku dhicin, dowladahaas oo sannadadii aan bur burka ku jirnay iyagu soo dhismayey." Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa ku dhiirri geliyey Maamulka iyo shaqaalha Wasaaradda Cayaaraha, dhallinyarada iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed dadaalka ay ku bixiyeen da'yarta heer Qaran iyo guud ahaan cayaaraha dalka.
Xulka Da'yarta Qaranka ee U-17ka ayaa isu diyaarinaya ka qeyb galka Koobka Qaaradda Afrika ee 17-jirrada oo saddex bilood kaddib fumi doona.
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live