Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Laanqayrta Cas oo dhaqaatir u dirtay Qaza

$
0
0

Ha'yadda Laanqayrta Cas waxay sheegtay in labo kooxood oo dhaqaatiir ah ay u dirtay marinka Qaza si ay u caawiyaan dadkii dhawaan ku dhaawacmay qalalaasihii ka dhacay halkaasi.


Dad u daawasho tagay humaagga cadceedda ee daaraha quraaradda ee New York

$
0
0

Boqolaal dad ayaa shalay gabal dhicii u daawasho tagay xaafada dadka ladan ay degenyihiin ee magaalada New York, halkaas oo ileyska cadceedda uu ku dhacay daaraha dhaadheer ee quraarada ka samaysan, halkaasna waxaa ka dhashay humaag-celin.

Netanyahu oo ammaanay dadka Iran

$
0
0

Ra’iisul wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu ayaa baahiyey muuqaal uu ku ammaanayo dadka Iran, isaga oo isku dayaya inuu soo nooleeyo saaxiibtinimada taariikhiga ah ee dadka Iran, balse sidoo kale dhalleeceynaya hoggaamiyayaasha dalkaas.

Liiska xiddigaha Morocco ee koobka adduunka

$
0
0

Macallinka reer France ee layliya xulka kubadda cagta dalka Morocco, Hervé Renard ayaa magacaabay cayaartoyda dalkaas u matalaya koobka adduunka, oo dalka Ruushak ka furmaya 14-ka bishan.

Goolhayeyaasha: Mounir El Kajoui (Numancia), Yassine Bounou (Girona), Ahmad Reda Tagnaouti (Ittihad Tanger).

Daafacyada: Mehdi Benatia (Juventus), Romain Saiss (Wolves), Manuel Da Costa (Basaksehir), Badr Benoun (Raja Casablanca), Nabil Dirar (Fenerbahce), Achraf Hakimi (Real Madrid), Hamza...

Real oo raadineysa tababare cusub

$
0
0

Real Madrid ayaa baadi goob ugu jirta sidi ay u heli laheyd tababare bedela booska uu banneeyay macalin Zinedine Zidane, oo shalay si lama filaan ah ugu dhawaaqay inuu ka tagay kooxda.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Madrid, ayuu Zidane ku sheegay in kooxda ay u baahan tahay is-badal iyo jiho kale oo cusub, kadib saddex sano oo uu leylinayay.

Zidane mudadaasi wuxuu qaaday saddex koob oo ah kan Yurub oo uu waliba isku xiriiriyey. Kiisi ugu danbeeyay wuxuu qaaday lix maalmood ka...

Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Israa’iil ma waxa ay isku direysaa Ruushka iyo Iiraan?

$
0
0

Waxaa la ogyahay in Suuriya iyo Israa'iil ay yihiin cadaw aanan indhaha iska eegi karin, taas badalkeeda Israa'iil iyo Ruushka waa saaxiibo isku dhaarta.

Ciidamada DFS Oo rag hubeysan dil iyo dhaawac ugu geystay Dharkenley

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska hor barqanimadii maanta ka dhacay gudaha degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.
Waxaana uu u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa xasilinta iyo kooxo hubeysan oo la sheegay in ay ku sugnaayeen waaxda 4-aad ee degmadaasi.
Iska hor imaadkan ayaa yimid, kadib markii ay isku dhaceen Raggaasi oo la sheegay in ay diideen in ay hubka dhigaan iyo Ciidamada ammaanka oo howlgal ka waday halkaasi.
Ilo deegaanka ah oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in Israsaaseyntaasi uu ku dhintay mid ah Raggii hubysnaa, halka mid kalena lagu dhaawacay halkaasi.
Sidoo kale waxaa ku dhaawacmay falkaasi Askari ka tirsan Ciidamada Xasilinta iyo dad rayid ah oo ka agdhawaa goobtaasi.
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Dharkenley ayaa inoo xaqiijiyay jiritaanka iska hor imaadkaasi,b alse waxa ay ka gaabsadeen in ay faah faahin ka bixiyaan.
Dhacdadan ayaa ku soo aadeysa, xilli maalmihii dambe howlgallo ballaaran Ciidamada dowladdu ay ka wadeen degmadaasi, kuwaas oo lagu soo qab qabtay in ka badan 10 ruux oo la sheegay in ay dhac u geysan jireen dadka shacabka ah.
The post Ciidamada DFS Oo rag hubeysan dil iyo dhaawac ugu geystay Dharkenley appeared first on Shabelle.


Kulamo iska soo hor jeeda Oo ka socda Cadaado iyo Dhuusamareeb

$
0
0

Dhuusamareeb ( Sh. M. Network )-Madaxda ugu sarreysa maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Gamudug ayaa waxaa ay kulamo gooni gooni ah uga socdaan magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.
Madaxweyne Axmed Ducaale Gelle Xaaf iyo madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa saacadihii la soo dhaafay kulamo kula qaadtay Dhuusamareeb waxgaradka ku dhaqan magaaladaasi.
Waxaana diirada lagu saaray kulamadaasi khilaafka ka soo cusboonaday Galmudug ee u dhexeeya mas’uliyiinta maamulkaasi.
Sidoo kale magaalada Cadaado ee xarunta baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa kulamo ka wada madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi Carabey iyo sidoo kale guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir.
Kulamadaasi ayaa mas’uuliyiintu waxa ay la qaateen qeybaha kala duwan ee bulshada iyo siyaasiyiin si weynu dhaliilsan madaxweyne Xaaf.
Labada garab ayaa midba mid ka kale eedeymo u jeedinaya, inkastoo ay socdaan dadaallo lagu xilanayo khilaafkaasi.
Khilaafka haatan ka taagan Galmudug ayaa ka dhashay sida la sheegay isku darkii baarlamaanada Ahlsunna iyo Galmudug.
The post Kulamo iska soo hor jeeda Oo ka socda Cadaado iyo Dhuusamareeb appeared first on Shabelle.

Cudurrada aan faafin oo dhimashada ugu badan sababa

$
0
0

Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa waxa ay madaxda caalamka ugu baaqday inay horkacaan ololaha lagu doonayo in looga hortago waxa ay hay'addu ku tilmaantay cudurrada aan faafaafin ee dilaaga ah.

Degmooyinka Howlwadaag iyo Boondheer Oo caawa ku baratamaya tartanka Shabelle

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Tartanka xiisaha badan ee bisha barakeysan Ramadaan Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa waxaa caawa ku baratami doona degmooyinka Howlwadaag iyo Boondheere ee G/ Banaadir.
Waxaana tartanku uu yahay mid adag, maadaama labada degmo kulamadii hore ay guulo ka soo gaareen.
Tartamayaasha Labada dhinac ayaa wada dadaalkii ugu dambeeyay ee ka qeyb galka barnaamijka caawa, si degmada weliba ay u difaacato sharafteeda dhinaca aqoonta.
Hayeeshii la’arki doonee Cawa degmada adkaata Howlwadaag iyo Boondheere oo ka wada tirsan gobolka Banaadir.
Taaba gelinta sanadkan tartan aqooneedka Shabelle waa Jaamacadda Jobkey, halka Su’aal diyaarintuna uu yahay Adult Commercial Secondary School.
The post Degmooyinka Howlwadaag iyo Boondheer Oo caawa ku baratamaya tartanka Shabelle appeared first on Shabelle.

Hay’adda Insaaniya Oo gargaar Caafimaad ka sameysay Garasbaaley

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Hay’ada Insaaniya foundation oo ah hay’ad ka shaqeysa arrimaha samafalka ayaa maanta deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho waxa ay ka sameeysay gargaar caafimaad oo ay ka faa’iideesteen in ka badan 250 qoysas oo barakacayaal ah.
Dhaqaatiir iyo howlwadeeno caafimaad ayaa kaalin weyn ka qaatay howlshan gargaar, waxaana bukaanada loo sameeyay baaritaano iyo daaweyn intaba.
Cabdicasiis Caagane Cabdisamad guddoomiye ku xigeenka hay’adda Insaaniya foundation, ahna guddoomiyaha Jaamacadda Jobkey oo la hadlay Warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyay gurmadka caafimaad oo maanta ay u sameeyeen dadka barakacayaasha ah ee ku nool duleedka magaalada Muqdisho.
Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/06/cod-2-ismaacil.mp3
The post Hay’adda Insaaniya Oo gargaar Caafimaad ka sameysay Garasbaaley appeared first on Shabelle.

Faaqidaadda: Isbeddelada xilalka sare ee Somalia

$
0
0

Toddobaadkan waxaa magaalada Muqdisho lagu dhaariyey guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare ee Soomaliya Baashe Yuusuf. Arrintan ayaa qeyb ka ah isbeddelo dhowr ah oo ku imanayey xilalka sare ee dowladda. Haddaba maxay yihiin sababta isbeddeladan, mase yihiin kuwa dhabbo sax ah loo maray. Waa qodobka barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, waxaana soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

 

Dagaal ganacsi oo dunida kusoo food leh Trump awgiis

$
0
0

Dalalka Midowga Yurub,Canada iyo Mexico ayaa qorshaynaya inay ku dhaqaqayaan tallaabo ay uga argoosanayaan go'aanka Madaxweyne Donald Trump uu caanshuuraha ugu soo rogay macddanta naxaaska iyo birta loo soo dhoofinaya Mareykanka.

Canada: Soomaali loo dhiibayo Mareykanka

$
0
0

Maxkamad Canada ku taalla ayaa aqbashey codsi dowlada Mareykanka uga yimid oo ku saabsanaa in lagu soo wareejiyo wiil Soomaalida Canada ah.


'Markii aan soo toosay waxaan aqoonsan waayay xaaskeyga'

$
0
0

Adam iyo Raquel Gonzales ayaa ahaa lammaane wada noolaa shan sano, balse maalin ka mid ah maalmaha ayaa Adam waxa uu soo toosay isaga oo garan waayay xaaskiisa, sababtoo ah waxa uu hilmaamay guud ahaan noloshiisa iyo inuu xees leeyahay.

US military killed almost 500 civilians in 2017 - Pentagon report

$
0
0

Saturday June 2, 2018The Pentagon has told Congress that the US military killed almost 500 civilians and injured a further 169 in 2017. The civilians were killed in operations around the world, from Somalia to Yemen to Syria."[The Department of Defense] assesses that there are credible reports of approximately 499 civilians killed and approximately 169 civilians injured during 2017," reads the Pentagon’s report to Congress, as per CNN.Ads By Google The casualty figures include those killed by airstrikes, and take in operations in Syria, Afghanistan and Yemen. The report did not include figures from Somalia or Libya, as there were “no credible reports” of civilian casualties there. The report added that a further 450 reports of civilian casualties from the same period have yet to be examined.During the first year of the Trump presidency, bombing operations in Iraq, Syria, and Afghanistan were all stepped up. 4,361 bombs were dropped in Afghanistan in 2017, compared to 1,337 in 2016. In Iraq and Syria, 39,577 bombs were released in 2017, up from 30,743 in 2016.The yearly publication of the report has been mandatory since former president Barack Obama signed an executive order in 2016. This year’s report was originally due for publication in early May, but was delayed for unknown reasons.The Pentagon kept records of civilian casualties under the Obama and Bush administrations, but was not legally compelled to make the figures public. According to the Bureau of Investigative Journalism, between 380 and 801 civilians were killed by drone strikes alone between 2009 and 2015, as Obama ramped up the US’ targeted-killing program. That same program would result in the drone assassination of US citizens in Yemen and Pakistan.Administrations past and present like to portray their military operations as clean and professional. Obama called his use of drone warfare “exceptionally surgical and precise,” while Trump described his airstrikes on Syria this April as “perfectly executed.”Reality, however, is not as sanitized. The Pentagon report shrugs off civilian casualties, calling them an unavoidable consequence of war."Despite the best efforts of US forces, civilian casualties are a tragic but at times unavoidable consequence of combat operations," it reads. "This is especially true when fighting in urban areas and against adversaries like ISIS and al-Qaeda who use civilians as shields and whose tactics include intentionally endangering the lives of innocents.”According to another official report released this week by the United States Central Command, at least 892 civilians have been killed by coalition strikes in Iraq and Syria since the campaign against Islamic State (ISIS, formerly IS/ISIL) began there in 2014.These figures are disputed, and Airwars, a nonprofit group tracking the war, claims that over 6,000 civilians have been killed since 2014.
advertisements

 

  • Mandera court jails 2 women for trafficking minor from Somalia - Daily Nation
  • Prominent Somali youth leader killed in Mogadishu - Xinhua
  • The World Cup for forgotten nations - The New Yorker
  • Frustrated Garissa residents urged not to cross into Somalia, live as IDPs - The Star
  • African migrants killed, hurt after fleeing Libya's human traffickers - VOA
  • U.S. airstrike kills 12 Al-Shabaab militants outside Mogadishu - HOL
  • AMISOM using sports to promote peace in Somalia - New Vision
  • Shabaab video details assassination unit in Mogadishu - Long Warjournal

African migrants killed, hurt after fleeing Libya's human traffickers

$
0
0

Saturday June 2, 2018The U.N. refugee agency says more than a dozen Africans who were held captive by human traffickers in Libya have been killed and many others wounded while trying to escape.The UNHCR says victims were among a group of some 200 Eritrean, Ethiopian and Somali migrants and refugees.The incident happened last week in Bani Walid, about 180 kilometers southeast of the Libyan capital, Tripoli. U.N. refugee agency spokesman William Spindler said this is just the latest horror story coming out of Libya, where people are being held by human traffickers in horrific conditions and sold into modern day slavery.Ads By Google "According to the survivors," he added, "people were shot while trying to escape and during attempts to recapture them.The survivors spoke of torture, abuse and exploitation at the hands of traffickers — some being held in captivity for up to three years."Spindler said local Libyan authorities have transferred 140 people who managed to escape to an official detention center. He said UNHCR has been distributing relief items and screening the survivors to identify those in need of international protection.He told VOA it is more difficult to provide protection for refugees than it is for people classified as economic migrants."If they are economic migrants and they can return to their country of origin, then IOM [International Organization for Migration] helps them to do that," he said. "... When it is the case of refugees, they cannot return to the country of origin, then we need to find a different solution involving third countries."Spindler said the UNHCR believes it is likely many refugees and migrants who tried to escape may be hiding from the traffickers, while others remain in captivity.He said survivors include a number of unaccompanied children, who are particularly vulnerable, and the UNHCR is trying to find appropriate solutions for them.
advertisements

 

  • Mandera court jails 2 women for trafficking minor from Somalia - Daily Nation
  • Prominent Somali youth leader killed in Mogadishu - Xinhua
  • The World Cup for forgotten nations - The New Yorker
  • Frustrated Garissa residents urged not to cross into Somalia, live as IDPs - The Star
  • US military killed almost 500 civilians in 2017 - Pentagon report - RT
  • U.S. airstrike kills 12 Al-Shabaab militants outside Mogadishu - HOL
  • AMISOM using sports to promote peace in Somalia - New Vision
  • Shabaab video details assassination unit in Mogadishu - Long Warjournal

Qalabka beenta garta oo lagu rakibayo saraakiil Kenyan ah

$
0
0

Waxa uu madaxweynaha hadlayay kadib markii shaaca laga qaaday in la xaday lacag dhan $78 milyan oo doolar oo ay lahayn laanta horumarinta dhalinyarada ee Kenya.

Frustrated Garissa residents urged not to cross into Somalia, live as IDPs

$
0
0

Saturday June 2, 2018Garissa county commissioner Joshua Chepchieng has said the government is not out to harass and intimidate residents.He was responding to complaints raised on Friday by leaders during Madaraka Day celebrations at Garissa Primary School.Ads By Google The leaders alleged that an imam disappeared in Liboi and said security officers are harassing people at the Tana bridge police barrier.Supkem national organising secretary Abdullahi Salat and Galbeth MCA Abdirizak Ismail criticised the requirement that passengers alight from buses and queue holding their IDs. It said it is not only disrespectful, but a way to intimidate.Last week more than 300 people from the border town crossed to Somalia in protest after several people disappeared. They said they are picked up by government agencies. “We demand unconditional release of all people picked. You are the same people radicalising our people by such actions,” MCA Ismail said.But Chepcheing urged residents to remain calm and patient as the problem is being handled.“It’s not wise for our people to cross over to Somalia as IDPs, while we can talk and resolve issues. We have explained our position as the government on the matter and it is being handled,” he said.Chepcheing said inspection of passengers at the bridge is done “in good faith”. “Security officers manning the barrier have clear instructions on how to handle passengers. But in case one or two officers have gone overboard, they should be reported and necessary disciplinary action taken against them,” he said.
advertisements

 

  • Prominent Somali youth leader killed in Mogadishu - Xinhua
  • The World Cup for forgotten nations - The New Yorker
  • African migrants killed, hurt after fleeing Libya's human traffickers - VOA
  • US military killed almost 500 civilians in 2017 - Pentagon report - RT
  • U.S. airstrike kills 12 Al-Shabaab militants outside Mogadishu - HOL
  • AMISOM using sports to promote peace in Somalia - New Vision
  • Shabaab video details assassination unit in Mogadishu - Long Warjournal
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live