Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

CIID WANNAAAGSAN, CIID WANNAAGSAN, CIID WANNAAGSAN CIID WANNAAGSAN!!

$
0
0

Bahda warsidaha www.halganka.net waxay dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto leeyihiin ciid wannaagsan, ku wada ciida caafimaad san.

Daadihiyayaasha warsiduhu waxay sidoo kale Allaha Caziizka ah ka barbayaan in uu ummadda Soomaaliyeed ciidan barakeysan fadligeeda uga dul qaado dhimaatooyinka rubuc qarniga ku dhowaad dul saarnaa.

Bahda warsidaha www.halganka.net, hoyga wadaniyiinta Soomaaliyeed

halgankanet@gmail.com


Dadka Caajizka badan oo loo helay sariir… DAAWO SAWIRO

$
0
0

Inkastoo muuqaalka sariirtaan ay tahay mid shaqadeeda wadata hadana waxa ay u gaar tahay dadka caajizka badan oo xiliyada shaqada ay ku jiraan ku kor hurdo miiska ay ku shaqeynayaan.
Dhalinyaro iskooda isku baheystay ayaa oo u dhashay dalka Mareekanka ayaa soo saaray sariirtaan agabka ay ka koobantahay ayagoona ugu talagalay haatan dhalinyaro ay ku tilaameen in ay yihiin kuwa ugu caajiska badan shirkad ay ka wada shaqeeyaan oo xili walba ay ku arkaan ayagoo ku kor jiifa miiska shaqadooda.
NALA DAAWO MUUQAALO AY KA SOO QAADEEN DHALINYARADAASI MID KA MID AH KUWA UGU CAAJISKA BADAN SHIRKADOODA



Ceerigaabo oo la diiday in Mayd La Kala Aasto iyo Xaalada oo Qasan

$
0
0

Ceerigaabo:- Wararka aanu ka helayno Magaalada Ceerigaabo ayaa sheegaya in dagaalkii Maanta dhacay uu Gabal dhacsaday waxana la sheegay in Duryanka Rasaasta la Maqlayay Habeenkii oo sii Dumaya.
Waxa la sheegay in  Dagaalkii Maanta lagu dilay Cali Daahir Cooraaf oo loo Yaqaan [Cali Habar Dile] Marxuunka dhintay waxa la sheegay inay Rasaas ooda kaga qaadeen Ciidamo Hubaysan oo la Filaayo inay ka Amar qaataan Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade.
Sidoo kale Cabdi Maxamuud Xaaji Dirir oo ka mid ahaa dhalintii Magaalada Ceerigaabo ayaa isna dhaawac soo gaadhay walow saraakiisha Caafimaadku ay Noo Xaqiijiyeen inay Xaaladiisa Caafimaad Wanaagsan tahay.
Xidhiidh aanu la samayn Degmooyinka Carmale iyo Damala Xagare, Badhan- Xingalool, Shinbiraale ayaa la sheegay in Ciidamo Gurmad ahi ka soo baxeen walow Suldaan Siciid Cabdisalaan oo ah Suldaanka Beesha Warsangali kuna sugan Magaalada ceerigaabo uu Amar ku Siiyay ciidamadaasi inaanay Gudaha Magaalada Ceerigaabo soo Galin.
Magaalada Ceerigaabo ayaa Qasan waxa la Dumiyay oo Qoryaha cul culus lagu Ganay Caawa xaafadaha Magaalada qaarkood, sida Hotel Royal oo la sheegay in Malayshiyaadka  Dagaalamayaa qaarkood ay Saldhig wayn ku Leeyihiin.
Axmed Cabdi Xaabsade ayaa la sheegay inaanay Talo Fara ugu Jirin waxana uu  Caawa Makhribkii Shir deg deg ah la qaatay Taliyaasha Ciidmada ee Gobolka Sanaag isaga oo Shirkaasi uu ka Horeeyay mid uu la Galay Isimada iyo Guurtida Gobolka Sanaag.
Ilo wareed baa sheegaya in Beesha  uu ka dhintay Marxuunka aanu Kor ku xusnay ay diideen in la Aaso isla markaana uu wali Maydkiisii Yaalo Cisbitaalka Guud ee Magaalada Ceerigaabo, Xaabsade iyo Koox Kale oo Hargaysa ka soo Boqooshay ayaa la sheegay inay Odayaasha Cadaadis xoogan ku Saareen in Maydkaasi la Aaso dibna laysu Arko hase ahaatee Odayaasha qaarkood ayaa arrinkaasi Ganafka ku dhuftay.
Colaadan ayaa curatay ka dib markii Taliyihii Saldhiga Daallo ee Magaalada Ceerigaabo uu Toogasho ku dilay mid ka mid ah Ilaaladiisii taasina ay Sababtay in Qaab Aano ahaan ah loo dilo Taliyihii Saldhiga degmada Fiqifuliye Marxuun Shiini Yaasiin Xiinfiniin, dhimashada Taliyaha Saldhiga Fiqifuliye ayaa sii Hurisay Colaada Magaalada Ceerigaabo.
Ahmed Shiino
GalGalanews/Ceerigaabo

jahliyda switzerland oo habalyo iyo bogaadin u dirayaa arooska xildhibaan maxamed cali jibriil iyo marwo nimco siciid cilmi hori oo arooskoodu ka dhacay dalka UK by ahmed yuusuf joofane

$
0
0

dhamaan waxaan salaamayaa shaqaalaha wabsetka meel kastay joogaan 
dhamaan dadkan hoose ku qoran waxay habalyo aan la soo koobi karayn 
u dirayaan xildhibaan mohamed cali jibriil iyo marwo nimco siciid cilmi hori
oo arooskoodu ka dhacay dalka uk habeenimadii xalay iyogoo ka faad,iidaysnaya
munaasibada iida waxay lee yihiin noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana 
kala hela aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiin
 
 
1) ahmed yuusuf joofane 
2) guuriti ibaraahim sheekeye
3) foosiya feged 
4) xaliimo food cade
5) maxamed suldaan siciid suldaan cali
6) axmed cumar nuur iyo xaaskiisa deqa iyo aruurtiisa
7) ahmed siciid cali afcas 
eng: c/risaaq aadan shaagle 
9) aniisa faarax ducaale
10) siciid laandhage
 
dhamaan dadkan oo ka mida jahliyda switzerland 
waxay marlabaad habalyo u dirayaan 
xildhibaan maxmed cali jibriil iyo marwo 
nimco siciid cilmi hori oo arooskuudu ka dhacay dalka UK
waxaan lee nahay noqda kuwii aduunka inta la jooga
isku waara ubad khayr qabana kala hela aaaaaaaaaaaaaaamin
 iid wanaagsan  kuli caam wa antum bikhayr 
by ahmed yuusuf joofane
switzerland
 joofane@hotmail.com

VOA iyo Barnaamijyada Ciidda Carafo

$
0
0

VOA waxay idiin soo gudbinaysaa laba barnaamij oo aan ugu talagalnay munaasabadda ciidda carafo. Barnaamijyadan waxaa ka qeybgalay qaar ka tirsan fannaaniinta Soomaaliyeed oo ku kala sugan daafaha Dunida.
Barnaamijka koowaad oo ay diyaariyeen Ibraahim Daanduray iyo Caasho Cuud waxaa ka qeybgalaya fannaaniinta kala ah,; Maryan Mursal Ciise iyo Shariif C/lle.
Barnaamijka labaad oo ay diyaariyeen C/casiis Xuseen iyo Sahra Ciidle waxaa ka qeybgalay fannaaniinta kala ah; Xasan Aadan Samatar, Cadar Kaahin, Mustafe Kiiko, Zeynab Laba Dhagax iyo Mustafe Sheekh Muumin.
 
Barnaamijka koowaad:     
 
Barnaamijka Labaad:       

VOA iyo Barnaamijyada Ciidda Carafo

$
0
0

VOA waxay idiin soo gudbinaysaa laba barnaamij oo aan ugu talagalnay munaasabadda ciidda carafo. Barnaamijyadan waxaa ka qeybgalay qaar ka tirsan fannaaniinta Soomaaliyeed oo ku kala sugan daafaha Dunida.

Barnaamijka koowaad oo ay diyaariyeen Ibraahim Daanduray iyo Caasho Cuud waxaa ka qeybgalaya fannaaniinta kala ah,; Maryan Mursal Ciise iyo Shariif C/lle.

Barnaamijka labaad oo ay diyaariyeen C/casiis Xuseen iyo Sahra Ciidle waxaa ka qeybgalay fannaaniinta kala ah; Xasan Aadan Samatar, Cadar Kaahin, Mustafe Kiiko, Zeynab Laba Dhagax iyo Mustafe Sheekh Muumin.

 

Barnaamijka koowaad:     

 

Barnaamijka Labaad:       

Shirib loogu talo galay Bar. Suugaan oo Shaaciye ku qabtay Muqdisho Barbaarta gaashaaman

Samsung to release bendy-screen mobiles ‘in early 2012′

$
0
0

Bendy phones sound like science fiction – but the far-out gadgets could be on sale in just a few months’ time. Both Samsung and Nokia are working on the technology. Samsung executives have given the clearest signal yet of when we should expect to see the first ‘bendy’ phones hit the market – early 2012. [...]


Op-Ed:Eid-ul-Adha-History & Origin

$
0
0

Two of the most important Islamic holidays of the year are Eid-ul-Fitr and Eid-ul-Adha. While the former marks the end of the long fasting month of Ramadan, Eid-ul-Adha marks the end of Hajj, the sacred pilgrimage to the holy city Mecca. It’s customary for every able Muslim (as prescribed in the Five Pillars of Islam) to go on a Hajj at least once during his lifetime. Also popularly known as the Festival of Sacrifice, this Muslim holiday Eid-ul-Adha commemorates Prophet Abraham’s unselfish act of sacrificing his own son Ishmael to the One God, Allah.The history behind Eid-ul-Adha follows the story of the faithful Prophet Abraham, who was instructed by Allah in a dream to raise the foundations of Kaaba, a black stone, the most sacred Muslim shrine in Mecca (Saudi Arabia), which the Muslims face during their prayers (salat). Immediately responding to the Lord’s call, Abraham set off for Mecca along with his wife and son, Ishmael. At that time, Mecca was a desolate and barren desert and Abraham had to face a lot of hardships. However, he supplicated Allah’s commands uncomplaining. In a divine dream, he also saw himself sacrificing his son Ishmael for Allah’s sake. When he told this to Ishmael, the latter immediately asked his father to carry out Lord’s commands without faltering and assured that he was completely ready to give up his life for God. But miraculously enough, when Abraham was about to sacrifice Ishmael, Allah spared the boy’s life and replaced him with a lamb. And this is what Abraham ultimately sacrificed.To commemorate this outstanding act of sacrifice (qurbani) by Prophet Abraham, people sacrifice a lamb, goat, ram or any other animal on Eid-ul-Adha and give the meat to friends, neighbors, relatives and the needy. People who are away from the holy pilgrimage, Hajj, also carry out this traditional sacrifice. Hence Eid-ul-Adha is also known as the Feast of Sacrifice or the Day of Sacrifice.Eid-ul-Adha begins from the 10th day of the 12th Islamic month Dhul-Hijjah. But the date of Eid-ul-Adha depends on the visibility of the moon each year. Eid-ul-Adha is known by different names in different parts of the world. For instance, Eid-ul-Adha is known by the name Hari Raya Aidiladha in south-east Asia. In Singapore, the local name for Eid-ul-Adha is Hari Raya Haji and in Malaysia, people refer to this festival as Id al-Adha and have made it a national holiday there. Indians know Eid-ul-Adha as Id al-Adha or Idu’z Zuha. And in Bangladesh, Eid-ul-Adha is known as Eid-ul-Azha or sometimes even Id al-Adha. But whatever the name, the celebratory spirit of Eid-ul-Adha runs high among Muslims all over the world, the geographical variations notwithstanding. Shafiq Ahmed Qureshi, Islamabad, Pakistan. e-mail. consular.saq@gmail.com ———————————————————————————————— Views expressed in the opinion articles are solely those of the authors and do not necessarily represent those of Somalilandpress editorial.

Somaliland: Army Clashes With Militia in Erigavo City

$
0
0

ERIGAVO(Somalilandpress)- According to reports received from Erigavo fighting broke out between Somaliland army and militia group that tried to create inter clan fighting in the city this afternoon. Khalid Ahmed resident of Erigavo city confirm to Somalilandpress that Somaliland army clashed with militia group that managed to come inside the city last three days without being noticed in order to distable the peace in the city. Somaliland forces who had an order to arrest anyone that carried weapon in the city came under fire when they tried to arrest the militia. From there fighting erupted thus resulting three officers dead and one militia.The militia group which are hiding in the city and using residential homes as trenches and shields caused Somaliland army to demolish homes, and other trading posts in the city center.

Deeq loo wakiishay SomaliTalk oo la gaarsiiyey Xero ay ku jiraan Agoomo, dad dhimirka war uga dhiman yihiin iyo ciiyaal darbiyo jiif ah

$
0
0

Kaalmadaan oo ay soo dhiibatay gabar muxsinad Somaliyeed oo diiday magaceeda in la xuso, una baxsatay sidaqo owgeed ah, kuna nool dalka mareykanka ayaa dhameyd lix boqo Doolar iyada oo u niyeysatay muraad ay leedahay in alle u sahlo isla markaana ay kula ciidaan dadka ku rafaadsan xerada Ahlu Kheyr ee dadka waalan, agoomaha iyo ciyaalka darbiyo jiifka ah ayaan ku guuleysatay in aan deeqdaas gaarsiino meeshii  loo igmaday .
Halkan ka daawo Sawirada
Muuse Maxamuud Jisow oo ay u wakiilatay in uu garsiiyo lacagta Gaarsiiyo xerada ahlu kheyr ayaa gacantiisa ku gudoonsiiyey deeq ka kooban raashin kala duwan iyo 23 macaawis oo ah la socotay neef ari ah oo nool si ay caalmka ula qeybsadaan farxada maalinta 1aad ee ciidul alxaa .
Kaalmadaan ayaa ka koobneyd 8 loor oo bariis ah,8 saliida rashinka ah neef ari ah iyo weliba 23 macaawis iyada oo ay xerada ku jiraan 23 ka mdi ah dadka dhimirka la, oo kala ah 16 rag ah iyo 7 haween waxaana fasax ku maqnaa caruutagoomaha ah iyo kuwa darbiyo jiifka ah ciida darted
Maryan cabdiraxmaan xaaji Macow Maxamed ayaa ka hadcelisay inkasta oo uu Xijka ku maqnaa waliilka xerada Cabdiraxmaan Xaaji Macow .
Maryan ayaa sidoo kale sheegtay in ay Jiraan arday dhigata dugsi quraan xerada ku dhaxyaal iyo kuwo kale oo lagu quudiyo isla xerada gudaheeda .
Tan iyo wixii ka danybeyey burburkii dowladii dhexe ee somaliya ayaa waxaa soo badanayey dadka aan dabari karin nolol maqalmeedkooda kuwaas oo aan laheyn cid daryeesha waana kuwa ugu Liita bulshada inteeda kale .
Dadka ku jira xeruntaan ayaa heysan daryeel caafimaad iyo mid dhaqaale waxaana aan ku arkey nolol tii ugu xumeyd in ay ku nool yihiin waxaana ka mid ah kuwo laga ilaalinayo saxaradooda halka qaarkood ayba aamusan yihiin kuwa dharkooda cunayo qaar kugula hadlayo waxyaabo kaa yaabiya .
Qaarkoo silsilado ayaa ku xiran kuwa qololka kama soo baxaan .
Marka laga reebo waxyaabaha ay xeradaan ka helaan ayaanan jirin cid ay masuuliyadoda saran tahay oo u fidisa daryeel bini aadan nimo iyo mid muslinba iyada oo ay k amid yihiin qaar mudo halkaa ku xareysnaa .
Gabadha lacagta lixda boqol ah oo aan raashinkaan iyo dharka ugu iibiyey ayaan aqoon ii laheyn mana jirto cid iga wakiilatay balse waxay ku aragtay magacayga iyo taleephonkeyga internetka somalitalk.com barnaamish hore aan ugu sameeyey xeradaan ahli kheyr taas oo ay ku dhiiratay in ay ii wakiilato kaalmadaan ay aad ugu farxeen dhibanayasha ku dayacan gudaha xeradaan waxaana ugu baaqayaa dhamaan dadka Somaliyeed ee wax heli kara in ay gurmad u sameeyaan dadka sidaan oo kale u baahan in la xanaaneeyo .
Kaalmadaan ayaanah mid aan dabooli Karin baahidooda caafiaad iyo mida dhaqaale oo ay u baahan yihii masaakiintaan oo qaarkood aan magacooda si sax u sheegan Karin mana laha cid daba socoto waana dad iyada oo wadoyinka maraya laga soo uruuriyey ka dibna dadka loo baryo sidaana lagu quudiyo .
Si kastaba xeradaan ayaa manta dadka waalan farxad kula ciideen dadka iyagu aan ka warqabin in ay jiraan dad sidaan oo kale u rafaadsan iyo dhamaan muslimiinta ciidaysa waxaana wajiyadooda laga dheehan karay in ay ahaayeen kuwa ay ka farxisay gabar mareykanka ku nool oo magaceeda diiday in la shaaciyo sadaqo darted
Muuse Maxamuud Jiisow
00252-061-5576666
00252-0699-907666

Cali Dheere “Beesha Murusade Diinta ayay difaaceysaa”

$
0
0

Afhayeenka Kooxda Shabaab Cali Dheere ayaa sheegay in beesha uu ka dhashay ee Murusade ay difaaceyso diinta Islaamka, isagoo beeniyay in ragg isaga uu ka mid yahay kaliya ku jiraan Shabaab, beeshana ay u dhameyn.
Hadal uu shalay ka jeediyay deegaanka Dayniile oo dadweyne uu kula dukaday salaada Ciida ayaa sheegay in hadalkaas uu ka soo baxay waxa uu ugu yeeray Murtadiinta.
“Murusade hebel iyo hebel ayaa Shabaab ka ah, ee ma taageersana kuwa dhahaya, Murusade waa Muslimiin diinta ayay difaacayaan”ayuu yiri Cali Dheere.
Cali Dheere ayaa soo hadal qaaday dagaalkii ka dhacay Dayniile, isagoo xusay in dagaalkaas wax badan laga bartay, isla markaana ay qasaare xoog leh ku gaarsiiyeen Amisom.
Sidoo kale Cali Dheere ayaa sheegay in hadii laga dilo hogaamiyeyaal aanu hadafkooda istaagi doonin, isagoo tusaale ahaan u soo qaatay hogaamiyahoodii Aadan Cayrow oo uu sheegay in dad badan ay is lahaayeen hadii la dilo in Shabaab bur burayaan.
Waxaa uu soo hadal qaaday duqeymaha ay Kenya ka geysatay gobolada, waxaana uu ugu goodiyay inay ka aar-gudan doonaan xanuunkana uu iyaga ku dambeyn doono.
Beesha Murusade ayaa lagu tiriyaa beelaha si weyn u taageera Shabaab, iyadoo saraakiisha sar sare ee Shabaab ay u badan yihiin kuwo beeshaas ka soo jeeda.
 

Ciidamadda Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo uu dhex maray dagaalo gaadmo leh iyo Ciidamadda Kenya oo la-xasuuqay

$
0
0

Ciidamadda Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa wuxuu dagaalo gaadmo leh uu ku dhex maray deegaanka Taabto ee duleedka degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.
Askar ka tirsan Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ee deegaanka Taabto ku sugan, ayaa waxay halmar oo qura ay hubka cul culus ku garaaceen ciidamo u dhashay dalka Kenya, oo ku sugnaa deegaanka Taabto.
Wararka ayaa waxay sheegayaan inay goobtaasi ku dilleen in ka badan 15 askari oo u dhashay wadanka Kenya, isla-markaana arintaan oo mid xasaasi ah ayaysan weli ka hadlin Dowladda Kenya.
Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ay goobtaasi iskaga taggeen, iyagoo horey u sii qaatay gawaarida dagaalada iyo hub fara-badan oo ay heysteen Ciidamadda Dowladda Kenya.
Pres TV oo ka soo baxa wadanka Iran, ayaa wuxuu soo qoray dagaalada dhex maray Ciidamadda Dowladaha Somaliya iyo Kenya, iyo khasaaro xoogan oo loo-geystay Ciidamadda Dowladda Kenya, isagoo warkaasi ka soo xigtay saraakiil Soomaali ah.
Iskusoo wada-duuboo Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo aan arintaan laga maleysan, ayaysan weli ka hadlin Dowladda Kenya, lamana oga waxa uu ku dambeen doono xiriirka Dowladaha Somaliya iyo Kenya.

Turkiga Oo Isbitaalkii Labaad Ka Dhisaya Muqdisho

$
0
0

Ankara (RBC) Wasiirka caafimaadka Tukiga ayaa sheegay in la dhisi doono isbitaalkii labaad kaa oo laga dhisaayo Soomaaliya.
Isbitaalkan labaad ayaa waxa laga agdhisi doonaa dhismo ku dhow guriga madaxweynihii hore Soomaaliya Cabdi Qaasim Salaad halkaas oo ay ku noolyihiin boqolaal qof oo soo barakacay, waxana qayb uu ka yahay howlaha dowlada ugu gargaareyso soomaalida macluusha ay heesato.
Wasiirka caafimaadka Dr. Akif Saatçio?lu iyo koox kale oo Soomaali ah ayaa shanta bishan waxa ay komeer ku soo sameeyeen halka laga dhisaayo isbitaalka, Isbitaalkan ayaa waxa uu ka weyn yahay isbitaalkii hore ,waxana laga dhisay mid ka mid ah halboolayaasha magaalada Muqdisho, oo u dhow barakacayaasha iyo dadka ku dhaqan Magaalada.
Isbitaalkan dhawaan ayaa la furi doonaa, ilaa hadda Turkiga labo isbitaal iyo isbitaal nooca guurguura ayay ka fureen Caasimada Soomaaliya Muqdisho.
Dalka Soomaaliya ayaa waxa soo wajahay mid ka mid abaaraha ugu xun mudo 60-sano ka badan, waxana soo raaca wadamada Kenya, Ethiopia, Uganda iyo Djibouti oo iyana ay saameen ku yeesheen abaarta, taas oo tobaan kun qof ka dhigtay in ay ka barakacaan goobihii ay ku noolaayeen.
Dhinaca kale. Danjiraha Turkiga u fadhisay Muqdisho Cemalettin Kani Torun ayaa u rajeeyay nabad iyo horumar dadka soomaalida ka dib markii salaadii ciida uu ku tugtay gudaha magaalada Muqdisho.
Turkiga ayaa noqday dalka kowad ee gargaar siiyay Soomaaliya ilaa bishii August markaas oo magaalada muqdisho soo booqday ra’iisal wasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdo?an.
Turkiga ayaa Safaarad ka furtay Magaalada Muqdisho Kowdii Novembar .
Xigasho Shabakada hurriyetdailynews.com

Turkiga Oo Isbitaalkii Labaad Ka Dhisaya Muqdisho

$
0
0

Ankara (RBC) Wasiirka caafimaadka Tukiga ayaa sheegay in la dhisi doono isbitaalkii labaad kaa oo laga dhisaayo Soomaaliya.
Isbitaalkan labaad ayaa waxa laga agdhisi doonaa dhismo ku dhow guriga madaxweynihii hore Soomaaliya Cabdi Qaasim Salaad halkaas oo ay ku noolyihiin boqolaal qof oo soo barakacay, waxana qayb uu ka yahay howlaha dowlada ugu gargaareyso soomaalida macluusha ay heesato.
Wasiirka caafimaadka Dr. Akif Saatçio?lu iyo koox kale oo Soomaali ah ayaa shanta bishan waxa ay komeer ku soo sameeyeen halka laga dhisaayo isbitaalka, Isbitaalkan ayaa waxa uu ka weyn yahay isbitaalkii hore ,waxana laga dhisay mid ka mid ah halboolayaasha magaalada Muqdisho, oo u dhow barakacayaasha iyo dadka ku dhaqan Magaalada.
Isbitaalkan dhawaan ayaa la furi doonaa, ilaa hadda Turkiga labo isbitaal iyo isbitaal nooca guurguura ayay ka fureen Caasimada Soomaaliya Muqdisho.
Dalka Soomaaliya ayaa waxa soo wajahay mid ka mid abaaraha ugu xun mudo 60-sano ka badan, waxana soo raaca wadamada Kenya, Ethiopia, Uganda iyo Djibouti oo iyana ay saameen ku yeesheen abaarta, taas oo tobaan kun qof ka dhigtay in ay ka barakacaan goobihii ay ku noolaayeen.
Dhinaca kale. Danjiraha Turkiga u fadhisay Muqdisho Cemalettin Kani Torun ayaa u rajeeyay nabad iyo horumar dadka soomaalida ka dib markii salaadii ciida uu ku tugtay gudaha magaalada Muqdisho.
Turkiga ayaa noqday dalka kowad ee gargaar siiyay Soomaaliya ilaa bishii August markaas oo magaalada muqdisho soo booqday ra’iisal wasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdo?an.
Turkiga ayaa Safaarad ka furtay Magaalada Muqdisho Kowdii Novembar .
Xigasho Shabakada hurriyetdailynews.com


Missouri Muslims Celebrate Unity `Eid

$
0
0

Gathering at their new mosque in St. Joseph, Missouri Muslims marked the celebrations for `Eid Al-Adha with prayers and celebrations that gathered the rather small Muslim community in the Midwestern state, St. Joseph News-Press reported.

Missouri Muslims Celebrate Unity `Eid

$
0
0

Gathering at their new mosque in St. Joseph, Missouri Muslims marked the celebrations for `Eid Al-Adha with prayers and celebrations that gathered the rather small Muslim community in the Midwestern state, St. Joseph News-Press reported.

Ceelaayo oo Masaajidkeeda Baahid Dhisme Laga soo sheegay +Sawiro

$
0
0

Ururka Al-Falaax oo ah Urur ka shaqeeya arimaha Kor u qaadida Masaajidada iyo Goobaha Tacliinta Islaamka lagu Barto ayaa dhawaan Sawiro ka soo Duubay Masaajidka Magaalada Ceelaayo oo ah magaalo xeebleh oo Taariikhi ah taasi oo u baahan Gar Gaar ah Lagu Dhiso Masaajidkaasi Magaalada.
Warbixinta iyo Sawirada Halkan ka Daawo  
 
Xigasho Alfalaax.com

Hayland oo Sanaag Dhulka ku Jiiday Ciyaar Saxiibtinimo Daawo Sawirada

$
0
0

Boosaaso (SPR): Cayaar saaxiibnimo oo ciida loogu talagalay ayaa galabta garoonka wayn ee magaaladda Bosaso ku dhexmartay goboladda Hayland iyo Sanaag oo ka wada tirsan Puntland,xilli maanta ay muslimiinta ku nool dunidda daafaheeda ay u dabaal dageen munaasabadda Ciidul Adxaa.
cayartaasi ayaa waxa u soo daawasho tagay dadwayne gaaraya kumanaan oo isugu jiray,Rag,Dumar,Carruur,Haween iyo taageerayasha labada Gobol ee maanta wada cayaaray,waxaana soo qabanqaabiyay cayaarta Macalin Cabdullaahi Xassan Tuke oo qayb ka ahaa Macalimiintii muga wayn ku lahaa Cayaaraha Somaliya ka hor Qaranjabkii umadda Somaliyeed.
Ujeedada cayaarta ayaa hayd mid looga gol lahaa,soo dhowayn loo soo samaynayay maamul cusub  oo dhowaan loo magacaabay Gobolka Hayland iyo wiil uu dhalay Macalin Cabdullaahi Xassan Tuke oo muddo 10 sano ah ku xirnaa wadanka Maraykanka oo dhowaan xoriyadiisa dib u hantay,wiilkaas oo lagu magacaabo Maxamed Abdullaahi Xassan Tuke.
Qaybta hore ee Cayaarta ayaa ku bilaabatay weerar iyo weerar celis Gobol waliba weeraryahanadiisu ay ku doonayeen in ay Goolal ku keensadaan. Gobolka Hayland ayaa daqiidadii 20aad qaybta hore ee Cayaarta ay u suurto gashay in ay keensadaan Go’alkoodii kowaad oo uu saxiixay Cayaaryahan Najiib Ismaaciil.
Weerar isdaba jooga oo ay qaadeen weeraryahanadda Gobolka Sanaag ayaa u horseeday in daqiiqadii 35ad ee qaybta hore ee Cayaarta ay keensadaan Go’alkii barbar dhaca,Go’alkaas oo u saxiixay Cayaaryahan Abdi Qani.
Inta Cayaartu ay soconaysay waxa Garoonka hareeyay sawaxan balaaran oo taageerayasha labada dhinac mid waliba uu u muujinayay Gobolka uu taageersan yahay.
Qaybtii kowaad ee cayaarta ayaa labada Gobol ay ku kala nasteen barbar dhac. Qaybtii labaad ee Cayaarta ayaa weeraryahanadda labada Gobol oo badal qarkood lagu sameeyay ay isku dayeen in mid waliba uu keensado golal hubanti uga dhigaya in uu guulaysto,hasa yeeshee 90 daqiiqo ee loogu talagalay Cayaarta ayaa ku dhamaatay 1:1.
Labada gobol oo loo dhigay Rikoorayaal ama Go’al kulaad ayaa natiijadda cayaartaka dhigay mid ku soo afmeerantay  4;1 oo guushu ay ku raacday Gobolka Hayland. Cayaaryahanadda guulasytay ee Gobolka Hayland ayaa la gudoonsiiyay koob aad u qurux badan,billaddo iyo Kubaddo.
Naciimo Muuse Cilmi,Bosaso.
www.spr.fm

Burcad Badeed Soomaali Ah Oo Qabsaday Doon Laga Yeehay Taiwan

$
0
0


burcad-badeed-Soomaali
Taiwan (RBC)
Kooxaha Burcad-badeeda Soomaalida ayaa qabsaday dooni kalluumeesi oo laga lee yahay dalka Taiwan taas oo mareysay biyaha badweynta Hindiya dhinaca dalka Seychelles, Sidaas waxa sheegay saraakiil u hadlay Dowlada Taiwan
Doonida ayaa lagu magacaabaa Shin Yi Wen waxana la socday 28 shaqaale, oo ay ku jiraan Sagaal shiinees ah, lix Indonesian ah iyo shan ka soo jeeda dalka Vietnam, waxa la waayay oo xiriirkooda uu go’ay jimcihii hore waxa loo maleeyay in ay qabsadeen burcad-badeed Soomaali ah, sidaas waxa sheegay wasiirka arrimaha daibada.
20-sano oo dagaallo sokeeye ay ka socdaan dalka Soomaaliya waxa ugu darsamay hadda kooxo Burcad-badeeda ah oo hubeesan kuwaas oo qafaasha maraakiibta ganacsiga ee goosha badweynta Inida iyo xeebaha badweynta Inida.
Ugu yaraan 47-markab iyo in ka badan 500 oo shaqaale ayey heestaan kooxaha burcad-badeeda, sidaas waxa laga soo xigtay hey’adda baddaha caalamiga iyo ururo kale oo la socda baddaha caalamka.
Xigasho Twain News
Xafiiska Wararka Caalamiga Radio RBC

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live