Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dhagayso:Khudbadii Salaadu Fidriga Ee Misti jaamaca Uu Ka Jeediyay Madax-weyne Ku Xigeenku Oo Uu Kaga Hadlay,Duqaymaha Isra’iil Ku Hayso Falastiin.

$
0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-Madax-weyne Ku Xigeenka Somaliland Ahna Ku simaha Madax-weynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylaci, Ayaa Maanta Khudbad Ka Jeediyay Munaasibada Ciidal Fadriga Aw-geed Salaadi Ciidal Fidriga, waxaana uu madax-weyne ku xigeenku Uu Salaada Ciida Kula Tukaday Dad yow Reer Hargaysa ah, Masaaid Jaamaca, Madax-weyne Ku xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Saylci Ayaana Ka Hadlay Masaakiinta Falastiin ee Ay duqeeymaha Joogtada Ah u geysanayaan Isra’iil, Waana Markii Ugu Horeeysay Ee Masuul Xukumada Ka Tirsan Ka Dhiidhiyo Duaymahaa isra’iil Ay Ku Duqaynayso.Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo Shacabka Caasimada Hargeysa kala Qayb Galay Salaada Ciida DHAGAYSO – Toosh News
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Dhagayso:Sheekh Aadan Siiro Oo Xukumada Ku Sheegay Inay Ku Jiraan Xubno Dal Dalay Dawladnimadii.

$
0
0

David Cameron oo u hambalyeeyey muslimiinta

$
0
0

Ra’iisal wasaaraha dalka Britain, David Cameron ayaa Ciidul Fitriga ugu hambalyeeyey muslimiinta dunida, gaar ahaanna kuwa dalkiisa. Ra’iisal wasaaraha oo lahadlayey warbaahinta ayaa yiri “ Muslimiintu waxay muujiyeen naxariis iyo u gargaaridda  masaakiinta, waana arrin mudan ku dayasho. David Cameron ayaa u rajeeyey muslimiinta in ay Ciiddan teeda ku gaaraan nabad iyo barwaaqo. Dalka Britain [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Burco oo looga ciiday si wanaagsan

$
0
0

Magaalada Burco e xarunta gobolka Togdheer ayaa si wanaagsan maanta looga dabaal degay munaasabadda ciidul Fitriga. Dadweynaha oo ay wehliyaan mas’uuliyiinta gobolka Togdheer iyo degmada Burco oo salaadda ciidda ku tukaday goobo kala duwan ayaa intooda badan ku tukaday garoonka kubbadda cagta ee magaalada Burco. Cabdiraxmaan Axmed Raage oo ka mid ah mas’uuliyiinta hay’adda wanaag [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Soomaalida Kampala iyo Ciidda

$
0
0

Soomaalida Ku nool magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda ayaa salaadda ciidda maanta la tukaday kumannaan ka tirsan muslimiinta ku nool magaaladaasi. Salaadda waxaa lagu tukaday masjidka Towxiid oo ah masjidka ugu weyn ee ay Soomaalidu ku leedahay Kampala. Iimaamka masjidka Towxiid ee Kampala, Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiweli oo dadweynaha la hadlay salaadda kaddib ayaa [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sakaatul Fitriga oo qafiifisey macaluusha Soomaaliya

$
0
0

Kn: Guud ahaan adduunka maanta waxaa laga oogey munaasabadda ciidda kadib bil soon oo lasoo maray, gaar ahaan Soomaaliya dad weyne aad u faro badan ayaa markaliya dibada usoo baxay iyagoo si weyn ugu faraxsan dabaal dega ciidda.
Dhamaan magaalooyinka waaweyn ee dalka iyo kuwa yaryarba iyo waliba qurbaha meelaha ay ku uruursantahay Soomaalida ayaa si weyn looga oogey munaasabadda ciida.
Ma jirin dhacdooyin waaweyn oo kale oo maanta ka dhacay gayiga Soomaalida, dadkuna waxa ay maalintani barakaysan ku dhamaysteen si wanaagsan.
Laakiin salaadii ciidda waxaa meel kasta laga marinayay ducooyin dadka iyo dalkaba loogu duceynayo in illaahay ka badbaadiyo masiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa dadka sameeyey, waxaana masiibooyinkaasi ka mid ah macaluul la sheegey in mar kale ay kasoo fool leedahay Soomaaliya.
Hase yeeshee maanta macaluusha waxa ay fariisatay kursiga dambe maadaamaa la qeybiyey malaayiin Sakaatul Fitri ah , taasi oo wararka aan heleyno ay sheegayaan in ay culeyska ka qaaday kumanaan qoys ah oo masaakiin ah oo dabkoodu uu dansanaa.
Magaalada caasimadda ah, iyo magaalooyinka kale sida Kismaayo, Baydhabo, iyo Boosaaso waxaa la sheegey in boqolaal kun oo qof maanta lagaga farxiyey Sakaatul Fitriga ama Dagara Soonka waxa loo yaqaano, taasi oo ah waajib diini ah.
Qurba-joogta ayaa ah tan ugu badan ee ay ka timid sakadani , iyagoo dalka dib ugu direy wixii sako ahaa ee ku waajibey sanadkani.
Arrintani ayaa imanaysa iyada oo gargaarka maxaliga ah iyo sida Soomaalida dhexdeeda isu caawineyso ay soo kordheyso, waxaadna maalin kasta arkaysaa gargaar dad Soomaali ah ay qeybinayaan oo dad Soomaali ah laga soo qaatay.
Maanta qof kasta oo farxad ku ciideystey, misana la baxay sakaatul fitriga waxa uu si kal iyo laab ah oga farxiyey qof kale oo walaalkiis ah oo Soomaali oo dhibaato xooggan ay ka heyso xagga nolosha, islamarkaasina aanan heysanin wixii uu cuni lahaa.
Haddii uu jiro wax Soomaalida isku darsatay oo isbadal wanaagsan samayn kara hal maalin, waxaasi waxa uu noqonayaa Sakaatul Fitriga , waana sheeyga kaliya ee ka taloowsan in qoys iyo qaraabo la caawiyo ama dan gaar ah loo qumo.
Bahda KismaayoNews waxa ay ummada Soomaaliyeed u rajaynaysaa ciid wanaagsan, ciidan ciideedana in illaahay nagu gaarsiiyo barwaaqo iyo nabad.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Suwar Min Hayati Asxabah Sayiidul Shuhada*Hamza ibnu abi thalib R'C

$
0
0

khudbadii ciidul fitriga sh shibli 28 7 2014

$
0
0

[HQ] Suratul Al Najm By Bro Abdulghaffar Wardhere

$
0
0

[HQ] Suratul Qiyamah By Bro Abdulghaffar Wardhere

$
0
0

Koox ka soo goosatay Kooxaha Nabad-diidka oo u soo galay Ciidanka qaranka

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)- Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqalle) ayaa shaaca ka qaaday inay maanta ciidanka qaranka ee jiida Gambadha ee gobolka Sool isku soo dhiibeen 20 askari oo hubkoodii wata oo ka soo goostay kooxaha Nabad-diidka ah.
Taliyaha Ciidanka Qaranku waxa uu sidaasi ku sheegay war-qoraal ah oo uu xalay soo saaray oo u dhignaa sidan:-
“Abaarro 1:30 maanta waxa isu soo dhiibay Taliska ciidanka qaranka ee Jiida Gambadha ee gobolka Sool, 20 askari oo hubkoodii wata oo ka soo goostay Puntland.
Ciidankan oo ah dhalinyaro been loo sheegay oo dhawr bilood ka hor laga ururiyay degmadda Ceegaag ee gobolka Sool, ayaa gartay in kooxaha nabad-diidku ay jaho-wareeriyeen, sidaas daraadeed ay ku soo noqdeen dalkoodii kuna dhiiradeen inay ku biiraan Ciidanka qaranka JSL, iyagoo ku boorinaya inta ka hadhay tallaabadaasi caafimaadka qabta.”
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sannad Guurada 4-aad ee M-weyne Siilaanyo iyo Xukuumad ku suntan Wax-qabad iyo Horumar.

$
0
0

1.HORDHAC:
27-07-2014-ka, waxay ku beegantahay sannad-guuradii 4-aad ee ka soo wareegtay markii ay Xukuumadda M/weyne Axmed Sillaanyo si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka iyo talada dalka. Waxay ahayd wax laga xishoodo in Madaxweyne Riyaale oo sideed sannadood Dalka xukumayey inuu haddana markii uu Talada Dalka wareejinayey uu ku af-gobaadsado waxaan idinku wareejiyey ‘Dal iyo Dad dhisan’. Allaa ina lehe muu ahayn erey meesha qabanayey.
Waayo, M/weyne Axmed Silaanyo waxa lagu wareejiyey dal ay Khasnadihiisii iyo Baankiiba haawanayeen oo shaqaalihii iyo Ciidamadii nabadgelyada iyo difaaca Qarankuba aanay dhawr bilood wax mushahar ah qaadan. M/weyne Axmed Silaanyo waxa lagu wareejiyey xilli ay dalka dul-hoganayeen daruuro madow oo rajo-xumo kuwaasoo xambaarsanaa dhaqaale xumo, maamul xumo iyo musuqmaasuq laga dhaxlay Xukuumaddii talada wareejisay iyo weliba rajadii, filashadii, hankii iyo hiigsigii ummadda JSL lahayeen oo mugdi iyo mad-madow sii galayey.
Haddaba, akhristoow afar sano ka bacdi, waxaynu aragnaa in Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay M/weyne Axmed M.M.Silaanyo ay kasbatay xushmadda iyo ixtiraamka dadweynaha Jam. Somaliland (gudaha & dibeddaba), bulshada caalamka, dalalka deriska ah, ururrada deeq-bixiyeyaasha iyo dalalka qadiyadda Somaliland sida gaarka ah u daneeyaba. Hoggaanka waayeelnimo iyo talo-wadaagga uu la yimid M/weyne Axmed Silaanyo waxay kor u qaadday isku kalsoonida, rejada, filashada iyo yidi-diillada shacab weynaha Jam. Somaliland gudaha iyo dibeddaba. Sidoo kale waxa dib u soo noolaaday qiimaha iyo muhimadda ay Jam. Somaliland u leedahay Gobolka Geeska Afrika iyo dunida kaleba. Taasoo kor u qaaday hanka, ixtiraamka iyo hadal-haynta ay beesha caalamku dalkeena u qabaan.
2.Xukuumad ku suntan Wax-qabad iyo Horumar
.
Qof ama koox iyaga ay Guusha Xukuumaddu ku tallaabsato uga dhigantahay guuldarro oo wanaagga iyo horumarka ummaddooda u soo kordha aan indhahoodu arkayn isuna arka inay iyagu ka qadayaan mooyaane, horumarka iyo wax-qabadka ay xukuumadda M/weyne Ahmed Silaanyo muddadaa ay xilka haysay ku tallaabsatay ka weyn wax la qariyo oo la iska indho-tiro. Guusha ay Xukuumadda ku tallaabsato, dhan kasta oo ay tahayba, cidina gaar uma laha oo cidna lagama xigo lagamana sheegan karo! Xukuumaddu markay guulaysato macnaheedu waa Ummadda Jam.Somaliland oo dhan ayaa Guulaystay!!
Xukuumadda KULMIYE markii ay talada dalka la wareegtay waxay ummadda Somaliland oo dhan (ku u codeeyey, mid ka codeeyey iyo mid aan codaynba) u ballanqaadday inay noqon doonaan xukuumad ay dadku leeyihiin, xukuumad danta guud u adeegta balse iyadu aan ku adeegan. Xukuumadda Kulmiye waxay ummadda Somaliland u ballan-qaadeen inay soo celin doonaan magacii iyo milgihii dawladnimo ee Qaranka JSL.
4 Sano kaddib, waxaynu aragnaa inay Xukuumadda M/weyne Axmed M.M. Silaanyo la timid Horumar muuqda, Himilo toosan iyo Hiigsi dhab ah. Shacbiga JSL ayaa gar-soore ka ah wax-qabadka iyo horumarka baaxadda leh ee ay xukuumaddani soo bandhigtay muddadaa 4-ta sano ah waana wax muuqda oo aan la iska indhatiri karin. Xukuumadda M/weyne Axmed Silaanyo waxay ku suntan-yahay:
1. Xuk. (100%) kordhisay Mushaharka Shaqaalaha Dawladda oo dhan.
2. Xuk. kobcisay (afar-jibbaar) Dakhliga Dalka.
3. Xuk. suurto gelisay Bixinta Darajada Ciidamada, Tayaynta iyo Daryeelkoodaba.
4. Xuk. suurto gelisay Waxbarashada Bilaashka ah.
5. Xuk. kor u qaaday Hanka iyo Hadalhaynta ay Beesha Caalamku u qabaan JSL.
6. Xuk. Daah-furtay, Dunidana ku baraarujisay Khayraadka-Dabiicaga ah ee JSL.
7. Xuk. suurto gelisay soona jiidatay Maalgashiga Bulshada Caalamka.
8. Xuk. dhiirigelisay Beeralayda iyo wax soo saarka Beeraha
9. Xuk. kor u qaaday tirada Shaqada iyo Shaqaalahaba.
10. Xuk. kor u qaaday Tayada iyo Tirada Xarumaha Caafimaadka Aasaasiga ah.
11. Xuk. dib u dhistay dhammaanba Xarumaha Dawladda; heer Qaran, Gobol & Degmo.
12. Xuk. suurto gelisey Furashada Ururrada Siyaasadda.
13. Xuk. Dhallinyarada siisay Fursadaha ka qaybgalka maamulka dalka heer kastaba.
14. Xuk. Haweenka JSL siisay Fursadaha ay kaga qaybgali karaan maamulka dalka.
15. Xuk. la timid Dhismaha Waddooyinka iyo Madaarada Dalka.
16. Xuk. ka dhabaysay lacag-ka-bedelka Gobollada Bariga JSL.
17. Xuk. ku guulaysatay Sugidda Xuduudaha Bariga ee Dalka JSL.
18. Xuk. u guulaysatay nabada iyo wada-noolaanshaha Gobolka Sool.
19. Xuk. u Damqata oo daryeesha Agoomaha, Danyarta iyo Naafada.
20. Xuk. soo jiidatay Gobollo aan Xisb. KULMIYE hore ugu codayn jirin.3.Xukuumaddu ha ka badheedho difaaca wax-qabadkeeda:
Horumarka iyo guulaha ay Xukuumaddu gaadho waxa carqalad ku ah kooxo iyagu mar walba u tafo-xaydan diyaarna u ah inay tallaabo kasta oo ay Xukuumaddu xagga wanaagga u qaado ay ummadda ugu tarjumaan sida qaldan, si shacbiga iyo Xukuumadda la iskaga horkeeno, hab-dhaqanka noocan ah oo malaha ay u arkaan inay danahooda gaarka ahi ku jiraan.
Waxa loo tar-tamayaa waa kalsoonida iyo taageerada shacbiga JSL. Kasbasha kalsoonida shacbigu waa arrin aad u qiimo badan oo lagama maarmaan u ah himilada wax-qabad ee Xukuumadda iyo horumarka uu dalku hiigsanayo. Shacbiga oo qira kuna qanca waxqabadka iyo qaabka ay Xukuumaddu dalka u maamulayso waa guusha iyo haybadda ugu sarraysa ee uu hoggaamiyuhu ka heli karo ummaddiisa. Waxa lagama-maarmaan ah in la difaaco hurumarka, hiigsiga iyo himilada ay ummaddu leedahay. Sidaa daraadeed, Xukuumaddu ha ku dhiirrato inay si cad u difaacato wax-qabadka baaxadda leh ee ay la timid. Guusha ay Xukuumadda ku tallaabsato, dhan kasta oo ay tahayba, cidina gaar uma laha oo cidna lagama xigo lagamana sheegan karo! Xukuumaddu markay guulaysato macnaheedu waa Ummadda Jam.Somaliland oo dhan ayaa Guulaystay.
Xukuumadda waxa la gudboon inay ahmiyad gaar ah siiso sidii ay shacbiga JSL si miisaan iyo mugba leh ugu gudbin lahayd in horumarka iyo wax-qabadka ay xukuumaddu ku tallaabsato ayna cidina gaar u lahayn balse iyagu (shacbiga) ay yihiin kuwa leh horumar iyo guul kasta oo Qaranka u soo korodha. Xukuumadda M/weyne Axmed Silaanyo waa inay si dhab ah uga hawl-gashaa inaan iyada iyo shacbiga loo dhaxayn oo aan la iska hor-keenin. Xukuumaddu ha ka feejignaato aafada ay shacbiga dhexdiisa kula wareegayaan Siyaasiyiin iyo kooxo iyagu dan gaara leh, kuwaasoo aan garanaynin waxay ka gadayaan bulshada.4.Gabagabo:
Waxaa nasiib darro ah in Xisbiyadii Mucaaridka ahaa ee uu Distoorku Xaqa iyo Awoodaba u siiyey inay la xisaabtamaan Xukuumadda qaladkeedana saxaan, ay haatan isu bedeleen MADAL LAGU KOBCIYO QABYALADDA iyo KALA QAYBINTA Bulshada walaalaha ah. Waxaa nasiib darro iyo wax laga xumaadaba ah in Hoggaanka iyo siyaasiyiinta Xisbiyada Mucaaridka ahi uu weli hankooda iyo damacooda siyaasadeedba ku salaysan yahay Tollaay Yaa Reer Hebelaay. Waxa haddaba is weydiin leh Maxaynu uga guurnay nidaamkii hab-beeleedka ee aynu u qaadanay nidaamka Dimuqraadiyadda iyo hannaanka Xisbiyada badan haddii ay Siyaasiyiinteenu weli ummadda ku beer-laxowsanayaan Tollaay Yaa Reer Hebelaay?? Ma kula tahay nin qawaday inuu noqdo siyaasi Qaran, inuu Qolonnimo bulshada wax kaga heli karo ama uu ummadda sidaa ku hoggaamin karo??
Shacabka qiimaha leh ee JSL garaadkoodu wuu ka koray in maalin walba koox dano gaar ah lihi ay ku jaah-wareeriyaan waxaan iyaga dani ugu jirin. Bulshada JSL ee nabadda iyo horumarkaba jeceli si weyn bay u arkaan ulana socdaan kooxaha mar walba iyagu xumaanta u tafa-xaydan ee mar walba dedaalka ugu jira inay Xukuumadda M/weyne Axmed Siilaanyo ay xagal-daaciyaan oo guusha, wax-qabadka iyo horumarka ay Xukuumaddiisu ku tallabsato shacbiga loogu macneeyo guul-darro iyo dib-u-dhac. Shacabka JSL ma rumaysna dhegna jalaq uma siinayaan kooxaha mar walba balada iyo baaska aan jiri u saadinaya ee la wareegaya in dalku uu ku jiro xaalad khatar ah oo loo baahanyahay in la bedbaadiyo. Shacabka JSL waxay ogyihiin meelna uga soo wadajeedaan in kooxahani ay yihiin shakhsiyaad iyagu mar-walba wata aragti, hammi iyo himilo siyaasadeed oo iyaga u gaar ah oo ka duwan ta danta guud ee Qaranka iyo ummadda.
Shacbiga waxa ku waajib ah inay runta iyo xaqa u hiiliyaan oo ay Xukuumadda ku taageeraan dedaalka ay ugu jirto ka rumaynta himilada ay ummaddeenu leedahay. Sidoo kale waa in shacbigu aanay marnaba ka gabban toosinta iyo taakulaynta wixii Xukuumadda ka qalloocda. Shacbigu ha ka gudbaan u habrashada qabiilka ee dabarka iyo hoggaanka ugu xidhay nin ama koox qalloocan oo hayb-qabiil lagu taageerayo, kaasoo haba yaraatee aan dantooda innaba wadin inuu iyaga ku danaysto mooyee.
Jamhuuriyadda Somaliland HA NOOLAATO
Allaa Mahad iyo Mudnaanba leh,
W/Q: Eng. Hussein Adan Igeh (Hussein Deyr) |Birmingham, UK|
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kubadda cagta oo laga mamnuucay Liberia

$
0
0

Ciidamo ka goostay Puntland oo tagay Laas-caano “Daawo Video”

$
0
0

Ciidamo ka tirsanaa Puntland ayaa maanta gaaray magaalada Laas-caanood ee xarunta Gobolka Sool, waxayna ku biireen maamulka Somaliland.
Saraakiil uu ka mid yahay Taliyaha Qeybta 7-Aad ee ciidanka Somaliland ayaa kusoo dhaweeyey duleedka magaalada Laas-caano, kuwaas oo sheegey inay ka mid ahaayeen ciidanka soo goostay Puntland tiro afar boqol oo bilo ka hor laga aruuriyey deegaano ka tirsan Gobolka Cayn.Wuxuu sheegey Mahad Canbaashe in waxyar ka hareen ciidamadii la doonayay inay ka mid noqdaan Puntland ee laga aruuriyey Widh widh iyo Buuhoodle, islamarkaana ay dib uga soo laabteen halkii la geeyey oo ahayd duleedka magalada Garowe gaar ahaan Laac dheere.
Mahad Canbaashe wuxuu intaas ku daray inuu ku rajo weyn yahay inay kasoo baxaan Puntland tiro yar oo ka mid ah kuwa kasoo jeeda Gobolada Sool, iyo Cayn oo kusii harsan ciidamadeeda,.
Waxayna qeyb ka noqonayaan askarta maanta ka goosatay Puntland xilli ay todobaadyadii u danbeeyey soo xoogeysanaysay fakadka ciidamo ka tirsan Puntland oo ku biiraya Khaatumo iyo Somaliland, ka dib markii  cabasho ay ka muujiyeen in badan oo ka mid ah askarta Puntland mushahaar la,,aan lasoo daristay bilihii lasoo dhaafey.Daawo ciidanka ka goostay Puntland
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Puntland:- Adhi Quruuruxiso Kama Il-Baxo!!

$
0
0

Xubno ka tirsan Gollihii Samata bixinta Puntland ee uu horey uga mid ahaa Madaxweyne C.wali Cali Gaas ayaa maanta shir ku yeeshay magaalada Garowe, waxayna kasoo saareen qodobo dhowra oo ay ugu baaqayaan Madaxweynaha in looga fadhiyo taabo galinta iyo hir galinta dhowr qodob oo ay usoo jeediyeen.
Wuxuuna u qornaa bayaanka qoraalkooda ay kasoo saareen sida tan hoose.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Khaatumo:- “Cali Galaydh Colaada Carruurtayadaanu ku Ababin” VIDEO

$
0
0

Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh ayaa Hadal uu ka jeediyay Degmada Saax-dheer  ku sheegay inay Dagaal Labaatan Sano Soconaya ay la galayaan Somaliland, wuxuu sheegay in Ay Maxkamada Caalamiga ah ee ICC ay u Gudbiyeen Dacwad ka dhan ah Maamulka Somaliland uuna ugu Horeeyay Wasiir Xirsi Xaaji Cali.
Galaydh ayaa ka hadlay sidoo kale Shirkii Gobolka Mudug ay kula qaateen Islaan Bashiir Islaan Cabdulle isaga oo ku Tilmaamay Shirkaasi in uu ahaa mid Bilow ah isla markaana ay Suuroobi Wayday in Khaatumo iyo Puntland loo wada hadlo markii danbe ay ka Fursan wayday in laysu Hor-Fadhiisto Khaatumo iyo Beesha Cumar Maxamuud,waa sida uu sheegaye.
 Muuqaalkan Hoos Ka Daawo
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hayland:- oo lagu soo dhaweeyay Afhayeenka Baarlamaanka PL +Sawiro

$
0
0

Afhayeenka Baarlamaanka PL Siciid Xasan Shire ayaa gaadhay Xarunta G.Hayland ee Dhahar,waxana soo dhaweeyay Bulshada Degmadaasi, Boqolaal Ruux ayaa Duleedka Degmada kaga Hor tegay Gudoomiyaha iyo Waftigiisa waxana ka mid ahaa Xubnaha la socday Gudoomiyaha Wasiir ku Xigeenkii Hore ee Xukuumadii Dr Faroole ahna Xildhibaan Reer Hayland Siciid Daahir Qodax.
Shirar Gooni Gooni ah oo uu la yeeshay Bulshada qaybaheeda kala gadisan ayuu ku sheegay in Safarkoodu uu salka ku hayo sidii Bulshada loo Gaadhsiin lahaa Taaba Galinta Maamul Wanaaga isla markaana loo Fahansiin lahaa inay Ka shaqeeyaan Nidaamka Dimurqaadiyada oo dhawaan ay PL u hayaamayso.
 
 Sawir Qaade:- Ahmed Deeq- /Dhahar
 
 
 
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia:Government Steps Up Efforts to Curb Corruption

$
0
0

Mareeg.com-The finance minister of the Federal Government, Hussein Ali Halane said the financial governance plan (FGP) accommodates the joint focus by the Somali government and donors on the most critical problems. The finance minister of the Federal ...
Weblinks: 

Xingalool Khudbadihii la jeediyay Ciida VIDEO

$
0
0

Magaalada Xingalool ee Gobolka Sanaag ayaa ciidii Salaad waxa Shacabka la Tukaday Culumada Magaalada, Xildhibaano  Taliyaha Booliska ee G/Saanaag.
Khudbad uu Jeediyay Sheekh C/raxmaan Ciise Fidhin ayaa Reer Xingalool kula Dardaarmay inay Cabsida Alle Xasuusnaadaan isla markaana  ay is Cafiyaan.
Sidoo kale Xildhibaan Cabidxakiin Xaaji Maxamed oo Degmada laga soo Doorto ayaa Dhamaan umada Reer Pl u diray Hambalyo Balaadhan isaga xusay in ay Amaankooda ilaashadaan.
Axmed Siciid Gigiroor oo ah Taliyaha Booliska ee G/Sanaag ayaa dhaliilay Qul Qulatooyinka Somaliland ee G/Sool ee ay Dariska yihiin Gobolka Sanaag, isaga oo Reer Sanaag ugu baaqayaa inay iska ilaaliyaan la shaqaynta Wax uu ugu Yeedhay Gooni Goosadka.
 Ahmed Mohamed-
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia Soft Drinks Market: New industry analysis available

$
0
0

29.07.2014 11:23:01 - Soft Drinks Market in Somalia: Databook to 2017 - a new market research report on companiesandmarkets.com (live-PR.com) - Soft Drinks Market in Somalia: Databook to 2017 is the result of extensive market research covering the Soft ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live