Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

11.08.2014. Warka Habeenimo Ee RadioHargeysa.

$
0
0

Beesha caalamka oo uga digtay Faarax C/qaadir xil ka qaadista R/W Cabdi Weli

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar xog-ogaal ah oo aynu ka helnay Ilo Diplomaasiyadeed oo ku sugan magaaladda Nairobi, ayaa waxay sheegayaan inay ergo ka socotay Beesha Caalamka ay shalay kulan la yeesheen Wasiirka Garsoorka iyo Dastuurka ee Xukuumadda Federalka Somalia, Faarax Sheekh C/qaadir Mahamed oo maalmahan ku sugnaa Nairobi.
Kulankaasi oo ka dhacay Dhismaha Safaaradda Maraykanka, ayaa waxaa Wasiirka la kulmay Ku-simaha Ergayga Gaarka ee Maraykanka ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, Brian Phipps iyo Wakiillo ka kala socday dalalka xubnaha ka ah Kooxda Caalamiga ee Isku-xirka Arrimaha dalka Somalia (Somali Contact Group) iyo Diplomaasiyiin kale.
Ilo lagu kalsoon yahay ayaa waxay Caasimada Online u sheegeen in ergada Caalamiga ku tirtirsiiyeen, ugana digeen Wasiirka Garsoorka iyo Federalka Xukuumadda Somalia inaan la sii hurinin xiisadaha Siyaasadeed ee taagan, gaar ahaan arrimaha u dhexeeya Madaxweynaha iyo Ra’isul-wasaaraha.
Waxay kaloo Ergadda Caalamiga u sheegeen Wasiir Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed inaan la abaabuli karin Mooshin ka dhan ah Ra’isul-wasaare C/Weli Sheekh Axmed Maxamed.
Hadalka Ergadda Caalamiga ee ay kaga digeen Mooshin kasta oo ka dhan ah Ra’isul-wasaaraha ayaa waxay ku soo beegantay iyadoo la hadal-hayo inuu Labada mas’uul weli khilaaf siyaasadeed ka dhexeeyo, lana doonayo in Cabdi Weli xilka laga qaado.
Wararka ayaa sheegaya in xildhibaanno badan uu diyaariyey Faarax C/qaadir, islamarkaana mooshinka ka dhanka ah Cabdi Weli, uu teegeero badan u helay.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: C/weli oo ka guuraya Villa Somalia

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar hoose oo aan ka heleyno Madaxtooyada Somalia, ayaa inoo xaqiijinaaya in maalmaha soo socda uu Ra’isul wasaaraha Dowlada boorsooyinkiisa ka raran doono Villa Somalia.
Xogta ayaa waxa ay sheegeysaa in guuritaanka Ra’isulwasaaraha ay ka dambeyso Khilaaf hoose oo ka dhex taagan Madaxda Sare ee Dalka, gaar ahaan Ra’isul wasaaraha, Wasiirka Dastuurka iyo Madaxweynaha oo garab Siyaasadeed siinaya Faarax C/qaadir.
Ra’isul-wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa waxaa lagu wadaa inuu Hoy ka dhigto Dhismo Cusub oo looga dhisayo Dugsiga Tababarka Booliska.
Dhanka kale, waxaan weli cadeyn sababaha rasmiga ee Ra’isul wasaaraha ku qasabtay inuu ka guuro Villa Somalia, maadaama khilaafyadu caadi iska yihiin oo mar walba madaxda Soomaalida ay ka dhex dhacaan.
Lama Oga sida uu xaalku noqon doono haddii ay kala shakinayaan Madaxda Dalka, wallow ay ku dhex jiraan gacmo shisheeye.Caasimada OnlineXafiiska Muqdishocaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Huba ka dhigista Xamar oo laga horyimid

$
0
0

Kn: Iyada oo dowladda Soomaaliya ay isku dayayso in ay hub ka dhigis ku samayso illaa ku dhawaad boqol shaqsi oo hub baddan ku heysta caasimadda ayaa waxaa soo baxaya mucaaradad adag oo lagala horyimid, iyada oo mid ka mid ah dhacdooyinka ay uu ka dhashay iska hor imaad hubeysan.
Wararka soo baxaya, qaarkood ay warbaahinta caasimadda tabineyso waxaa ka mid ah in siyaasiyiin iyo dad xilal ka haya dowladda ay haatan hawlgalka dowladda u arkaan mid lagu tilmaamsanayo rag beel gaar ah oo hub heysta, ujeedkuna uu yahay in sacabooleey laga dhigo beel , xili ay ku doodayaan in beesha ay dagaalo ka heystaan qaar ka mid ah gobolada dalka.
Xalay ciidamada nabad suggida oo baacsanaya hogaamiye kooxeed Cabdi Nuure Siyaad (Cabdi Waal) ayaa waxa uu ka galay guri uu leeyahay xildhibaan Qanyare, halkaasi waxaa ka dhashay dagaal ay ku lug lahaayeen illaalada xildhibaanka iyo waliba illaalada hoteel Jaziira.
Dhawaan sidii aan tabiney ciidamada dowladda waxa ay heleen hub badan oo ku keydsanaa garaash uu leeyahay marxuum Cusman Caato, waxaa kale oo jirta in lagu raadjoogo hub kale oo ay leeyihiin hogaamiye kooxeedyo Xamar ku dhaqan.
Dadka taageersan hawlgalka hub ka dhigista dowladda , islamarkaasina dabada ka riixaya ayaa ku doodaya in dadka hubka haysta aysan dooneynin dowladnimo ka dhalata dalka, islamarkaasina ay yihiin kuwa fursad uun sugaya si ay markaasi qalalaase u ridaan, waana kuwa ku gabanaya ama garab ka helaya beelaha caasimadda degen.
Midoowga Afrika iyo beesha caalamka ayaa dowladda federaalka ku riixeysa in ay ka war keento dadka hubka baddan ku heysta caasimadda, sidaasina ammaanka lagu sugi karo.KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

AMISOM oo rasaas ku furtey dad shacab ah Marka

$
0
0

Kn: Ciidamada AMISOM ee nabad illaalinta u jooga Soomaaliya ayaa rasaas ku furey dad ku mudaaharaadayay iyaga magaalada Marka.
Illaa 7 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaawacmeen rasaasta AMISOM, walina banaanbaxyada waa kuwa socda.
AMISOM waa ay beenisey in ay rasaas ku fureen dad shacab ah, balse saraakiisha dowladda Soomaaliya ayaa dadka shacabka ah ku eedeynaya in ay yihiin taageerayaasha ALshabaab, iyagoo yiri “waxay wateen calanka madoow ee Alshabaab“.
Arrinka ayaa waxa uu ka dhashay kadib markii gaari booyad ah lagu qarxiyey Marka, kadibna hawlgal ay sameeyeen ciidamadda AMISOM ay dadka qoonsadeen , waxayna dadka sheegayaan in ciidamadda AMISOM ay geysteen dhac iyo gabood fal kale.KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Boqol shakhsi oo hub badan ku heysta Xamar

$
0
0

Kn: Dowladda Soomaaliya ayaa diiwaangalisey illaa boqol qof oo hub baddan oo sharci darro ah ku heysta caasimadda, kuwaasi oo la qorsheynayo in hubka laga dhigo.
Waxa ay isugu jiraan hogaamiye kooxeedyo hore, qabqablayaal dagaal, kuwa beeleed, dad xildhibaano ah oo ku marmarsoonaya in ay ammaankooda illaalinayaan balse heysta wax ka baddan hubkii ku filnaa in ay ammaankooda ku illaaliyaan iyo sidoo kale rag ka ganacsada hubka.
Dadkani hubka badan heysta ayaa waxa loo arkaa in ay qeyb ka yihiin ammaan darada dalka ka jirta, gaar ahaan kuwa ka ganacsatada hubka, waxaana la ogaaday in hubka lagu geysto qaraxyada inta badan laga dhex abaabulo magaalada dhexdeeda ama laga iibsado.
Dadka hubka heysta ayaa waxa ay sidoo kale qeyb ka yihiin, islamarkaasina sii huriyaan dagaalo beeleedyo ka dhaca gobolada qaar ee dalka.
Inkasta oo qorshaha dowladda uusan ahayn mid turxaan baxsan islamarkaasina aanan aad looga baaran dagin sidii hubkaasi gacanta loogu soo dhigi lahaa ka hor inta uusan faraha ka bixin, ayaa laakiin ay tani tahay talaabo muhiim ah oo dowladda ku dhaqaaqday mar haddiiba ay garwaaqsatay in hubka sharci darada ah uu qeyb ka yahay amaan darada.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Manchester City oo Kooxda FC Porto Kala Soo Wareegtay Ciyaaryahan Eliaquim Mangala “SAWIRRO”

$
0
0

Kooxda Manchester City  ayaa lacag dhan £32milyan kooxda FC Porto ugala soo wareegtay ciyaaryahan Eliaquim Mangala oo daafaca ka ciyaara.
Ciyaaryahan Mangala oo 23-jir ah una dhashay dalka Faransiiska ayaa kooxda Man City waxa ay isku dayday in ay la soo wareegto bishii January ee horaantii sanadkan.
Ciyaaryahan Mangala ayaa shan sano oo qandaraas ah u saxiixay kooxda Manchester City.
Tababaraha kooxda Manchester City Manuel Pellegrini ayaa sheegay in ciyaaryahan Mangala uu yahay ciyaaryahan maskax ahaan,muuqaal ahaan,farsamo ahaan iyo xirfad ahaanba wanaagsan,taasi oo ka dhigi karta mid kamid ah daafacyada ugu wanaagsan qaarada yurub.
Macalin Pellegrini ayaa intasi ku daray  in ciyaaryahan Eliaquim Mangala uu yahay ciyaaryahan saameeyn deg deg ah ku yeelan karo horyaalka dalka ingiriiska ee Premier League-ga.
Ciyaaryahan Mangala ayaa ka mid ahaa ciyaartoydii xulka France uga qeyb gashay koobkii aduunka ee bishii hore lagu soo gabagabeeyay dalka Brazil.
Ciyaaryahan Mangala ayaa noqonayo ciyaaryahankii lixaad oo ay kooxda Man City la soo wareegto,waana ciyaaryahankii labaad oo ay kooxda Man City sanadkan kala soo wareegto kooxda FC Porto.
Kooxda Manchester City ayaa horey kooxda FC Porto ugala soo wareegtay ciyaaryahan Fernando.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada

$
0
0

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan Habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo habeennimada Jimcaha oo ay Sabtida soo galeyso.
Barnaamijka waxaa diirada lagu saaraa raad raaca ama falanqeynta dhacdooyinka maalintaas taagan kuwa ugu muhiimsan waxaana uu xambaarsan yahay macluumaad u badan Wareysiyo.
jQuery(document).ready(function($) {
$('#wp_mep_1').mediaelementplayer({
m:1
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen']
,audioWidth:400,audioHeight:30
});
});
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


DAAWO: Gudoomiye Muraayo “In Ay Qandaraas Nagu Qaataan Ayay Rabaan Ka Yeeli Mayno”!

$
0
0

Shir balaaran ayaa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo Janaay ee Caasimada Koonfur Galbeed, waxaana ka soo qeybgalay qeybaha kala gedisan ee bulshada Koonfur Galbeed.
Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Baay marwo Muraayo Madeer oo kamid aheyd mas’uuliyiintii shirka ka hadlay ayaa waxay cod dheer ku sheegtay inaan marna aqbali doonin Qorsha cusub ay wadaan Qandaraaslayaasha raba inay is hortaagaan Rabitaanka Shacab Weynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Halka Hoose Ka Daawo Khudbadii Halyeeyad Muraayo Madeer.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Isniin 11 Aug

$
0
0

Isniin 11 Aug 2014 Hargeysa (HALBEEG)–Maleeshiyo Hubaysan ayaa lagu soo waramayaa caawa Fiidkii inay rasaaseeyeen kolonyo ka mid ah shaqaalaha Shirkadda DNO ee Reer Norway, kuwaas oo sahan shiidaal ka bilaabay Ceel Af-weyn, Dararweyne iyo Xudun.
Ma jiro wax khasaare ah oo rasaasayntaas ka soo gaadhay shaqaalaha ajanabiga ah ee sahanka ka waday Xudun, hase yeeshee warka ay farriinnews.com heshayw axa uu sheegayaa inay gabi ahaanba shaqaalaha ku sugan deegaanadaasi ka soo yaaceen goobihii ay Sahanka ka wadeen.
Shirkadda Shiidaalka DNO ee Norway ayaa lagu soo waramayaa inay amar ku siisay shaqaalaheeda ka Hawl galayey Xudun iyo Gobolka Sanaag inay ka soo baxaan, waxaanay isla caawa u soo hoyden Degmadda Caynaba, halkaas oo ay Arroorta ka soo guurayn doonaan.
Caqabad weyn ayay shirkaddani kala kulantay Dadka Deegaanka afartii cisho ee ugu danbeeyey ee ay hawl galkeeda bilowday, waxaana dhawr jeer ay kulamo ka yeesheen Odayaasha iyo madaxda Xukuumadda sidii loo taageeri lahaa hawsha Sahanka balse dadka deegaanku waxay ku doodayaan inaanay Xukuumaddu wax qorshe ah oo la xidhiidha Sahankooda ku soo wargelin.
Dooda ugu culus ee ka hor timi ayaa ah mid ka dhalatay Xukuumadda oo aan wax tabaabulshe ah hore uga galin hawl galka ay shirkaddani  bilowday, taasoo ay Xukuumaddu u bilowday si la mid ah sidii ay shirkaddihii hore ee shiidaalku dalka uga baxeen ee ahayd qorshe xumada kaga timi dadka Deegaanka oo amaankooda khal khal galiyey.
Wefti ka socday Xukuumadda oo doonayey inay Xudun u tagaan dajinta khilaafka ka hor yimi shirkadda ayaa caawa ku war helay iyaga oo Burco sii socda kazoo bixitaanka shirkadda DNO, kadib markii ay dadka Deegaanku rasaaseeyeen, waxaana la sheegaya inay Burco ku hakadeen.
Xigasho Wergeyska WaaheenHalbeegnews, Hargeysacontact@halbeegnews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO: Wasiirka Horumarinta iyo Ganacsiga Dalka Denmirk oo Booqasho ku Yimi Somaliland

$
0
0

DAAWO: Madaxweynaha JSL iyo golihiisa wasiiradda oo shir balaadhan ku yeeshay qasriga madaxtooyadda

$
0
0

130 ciidan oo Mareykan ah oo tagay Ciraq

$
0
0

Shirka malaariyada ee Qaahira

$
0
0

Sababta uu Xaabsade mar kale ugu tallaabay Puntland

$
0
0

Somali government continues campaign to clear weapons from Mogadishu

$
0
0

Puntland Cuts Ties With Somalia Over Formation of New State

$
0
0

Pakistan will not be turned into Somalia, Libya or Syria: Nisar‏

$
0
0

Stepped up al-Shabab attacks underscore Somalia’s looming security concerns

$
0
0

The World's Most Dangerous Place

$
0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live