Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dowladda Somalia oo ku dhawaaqay Wacyigelinta La Dagaalanka Musuqmaasuqa

$
0
0

Muqdisho(Waaheen)Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Duhulow, ayaa maanta ku dhawaaqay barnaamijka Wacyigelinta La Dagaalanka Musuqmaasuqa Soomaaliya. Wasiirka ayaa ugu horreyntii yiri “Musuqmaasuqa waa noocyo badan yahay waxaana ka mid ah Laaluush , dhaqaalaha dalka oo la lunsado, shaqada oo la siiyo saaxiibada iyo qaraabada, sharciga oo la is hortaago, iyo kuwa fara badan oo afartan ay ka mid yihiin. Musuqmaasuqa waa waxa dalka dib u dhigaaya waana inaan si deg-deg ah u joojinaa. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an in la dhameystiro sharciyada loo baahan yahay iyo inaan sameyno wax kasta oo looga hortagaayo. Hase yeeshee, musuqmaasuqa waxaa si dhab ah u joojin kara shacabka Soomaaliyeed.”
Wasiirka ayaa ku dhawaaqay inuu isagu hoggaamin doono wacyigelinta la dagaalanka Musuqmaasuqa, oo uu ku sheegey in ay tahay arrin uu si shaqsi ah u daneynayo in waddanka laga joojiyo. Wacyigelinta waxaa ka mid noqon doona barnaamijyo taxane ah oo laga sii deyn doono Talefishinada, Radiyoyaasha, internetka, bogoga wargudbinta (social media) iyo wargeysyada, waxaana barnaamijyadaas ka mid noqon doona macluumaad la siinayo dadka oo ku aadan waxa ay sameynayaan marka ay la kulmaan falal musuqmaasuq ah, sidoo kale waxaa la sii deyn doonaa doodo, wadahadal, barnaamijyo gaar ah, barnaamijyo dadka laga qeybgalinayo dooda oo ay soo waci karaan, kulamo guud, iyo barnaamijyo kale oo kuligood looga dan leeyahay in shacabka laga wacyigeliyo khatarta musuqmaasuqa iyo in shacabka ay ka qeybqaataan joojinta musuqmaasuqa.
Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay inay jiri doonaan barnaamijyo waxbarasho oo dadka iyo ardeyda lagu barayo khatarta musuqmaasuqa iyo sida uu uga soo horjeedo maamul wanaaga iyo horumarka dalka. Wasiirka ayaa yiri “Waa inaan hubinnaa in carruurteeena oo ah mustaqbalka berri iyo shacabka hadda joogaba inay si fiican u ogyihiin waxa uu yahay cudurka musuqmaasuqa iyo dhibaatooyinka uu bulshada u horseedo si ay noogu sahlanaato inaan u cirib tirno, oo shacabka ay si fiican u ogaadaan waxa uu sharciga ka qabo, sida loo soo sheego falalka musuqmaasuqa ah iyo danbiyada ay muteysan karaan dadka ku kaca falal musuqmaasuq ah.”
Wasiirka Warfaafinta ayaa sheegey in Dowladdu ay sameysay horumar ballaaran oo horumarisay maamul wanaaga iyo isla xisaabtanka dowladda dhexdeeda, oo ay ka mid yihiin Maamulka & Maareynta Maaliyadda, oo ay jiraan Xisaabiye Guud iyo Hanti Dhowr Guud oo ay weliba u sii dheer tahay Guddiga Maamul Wanaaga Maaliyadda oo dhammaantood hubiya in dakhilga Dowladda ay u baxaan sidii loo qorsheeyey. Waxaa kaloo jira Xeer Illaaliyaha Guud ee Dalka oo isna il gaar ah ku eegaya falalka musuqmaasuqa ee dhammaan gobolada dalka oo dhan si sharciga loola tiigsado cid walba oo lagu helo falalka musuqmaasuqa.
Wasiirka Warfaafinta ayaa hadalkiisa ku soo gabogabeeyey “Dowladda Federaalka Soomaaliya waa ay ka go’an tahay la dagaalanka Musuqmaasuqa oo waxii maanta ka danbeeya waxaan kordhineynaa inaan sida ugu adag ula dagaalanno. Soomaalida waxaa lagu yaqaanaa inay yihiin dad ganacsiga ku sareeya oo ay ka ammaanan yihiin Adduunka oo dhan. Hase yeeshee, Waddanka Soomaaliya waxuu adduunku ku qiimeeyaa inaan nahay waddanka ugu musuqmaasuq badan oo aan Afghansitan, North Korea iyo Iraq aan liiska dhanka hoose uga jirno. Arrintan ayaa sumcada, karaamada iyo sharafteena meel weyn uga dhaceysa, oo arrimahan qaarkood ay la xiriirto sida uu Adduunka maanta u horumaray iyo meesha aan joogno iyo mararka qaar oo arrimahan ay yihiin kuwo muddo soo jirey oo lala qabsaday. Hase yeeshee waa inaan caalamka la qabsanaa oo aan dhanka wanaagsan meel wanaagsan aan ka galnaa. Haddaba si aan sumcadeena, karaamadeena iyo sharafkeena u soo ceshano waa inaan kordhinaa la dagaalanka falalka musuqmaasuqa ah ee dib noo dhigay. Si waddankeennu u noqdo mid horumara oo kheyraadka fara badan ee EEBBE na siiyey aan uga faa’iideysano waa inaan si adag ula dagaalnaa Musuqmaasuqa.”
DHAMAAD – Wasaaradda Warfaafinta & Hannuunita Dadweynaha, media@moi.gov.so
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Wasiirka Duulista Somaliland Oo Faah faahiyey Go’aankii uu Madaarada kaga Mamnuucay Qaadka la dhoofinayo.

$
0
0

Hargeysa (Waaheen) Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada iyo Gaadiidka Cirska Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyey Go’aan ay dhawaan Wasaaradiisu ku Mamnuucday inaan madaarrada dalka Jaad looga dhoofin karin qaar ka mida dalalka Yurub iyo dunida carabta.
Wasiir Maxamuud Xaashi ayaa arinstaasi kaga hadlay waraysi uu siiyey Idaacada VOA laanteeda Afka Soomaaaliga, waxa haladiisii ka mid ahaa “ Go’aankani waxa weeye inaan madaaradda Somaliland laga dhoofin Jaad, oo gaar ahaan aan looga dhoofin wadamada uu mamnuuca ka yahay, ee Yurub iyo Carabta ee qaadka u aqoonsan inuu mukhaadaraad yahay.”
Wasiir Maxamuud Xaashi ayaa la waydiiyey sababta keentay in wakhtigan ay soo saaraan go’aan noocan ah, waxana uu yidhi “ xaqiiqdii Qaadku sida aynu wada ognahay mamnuuc kama aha Somaliland, waa laga ganacsadaa waana la cunaa, waana shay nolosha ka mid ah, hasa-yeeshee Garoomadu way ka duwan yihiin, waana kadinkii dalka ee laga baxayey, ama waa wajigii dalka, wuxuu la shaqeeyaa garoomo kale, kuwaas kale ee uu la shaqeeyo wax Somaliland mamnuuc ka ah lagama soo dhoofin karo, Yurub, Carabaha iyo dalalka kale ee Africikba waa inay ixitiraaamaan shuruucda Somaliland, Xeerarka duulimaadyaduna sidaas ayey dhigayaan, anaguna (Somaliland) waxaanu ixtiraamaynaa shuruucdooda, garoonkayagana waa in aanay ka dhoofin wax ka mamnuuc ahi, dunidu waxay ka wada shaqaysaa arrimo badan, waxa ka mida dadka tahriibaya, kuwa sharci darada ku socdaalaya, hubka iyo waxyaabaha nabadgalyada iyo bulshada waxyeelaynaya, waxa laga wada shaqeeyaa in Argagixisadu aanay madaaradda ka gudbin, iyo inaan mukhaadaraadka la dhoofin, tusaale ahaan dalka Itoobiya ee ina xiga Khamrigu waa ka fasax, inaga Dayuuradoodu khamri inoogama keeni karto, waxay ixtirmaayaaa maanha sharcigooda ee waa sharcigeena, sidaas oo kale Itoobiya iyo Jabuuti Qaad waa loo qaadi karaa, waayo waa ka fasax, go’aankani wuxuu khuseeyaa dalalka uu mamnuuca ka yahay Qaadku.”
Wasiirka Duulista Somaliland ayaa sidoo kalena la waydiiyey waxa wakhtigan ku cusub Madaaradda ee soo dadajiyey Go’aankaasi waxaanu ku jawaabay “ waxa nala kulantay dhibaato weyn, oo aanu ka damqanay dad faraban oo ka mida kuwii qurbaha ka yimid oo sanadkan aad u badnaa, ayaa markii ay dadkaasi noqonayeen ayey dhibaatadani soo baxday, dadkaas kuwo ka mida ayaa waxay isu dayayeen inay Qaad halkan ka qaadaan oo ay geeyaan Sweden, Norway, UK iyo Denmark, arintaasi waa mid iyagana dhibaato ku keenaysa, oo xadhig ayey ku gali karaan, anagana (Somaliland) dhibaato ayey nagu keenaysaa oo sumcadii dalkayaga ayey waxyeelaynaysa, waxay dhaawacaysaa muraayqadii qarankan, arintaasina maaha mid aanu u dulqaadanayno, wadama qaadku xorta ka yahay cidna ku qabsan mayno ka cunaya, iyo ka sita ee leh waan u iibnaynayaa u diidi mayno, laakin wadamadaas xidhiidhka fiican aanu la leenahay,ma ogolin in loo dhoofiyo, iyagana kama ogilin in nalooga soo dhoofiyo wax aanu sharcigayagu ogolayn.”
Mudane Maxamuud Xaashi ayaa sidoo kalena sheegay in dad badan lagu qabtay Jaad Todobaadyadii ugu dambeeyey, waxaanu sharaxay qaabka dadkaasi loola dhaqmo, waxaanu yidhi “ dad badan ayaanu Qaad ku qabanay todobaadyadii ugu dambeeyey, dadkaasi waanu la macaamilnaa, waa dadkayagii, maadaama aanu qaadku dambi ka ahayn Somaliland, kuma xidhno, kuma ganaaxno, diyaaradana kama reebno, waanu u caqli celinayaa, qaadka ayuubaanu ka reebnaa, hadii uu yidhaa cid ha laygu dhiibo, waa loogu dhiibaa ileen Lacag badan ayuu la soo bixiyayee, waxa kale oo aanu dadka soo degaya ka reebnaa Khamriga, waayo sharcigeenu ma ogola.”
Wasiirka Duulista Somaliland ayaa sidoo kale fariin u diray dadka Madaarada dalka adeegsada waxaanu yidhi “ Halkan dadweynaha ayaan fariin ugu gudbinayaa, waxaan dadka ka goosha madaarka Cigaal ee Caalamiga ah u sheegayaa inaan la ogolayn in ay halkan ka qaadaan Qaad, iyagoo ku wada wadamada uu mamnuuca ka yahay, dadka Tigidhadooda ayaanu naqaanaa, qaabab badan ayaanu wax u hubinaa, qof kasta oo diyaarada raacanaya waanu la soconayaa khadkiisa duulimaads, waxaan leeyahay ka waantooba wax nafahiina wax yeela, dalkiina sumcadiisa dila, arimahaasina waa kuwo aan la ogolayn.” Ayuu yidhi Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo: Afhayeenka Madaxtooyada oo u jawaabay Cali Gurey.

$
0
0

Madaxweynaha Somaliland oo qaatay Card-ka Aqoonsiga.

$
0
0

Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu shacbiga Somaliland u furay Qaadashada Kaadhka Muwaadinka oo ka bilaamatay maanta oo taariikhdu tahay 25/09/2014 Gobolka Marodi-jeex magaalo madaxdiisa Hargeysa.
 
Madaxweynaha oo iska diwaangeliyey Xarunta hay’ada shaqaalaha waxa sidoo kale madaxweynaha wehelinaayey wasiiro ka mida xukuumada Somaliland oo iyaguna qaatay kaadhka Muwaadinka.
 Waxa goobta ku sugnaa shacbi weynaha Reer Somaliland qaybo ka mida oo iyaguna ka hadlay dareenkooda soona dhaweeyey Qaadashada Kaadhka Aqoonsiga shacbigana ugu baaqay inay u dareeraan oo ay muujiyaan muwaadin-nimadooda.
 
Waxa iyana sidoo kale halkaasi ka hadlay Haween ka mid ah Ururka Nafaqo iyo dhalinyaro ka mid ah ururada bulshada oo saxaafada Hambalyo u mariyey shacbiga Somaliland.
 
Madaxweynaha oo buuxiyey shuruudaha muwaadinka ayaa shaqaalaha diwaangelinta ku hawlani waxa ay Madaxweynaha u sameeyeen sida Sawirada ka muuqata kaadhka muwaadinka oo noqon doona mid shacbiga Somaliland wada qaadan doonaan loona baahan yahay inay u dareeraan oo ay dhamaystiraan shuruudaha looga baahan yahay.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo: Nuxurka Khudbadiihii laga Jeedidyey Furitaankii Diiwaan Galinta Madaniga ah.

$
0
0

Daawo: Wasiir Cukuse oo u Jawaabay Madaxweynaha Somaliya

$
0
0

Daawo Muuqaal Lagu Cambaareynayo Falalka ay ku Kacan RRU-da” Guddoomiyaha Haweenka Filland ee Ucid Saamiya

$
0
0

“Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Filland Xisbiga ucid Marwo Saamiya Muuse ayaa na soo gaadhsiisay Heestan ka hadlaya Qabyaaalda iyo tacadiga RRU-da.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Arrimaah gudaha oo Si Rasmi ah ugu dhawaaqay in ay Bilaamantay Diwaangalinta Madanig ahi, iyo wasiiro Saaka qaatay Kaadhkii Muwaadinimada.

$
0
0

Hargeysa(Waaheen) Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Cali Maxamed (Warancade) ayaa saaka si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay Billaabantay Diwaangalinta Madaniga ah ee dadka reer Somaliland ku qaadanayaan Kaadhka Muwaadinimada, Munaasibada ku dhawaaqiida Diwaangalintu in ay Bilaamantay ayaa waxa laggu qabtay Hoolka Shaqaalah ee Magaalada Hargeysa.
Waxa Isla Goobtaasi kaadhkii Muwaadinimada ku qaatay Wasiirka Arrimaah gudaha Cali maxamed Warancade, Maayirka Casimada Hargeysa,, wasiirka Waxbarashada Samsam Cabdi Aadan, Wasiirka Qorsheynta Qaranka Sacad Cali Shiire, wasiirka Warfaafiinta Cabdilaahi Cukuse, Af-hayeenka Madaxtooyada Dhuxul, Salaadiin iyo dadweyne kale.
Wasiirka Arrimaha gudaha oo Madashasi kahadlay ayaa sheegay in aad ugu faraxsan yihiin in dhammaan Casimada Hargeysa si rasmi ah uga billaamantay Diwaanglainta Madaniga ah, waxanu dadweynaha ugu baaqay in ay kaadhka aqoonsiga qaatan, waxanu sheegay in bisha Deceber la hakindoono balse Diwaangalintu waligeed socomndoonto.
Wasiirka Qorshaynta Qaranka Sacad Cali Shirre iyo maayirka Caasimada Hargeysa Cabdiraxman Solteko oo iyaguan munaasibadasi ka hadlay ayaa sheegay in diwaangalintu Bilamantahay tahayna mid muhiim ah loona bahan yahay shacabka Somaliland qaatan kaadhka Muwaadinimada.
Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Maxmaed Daahir Cukuse oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in Maanta shacabka Somaliland qaadanayaan Kaadhkii Muwaadinimada Somaliland.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Daawo:Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Iska Difaacaya Eedaymo jira oo loo soo jeediyey

$
0
0

Su’aalo ma haysaan anaa idiin geyn madaxweynaha

$
0
0

Marka hore waxaan ku bilaaya maqaalkeyga salaanta islaamka (Asaalamu caleykum warax matulaahi wabarakaat) .
Salaan ka dib iyadoo maalmihii ugu danbeysay ay warbaahinta kala duwani isla dhexmareysay sababta madaxweyne Silaanyo uu ula hadli laayahay qaybaha kala duwan ee saxaafada iyo bulshadii soo dooratey .
Ayaa maanta xaflad lagu furayey diwaan galinta madaniga ah oo ka dhacdey hoolka shaqaalaha dawlada waxaa isku yimid qaybaha kala duwan ee maamulka Axmed Silaanyo ayaa Afhayeenka madaxtooyada somaliland Axmed saleban dhuxul oo warbaahinta kula hadlay.
Waxaa mar la weydiiyey su’aal aheyd madaxweynuhu maxaa uu saxaafada ula hadli laayahay waxaa uu ku jawaabey “yaa su’aal haya anaa madaxweynaha u gaynaya imika”sidas waxaa yidhi Afhayeen ka madaxtooyada Somaliland .
Hadaba aniga oo raacaya hadalka Afhayeenka waxaan leeyahay Dhuxul adeer adiga kumaanaan dooran ee waxaan dooraney Axmed silaanyo .
Somalidu waxey ku maahmaahdaa “Af jooga looma adeego” umadani waxaa ay arkeysaa oo ay doonaysaa inay la xisaabtamaan madaxweynaha ay doorteen .
Afhayeenka waxaan leeyahay adiga waxaa ku doortey Ahmed silaanyo marka waxaa kula xisaabtamaya Silaanyo.
Umadu waxaa ay dooratey Silaanyo markaa geynta aad noo geynayso maaha mid aan kaa dooneyno madaxwenahana sharafta haka ridin .
Silaanyo ayaa kula xisaabtama umaduna waxaa ay la xisaabtameysaa madaxweynaha laguma dooran adeer ee silaanyo ayaa la doortey ee taas ayaan ku xasuusunayaa
Qore: ilyas abdi ali
Email:ilyasdable@gmail.com
Mobile:0634504324
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gudoomiye deegaan oo xalay lagu dilay Beledweyne

$
0
0

Guddoomiyihii deegaanka Buq-goosaar ee gobolka Hiiraan ayaa xalay lagu dilay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan sidaana waxaa Bar-kulan u xaqiijiyay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta maamulka gobolka. Guddoomiye ku xigeenka  maamulka gobolka Hiiraan Maxamed Ibraahim Cabdullaahi ayaa sheegay in labo nin oo baastoolado ku hubaysan in ay ku dileen magaalada Beledweyne guddoomiyihii deegaanka Buq-goosaar [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gudoomiyaha cusub ee ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed oo maanta xilka la wareegay

$
0
0

Munaasabadan uu xilka kula wareegayay gudoomiyaha cusub ee ururka Dhakhaatiirta Soomaaliya oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Caafimaadka, Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare, Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka , Xildhibaano, Dhakhaatiir, ururo caalami ah sida Jamaacadda Carabta, Agaasimaha Cusbitalka Digfeer ee dalka  Turkiga, xubno ka socoday ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed iyo qaar kamid ah macalimiinta Jamaacadaha magaalada Muqdisho.
Ugu horeyntii waxaa munaasabadda ka hadlay gudoomiyaha guddiga doorshada ee ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed Dr Ibraahim Sheekh ( Dr Dasuuqi) ayaa sheegay in doorashadan ururka Dhakhaatiirtu ay tusaale wanaagsan u yahay dadka Soomaaliyeed maadaama aysan lagu xulin ama aan lagu dooran mas’uulka ugu sareeyo ururkan Qabiil ama nin jeclaysi.
Gudoomiyaha cusub ee ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in dhammaan bahda caafimaadka looga baahan yahay in ay la yimaadaan isbedel dhab ah oo waxtar u leh bulshada Soomaaliyeed  oo lagu sheego in ay kamid yihiin dadka ugu liida helida adeega caafimaad oo dha meysatiran.
Sidoo kale mas’uuliyiintii munaasabadda ka hadlay waxaa kamid ahaa Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta sare Ducaale Aadan Maxamed waxaana uu sheegay in haddii Dhakhaatiirta iyo Wasaaradda Caafimaadka ay iska kaashadaan wax badan ku soo kordhi doonaan adeega caafimaadka ee dalka.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Cabdullahi Goodax Barre ayaa munaasabadda ka sheegay in ururkan ay ku jiraan Dhakhaatiir dadka Soomaaliyeed ay si wanaagsan u garanayaan isla markaana ay ku kalsoon yihiin, waxaana uu xusay in xukuumadda Soomaaliya ay soo dhoweynayso ururkan ay sameysteen Dhakhaatiirta Soomaaliya
Ugu dambeyntii Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya  Cali Maxamed Maxamuud  (Cali Xareed) ayaa dhankiisa sheegay in Wasaaradu ay la shaqeynayso Dhakhaatiirta Soomaaliyeed iyo cidkasta oo wax qabad ku soo kordhinayso ummadda Soomaaliyeed, asagoo tilmaamay in hogaanka cusub ee ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed uu u rajaynaayo in howsha loo egmaday uu ka soo bixi doono.
 
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Munaasabad lagu taageeraayay maamulka Khaatumo oo Muqdisho lagu qabtay “DAAWO VEDIO”

$
0
0

Munaasabadda lagu taageerayay maamulka Khaatumo ayaa waxaa ka qeybagalay Xildhibaano, Madaxweynihii hore ee ,aa,ulkaasi, Odayaal iyo dadweynaha kale oo munaasabadaasi lagu cazuumay, waxaana munaasabadda lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Suldaan Saciid Cismaan Cali oo kamid ah odayaasha dhaqanka ee ka soo jeedada deegaanada maamulka Khaatumo State ayaa sheegay in odayaasha ka soo u nasab sheegtay maamulka Khaatumo oo ku sugan magaalada Muqdisho ay la kulmi doonaan madaxda dowladda Soomaaliya isla markaana ay kala hadli doonaan qorshiyaasha iyo ahdaafta maamulka Khaatumo.
Suldaan Saciid ayaa intaa ku daray in dadka dega deegaanada Khaatumo State ay yihiin kuwo jecel nabadda isla markaana ay doonayaan deriskooda in ay si nabadgeliyo ah kula noolaadaan.
‘’waxaana la kulmaynaa Madaxweynaha  iyo mas’uuliyiinta kale oo dowladda Soomaaliya,anaga waxaana kamid nahaya Soomaaliya dadkeena waxaa habeen iyo maalin lagu dilaayo waa midnimada ummadda Soomaaliya taas ayaanu u taagan nahay” ayuu yiri Suldaan Saciid.
Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah odayaasha reer Khaatumo oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay in ay ka shaqeyo ilaalinta midnimada Soomaaliya iyo dib u heshiisiinta dadka Soomaaliyeed oo wax kala tabanaya.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweyniyaasha Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb oo kulan ku yeeshay Cadaado

$
0
0

Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi  Xasan Cawaale Qeybdiid oo shalay gaaray degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud isla markaana xarun u ah maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa waxaa uu maanta kulan la yeeshay Madaxweynaha maamulka Ximin iyo Xeeb Cabdullahi  Maxamed Cali, waxayna ka wadahadleen arrimo ay kamid yihiin maamul u sameynta gobolada Dhexe.
Kulankooda markii uu soo gabagabooyay ayaa waxaa si wadajir ah waxaa saxaafadda ula hadlay labada mas’uul , Cabdi Qeybdiid Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in asaga iyo Madaxweynaha Ximin iyo Xeeb ay isku raaceen qodobo gaaraya afar oo ay ugu muhiimsan tahay in dowladda Soomaaliya iyo Beesha caalamka looga baahan yahay in sida ugu dhaqsimaha badan gacan ugu geystaan maamul u sameynta gobolada Galgaduud iyo Mudug.
Madaxweyne qeybdiid ayaa intaa ku daray in sidoo kale bulshada ku dhaqan goboladan looga fadhiyo ka qeyb qaadashada maamulkan, labada mas’uul ayaa sidoo kale waxaa ay ka hadleen wax ka qabashada abaaraha ka jira deegaanada ka tirsan gobolada  Dhexe.
Ugu dambeyntii Madaxweyniyaasha Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb ayaa ka hadlay xal u helidda khilaafka ka dhex jira maamulada Puntland iyo Galmudug kaas oo salka ku haya muranka ka taagan garoonka diyaaraha ee magaalada Gaalkacyo, hase yeeshee Madaxweynaha maamulka Ximin iyo Xeeb Cabdulaahi Maxamed Cali ( Baarleex) ayaa sheegay in diyaar u yahay in uu dhex dhexaadiyo labada maamul asagoo ugu baaqay in ay hoos u dhigaan xiisada labada dhinac isla markaana ay ka baaqsadaan wax kasta oo keenaya in uu dhiig daato.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hogaamiye-yaasha Galmudug Iyo Ximan Iyo Xeeb oo Ka Hadlay Shirka Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe

$
0
0

Madaxwayneyaasha maamul goboleedyada Ximen iyo Xeeb iyo Galmudug, Maxamed C/laahi Baarleex iyo Cabdi Xassan Cawaale Qaybdiid, ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Ximen iyo Xeeb waxay ka soo saareen qodobo ku aadan shirka maamul u samaynta gobolada Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha.
Labada hogaamiye ayaa shirkii ay ku yeesheen xarunta madaxtooyada maamulka Ximen iyo Xeeb  qodobada ay ka soo saareen waxaay kala yihiin, 1 in la dadajiyo howsha  gudiga farsamada  ee loo saaray maamul u samaynta gobolada dhexe ee dalka, 2 in dowladda federaalka iyo beesha caalamka ay gudiga farsamada la garab istaagaan kaalmadii ay horay ugu yabooheen inay ku bixin doonaan shirkaasi.
Labada qodob ee kale ee ay soo saareen madaxda maamul goboleedyada Galmudug iyo Ximen iyo Xeeb, ayaa waxaa ka mid ah , in dowladda federaalka Soomaaliya iyo beesha caalamku ay si degdeg ah uga jawaabaan abaaraha xoogan ee ku dhuftay deegaanada labadaasi gobol ee saamaysay dadka iyo duunyada, iyo qodobka 4 aad oo ah baaq uu u jeediyay madaxwaynaha maamulka Ximen iyo Xeeb maamulada Galmudug iyo Puntiland inay xal ka gaaraan xiisadda siyaasadeed ee ka taagan gobolka Mudug.
Hadalka Madaxwayneyaasha maamulada Galmudug iyo Ximen iyo Xeeb ayaa imaanaya xili shalay galab wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha maamulka Galmudug gaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Ximen iyo Xeeb.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Tacsi ku socota eheladii Marxuum Abdirahman Aroos-diid oo maanta ku geeriyooday magaalada London.

$
0
0

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Waxa maanta magaalada London ku geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Abdirahman M Egeh ( Aroos-diid ) oo ahaa shaqsi qiima badan, isla markaana ka mid ahaa waxgaradka Jaaliyadda reer Awdal ee muddada dheer soo joogay waddammada Yurub gaar ahaan Ingiriiska iyo Holland. Waxana Jaalidda reer Awdal maamulkeeda iyo xubnaheeduba si weyn u tacsiyadaynayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Abdiraham Aroos-diid. ILaahayna waxa ay uga baryayaan Marxuumka in uu Jannadii Firdawsa ka waraabiyo.
Sidoo kale waxa hawl wadeennada shabakadda Awdalpress u tacsiyadaynaysaa dhammaanba eheladii Marxuumka oo ay ugu horreeyaan xaaskiisa iyo carruurtiisa, waxana ay Ilaahay uga baryayaan in uu qabriga u nuuro.Xasuusin:  Aaaska Marxuumka waxa aad kala socon doontaan shabakadda awdalpress ama boramanews.com
Aammiin Aaammiin
 
Awdalpress.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Sawirrada: Dr. Maxamed Aadan Farkeeti oo Mucaawino Gaarsiiyay Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool

$
0
0

Siyaasiga Dr. Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) oo socdaal qaatay Sedax maalmood kutagay Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa inka badan 200 oo ruux u qeybiyay Mucaawino katimid Magaalada Sydney ee Dalka Australia.
Mucaawinadaan la gaarsiiyay Reer Xudur ayaa katimid Maal Qabeen Muslim ah oo ku dhaqan Magaalada Sydney, wuxuuna u wakiishay inuu Dr. Maxamed Aadan Farkeeti uu gaarsiiyo Dadka Soomaaliyeed ee u baahan.
Dr. Maxamed Aadan Farkeeti ayaa u arkay in Magaalada Xudur ay tahay meesha ku haboon in la geeyo Mucaawinada uu soo dhiibay Maal Qabeenka Muslimka ah.
Waxaa mudooyinkan dambe Magaalada Xudur ka taagneyd xaalad nolol xumo  oo aad u lidata, Dadka loo qeybiyay Mucaawinada ayaa waxa ay isugu jiraan Haween iyo Rag.
Howshaan ayaa ah mid ay si weyn u soo dhaweyeen Guud ahaan qaybha bulshada Magaalada Xudur, waxayna ugu horeyn ay u duceeyeen Muxsinkii soo dhiibay Mucaawinada iyagoo sidoo kale u Mahad Celiyay Dr. Maxamed Aadan Farkeeti oo ah ruuxa la jeclaaday inay Mucaawinada helaan Reer Xudur.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: Wasiir Yuusuf Baadiyow “Dad Dano Gaar Leh Ayaa Ka Danbeeya Rabshadaha Ka Taagan Dekada Magaalada Muqdisho”

$
0
0

Xilli shaqaalaha muuruq-maalatada Dekada Muqdisho ka cabanayaan xadgudubyo iyo shaqo joojin lagu sameeyay ayaa arintaasi waxaa ka hadlay Wasiirka Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumada Muqdisho Yuusuf Macalin Amiin (Baadiyow) kaasi oo sheegay inay jiraan dad dano gaar ah leh oo dabada ka riixaha Shaqaalaha Dekada ka xamaasha,isagoona Carabka ku adkeeyay inaysan jirin xadgudub lagu hayo dadkaan muruq-maalatada ah.
Wasiir Yuusuf Baadiyow ayaa sheegy inay wadaan dadaalo ay ku doonayaan inay ku qanciyaan dadka cabashada qaba ee xoogsatada ah si loo ogaado waxa ay tabanayaan.
Xukuumada Muqdisho ayaa dhawaan maamulka Dekada Muqdisho ku wareejisay shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Al-beyrak.
Arintaan ayaa dhalisay guux iyo muran badan oo Bulshada dhexdeeda.
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mooshin ka keenay shirkadaan la wareegtay maamulka Dekada Muqdisho oo ay ka biyo diideen inay la wareegto maamulka Dekada Muqdisho.Ku Dhageyso Mobilkaga.Ku Dhageyso Mobilkaga.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: Maxamuud Sayid Aadan oo Maanta Gaaray Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo

$
0
0

Wafdi uu hogaaminayo Siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay.
Siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan ayaa si heer sara ah waxaa markii uu gaaray Garbahaareey ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmadaasi,siyaasiiyiin,Bulshada qeybaheeda kala duwan.
Maxamuud Sayid Aadan oo saxaafada kula hadlay gudaha Garoonka degmadaasi ayaa sheegay in u jeedka uu u tagay Garbahaareey ay tahay sidii uu kaga qeyb gali lahaa shirka lagu wado inuu ka furmo degmdaasi,kaasi oo ay wafuudi ka qeyb qaadan lahayd mudooyinkii danbe ay ku sii qul qulayeen degmada Garbahaareey ee gobolkaasi Gedo.
Shirweyne looga hadlayo aayaha Beesha Mareexaan ayaa lagu wadaa inuu ka furmo Magaalada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo.Ku Dhageyso Mobilkaga.Ku Dhageyso Mobilkaga.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya oo Madariso xirtay

$
0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live