Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

UN Human Rights Chief Says Islamist Militants Think Like Nazis

$
0
0

The Jordanian prince, whose formal title is the U.N. High Commissioner for Human Rights, said the horror of the Holocaust is key to understanding the more recent slaughter by Islamist militants of defenseless people in Iraq, Somalia, Nigeria and elsewhere ...
Weblinks: 

Diiwaan gelinta iyo kaadh qaadashada ka socota gobolka Awdal ma muhiim bay u tahay shacabka? Mise waa arrin beesha caalamka xoolo lagaga doonayo?.

$
0
0

Mucaaridka Somaliland iyo muxaafidkiisaba waxa qaar badani sheegaan in kaadh qaadashada iyo is diiwaan gelinta ka socota Somaliland, ay tahay mashruuc lagu naas nuujinayo dad gaar ah, balse aanay ahayn wax sax ah, halka in badan oo kalena ay u aragto fursad muhiim ah oo aan dib danbe loo arki doonin, aanay habboon tahay in immiga laga faa’iidaysto. Labadaa aragtiyood ee soo kala horjeeda ayaan u aragnay in aan dadka u kala iftiimminno midka saxda ah.
 
Waxa aan qofna ka qarsoonayn in shacabkii Somaliyeed meel kasta oo ay joogaanba ay si aad ah iskugu mashquuliyeen bahasha siyaasadda la yidhaa, sidaasi daraaddeedna uu qof walliba isku qaatay in uu siyaasi yahay. Ama uu fikirkiisu ula ekaado ka saxa ah ee wax ka baddali kara ra’yiga dadweynaha. In ay shacabku aad u xiiseeyaan siyaasadda iyo hadba wixii jirana waxa fududeeyey is gaadhsiinta casriga ah iyo media ha, ee aadka u tirada badatay. Taasina waxa ay fursad dahabi ah siisay siyaasiyiinta mediyaha u adeegta in ay ku jahawareeriyaan shacabka, amma ku mashquula in ay quluubtooda hantaan.
 
Dhaqanka noocan ah ayaa inta badan dhib iyo buuq badan ka dhex dhaliya bulshada, sida colaado, is nacayb iyo kala fogaanshaha dadka isku degaanka ah. Xilliyada ugu daran ee ay arrimahaasi bulshadu khal khal geliyaan ama ay xaaladuhu cirka isku shareeraanna waa marka doorashooyinku soo dhawaadaan ammaba ay dhacayaan.
 
Haddaba aan mawduuceenna ku soo noqonnee, waxa dhawaan gobollada Somaliland laga billaabay diiwaan gelin iyo kaadh qaadasho, taasi oo ay beesha caalamku maal gelinayso. Qorshaha ay ka damacsan yihiinna ay tahay in la helo tiro  koob sax ah, si degaan walba loo ogaado tirada shacabka ku nool. Marka la helo tirada degaan walba ku noolla, waxa la ogaanayaa baahida shacabkaa, sida waxbarashada, caafimaadka, biyaha iwm.
 
Sidaasi daraaddeed, haddii degaankii ay dadkiisu tiro badan yihiin uu is diiwaan gelin waayo waxa imanaysa in aanu hawlaha adeegga bulsha  iyo mashaariicda horumarinta waxba ka helin. Halka degaanno is diiwaan geliyey oo kaba tira yari ay helayaan mashaariic adeegga bulshada wax ka qabta. Sidaa awgeed, waxa aan shaki ku jirin in loo baahan yahay in muwaaaddin kastaa uu is diiwaan geliyo, si ay bulshadiisu u hesho daryeellada iyo adeegga bulshada.
 
Dhinaca kale waxa iyana muhiim ah in Kaadhadhka la qaato, si uu muwaaddin walba xaq ugu helo in uu codeeyo oo uu doorto shakhsiga uu doonayo. Bulshadii doorashada iyo faa’iidadeeda fahmi wayda ama si wanaagsan uga qayb geli waydaana, waxa ay waayeysaa xubnihii uga dhex hadli lahaa gobolayaasha looga taliyo. Haddii ay golayaashaa cod ku dhex yeelan waayaanna ma jirayaan.
 
Dadka ku dooda in is diiwaan gelinta iyo kaadh qaadashadu ay tahay mashruuc lagu naas nuujinayo dad gaar ah, waxan u aragnaa in ay been tahay, waana borobogaande lagu qaldayo shacabka. Shakhsiyaadka arrintan shacabka la dhex wareegaana waa kuwo aan lahayn degaan amma doonaya in ay jahawareeriyaan degaannada ay dadkoodu tirada badan yihiin. Kuwo kalena waxa ay dacaayadahaasi u fidiyaan yaan degaankaa reer hebel idinka badan. Waxana ay ugu danbaynta isugu soo biyo shu
banaysaa in qabiilba qabiilka kale uu uga badiyo is diiwaan gelinta iyo kaadh qaadashada.
 
Si kastaba arrintu ha ahaatee, waxa aan dareensannahay in diiwaan gelinta ka socota gobollada galbeedku u socdaan si gaabis ah, lamana fahmin waxa ay gaabiska u yihiin. Wakhtigiina waa is gurayaa oo muddadii loo qabtay in is diiwaan gelintu socoto way daba gaaban tahay, goobaha ay hawshu ka socotaana way tira yar yihiin, sida ay hawsha u wadaanna waa si gaabis ah. Waxana la ii sheegay in aan maalintii la diiwaan gelin 50 illaa 100 qof. Halka magaalooyinka Hargeysa iyo Burco laga diiwaan geliyo 1000 amma laba kun. Haddii ay sida ay immiga u socoto uu wakhtigu kaga dhacana waxa hadhaw iman doonta in laga calaacalo. Sidaa dareeddeed immiga hallaga faa’iidaysto oo halla is diiwaan geliyo. Siyaasiyiinta iyo dadka hawlahaa shaqada ku lihina ha ka hawl galeen sidii ay u dar dar gelin lahaayeen hawsha diiwaan gelinta iyo kaadh qaadashada. Shacabkana u waciyi gelin lahaayeen.
 
Awdalpress
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Muuqaal: Wasiir Somaliland ka tirsan oo sir badan kashifay

$
0
0

London (Caasimada Online) - Wasiirkii Kaluumaysiga, kheyraadka badda iyo Horumarinta dekadaha Somaliland ee xukuumaddii Kulmiye Dr Maxamed Yaasiin Xassan ayaa ka dhawaajiyey in xukuumadda Siilaanyo ay lacago badan ku qaadatay sidii Somaliland ay uga mid noqon lahayd dowladda federaalka Soomaaliya, isaga oo ku eedeeyey in xubno urur diimeedyo ka tirsan inay majaraha u qabteen siyaasadda xisbiga kulmiye.  Waxa kale oo uu xusey in Ethiopia ay soo gudbisay magacyada Xubno shabaab ah oo xukuumadda kulmiye ka tirsan.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Security Council encourages Somali political leaders to work together, establish inclusive Government

$
0
0

5 February 2015 – Concerned by the ongoing political crisis in Somalia and its negative effect on delivery of progress for the Somali people, the United Nations Security Council today encouraged greater efforts from the country's political leadership ...
Weblinks: 

San Antonio jury sentences man for alleged support of terrorist group

$
0
0

SAN ANTONIO - A 43-year-old man from Somalia was sentenced Thursday afternoon in San Antonio to 15 years in federal prison for conspiring to provide material support to foreign terrorist organization Al-Shabaab and for making a false statement in an ...
Weblinks: 

The Flag flies proudly again

$
0
0

Somalia is a proud nation of homogeneous and talented people, in a wonderfully diverse part of Africa. However, Somalia has experienced one of the worst and prolonged civil wars in modern history. The disastrous civil war destroyed all our key institutions ...
Weblinks: 

Somalia kids finally get out and play

$
0
0

Somali kids just want to have fun. They climb on a jungle gym, ride bikes, splash in a swimming pool and laugh -- a scene normal in many parts of the world, but new in Mogadishu where decades of bloody battles have kept children indoors, their parents ...
Weblinks: 

UN Human Rights Chief Says Islamist Militants Think Like Nazis

$
0
0

Money transfers cut off to Somalia

$
0
0

Pressured by the U.S. government's anti-terrorism crackdown, a small Southern California bank is cutting off a crucial source of aid to families in war-ravaged Somalia — money wired from Somali immigrants in the United States. Merchants Bank of ...
Weblinks: 

End of money transfers to Somalia will hurt families

$
0
0

“Yes, Mogadishu. Yes, Somalia. Can I get a receipt?” asks Ayan Mohmed. She’s just finished listing a string of account numbers and pushed five $20 bills through a plastic window located behind a humming drink case at the Fresh and Green Produce ...
Weblinks: 

Xisbiga XIIS: Xiinka cusub ee siyaasadda‏ (Sawirro & warbixin)

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Iyada oo ay dalka kusoo kordhayaan xisbiyada siyaasadda dalka ayaa waxaa maanta lagu dhawaaqay xisbi cusub oo lagu magacaabo Xisbiga Isbahaysiga Isbadaldoonka Soomaaliya oo marka magaciisa lasoo gaabiyo uu noqonayo XIIS, waxaana xisbiga guddoomiye ka ah siyaasiga waxqabadka taariikhda ku xariiqdey Cabdullaahi Xirsi Cilmooge.
Xaflad ka dhacday Hoteel Saxafi ee magaalada Muqdisho oo lagu daah furayay xisbiga cusub ee XIIS ayaanan look ala harin kasoo qeybgalkeeda, waxaana si weyn oga dhex muuqdey dad ka kala yimid inta badan 18-ka gobol ee dalka oo miisaan iyo mug siyaasadeed ku leh dalka.
Ra’isulwasaarihii Soomaaliya Maxamed Cabdi Yuusuf, Axmed Macalin Fiqi oo ah musharax gobolada dhexe, Faadumo Cabdullaahi Insaaniya oo uu dhalay mid ka mid ah raggii asaasay SYL, Xildhibaan Maxamed Cabdi Shuuriye, Siyaasiga Cabdi Shire , iyo dad kala duwan oo bulshada ka tirsan sida midoowga Ardayda Jaamacadaha Gobolka Banaadir.
Cabdulaahi Cilmooge oo madasha ka hadlay ayaa sheegey in aysan muuqan saansaanta in la gaarayo hiigsiga 2016-ka, sidaasi darteed loo baahanyahay in la furo tashi qaran si dalka loogu jiheeyo horumar.
Mar uu ka hadlayay lacagaha tirada badan ee wadamada carrabta ay ku harqiyaan dadka doonaya in ay qabtaan xilka ugu sareeya dalka ayuu yiri “ma jirto meel adduunka ka mid ah oo laga ogolyahay in dalal shisheeye ay fan gareeyaan olole doorasho, Waxaan ka codsanayaa baarlamaanka sharafta leh in ay sharciyo kasoo saaraan arrintaasi, waayo dalkii lacagta ku gashay ayuu hadhoowna qofka daacad u yahay, una shaqaynayaa marka xilka madaxtinimada loo doorto”.
Waxa uu walwal ka muujiyey xawaaladaha Soomaalida ee Maraykanka akoonadii laga xirey, isaga oo tilmaamay intaasi ay ka dhigantahay masiibo dad samee ah oo ku habsan karta malaayiinta Soomaalida ee noloshooda ku tiirsantahay biilka ay ehelkooda oga soo diraan Maraykanka, “Dowladda Maraykanka codsi ayaan u direynaa xisbi ahaa, hawl badana horey waan oga qabanay, hadana gacmaha isma dulsaaran doonno” ayuu yiri.
Dhamaan dadkii ka hadlay xafladda ayaa bogaadiyey xisbiga cusub, waxayna ku tilmaameen rajo cusub oo usoo bidhaameysa Soomaaliya mar haddii inta fikir ku midoobaan dadka Soomaaliyeed, kadibna ku wada shaqayn karaan iyada oo aanan qabiil la eegin.
Faadumo Cabdullaahi Insaaniya ayaa sheegtey in xisbigii SYL uu kusoo shaqeeyey duruufo intan ka adag, iyaduna ay aaminsantahay in haddii isku day la sameeyo wax badan la hagaajin karo.
Cilmooge ayaa ka mid ahaa madaxdii Soomaalida kuwoodii ugu wacqabadka fiicnaa tan iyo intii kumeelgaarka laga baxay, iyada oo lagu xusuustey dadaalkii uu u galay in xayiraaddii caalamiga ahayd laga qaado garoonka Aadan Cadde, hawshiisa dhismaha la gudo galo, islamarkaasina lasoo wareejiyo maamulka hawada ee Soomaalida, waxaa sidoo kale lagu xusuustaa dib u hawlgalinta adeeggii boostada ee Soomaaliya.
Aragtiyada waaweyn ee xisbiga Xiis waxaa ka mid ah
1-Nabadgalyada
2-Caddaaladda iyo Dib u heshiisiin dhab ah
3-Fulinta iyo Xoojinta Sharciga dalka
4-Dhismaha Hay’adaha dawladda iyo Adeegga bulshada
5-Siyaasadda iyo Maamul wanaagga
6-Xoojinta Doorka Dumarka iyo Dhalinyarada
7-Xiriirka Caalamiga ah
8-Adkeynta iyo Xoojinta Xoriyadda iyo Fikirka
9- Dhameystirka Nadaamka Federaalka ah
Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Political Crisis in Somalia is a headache – SC

$
0
0

The UN Security Council has expressed its concern at the ongoing political crisis in Somalia, its negative effect on delivery of progress for the Somali people and its impact on peace and stability. This is contained in a statement issued by the 15-Member ...
Weblinks: 

Ethiopia to send additional peacekeepers to Somalia

$
0
0

“Xisbiyadda Mucaaridka Ahi Marna Kama Hadlaan Xuquuqda Shaqaalaha”

$
0
0

By:Gud Ururrada Shaqaalaha
Hargeysa (Somaliland.Org) Gudoomiyaha Xidhiidhka Ururada Shaqaalaha Rayidka ee Somaliland Maxamed Axmed Cabdi. ayaa ku dhaliilay xisbiyadda mucaaridka ah inaanay marna xusin xuquuqda shaqaalaha rayidka ah ee dalka.
Maxamed Axmed ayaa sheegay in ururkooda la aasaasay 2002-dii iyadoo ay aasaaseen Xubno kala duwan oo ka kooban shaqaale dawladeed iyo kuwo shicib ah kuwaasi oo uu ka mid ahaa Hantidhowraha Qaranka Maxamuud Aw Cabdi, islamarkaana ururkan loogu tallo-galay inay mideeyaan dhammaan ururada Shaqaalaha Somaliland.
Gudoomiyaha Xidhiidhka Ururada Shaqaalaha Rayidka ah ee Somaliland ayaa Xisbiyada Siyaasada ee Somaliland ku dhaliilay sida ay uga gaabiyeen in ay ka hadlaan Xuquuqda Shaqaalaha rayidka ah ee dalka, isagoo tilmaamay in aan aanay marnaba Xisbiyada Mucaaridka ahi aanay xusin kana hadal xuquuqda shaqaale weynaha rayidka ee Somalilnad iyagoo iska ilaalinaya shirkadaha gaarka loo leeyahay.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in xafiiskoodu uu dawladda ka diiwaan gashan yahay isla markaana ay wadaan dad iskood isu xil-qaamay.
Gudoomiye Maxamed ayaa sheegay si looga baxo shaqo la’aanta dhalinyarrada Somaliland in loo baahan yahay Xukuumad iyo shiciba in la dhiiri-galiyo waxbarashada farsamada gacanta sida farsamooyinka Makaaniga, Nijaarida, Dawaarka, Cunto karinta, islamarkaana la kordhiyo dugsiyada Culuumta Caafimaadka, Beeraha, kalluunka iyo Xoolaha.
Gudoomiyaha Xidhiidhka ururrada Shaqaalaha Somaliland waxa uu tilmaamay in loo baahan yahay in dib loo kiciyo Warshadaha waaweyn ee uu dalku lahaan jiray sida Warshada Sibidhka ee Berbera, kuwaas oo uu xusay in shaqo fara badan ka soo bixi doonaan haddii lagu guulaysto in dib loo furo ayna yarayn doonto shaqo la’aantu.
Gudoomiyaha Xidhiidhka shaqaalaha ayaa Xukuumada Somaliland ka codsaday in dib loo eego mushaharka dadka Waardiyayaasha ah ee ilaaliya Xarumaha dawladda oo uu sheegay in mushaharkoodu aad u yar yahay. Gudoomiyaha ayaa Xukuumada ka codsaday in kaalmada raashinka ee dalka yimaada laga qaybgaliyo shaqaalaha hoose ee dawladda.
Maxamed Axmed, waxa uu u soo jeediyay xukuumadda in dalka laga joojiyo dadka ajaanibka ah ee ku shaqaysta xirfadaha ay muwaadiniinta Somaliland ku xoogsadaan ama qaban karaan-ba.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in shaqaalaha dawladdu ay ka xuquuq wanagaasan yihiin kana niyad fiican yihiin shaqaalaha u sheqeeya shirkadaha gaarka loo leeyahay. Shirkadaha gaarka loo leeyahay ma tixgeliyaan xuquuqda shaqaalahooda.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Political Crisis in Somalia is a headache – SC

$
0
0

“Ma Jiro Wax Hub Ah Oo Aanu Ku Qabanay Berbera” Booliska Saaxil

$
0
0

Berebra,(Somaliland.Org):- Taliye ku xigeenka qaybta booliska ee gobalka Saaxil, Jaamac Ismaaciil Xuseen, ayaa beeniyay warar ay qoreen mareegaha internet-ka qaarkood oo sheegayay in Booliska Saaxil qabteen hub tiro badan oo sharci darro ah.
Taliye ku xigeenka qeybta Boolisku waxa uu warkaasi ku tilmaamay mid waxba kama jiraan ah.
“Warka mareegaha Internet-ka lagu baahiyay ee sheegaya in ciidamadda booliska Berbera hub ay qabteen, waa warar been abuur ah oo aan sal iyo raad toona lahayn, cida baahisay wararkaasi amaanka lagu waxyeelaynayo waan ku daba jirnaa taallaabo sharciga waafaqsanna waanu ka qaadi doona,”ayuu yidhi Taliye ku xigeenka qaybta booliska ee Saaxil oo xalay wargeyska DAWAN khadka Telefoonka kula xiidhiidhay.
Waxaanu intaasi ku daray “Guud ahaan amniga gobolka aad ayuu u fiican yahay wax dhiba ahina kama jiraan. Waxaan ugu baaqayaa warbaahinta inay iska hubiyaan wararka waxba kama jiraanka ah ee ay baahinayaan.”
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

War Deg Deg Ah: Wasiir Ku-xigeenka Gaashaandhiga oo Is Casilay

$
0
0

Wasiir ku xigeen Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumada Muqdisho C/raxmaan Kulmiye Xirsi oo ka mid ah Golihii habeyn ka hor lagu dhawaaqey ayaa Shaaciyey inuu iska casiley Xilkii dhawaan loo magacaabay.
C/raxmaan Kulmiye Xisri (C/raxmaan Dheere) ayaa is casilaadiisa u sababeeyay labo qodob oo kala ah markii horeba u magacaabistiisa xilkaasi inaan isaga lagala tashan iyo tan labaad oo ah Saluugmo uu ka qabo hanaanka Awood qaybsiga beelaha sida uu hadalka u dhigey.
C/raxmaan Dheere waxa uu hayb la wadaagaa Faarax Sheekh C/qaadir oo si weyn loogu xagliyo Madaxtooyada, hase ahaatee waxaa xusid gaar ah mudan in C/raxmaan Dheere xilkaan haatan uu  iska casilayo uu ka soo qabtey Xukuumadii Ra’iisal Wasaarihii hore ee Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.
Isku soo wada duuboo Xaaladani ayaa imaneysa xili dhawaan la filayo in la hor geeyo Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Xukuumadan Cusub ee uu soo magacaabey habeen hore R/wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo la oran karo wuxuu ku daaley siyaasada jahwareersan ee ku dhisan xiligan kala sed-bursi Xubnaha xililka haya iyo xisbiyada is barbaryaaca ku saleysan.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Mucaaridka Waxaan Leeyahay Haddii Aanu Helno Noo Haneeya, Haddii Aad Heshaanna Waanu Hanaynaynaa”

$
0
0

“Doorashooyinka soo socda wax-qabadkayaga Ayaanu Dadkayaga Odhanaynaa Nagu Doorta” Marwo Aamina Waris
Hargaysa(Somaliland.Org):- Marwadda Koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Waris Sheekh Maxamed Jirde, ayaa sheegtay inay waxqabadka muuqda ee ay qabteen ay dadkooda ku waydiisanayaan inay ku doortaan. Waxa kale oo ay mucaaridka ugu baaqday inay ka waantoobaan aflagaadada iyo wax xun sheega.
Marwadda koowaad waxay sidaasi ku sheegtay khudbad ay ka jeedisay xaflad khamiistii lagu qabtay Hargeysa oo lagu soo bandhigayay waxqabadkii u hirgalay ururka Haweenka qaranka ee NOW.
“Dimuqraadiyad baynu qaaday, doorashooyinka soo socda wax-qabadkayaga ayaanu dadkayaga odhanaynaa nagu doorta, markaa mucaaridka waxaan leeyahay haddii aanu helno noo haneeya, haddii aad idinku heshaanna waanu idiin hanaynaynaa, dalkana waynu wada leenahay, markaa aflagaadada, xaasidnimada iyo hadalka xun aynu iska dayno oo waxa wanaagsan sheego,”ayay tidhi Marwo Aamina Waris.
Marwadda Koowaad waxay ku bogaadisay Hoggaanka ururka NOW, wixii u qabsoomay, waxaanay tidhi “Guul iyo sharaf bay u tahay maamulka ay madaxda ka yihiin Aniisa iyo Sitiin iyo Ubax, iyo intii la shaqeenaysay, sharaf iyo guul bay u tahay in halkan ammaan looga soo jeediyo. Wax-qabadka runta siday tahay haddii uu yar yahay iyo haddii uu badan yahayba isaga ayaa is-muujiya, qof xaasida iyo qof ka aamusaba iyo qof yidhaahda wax lama qabanba, haddii ay ta dawladda tahay iyo haddii ay ay tahay tan ay Ururka NOW qabteen-ba, waa wax muuqda, waa wax cad oo la taaban karo oo cidna indhaha ka qarsan Karin.”
Sidoo kalena, Gudoomiyaha ururka qaranka ee Now Aniisa Nuur Cigaal ayaa ka war bixisay wixii u qabsoomay waxaanay tidhi “Ururka qaran muddo dheer ayuu soo jiray annaga wuu naga horeeyey, madaxwayneheenii Cigaal Alle ha unaxariistee ayaa sameeyey, isbedal faro badan ayuu soo maray, markaa wax-qabadka xukuumadda samaysay, kaayaguna wuu la socdaa, ururka qaranka NOW degmo walba iyo gobol walba waanu gaadhsiinay, iyadoo Degmooyinka caasimada lix meelood aanu ka sameenay, isbedelkaas aanu samaynay iyo wixii noo qabsoomay marwadda koowaad garabkayaga ayay taagnayd.”
Gudoomiye ku xigeenka ururka qaranka ee Now Sitiin Xasan Jaamac, ayaa sheegtay inay ku dedaaleen sidii ururkoodu laamo ugu yeelan lahaa gobolada dalka oo dhan, waxa kale oo ay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku ammaaneen inay ururka NOW ay aad ugu kordhiyeen miisaaniyad sanadeedka ay ku hawl-galaan.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

EU calls on Federal Institutions to act swiftly and with unity of purpose

$
0
0

The EU Special Representative for the Horn of Africa, Alexander Rondos, and the EU Ambassador to Somalia, Michele Cervone d’Urso, remain concerned on the consequences of continued political crisis and call for a swift conclusion of the Cabinet appointment process prior to the end of the Parliamentary session.
 
We urge the Somali leadership – President, Prime Minister and Parliamentary leadership – to act with unity of purpose and to reach out to key stakeholders to ensure that a Cabinet is in place which will lead the country to the September 2016 elections.
 
It is time for delivery with only months remaining to complete essential state building, peace building and constitutional tasks. 
 
The EU remains by the side of the Somali people and its Institutions. (END)
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia criticises US bank’s move to halt remittances

$
0
0

(Nairobi-Galgalanews-) Somalia has criticised a move by a US bank to close accounts of money transfer companies, warning it could create a dangerous black market.
Merchants Bank of California handles about 80% of money transfers – remittances – from the US to Somalia, worth about $200m (£131m) annually.
But it announced on Thursday that it had to withdraw its services due to new money-laundering regulations
Regulators are concerned that money is being funnelled to extremists.
But the Somali government has warned that suspending legal transfer services may give rise to a new unregulated black market in cash transfers that could make it easier to channel money to militant groups.
It also expressed concern that the move would jeopardise stability in Somalia and the welfare of millions of Somalis who depend on financial assistance from abroad.
Total annual remittances to Somalia are estimated at $1.6bn (£1bn).
‘Lifeblood’ for Somalis
Nicholas Kay, the United Nations special representative for Somalia, said the remittances were a survival mechanism for Somali families.
Somali remittances are a lifeline. The United Nations estimates Somalis in the diaspora send home $1.6bn annually, significantly more than foreign aid.
According to a UN study, more than 40% of Somalis receive remittances, the bulk of which are used for basic needs, including food, clothes, medicine and education.
As stability returns to some parts of the country, remittances are increasingly used for investment. They are an essential part of rebuilding Somalia.
There is no functioning banking system in Somalia, so remittances are the only way people outside the country can support those at home. They play a crucial role during the frequent droughts as international aid agencies use them in cash for food programmes.
While it is understandable that banks fear potential fines by regulators, closing the accounts of Somali remittance companies risks driving underground the flow of cash to Somalia, exacerbating the problems of violent Islamism, piracy and the trafficking of arms, drugs and people.
“They are the lifeblood… for many, many Somalis, so from a humanitarian perspective it is clearly worrying if there is a complete stop in remittances,” said Mr Kay.
The Office of the Comptroller of the Currency (OCC), a federal regulator, told the US bank last year that it found its anti-money laundering procedures inadequate.
In the US, bank directors are responsible for ensuring all the funds they handle are used for legitimate purposes.
The OCC ordered the Merchants Bank to determine more exactly the destination of the funds it was wiring.
Regulators are worried money could end up with Islamist militants in Somalia
But in a letter to its clients last month, officials from the bank said they could not meet the regulators’ requirements and would have to close their money wiring service, US media reported.
Abdullahi Ismail, a Somali-born US citizen who lives in California, told the BBC that the local Somali community was baffled by the decision.
“Nobody knows what to do at this point but everybody’s just shocked by that news,” he said.
“I really don’t know if anybody sends money to the terrorists or launders money. Most Somalis send the remittances to their families, who are not doing anything wrong in Somalia.”
In a similar move in 2013, UK banking giant Barclays also sought to cut ties with Somalia by closing the account of leading Somali money-transfer operator Dahabshiil.
Barclays, which said the move was part of a crackdown on money laundering, eventually agreed to keep the account open so that Dahabshiil could find a replacement bank.
Somalia does not have a proper banking system and has been in turmoil since the fall of Siad Barre’s government in 1991.
Source:- BBCNews