Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

hadii habar jeeclo codsaato in labasanadod lo kordhiyo axmed silanyo halo kordhiyo baan qaba Qore:garaad abdiqani

$
0
0

hadii  habar jeeclo codsaato in labasanadod lo kordhiyo axmed silanyo  halo kordhiyo baan qaba,  hadise   gurubka dawladnimada haya ee reer kulmiye  donayaan laba sanadod  diidnay,  mana ogolin in malain lagu daro  waxaan salamay dhaman somalilandarka 
sigara waxaan salaan udirayaa  saxafada madaxa banan  waxaan maal   mahanba  ka arkayay  hadalo badaan oo iswaydaranaya   baraha dadku ku kulmaan   iyo dhamaan   warbahintaba  somaliland   kaso  ahada hadaal kaso yedhaay boqor bur madaw 
 hadaba waxaan donaya inan  waxogaa ka tabto  aragtidayda  hadalkaas iyo gudahaan manta dalku halku marayoo  hadalki boqor sicmaan   wuxuu isugu jiraay  dawakh iyo  kala firdhin  mucaridka waxba umu taraay hadalkisu  dawladana waxba muyelaayn,   habarjeclona   waxba mu yelayn  qofkasto masulana  waxaa ku haboon luqaadu ku hadlayaa  inaay misaan iyo  xigmaad ku fadhidoo  si dadku   u jeclaystaan  hadalkasi meshu  kusocdo
boqor  sicmaan  laba sadex jeer wuxuu duraay  reer awdaal  tabashadodi  iyo  qabkii aay uso gudbiyeen  cabashadodii   waxaa  hadaladisii  ku jirtaay suldanka  baxaay  halaso qabto  anigaba  dahir riyale ixidhayee   isagana hala so xidho  waxa kalo ku   jirtaay  reer awdaal waxba kama  maqna   wanay  kibrayaan   hadalo badan oo nocasa ayu midhiyaha  umariyay 
 
waxaa aan markastaa   ku arkaa  warbahiinta   boqor sicmaan oo dhinaac cararayaa dawlada somaliland oo ka dhigayaa qabiil  kuna difacaya qabiil   waxaan kalo arkaa isagoo wasiir ku difacaya qabiil    wasiir kalo dawlada ka tirsana   magayaa    
 
waxaan odhaan lahaa  boqor  sicmaan  hadalkagu   maleeh  meel lo racoo  mucariid  matihiid  muxafidna matihiid   af  dhaqana kuma hadashiid  af siyasina kuma hadashiid    waxaa qudha oo aad taqanaay afka dilalnimada  tinaa  waad kajara bodaay  oo melo anaay ku habonaan ayaad ka don dontay   markaas waxaan  kusoo jediin lahaa   diib isugu noqo oo ka feker  qaladad kaad samaysay  inanad  mardanbee samaynin  wayo hadad taa garatoo waxaad si jiri karta waxoga danbe adiga iyo cumamadaduba  hadi se aad ka tanasuli waydo  khaladadka   meel fog ayay kula gadhi
 
waxaan  kaloo  so jediin laha   hadii  aay beesha habar jeclo socodsato   in lo kordhiyo  axmed silanyo oo sida boqor cisman  ka dhawajiyay  ay jirto  talo lagu gadhaay  in laba sano lo kordhiyo axmed silanyo   waxaan  odhaan laha bila hadaal halogu kordhiyo
 
 
waxaase  aan aad ula yabanahay   qoladaan kulmiye, e   umada uso bobka tagay  markaay arkeen in shacabki somaliland ka   dhaqaqay  inaay  qabilo  dabada galiyaan oo aay so fadhaan qabyalad iyo waax anay dadkani u bahnayn maha ,    kamana yelayno  inaay qabyalad   ku kordhistaan  hadaay  wax isla   hayaan  oo ay leyihiin  waxbanu qabanay  oo dalkaanu wax uqabanay  dee dorashoo haso galaan oo dadka ha uso bandhigaan wax qabadkodii   markasaa lagu doran donaaye   lakin  waxbanu qabanay ee dasturka jabiya  oo qabyalad  nogu kordhiyaa  tasii wax suro gala maha 
 
caalamka  xisbigaa waxqabad iyo horumar sameyaa  shacabku waay dortaan  wanay jecelyihin xisbigasina   waxuu ku   kalsonadaa shacabka,  waxanu sameyaa dorasho xor aah  sidaas, daraded   kulmiyee  waxaa   laga donaya inaay  ku dhiradaan  dorashoo oo aay ku kalsonadaan  shacabka  ay waxqabadka iyo horumarka  u sameyen  ileen way doranayan marlabade 
 
 
waxaan ka digayaa  saladinta  la hadalhayo   inaay maal mahaa sosocdaa  ku shiraan   magalada hargaysa kuwasoo  ugu gogol   xadhayaa inaay gurtida   uso jediyaan  mudo kordhiin  ariintasii  wa ariin aad   u qalafsaan  dibna inugu celinaysa   meel aynuu   mudoo dheer kasoo   guduubnaay,    walasoo dhafaay   malmihii saladinta   lagala tashanlahaa  arimahaa siyasada       waxaaynu samaysanay   distor    aftibaynu    uqaadnay   waxaynu  kaloo   qadanay nidaam dimuquradiya  calamkaa,  aya   inagu tageera   wa ariinka qudhaa  ee aynu   ibino    malayiin dolaarba lagu   bixiyaa  dorashoyinkena    laba sadex dorashoo  danbe hadaynu   qabana  waxaa cagliga  saxii shegaa  in calamku  oda  kaqadi dono somaliland  oo la arki dono inago kamida calamka   sidaas daraded  waax kasta  oo    dorashada  carqaladaynayaa   wa inaynu  ka fogana   si aynu himiladena   uga midho dhalino  ,  waxaaynu  khati balahi  kataagnayn  gurtii kusheega oo somalilaand  cagaha hayaa  mantanaa ma saladiin  cusuub oo dorashada iyo dibu  dhigis ka hadlaayaa   inagu soo kordhaay   adbaan  uga  warwarsanahay  somaliland  iyo waxaa hastaa manta 
 
 
ugu danbayntii  waxaan uso jedinaya  madaxwaynaha  inanu waax badaan ka qadaan qolada qaranka lugoyaada ku ah  waxanan kuleyahay madaxwayne  manta waxaad tahay nin wayn oo qarankan magac ku leeh,   waxaad kalo   taqanaa  afaf badan oo lagula   hadlo   shacabka   ku dhiroo dorashada oo  hadad hesho iyo  hadi laga   heloba  qarankan waxaa qudhee dan   u ah dorasho  qabsonta oo nabad geelyo  ku dhacdaa oo calamku   inala arkaan  tasaa adiga iyo qarankaba sharaf u aah  
 
garaad abdiqani mahamed abdilaahi
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


DILAAL IYO MALAAL WUXUBA WAA CARABTA DEYNKOODE, ALLAY DILIYE DENMARK ADAA IIGA SII DARANE

$
0
0

Caqli gudhanoo gaagaxoow daran
Ninka garashada Gaal shirow diray
Gardarada badan garab loo Hellay
 
Golxob Muuqdoo Gacan lagu sido
Gumac lumayoo Ehel Garabsaday
Leebka goortaa lagu ganay Mulac
qabiil Goosmoo magac lagu gaday
Galool Iyo Qudhac Abaal Loogalay
Gafka Muuqdaa ma Gaddeenaa??
Waxa dhawaan soo If baxay In Maamulkan Kulmiye ee hada talada dalka hayaa uu iibshay muuwadin reer somaliland ah oo lagu magacaabo OMER HASSAN OMER oo uu ka iibshay dalka Denmark kana qaatay lacag xadigeedu aad ubadan yahay, iyo balan qaadyo dheer hadiiba wiilkaas loosoo gacan galiyo dalka denmarka, lana siin doono dawlada iyo wasiirka cadaalad darada somaliland.
wiilkan oo loo sababaynayo inuu nin danish ah uu ku dilay wadankaas denmark soona baxsaday, hadana uu wiilkaasi ku xidhan yahay Jeelka ween ee magaalada hargeisa mudo ku qiyaasan sanad,
hadana loo qalqaalinaayo in muwaadinkaas somalilanderka ah wadan aan wadankiisii aheen haba kasoo gallo danbiyee la rabo in la geeyo laguna ciqaabo inakoo og dastuurkeena somaliland waxa uuka qabo muwaadinka somaliland iyo xuquuqda muwaadinka ku xusan:-
( IN MUWAADIN REER SOMALILAND AH LOO GUDBIN KARIN WADAN KALLE SIFO LA XIDHIIDHA DANBI UU KA SOO GALLAY WADANKAAS KALLE LAAKIIN WADANKIISA LAGU CIQAABO IYADOO LOO CUSKANAAYO DANBIGAAS UU WADANKA KALLE KASOO GALLAY, IYO WALIBA WADANKALE EE UU KASOO GALLAY DANBIGAAS LOO CUSKADO WADANKA KALLE CIQAABTA UU MARIN LAHAA MUWAADINKAN REER SOMALILAND AH ISAGOO WADANKISA JOOGANA LAGU XUKUMO.)
Iibkaas oo uu dilaal ka yahay wasiirka Cadaalad darada somaliland XUSEEN AHMED CAYDIID lana sheegay inuu lacag badan ka qaatay wadanka denmark nin hargeisa ujooga wadanka denmark sidaan xogta ku hellnay.
 
Hadaba shicib weynaha somaliland ma waa xoolo seylad ku jiraa una diyaarsan in la iibsho, sugayana intii looga hellaayo iib macaash badan, oon dan iyo muraad toona laga lahayn sharafkooda, karaamadooda iyo xuquuqda dhawsan ee muwaadinku ku leeyahay wadankiisa.
 
Ogobeey hada dadkan madaxda wadanka ka ahi ugu yaraan 70% Boqolkiiba todobaatan ayaa ah qurbojoog ay caruurtoodu ku dhaqantahay qurbaha, mar walbana galli kaa danbi sida muwaadin OMER HASSAN OMER oo kalle,  sida wiilka wadanka gudihiisa ku noolba u galli karo danbi ugali karaan caruurtooda qurbaha ay ku dhaqdeen. Dhmaan madaxeenu waxay umuqdaan dadaan isku geen dalka iyo dadkiisaba, ee ah dad daneenaya waxoogaaga yar ee lasiinayo barina ay ka faro madhan yiihiiin.
 
Hadiiba wiilkaas loo gacan galliyo wadankaasi denmark waxay noqon doonta sumcad xumadii abid soo marta wadanka somaliland iyo muwaadiniintaba,
 masuuliyadeedana ay leeyhiin xukuumada hada talada dalka haysa iyo intii ay irida uga galaysoba, Noqona doonta godob ugaar ah dadka ay khusayso, Ogobeey hada xilkuna waa meerto imisaa islahaa Abidan waad joogidoontan oo seeftu leeftay, fadlan intaad meesha joogtaan kaga taga raad fiican oo ay macaashaan jiilalka idinka danbeeye ee idinku abtirsan doona ee ha usii qodina booraan hadimo waa macaash daran.
 
Gabogabadii waxaan kula talinayaa Madaxweynaha somaliland, wasiirka arimaha dibada, Wasiirka cadaalad xumada, Iyo dhamaan cidii ay khusaysaba ina aad looga fiirsado arinkaas salkana loo dhigo, odayada hawshaas ku jirana si qalbisan loola macaamilo, si aan wada jirkeena iyo dal wada lahaanshaha iyo xuquuqda muwaadinka u ilaalino.
 
WABILLAHI-TOWFIIQ.
?
 
By. Abdiqani Mohamed Omer
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulka iyo Hawlwadeenada Shabakada berberatoday oo canbareeyay Xadhiga loo geystay wariye C/laahi Soo fadhiiste

$
0
0

Ku:- Madaxweynaha somaliland Axmed maxamed maxamuud siilaanyo
Ku:-Madaxweyne ku xigenka:- C/raxaman Saylici
Ku:- Wasiirka arimaha gudaha :- Cali Maxamed Waran cade
London. Maamulka iyo hawl wadeenada webka caalamiga ah ee berberatoday.com waxay cambaareynayaan xadhiga rumaanka ah ee maxakamada degmada berberi ku xukuntay 7 cisho wariyaha berberatoday uga soo warama magaalada berbera maxamed C/laahi soo fadhiiste oo habeen hore gurigiisa ciidamada tubataariyadu si xaqdaro ah uga soo qabteen iyagoo aan marin sifo sharci laguna xidhiidhiyey war aanu wariyuhu qorin , sida shalay maxkamada horteeda uu ka cadeeyay cadeyna ciidamada dabagalka aanu udirnay cadeynteediii.
Hadaba maamulka iyo hawlwadeenada shabakadu waxay si xushmada mudan  uga  codsanayaan Madaxweynaha iyo masuuliyiinta ku xusan waraaqdan in si degdega loogu soo celiyo wariyahaa xoriyadiisa .
Wabilaahi tawfiiq.
Maamulka iyo hawl wadeenada berberatoay.com
London /office
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xisbiga Wadani oo Dhambaal Tacsiya U Diray Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka Baxay Marxuum Xildhibaan Cabdilaahi Ibraahim Xirsi(Dhugad)

$
0
0

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun  Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane: Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), Hoggaanka Xisbiga WADDANI, Xoghayeyaasha Xisbiga, xubnaha Golaha  Fulinta ee Xisbiga WADDANI iyo dhamaanba xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, Qoyskii, eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodey Marxuum Xildhibaan. Cabdillaahi Ibraahim Xirsi (Dhugad) oo ku geeriyoodey laguna aasayo Hargeysa. Marxuumku wuxuu 1927-kii ku dhashay Degmada oodweyne ee xarunta Gobolka Daad-madheedh, wuxuu kasoo qayb qaatey halgankii dibu xoreyntii dalka Somaliland ee SNM,  isagoo markii danbena ahaa xubin firfircoon oo ka tirsan Golaha Guurtida, kana soo qayb qaatey shirarkii nabadeynta Somaliland ee kala duwanaa.
 
Marxuumka, waxannu ILLAAHAY uga baryeynaa inuu naxariistiisa siiyo, qoyskii, qaraabadii iyo Qarankabana uu samir iyo iimaan kasiiyo.
 
Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tacsi ku Socota Ehelkii iyo qarabadii uu ka Baxay Marxuum Cabdilaahi Ibraahim Xirsi(Dhugad)

$
0
0

Anigoo magacaygu yahay Hoodo Maxamuud Nuur (Hoodo Garays)Waxan halkan Tacsi uga Dirayaa Dhamaan Shacbi weynaha Reer Somaliland ,Golayaasha Qaranka ,gaar ahaan Golaha Guurtida iyo Dhamaanba ehelkii iyo Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay Marxuum Cabdillaahi Ibraahin xirsi (Dhugad) oo 08 02 2015 ku geeriyaaday Magaalada Hargeysa waxa aan Marxuumka Alle uga baryaynaa inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dawlada itoobiya oo Xabsiga Dhigtay wasiir ku xigeenka wasaarada gaadiidka iyo duulista Soomaaliya

$
0
0

Addis(HalbeegNews)-Xukuumadda dalka Ethiopia, ayaa caasimada dalka Ethiopia, ee Addis Ababa, ku xidhay Wasiir Kux-igeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista, Soomaaliya, Xirsi Aadn Roble, isla markaana ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaliya, sidaana waxa warbaahinta u xaqiijiyay Warsame Maxamed Xasan (Joodax), ahaa Guddoomiye xigeenkii hore ee Gobalka Banaadir, oo ehel ahaan aad ugu dhawaa Wasiir Ku xigeenka la xidha Wasiir ku xigeenka ayaa muddo Seddex maalmood ah ku xidhan magaalada Addis Ababa, illaa iyoimikana lama oga sababta dhabta ah ee loo xidhay, mana jiraan wax dadaalo ah oo ay xukuumada Soomaliya u gashay sii daynta Wasiir ku xigeenka, lamana garanayo sababta ay xukumada Soomaliya uga aamustay xadhigiisa.
Maxamed Xasan (Joodax), ayaa ka dalbaday dawlada Soomaaliya, in ay si degdeg ah ugu hawl-gasho sii daynta Wasiir ku xigeenka
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

HAMBALYO AROOS: GARYAQAAN KEYSE MAXAMED CABDIRAXMAAN IYO SAHRA CUSMAAN XIRSI (GALOW)

$
0
0

Garsoore Cabdishakuur Cali Muxumed (Good-Lawyer), Garsoore Aadam Axmed Muuse (Sandheere), Garsoore Sakariye Maxamuud Shirwac, Garyaqaan Axmed Maxamed Yuusuf (Dabshid), Axmed Beer, Cabdikhaalaq Maxamuud, Eng. Xuseen Cabdillaahi, Cusmaan Muuse Yuusuf iyo Dhammaan Garsooreyaasha iyo Kaaliyeyaasha Maxkamaddaha Gobolka Togdheer waxay Hambalyo Aroos u dirayaan Caruuska Garyaqaan KEYSE MAXAMED CABDIRAXMAAN iyo Caruusadda SAHRA CUSMAAN XIRSI (GALOW) oo xalay oo ay taariikhdu ahayd 08/02/2014 ku aqal galay Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco. Waxaanay ugu ducaynayaan inuu Ilaahay ka dhigo qoys ubad khayr qaba kala helo, oo farxad iyo barwaaqo ku wada noolaada.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Khudbadii Dr Gaas Safarkii Ethiopia ka Hor ( VIDEO)

$
0
0

(Garoowe-Galgalanews-) Madaxweynaha Ismaamulka PL Dr Cabdiweli M.Cali Gaas ayaa u dhoofay Magaalada Adis-Ababa isla markaana uga qayb Galay Shir looga hadlay la dagaalanka Argagixisada iyo Horumarinta dhaqaalaha’ Madaxweynaha ayaa safarkiisa ka hor la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay Weerarkii Bosaso isaga oo Amaanay Ciidamadii ka qayb qaatay La dagaalanka Argagixisda.
Waxa Safarkiisa ku weheliyay Wasiirka Warfaafinta’ Wasiiro Dowlaha  Qorshaynta iyo Wasiirka Dekedaha ee PL.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Daawo: “Madaxweynuhu Wuu ku Mahadsanyahay In Marwo Kaltuun Ka Mid Noqoto Komishanka Doorashooyinka

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org):- Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Maamuusay Marwo Kaltuun X. Xasan Cabdi Oo Xubin ka Ah 7 Xubnood Ee Gudida Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Munaasibadan Oo Ka Dhacday Huteelka Ambaasator ayaa waxaa Kasoo Qaybgalay Marwada Koobaad Ee Qaranka , Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada, Gudoomiyaha Xisbiga Talada Dalka Haya Ee kulmiye , Madaxda Asxaabta Mucaaridka ah , Aqoonyahano Iyo Dadweyne aad u Tiro Badan,
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Beesha Jidle oo soo dhaweysey Wasiirka cusub ee Sportska

$
0
0

Beesha jidle oo kamid ah beelaha Soomaalida ayaa si weyn usoo dhaweeyey wasiirka dhalinyarada iyo sportska ee DFS mudane Maxamed Cabdullahi Xassan Nuux, iyaga oo u rajeeyey inu noqdo mid booska beeshooda laga siiyay dowladda ugu shaqeeya qaranka Soomaaliyeed.   Waxa ay wax kama jiraan ka soo qaadeen warar lagu qoray marergaha qaar oo lagu sheegay in beeshooda ay jagadaas kaso horjeedo, iyaga oo ugu baaqay in laga daayo umadda war xumada iyo been abuurka ayna beel ahaa taageersan yihin wasiirka.   Cabduqaadir Carab oo ah guddoomiyaha siyaasadda ee beesha jidle ayaa xusay in wax lagu farxo ay tahay, iyada oo ay tahay markii ugu horeysey ee ay helaan xilka wasiirnimada oo ayna u arkaan cadaaladdii inay soo daahirtay wadanka uu ku socdo cadaaladdii loogu tala galay.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Badhasaabka Togdheer Oo Faah-faahin Ka Bixiyay Shaqaaqo ka soo Cusboonaatay Waqooyiga Burco

$
0
0

Burco(Somaliland.Org):- Guddoomiyaha GobolkaTogdheer Maxamed Muuse Diiriye,ayaa ka war bixiyay shaqaaqo shalay ku dhex martay beelaha wada dega deegaanka Balliga Diiriye Guuleed ee waqooyiga Burco, taas oo sababtay dhawaca laba qof oo ka kala tirsan dhinacyada iska hor imaadku dhex maray.
Waxaa kale oo uu Guddoomiyaha Gobolka Togdheer sheegay in ay tallaabo ka qaadayaan cid kasta oo ka mid ah labada dhinac oo hub sidata.
Waxaanu sidaa ku sheegay waraysi uu khadka tilifoonka ku siiyay Wargeyska DAWAN, isagoo ku sugan xarunta gobolkaTogdheer ee Burco.
Ugu horayn Guddoomiyaha oo aanu weydiinay siday wax u dhaceen waxa uu yidhi “Maanta(shalay)ayay labadii beelood ee hore shaqaaqadu ugu dhex martay deegaanka Baliga Diiriye Guuleed waxay shaqaaqo ku dhex martay meesha la yidhaahdo Dindinta oo ka mid ah deegaanka ay labada beelood wada degaan, shaqaaqadaasna waxaa ku dhaawacmay hal qof taas oo dhacday maanta galinkii hore(shalay) isla galinkii dambena dhinicii kale ayaa weerar gaadmo ah iyaguna soo qaaday waxaanay nin ku dhaawaceen balliga Diiriye Guuleed, labadaa shil baa dhacay arrintiina imika gacantaanu ku haynaa ciidankii booliskuna wuu joogaa xaaladuna way degan tahay.”
Guddoomiyaha oo aanu waydiinay haddii arrinta guurtidu gashay oo go’aan ka soo saartay waxa sababay shaqaaqadan cusub, waxaanu yidhi “Arrintu wali may dhammaan oo markii ay Guurtidu go’aanka ka soo saartay dhinac ayaa diiday oo ku qanci waayay sheegayna in ay ambiil ka qaadanayaan annagana(Maamulka gobolka)waxaa noo jooga ciidan boolis ah oo ka hawl gala nabad gelyadda deegaanka, markaa imika waxaan dhacayna waxay ahayd uun wax gaadmo ah oo labada dhinac midba mar wax gaaday sidaa darteed waxay u baahan tahay in si mug weyn loo galo xal dhab ahna laga gaadho.”
“Tallaabooyinka aanu qaadnay waa qaar nabad gelyada lagu adkaynayo waxaanan soo xidh xidhnay odayaal ka tirsan labada dhinac arrintana xalkeedana waa la geli doonaa laakiin horta wax kasta waxaa ka horreeya adkaynta nabad gelyada markaa waxaanu horta ka hawl galay nabadgelyada, waxaanan amar ku bixinay in aan deegaankaa cid hub sidataa lagu arki Karin oo ay hub mamnuuc ka tahay waxaa kale aanu ka hor tagaynaain ay wax dambe ka dhacaan.”
Guddoomiyaha Togdheer, waxa uu intaas raaciyay in labada qof ee waxku noqday in dhaawacoodu fudud yahay isla markaana lagu dawaynayo cisbitaalka guud ee magaalada Burco.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sawirro: Maxaa xalay ka dhacay Villa Somalia?

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa xalay Casho sharaf u sameeyay Xildhibaanada Baarlamanka.
Munaasabadda casho sharafta ah ee uu Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke u sameeyey Xildhibaannada Golaha Shacabka oo aheyd mid qaban qaabadeeda si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid, inta badan mudaneyaasha Baarlamaanka, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo marti sharaf kale.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo Khudbad ka jeediyey Munaasabadda ayaa uga mahadceliyey xubnaha baarlamanka ansixinta Xukuumadda iyo barnaamijeedka, wuxuna ku ammaanay Gudoonka Golaha Shacabka sidii quruxda badneyd ee ay fadhiyada Baarlamaanka u hoggaamiyeen kulammadii ugu xasaasisanaa ee la xiriiray doodaha kalsooni siinta xukuumadda iyo barnaamijkeeda iyo kuwii ka horeeyay ee ansixinta Ra’iisul Wasaaraha. Isagoo ka codsaday xildhibaanada in ay sii laba-laabaan sida wanaagsan ee ay ula shaqeeyaan xukuumadda.
Mudane Cumar C/rashiid oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay midnimada Baarlamaanka waxaana uu xusay in Baarlamaanku uu yahay tiir dhexaadka Dowladda, islamarkaana ay shacabiga Soomaaliyeed ku tashanayaan sidaasi darteedna ay lagama maarmaan tahay in la ilaaliyo wadajirka iyo Midnimada Baarlamaanka, sidoo kalena waxa uu Gudoomiyaha Baarlamaanka aad u ammaanay doodihii Xildhibaannada taasi oo ka turjumeysa hirgelinta dhaqan dimuqraadiyadeed.
Ugu danbeyn, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo hadal dheer oo dhinac badan taabanaya ka jeediyay munaasabadda ayaa ku dheeraaday ahmiyada ay leedahay wadajirka hay’adaha kala duwan ee dowladda, isagoona xusay golaha baarlamanku mudadii uu jiray wax badan in uu qabtay isla markaana looga fadhiyo inta ka dhiman sanadka 2016 in la qabto shaqooyin badan oo muhim u ah higsiga 2016.
“Waxaa runtii rabaa inaan aad idiin kugu ammaano sidii quruxda badneyd ee Baarlamaanku waajibaadkiisa u gutay, welibo waxaan si gaar ah u ammaanayaa sidii ay Xildhibaannadu kulammadii doodaha ahaa u qabsadeen ayadoo taasina Shacabka Soomaaliyeed ay si toos ah ula socdeen,xaqiiqdii waad raali geliseen Shacabka,mar hadaad shacabka raaligeliseenna Alle ayaad raali geliseen aad ayaan idiinkugu ammaanayaa”ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isagoo talaabadaasina ku tilmaamay mid kalsoonida shacabka ee Dowladnimada iyo dimuqraadiyada soo nooleysay.
Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shalay Garxejis Maanta Arab

$
0
0

(Hargaysa Galgalanews-) Suldaan Siciid Cabdisalaam oo Maalmahan Safar ku Jooga Hargaysa ayaa kulamo la qaatay Hor-joogayaasha Beelaha Hargaysa qaarkood’dhawaan Suldaanka ayaa qado waxa u Sameeyay Duubabka dhaqanka ee Beesha Garxejis’ waxana laysa soo qaaday arimo badan walow aan la aqoon Ujeedka dhabta ah ee Qadadaasi’ Madaxda Xisbiga Siyaasiga ah ee UCID ayaa iyana Joogtay.
Maanta ayaa Suldaan Siciid waxa qaabilay Duubabka dhaqanka ee Beesha Carab’ kuwaasi oo qado u Sameeyay Suldaan Siciid Abdisalaam.
Waxa Nasiibo xumo ah in Suldaan Siciid uu qaabilo Odayaasha Hargaysa halka uu ka cudur-daartay Shirar badan oo Danaha Deegaanka Maakhir looga hadlayay Sida Shirkii Midigale’ iyo Caro-weyn ee duleekda Hadaaftimo ah oo ah Rugta Suldaan Siciid. (Akhri Go’aamadii Midigale)
Labadaasi Shir oo ay qabsadeen Beelaha uu Suldaanka u yahay Suldaan Siciid Abdisalaam kama uusan qayb Galin Midna Kulamadaasi’ waxana uu ka Muujiyay Diidmo Qayaxan.
   Akhri Go’aadmo Carweyn
Suldaan S. ayaa Diidmo kala Kulmay & Buuq xulidii Baarlamaanka Somaliya  isaga oo Hareeray Maray Taladii Caaqilada Gobolada Hayland iyo Sanaag kuwaasi oo uu Tallo wadaag la ahaan Jiray Aabihiis Ka hor inta aanu Go’aan qaadan.Info@galgalanews.com
   Suldaan Siciid oo Gaadhay Garoowe- Puntland ( Muuqaal Hore)
 
          Soo dhawayn Hargaysa-Somaliland
                                                      Muuqaalo Hore
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

20,000 foreign fighters flock to Syria, Iraq: US intelligence officials

$
0
0

20,000 foreign fighters flock to join extremist groups, U.S. says

$
0
0

Spotty training, increased violence impact young aid workers

$
0
0

U.S. officials warn of increase of ISIS foreign fighters

$
0
0

"It exceeds the rate of travelers who went to Afghanistan and Pakistan, Iraq, Yemen or Somalia at any point in the last 20 years." Of those fighters, an estimated 3,400 are assessed to come from western countries, including more than 150 from the United ...
Weblinks: 

U.S. officials warn of increase of ISIS foreign fighters

$
0
0

10 Things to Know for Wednesday

$
0
0

Travel by fighters to Syria far exceeds the rate of foreigners who went to wage jihad in Afghanistan, Pakistan, Iraq, Yemen or Somalia. 2. BRIAN WILLIAMS GIVEN 6-MONTH SUSPENSION WITHOUT PAY NBC says the anchor's misstatements were inexcusable and ...
Weblinks: 

Somalia:The careless, astonishing cruelty of Barack Obama’s government

$
0
0

Let me introduce you to the world’s most powerful terrorist recruiting sergeant: a US federal agency called the office of the comptroller of the currency. Its decision to cause a humanitarian catastrophe in one of the poorest, most troubled places on ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live