Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Teknoolajiyada: Adeegsiga Smartphones-ka ee gobolka Gedo

$
0
0

Barnaamijka Teknoolajiyada ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaa: Xubinta Soomaalida iyo Teknoolajiyada oo ku saabsan adeegsiga smartphone-da ee gobolka Gedo. Qubanaha Wararka Teknoolajiyadana waxaan ku soo qaadaneynaa qodobbo ay ka mid yihiin: Qoraa kula taliyay dowladaha Kenya iyo Soomaaliya inay u midoobaan dagaal dhinaca internet-ka ah oo ka dhan ah Al-Shabaab Lenova oo xog-weerar lagu [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

28.02.2015 Warka Subaxnimo Ee Radio Hargeysa.

$
0
0

Dagaal Xoogan oo ka dhacay Gobolka Bakool

$
0
0

Xudur ( Sh.M.Network)-Wararka laga heleyo Gobolka Bakool gaar ahaan deegaanka Ceelbaar ee Gobolkaasi ayaa ku warramaya in dagaal khasaaro xoogan uu halkaas ka dhacay.
Dagaalka oo u dhexeeyay Ciidamada dowladda iyo dagalaamayaasha Al Shabaab ayaa la soo wariyay khasaarooyin dhimasho iyo dhaawac ah uu geystay
Saraakiisha dowladda Soomaaliya ee Gobolka Bakool ayaa tibaaxay in jab xoogan ay gaarsiiyeen dagaalamayaasha Al Shabaab ayna iminka Ciidamada dowladda ku sugan yihiin deegaanka lagu dagaalamay.
Weli ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Ururka Al Shabaab oo ku aadan dagaalkaas ka dhacay Gobolka Bakool.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xawaaladaha Soomaalida Mareykanka oo dib u shaqo billaabaya

$
0
0

Washington  ( Sh.M.Network)-Xawaaladaha Soomaalida dalka Mareykanka ayaa dib u guda gali doono howlahoodii kadib markii isfaham ay wada gaareen Bank-yada Dalkaas Mareykanka.
Maalinta berry ah oo taariikhdu ku beegan tahay 1.March 2015 ayaa lagu wadaa in howshoodii ay dib u billaabaan Xawaaladaha Soomaalida ee dalka Mareykanka.
Xawaaladaha Soomaalida ayaa xayiraad lagu soo rogay ka gadaal markii ay soo baxeen walaac ku aadan cabsi laga qabo in Lacaga ay u Xawilaan Soomaaliya ay u gacan galaan Argigixisada.
Tallaabadaan ayaa waxaa aad u soo  dhaweeyay Soomaalida ku nool Mareykanka iyo kuwa gudaha intaba oo qaar badan oo ka mid ah ay ku tiirsanaayeen Xawilaadahaasi.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Central bank chief battles to keep Somalia connected to world finance

$
0
0

Jowhar: Qof ku dhintay shil gaadiid

$
0
0

KENYA oo DF awood uga heysata Taliyihii G/koowaad ee Ciidamada Gedo

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Saraakiisha DF Somalia ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa kusoo waramaayo in nolol iyo geeriba lagu la’ yahay Taliyihii Guutada koowaad ee Ciidamada Gedo Gornel Cabaas.
Wararku waxa ay sheegayaan in muuqaalka Gornel Cabaas ay Ciidamadu ugu dambeysay tan iyo markii DF Somalia lagu wareejinaayay Sargaalka Maleeshiyada Alshabaab ugu magacawnaa dhanka Sirdoonka Zakariye Sheekh Ismaaciil.
Cali Abshir Carte oo ah Afhayeenka u hadla Ciidamada Gobolka Gedo, ayaa sheegay in maqnaanshaha Korneelka ay ku tuhmayaan inuu ku maqan yahay gacanta Dowladda Kenya.
Afhayeenka oo maqnaanshaha Gornel Cabaas ka hadlaayay ayaa waxa uu yiri “Waxaa noogu dambeysay Cornel Cabaas markii Sakariye ay diyaarada ka qaaday Ceelwaaq ee loo qaaday dhinaca Nairobi markaasi oo Sarkaalka uu la socday Sakariye, waxa uu Cabaas doonayay in dowladda lagu wareejiyay Ninka Shabaab kasoo goostay lkn Kenya taasi wey kasoo horjeeday”
DF Somalia ayaan weli ka hadal Korneelkaani ka maqan, mana jirto cid ilaa iyo iminka Dowlada Kenya kala hadashay.
Dhanka kale, Sakariye Sheekh Ismaaciil oo kasoo goostay Shabaab waxaa xiligaasi lagu wareejiyay dowladda Soomaaliya.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Four long-held Thai hostages released by Somali pirates

$
0
0

"I am grateful to see the longest-held hostages released from Somalia, and thank all those involved who made it happen," said Nicholas Kay, the U.N. Secretary General's Special Representative for Somalia. It was not known whether any ransom was paid for ...
Weblinks: 

Xawaaladaha Somalida ee Maraykanka oo Dib loo furayo

$
0
0

Washington(Waaheen)Dawladda Maraykanka ayaa dirista lacago xaddidan dib ugu Ogolaatay Xawaaladdaha Somalia, kadib markii muddo 9 Maalmood ah xannibnaayeen Lacagaha Maraykan looga diro Dhulka Soomaalida.
Dedaalo badan oo Xawaaladdaha Soomaalida,dadka Lacagaha daneeya,Xukumadda Maraykanka iyo hay’addaha gargaarku sameeyeen ayaa la isla Ogolaaday in Wixii Biilal ah loo diro Qoysaska Soomaalida ee Baahida badan u qaba Lacagaha ay Ehelkooda ka helaan.
“Waxaa la isku Afgartay in la diro Lacagaha Yar yar ee baahida joogtada ah, markaa bari laga bilaabo waxaa la furi doonaa xawaaladdaha.waxay ku shaqaynayaan awood xaddidan oo sidii hore looma shaqaynayo ee Lacagaha Biilasha ah ayaa la diri karayaa”  ayuu BBC-da u sheegay Cabdicasiis Sugule, oo gudoomiye ka ah urur ay ku bahoobeen xawaaladaha Soomaalida oo la yidhaahdo SAMSA.
Xidhitaanka xawilaaddaha Soomaalida ee Maraykanka ayaa saameyn ballaadhan ku yeeshay noolasha Soomaali badan oo ku nool gudaha dalka, kaddib markii ay waayeen lacagihii ay ehelkooda ka heli jireen.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kulanka Jimcaha: Kaalinta culimada ee la-dagaallanka fikirka Al-Shabaab

$
0
0

Somalia: Bad weather hampers advance in Galgala-Puntland Army Chief

$
0
0

GAROWE, Somalia, March 1, 2015 (Garowe Online)-Puntland Army Commander-in-Chief Gen. Saed Mohamed Hirsi (Saed Dheere)has faulted bad weather, impassable earth roads and rough terrain for the slow pace of fight against Al Qaeda linked Al Shabaab militants ...
Weblinks: 

Xaaskaaga arimahaan way kaaga baahan tahay Indhaha ku eeg

$
0
0

1- Ha xumeyn xaaskaaga. Xumeyn aad naagtaada xumeeysaa nooc ay ahaataba, waxay ku reebtaa aano iyo murugo aan weligeed ka bixin. Waxyaabaha ay xaasku ka carooto laabteedana aanay kaaga cafineyn, xitaa hadday carrabkeeda kaaga cafiso, waxa ugu daran adigoo dila iyo adigoo caaya ama ceebeyn u geeysta iyada ama ehelkeeda, amaba adigoo sharafteeda iyo karaamadeeda wax ka sheega.
2- Si fiican u dhaq si fiican ha kuu dhaqdee. Dareensii inaad jeceshahay iyo inaadan ka maarmin. Nafteeda u raaxee oo raalligeli, caafimaadkeedana ku dadaal. Hadday xanuusato, wax kasta u hur siday ku daawoobi lahayd, siday u caafimaadi lahaydna usoo jeed.
3- Ogoow inay xaaskaagu jeceshahay inaad la fariisatid, kalana sheekeysatid wax kasta ood dareemeysid. Guriga ha kusoo laaban adigoo weji cabuusan oo aamusan, taasi oo iyada ku rideeysa welwel iyo shaki.
4- Haku khasbin xaaskaaga inay kula wadaagto hiwaayadahaaga gaarka ah. Tusaale ahaan, haddaad caalim ku tahay cilmiga xiddigiska, haka filan inay sidaada oo kale jeceshahay xiddigaha iyo meereyaasha.
5- Noqo nin dhowrsan oon balwad lahayn sida aad iyadaba ka rabtid inay noqoto. Waxa jira Xadiis uu soo saaray Dhabariyy oo oranaya: (Dhowrsanaada dumarkiinnu ha dhowrsanaadaane). Iska jir inaad indhaha ka daba taagtid dumarka aan xalaasha kuu ahayn, sdia kuwa aad wadaagtaan goobta shaqo ama goobta waxbarasho, kuwa waddooyinka maraya iyo xitaa kuwa aad Taleefishanka ka daawatid.
6- Iska jir inaad xaaskaaga ka masayrisid. Ha kusoo hadal qaadin, kaftanba ha kaa ahaatee, inaad doonaysid inaad naag kale guursatid, hana u ammaanin dumar kale, waxyaabahaasi oo laabta ka wareemaya, kalgacalka ay kuu qabtana ku beddelaya welwel, shaki, malo iyo murugo joogto ah.
7- Ha xusuusin xaaskaaga xumaan iyo ceebo ay sameeysay waqti lasoo dhaafay, gaar ahaan ha ku hor sheegin ceebahaasi hana ku caayin dadka hortiisa.
8- Dhaqankaaga wanaaji, ayaan markaad joogtana dhaqan wanaag hor leh lasoo bax, sida aad iyadaba uga rabtid, kana digtoonow wax kasta oo xaaskaaga ka xanaajin kara.
9- Dhaqan iyo diin wanaagga xaaskaaga kaga dayo hadday kugu dhaanto. Imisaa rag hanuunay kolkay guursadeen haween diin leh oo dhowrsan, dhaqan wanaagsanna leh.
10- Isdeji, carada iyo xanaaqana iska daa. Haddaad xaaskaaga ka gardarraatid ka cudurdaaro oo ka raalligeli, hana seexan adigoo u caraysan, iyana ay murugeysantahay ooy illintu dhabankeeda ku taallo. Ogoow waxyaabaha aad ka carootaa inta badan ma aha wax astaahila inaad qoyskaaga farxaddiisa u baabi’isid eh. Shaydaanka iska naar, isdeji, ogoowna dhaqanka iyo jacaylka adiga iyo xaaskaaga idiin dhexeeyaa inay ka weyn yihiin inay ku waxyeelloobaan caro iyo is fahamwaa mar dhacay.
11- Isku kalsooni ku abuur xaaskaaga, hana ka dhigin sida adeegto waxaad doontid kuu yeesha waxaad tiraahdidna kaa yeesha. Ku dhiirrigeli inay yeelato shaqsiyad, fikrado, iyo go’aanno iyada u gaar ah. Kala tasho umuurahaaga oo dhan, kulana dood si xikmad leh. Qaado ra’yigeeda hadduu kuula muuqdo inuu saxyahay, una sheeg inaad ra’yigeeda qaadaneysid, hadduuse ra’yigaagu kula saxsanaado si degganaan iyo dadnimo wanaag leh uga dhaadhici.
12- U mahad celi kuna ammaan kolkay wax mudan in lagu ammaano looguna mahad celiyo sameeyso. Xadiis uu Tirmidi weriyey baa ahaa: (Qofkaan dadka ku mahadini Allena kuma mahadiyo).
13- Xaaskaaga ha eedeyn, hana cambaareyn, hana barbar dhigin dumar kale ood ku leedahay way kaa fiican yihiine ku dayo.
14- Isku day inaad ku tartid kuna taakulaysid wax kasta oo ku dhiirrigelin kara inay aqoon kororsato. Hadday doonayso inay Dugsi ama Jaamacad dhigato, u fududee oo garab istaag, kol haddaanay waxay baranaysaa kahor imaanayn diinta, kana mashquulinayn waajibkeeda marwonimo ee guriga. Kolka ay guul soo hooyso, la farax oo dareensii inaad guusha la wadaagto, garabkeedana aad had iyo goor taagan tahay.
15- Si fiican u dhegeyso xaaskaaga, kuna dhiirrigeli inay kuu sheegto wax kasta oo laabteeda ku jira. Iska jir inaad ku jeesjeestid ama hadalkeeda jebisid (beenisid). Waxa jira dumar aan hadal
daayin oo deriska iyo dadka xanta. Haddaba, kuwaas oo kale si xikmad leh, diintana waafaqsan arrinkooda ku daawee.
16- Dareensii xaaskaaga inay agtaada aamin ku tahay, ood adigu dugsi iyo duggaal uga tahay duruufo kasta ooy ka baqayso. Dareensii inaadan weligaa dumar kale ka doorbideyn kana doonaneyn.
17- Xaaskaaga dareensii inaad adigu masruufkeeda iyo marashadeeda mas’uul ka tahay, xitaa hadday xoolo badan leedahay. Ha damcin xooleheeda kuu xalaal ma ahee, maal bay haysataa darteedna ha kaga masuugin . Ogoow xaaskaagu, si kasta ooy taajirad u tahay inay ku farxayso kuguna qiimeynayso dadaalka aad ugu jirtid sidaad mustaqbalkiinna u dhisi lahayd, mas’uuliyaddeedana u qaadi lahayd.
18- Iska jir xiriirka dumarka aan kuu bannaanayn, ogoowna inay kamid yihiin waxyaabaha ugu badan ee guryaha dhisan dumiya.
19- Dheellitir jacaylka xaaskaaga iyo jacaylka waalidkaa iyo tolkaaga, dhinacna dhinaca kale ha uga eexan oo daraf waliba xaqa uu kugu leeyahay sii, adigoon darafka kale xumeyn.
20- U ahow xaaskaaga sida aad jeceshahay inay kuu ahaato, ogoowna inay iyaduba kugu jeceshahay waxa aad adigu ku jeceshahay. Ibnu Cabbaas (RC) waxa uu yiri: (Waxaan jeclahay in aan xaaska isugu qurxiyo sida aan u jeclahay inay isugu kay qurxiso).
21- Soo wareeji oo kusoo madaddaali guriga dibaddiisa hasoo hawa beddelatee, gaar ahaan kahor intaanay dhalin ubad madaddaaliya, wax allaale waxaad jeceshahay inay kula qaybsatana la qaybso.
22- Reerkeeda xariiri, dhaqaalee, si xushmad lehna ula dhaqan oo usoo dhowee.
23- Waqtigaaga oo dhan shaqadaada ha siin yaanay ka maseeyrine. Waqiyadaada fasaxa iyada kula qaado guriga gudihiisa ama dalxiis u kexee oo soo wareeji, yaanay caajis dareemine.
24- Kolka aad guriga ka baxaysid, ku sagooti dhoola caddayn, kana dalbo inay kuusoo ducayso. Kolka aad guriga kusoo laabatidna ha ku degdegin ee waqti sii ay kulankaaga isugu diyaariso, gaar ahaan kolka aad safar kasoo gashid, aan ahayn waxa laga yaabaa inaad ku aragtid qaab iyo lebbis aadan jeclaysan inay kugu qaabisho.
25 Adiga iyo xaaskaagu nolosha isku il ku eega oo isku day inaad aragtida ka midoowdaan.
26- Isku day inaad xaaskaaga ka kaalmeysid howlaha guriga qaar. Caa’ishah (RC) waxay tiri: (Rasuulku “SCW” haweenkiisa ayuu howsha la qaban jiray, Salaadda waqtigeeda kolka la gaarana Salaadduu u bixi jiray). Waxa weriyey Bukhaari.
27- Isku day inaad isha ka dadabtid meelaha qaar ay xaaskaagu ku liidato, ama lagaga fiicanyahay, isna xusuusi wanaagga iyo waxtarkeeda, si ay u daboolaan ceebeheeda. Rasuulku (SCW) waxa uu yiri: (Nin Mu’min ahi ma liido naag Mu’minad ah, hadduu dhaqan ku naco mid kaluu ku raacaa). Muslim baa weriyey.
28- Xaaskaaga shukaanso, la kaftan oo la cayaar. Rasuulku (SCW) oo nin Saxaabiya la hadlayaa waxa uu yiri: (Gabar maxaad u guursan weysay aad la cayaartid oo kula cayaarta). Bukhaari baa weriyey. Cumar bin Khaddaab (RC) oo caan ku ahaa ad-adayg iyo xoog, xitaa, waxa uu dhihi jiray: (Ninku kolku xaaskiisa la joogo waa inuu sida carruurta ahaado, kolka uu dad kale la joogana rag ahaado).
29- Xaaskaagu hadday kugu soo hadal celiso waa inaad dhegeysatid ra’yigeeda una dulqaad yeelatid. Rasuulka (SCW) dumarkiisu way ku ra’yi celin jireen kamana uusan caroon jirin.
30- Deeqsi u ahow xaaska iyo carruurtaada, waxaad u awooddana ha kala bakhaylin. Rasuulku (SCW) waxa uu yiri: (Diinaarrada waxa ugu fadli badan ka aad ehelkaaga ku bixisid).
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sodohdaada Sida ugu sahlan ee ula heshiin kartid

$
0
0

Xidhiidhka dhex mara lamaane ee ku dambeeya guur ayaa had iyo jeer waxa ay ku jiraan dadaal sida qoysku horumar u samayn lahaa. Laba meel kuwada noolina mar ay ahaataba waxa soo kala dhex gali kara isfan la’aan iyo isku dhac. Laakiin inta badan ku dhamaada wada hadal, wax isu sheegid, isu tanaasulid iyo ayada oo meel dhexe la isugu yimaado. Lamaanta ayaa waxa u dheer in ay la heshiiso sodohdeed taas qoyska culays ku haysa.
Ha umalaynin marka aad hesho ninkii aad raadinaysay noloshaada oo aad go’aansatay in aad guursato in uu noqon karo mid ay soo barbaariyeen waalid wanaagsan. Waxana dhacda in haween badan oo guursady rag ay iska heleen ay dhib kala kulmeen ninka waalidkiisa.
Mar hadii aad guusatay, yeelatayna lamaane ayaa waxa haboon in aad adkaysato, aqbashidna in sodohdaa iyo sodogaa is badeli doonin, oo isku day in aad ilowda waxii qalad ah ee idin dhex maray, bilow waqti cusub, oo naftaadana bar hadii ayna jeclayn ninkaaga waalidkiis in ay ugu yaraan aqbasho. Marka aad sidaa samaysana waxa ugu jirta faaiido adiga iyo inta kaleba.
Ilow waxii hore u dhacay
Isku day in aad ilowda waxii dhacay. Inkasta oo aad mudan tahay in ay sodohdaa kaa raali galiso qaladaadkii badnaa ee ay kaa gashay sida mar ay ku tidhi gurigu nadiif ma’aha, cuntadaadu ma macaana, ma asturnid iyo hadalo kale oo badan. Sababta aad ku cafinaysaana ay tahay in aad adiguba adiguba marar badan xamatay sodohdaa oo ay ayaduba raali galin kaa mudan tahay. Markaa isk ilow in aad ka sugto raali galin.
Xaga wanaagsan wax ka eeg
Hadii aad dib u fiiriso waxa aad arkaysaa ugu yaraan arimo wanaagsan oo ninkaaga waalidkii sameeyeen. Sida ayaga oo soo koriyay ninkan wanaagsan ee aad hada haysato ee aad guursatay. Ta kale marka aad dhinaca wanaagsan waxa eegto ayay si kale kuugu muuqanayaan, xumaantii aad ka aaminsanydna sii yaraanaysaa ….  koloyba fikir ahaan sidaas ayaa wanaagsan.
Kaalinta
Waxa aad u si fiican u daristaa sida uu u dhisan yahay qoyskaagu, kaalinta aad kaga jirto, ta ninkaaga iyo ta ninkaaga waalidkiisa. Si daacad ahna u xukun, waxa looga jeedaa, in aad xeeriso oo ogolaato kaalinta sodohdaa ee ah in ay ninkaaga hooyadiis tahay xataa hadii aad aragto ayada oo ninkaaga afka ka tirtiraysa. Sababtoo ah waa ninkaaga hooyadiis oo qaybtaas waxa ay u aragtaa in ay xaq u leedahay. Marka aad sidaas u kala saarto qof kastaa kaalinta uu kaga jiro qoyska ayaa waxa kuu fududaanaya in aad aqbasho marka ninkaaga waalidkiis ay sameeyaan waxa adiga madax xanuun kugu ridi lahaa, sida marka ay sodohdaa nikaaga ula dhaqanto isaga sidii cunug yar.
Ninkaagu ha kuu hadlo
Marka aad si xooga isugu kacsan tihiin sodohdaa, u sheeg ninkaaga hadalkii aad ku odhan lahayd sodohdaa, si uu asagu si degan ugu caqli celiyo. Adiga oo rajaynaya in uu hadalkaaga si toos ah ugu gudbinayo, tusaale adiga oo raali ka ahayn marka aad aragto sodohdaa oo caruurta u edbinaysa si aanad ku qanacsanayn.
Waji fiican iyo xiisayn
Waxa aad isku daydaa in aad tusto waji fiican sodohdaa, xataa hadii aad marka hore isku qasbaysid. U dulqaado oo la samee waxyaabaha ay jecel yihiin. La sheekayso oo su’aalo waydii, ka codso in ay kaaga sheekeeyaan markii uu yaraa ninkaagu oo amaan. Faa’iidada ku jirtaa marka aad sidan samaynaysana waa adiga oo saaxiib la noqonaya sodohdaa. Marka hadana khilaaf ka dhaco dhexdiina adkayso oo sabir, iskuna difaac si degan.
Yeelo naxariis
Hadii guurkiinu uu fikir badan ku hayo ninkaaga waalidkiisa, oo aad dhawaan is guursateen, oo ay tabayaan wiilkoodii, ama aad u guurteen magaalo ka fog ayaga, oo ay adiga eeda ku saarayaan ayaa waxa haboon in aad tusto dabacsanaan halkii aad difaac ka gali lahayd.
Jacayl tus
Marka aad tusto jacayl oo si naxariis leh aad ula dhaqanto ninkaag waalidkiis ayaa waqti dheer ka dib wax aad dareemi doontaa deganaan, ka dhigi doontaa ninkaaga mid farxasan hadii markaas caruur aad dhasheen, adigana kaa dhigi doonta mid lagu daydo. Marka aad dhinaca jacaylka la timaado wax dhib ahi kaama soo gaadhayaan, laakiin waxa ay dhibi kaa soo gaaraysaa marka aanad ku dhaqmin si naxariis iyo jacayl ku jirin.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gabar soo wacday Tv xili laga hadlaayay Xubinta Taranka Ragga -Maxaa ka raacey Daawo

$
0
0

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Latenight Show ee ka baxa Tv-ga Universal kaasi oo Lagu soo qaatay Xubinta Taranka ee Ragga iyo waliba Xanuunka ku dhaca Xiniin yaha.
Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ah Khabiir Soomaaliyeed, Sidoo kalana waxaa Barnaamijkan uu gaar u ahaa Ragga Soomaaliyeed Lagu soo Bandhigay Muuqaalo kala duwan, Iyadoona Daawashadiisa ay Mamnuuc ka tahay Dhalinyarada aan Qaan-gaadhka ahayn.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dagaal u dhaxeeya Dowlada iyo falaagada guriceel oo dib u qarxay

$
0
0

Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka bilawday dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo kuwa Falaagada tima weynta guriceel .
Dagaalkaan ayaa ka bilawday xaafadda Jafanjeef ee degmada Guriceel, ka dib markii la sheegay in maleeshiyada falaagada ay weerar ku qaadeen fariisin halkaasi ku lahaayeen ciidamada dowladda.
Goobjooge ku sugan degmadaasi ayaa inoo sheegay in halkaasi ay ka socoto rasaas xoogan, iyadoo weli aan lahayn khasaaraha halkaasi ka dhashay.
Degmada Guriceel ee gobalka Gal-gaduud waxaa dhowrjeer ka dhacay dagaalka u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Falaagada, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Haweenka muqdisho iyo Alshabaab oo qaati kala taagan

$
0
0

iyadoo Magaalada Muqdisho ay baryahaani dambe kusoo qulqulayaan Saraakiil iyo Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ayaa waxaa arrintaasi walaac ka muujiyay Haweenka ku nool Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Somalia.Zahra Yusuf oo kamid ah Haweenka ku nool Magaalada Muqdisho, ayaa sheegtay in Maleeshiyaadka Alshabaab ay baryahaani dambe Dumarka ka horkeenen Ciidamada Amaanka DF Somalia, gaar ahaan kuwa wadooyinka kawada baaritaanada.Waxa ay sheegtay in Ciidamada DF Somalia ay ku amraan inay furaan Niqaabka, islamarkaana gacmaha ka saaran Galoofka si ay u hubiyaan”Maalmahani dambe waxaa bilowday Alshabaab ku dhuumaaleysaneysa dharka dumarka taasi ayaa sabab u ah in xiliyada aan magaalada u socdaalno nalagu adkeeyo baaritaanka”Dhanka kale, Zahra Yusuf waxa ay sheegtay in arintaani ay kawada siman yihiin dumarka ku nool Muqdisho, waxa ayna Alshabaab ugu baaqday inay dalka ka dhaafan falalka gurcan.Hadalka Zahra Yusuf, ayaa waxa uu imaanayaa iyadoo Ciidamada DF Somalia mid mid u baarayaan Haweenka isticmaala wadooyinka Mashquulka badan ee Magaalada Muqdisho.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somali Biyo la’aan heysata Oo Codsi u Diray Bulshada Aduunka

$
0
0

Mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug ayaa walaac ka muujiyay biyo la’aan ka jirta degaanno ka tirsan Gobolka Mudug, kaddib socdaal ay ku tageen deegaannada ay biyo la’aantu ka jirto, waxaana ay ku baaqeen in la caawiyo dadka ay arrintaasi saameysay.
Wasiirka Kalluumeysiga, dekadaha iyo Kheyraadka badda Galmudug Cabdiqaadir Cali Jaamac iyo xubno kale oo la socday oo dhawaan socdaal ku tegay deegaanada ay biyo la’aanta ka jirto ayaa sheegay in ay soo arkeen ceelashii biyaha oo qaarkood guray, halka kuwa kale aysan lahayn Matooro lagu isticmaalo.
“Ceel Guula, Bijeella, Ceel dhibir, waa meelaha ugu xoolaha badan deegaanada Galmudug, runtii halkaasi waxaan ku soo aragnay biyo la’aan, matooro ma lahan ceelasha, roob unbey ka helaan biyaha, ceelasha qaar dadkii qodayay ayay ku dumeen, marka waxaan rabnaa in loo gurmado dadka ay biyo la’aantu ku haysato deegaannada aan soo sheegay” ayuu yiri Cabdiqaadir.
Cabdiqaadir Cali Jaamac ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo beesha caalamka inay gurmad deg deg ah la soo gaaraan dadka biyo la’aanta ku haysata deegaanno ka tirsan Maamulka Galmudug.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Deg Deg:Sarkaal la Dilay

$
0
0

Wararka naga soo gaaraya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in Goor dhaw Qarax Bartamaha Magaalada lagula eegtay Sargaal ka tirsan Ciidamada Maamulka Puntland.
Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Qaraxa uu ka dhacay Bartamaha Magaalada gaar ahaan meel u dhaw Iskuulka Yameyska ee Magaalada Gaalkacyo,waxaana Gaari uu watay loogu xiray Qarax  Taliyaha Ciidamada Ilaalada Canshuuraha Beriga Magaalada Gaalkacyo ee Puntland.
Taliyaha ayaa la sheegay in uu ku Geeriyooday Qaraxaasi loogu Xiray Gaariga ee goor dhaweyd ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.
Sidoo kale lama Oga Khasaaraha kale ee uu sababay Qaraxa,marka laga reebo Dhimashada Sargaalka ka tirsan Dowladda Hoose ee Puntland.
Qaraxa lagu qaarajiyay  Taliyaha Ciidamada Ilaalada Canshuuraha Beriga Magaalada Gaalkacyo ayaan  la ogeyn Cida ka danbeysa iyadoona aysan jirin wali Cid sheegatay.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia iyo Maamulka Somaliland Oo Wadahadlay

$
0
0

Wajigii 8-aad ee Wadahadalka u dhexeeya Somaaliland iyo Somaaliya ayaa goordhow ka furmaya Magaalada Istambuul ee dalka Turkiga waxaana halkaasi ku sugan wafuuda labada dhinac oo isku diyaarinaya Kulanka maanta bilaabmaya
Waxaa jira Shuruudo Somaaliland ay soo bandhigtay oo ah in wadahadalka uusan socon karin hadii Ergada ka socda Dowladda Somalaiya ay yihiin kuwa u dhashay Degaanada Somaalialnd sida uu sheegay wasiirka Arimaha Dibadda Somaaliland Maxamed Biixi Yoonis
Wasiirka arimaha gudaha Somaalia Cabdiraxmaan Odawaa oo hogaaminaya Ergada Dowladda matalaya ayaa bartiisa Facebooka ku qoray inay ku rajo weyn yihiin natiijo wanagsan oo kasoo baxda Shirka maanta furmaya.
dhinaca kale Wasiirka Madaxtooyada Somaaliland Xirsi Cali Xasan oo isna kamid ah wafdiga Somalaialnd ayaa lagasoo xigtay in Wadahadalada aysan natiijow anagasna ka fileyn sababtoo ah waxa uu yiri “waxaan ka wal-walsanahay sii socshada Wadaxaajoodka hadiiba aan la tixgalineyn wixii lagu heshiiyay”
waxaa kaloo wasiir xirsi uu ka codsaday xubnaha ka socda dhanka Dowladda Somalaiya inay ogolaadaan in muhiimada loo daadago taasi oo ah Gooni isutaga Somaaliland
Aad ayay u yartahay rajada laga qabo in wax wanaagsan ay kasoo baxaan wadahadalada maanta Magaalada istambuul uga furmaya Dowladda Somaaliya iyo  Maamulka Somaaliland.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maxkamadda Gobalka Banaadir Oo Xukuntay Wariyayaal

$
0
0

Waxaa goor dhaw lasoo gaba gabeeyay maxkamadeynta wariyeyaal u xirnaa dowladda Federaalka, kuwaasi oo maanta kasoo hor muuqday Maxkamadda gobalka Banaadir.
Xoghayaha ururka saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Pakistan ayaa ka warbixyay  qaabka wariyaashaan loo kala xukmay, iyo sidoo kale mid ka mid ah wariyaasha oo kiiskiisa dib loo dhigay.
Pakistan ayaa sheegay in ka urur ahaan ay ku qanacsan yihiin xukunkaan ayana soo dhaweynayaan maadaama wariyaasha hadda xukunka lagu riday ay xuriyadooda helayaan marka ay dhiibaan lacago la dul dhigay, waxaana wariyaasha loo kala xukumay sidan.
1-   Cabdi Maalik oo ah Milkiilaha Shabelle waxaa lagu xukmay in uu bixiyo lacag dhan (10,000) Toban Kun oo doolar, markii uu dhiibana uu furan karo idaacadiisa.
2-   Maxamuud Maxamed Daahir Carab oo ah agaasimaha idaacadda SKY waxaa lagu xukumay lacag dhan Laba Kun oo doolar (2,000) iyo intii uu xirnaa.
3-   Axmed Cabdi Xasan ku xigeenka madaxa wararka Shabelle waxaa lagu xukumay bixinta Shan Boqol oo doolar (500)
4-   Maxamed Cabdi Cali oo ah Warqabadka risaala oo isna lagu xukumay Shan Boqol oo doolar (500) iyo intuu uu xirnaa.
Kiiska wariye Maxamed Bashiir ayaa dib loo dhigay, iyadoona la sheegay in kiisas kale lagu haysto, balse ma aanu inoo cadeyn xoghayah NUSOJ waxa kiisaskaasi kala yihiin.
Wariyayaasha Idaacadda Shabelle ayaa xirnaa Bilooyin aad u badan, waxaa dhowr jeer dib loo dhigay Maxkamadeyntooda, balse ugu dambeyn maanta ayeey maxkamaddu go’aan kasoo saartay