Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Isku shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo+ Uquus goyntii Samaale + Safar ku bad baadkii Cabdi Awdahir iyo Tabashadii Awdal wa halkeedii W.Q Kaptanka Qaybtii 2aad

$
0
0

Wa qaybtii labaad ee maqaalkii aankaga hadlayey. Isku shandhayntii madaxweyne Siilaanyo oo runtii u muuqatay midaan waxba soo kordhin. Isku shandhayntan fashilantay waxa lahadal hayay mudo dheer oo ku simaan ugu yaraan afartii bilood ee lasoo dhaafay waxana lasaadaalinayay inay sidan hada udhacday ka saamayn badanto. Isku shaandhaynta waxa ku jiray in la eryo Cabdi Awdaahir oo ka mid ahaa tiirarkii kulmiye ayaa ladoonayay in la eryo lakiin nasiib daro waxa u cuntami wayday madaxtooyada groupka waxna badala waxna soo kordhiya inay eryaan masuul hawl qaran dibada ugu maqan oo waliba kujira wadahadalkii dhexmarayey Somaliland iyo Somalia. Socdaalkaasina waa sababta kaliya ee Ina Awdaahir kaga badbaaday in la eryo sidaa darteed waxa laga dhigay wasiirka arimaha bulshada oo laga qaaday oday Garaad oo hada xanuunsanaya sidaan qaybtii hore ee maqaalka ku sheegay.Hadaba su,aashaydu wa Cabdi Awdaahir ma aqbali doona cadka quudhsiga ah ee lasiiyey mise sida wasiir Samaale ayuu odhan doona afkaan doog ku daaqay caws ku mayrici maayo hadaba sida ila hada ay sheegayan dad u dhuun daloola Cabdi Awdaahir waxa lagula taliyey inuu is casilo lakiin waxa uu go,aan ku gaadho waa loo joogi ishallah.
Xukuumadu waxay xilkii ka qaaday Admiral Ahmed Osman oo ahaa nin aad shaqadiisa ugu fiican isla markaana ah (civil servant) aan siyaasad iyo galin waxaan shaqadiisa ahayn kana mid ahaa dadka hawlkarka ee tirada yar ee ku jiray xukuumada Siilaanyo isla markaan khibrad qoto dheer ulaha ciidamada badda. Sababaha loo aanaynayo xilka qaadistiisana waxay sheegeen casaabadu inuu yahay nin aan tolkii wadanin waana sabab lamida sidii lagu eryay wasiir Dr Xusen Xoog oo isku reer Salaxlay ahaayeen isna layidhi reerkiina mawadatid isaguna sheegay markii la aryey in waajibaadka wasaaradaha qaranka lagu daro arimaha qabiilka oo loo sheego masuulka xilka haya dowlada inuu reerkooda ka wada dhigo muxaafid hadii kale shaqad uu waayi doono si uu isku ilaaliyo.
Wasiirkii hore ee caafimaadka waxa lagu badalay wasiirka hada talada hayaa Xaglo toosiye halka Admiral Ahmed Cisman lagu badalay Xiirane oo aan aqoon u lahayn badaha lakiin aha nin ciidana isla markaana ay isku reer Buuhoodle yihiin Xaglo toosiye. Hadaba wa su.aale xukuumada Siilaanyo ma waxay saami qaybsiga beelaha darafyada Somaliland ka bixisaa inta ay qaybta quudhsiga ah u  heleen beesha Salaxlay oo ka mid ah beelaha ugu saamiga yar marka la eego beelaha dhexe ee isku koobay Xukuumadii iyo saamigii la rabay inay ka muuqdan Somaliland oo dhani.
Wasiir Samaale oo sida uu kasheegay saxaafada  diiday inuu xilka wasaaradda waxbarashada qabto isla markaana dhayda ka cadeeyay hadii aan khasnada loo dhiibayn inaanu rabin wax kale. arintan isku shaandhaynta Siilaanyo oo dab hor leh ku shiday waqti mar xalad adag ay maraysay xukuumadiisa maadaama ay ku guul daraystay inay wadanka ka qabato doorasho xor ah oo xalaala isla markaana dhacda waqtigii loo asteeyey oo imika mudada yar ee ka hadhsan ay iska caddahay inan doorasho lagu qaban karin.
lasoco qaybta sadexaad ishallah……
Allaah mahad leh
Abdiqani Ibrahim Salaf (Kaptanka)
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


MAXAA KEENAY DIB UGU NOQOSHADA RAAD AROORYO ? SOMAALIYA MIYEY KA BAXEEN HESHIISYADII HORE LOOGU HESHIIYEY? QORE:- C/LLAHI ADAM CUMAR [ WAYAB]

$
0
0

Waxa ay Soomaalidu tidhaa qof aan ballan iyo wacad lahayni waxba kama duwana ka bilaa Diinta ah. Sidoo kale dadka muslimiinta ah waxa ka reebban inay buriyaan heshiisyada ay galaan, maadaama Diintooda suubani farayso in sideeda ay u fuliyaan hadday heshiis wada galaan cid kale oo xataa aan muslin ahayn, haddii aanay xaggoodaka ka burin heshiiskaasi dhammaantii ama qeybo ka mid ah.
Haddaba, sidaan la socono wada hadallada Somaliland iyo Somaaliya waxay soo mareen maraaxil kala duwan, iyadoo wada hadalladan muddada dheer soo jiitamayey kasoo unkameen carriga Boqortooyada  Ingiriiska oo uu kulankii ugu horreeyey ku qabsoomay magaalada London 12 Feb. 2012, kadibna halkaa laga sii ambaqaaday, iyadoo kulannadii xigay ee ka dhacay magaalada Istanbuul ee dalka Turkigana ay labada dhinac ku wada gaadheen heshiisyo seeska loogu sii socodka wada hadallada Somaliland iyo Somaaliya
Suurtagal ma noqoteen in wada xaajoodka Somaaliya iyo Somaliland u dhaxeeyey soo gaadho maanta ( 01 March.2015 ) haddaan bilowgii furitaanka wada hadallada labada dhinac laysla qaadan oo aan lagu heshiin jawaabta saddexda su’aalood ee kala ah:-
               1. Yaa  wada  hadlaya?
                2.Maxaa  laga  wada  hadlayaa?
                3.Qaabkee  loo  wada  hadlayaa?
 Su’aalahan saddexda ah waa kuwa guud ahaan ay  tahay in bilowga wada xaajood kasta oo laba dhinac ah waajib ku tahay inay si cad oo aan madmadaw lahayn uga soo saaraan jawaabo ay heshiis ku yihiin, si wada hadallada laysku soo horfadhiistay u noqdaan kuwa usii socda oo aanay ku kala kicin labada geesood. Sidaa darteed Somaliland iyo Somaaliya waxay si wada jira iyagoo miyirkooda iyo maankooda qaba uga jawaabeen uguna heshiiyeen saddexdaa su’aalood jawaabahooda.
Su’aasha kowaad, waxa ay ku heshiiyeen oo qalinka kuwada duugeen Somaaliya iyo Somaliland, jawaabta ah, in loo wada hadlo laba dal oo kala ah Somaliland oo ahayd maxmiyadii Ingiriiska ee Xorriyaddeda qaadatay 26kii June.1960kii iyo Somaaliya oo Talyaangu gumeysanayey kana qaadatay Xorriyaddeeda 1dii July.1960kii.
Ta labaad waxa iyana ay ku jawaabeen, kuna heshiiyeen oo ay labadooduba saxeexeen, in waxa laga wada hadlayaan yihiin in la kala go’o, in midowgii bilaa shuruuda ahaa halkiisii laga sii wado iyo in la noqdo dawlad Fedaraal ah. Su’aasha ugu dembaysa waxay iyana si wada jir ugu heshiiyeen oo qalinka kuwada duugeen,in qaabka loo wada hadlayaa noqdaan dadkii ku kala noolaa labada xuduud ee ay kala lahaayeen labada dal xornimadoodii ka hor. Si qodobkaa saddexaad loo sii caddeeyo jawaabta saxda ah ee laysla qaatay waxay ahayd inaan qof Somaliland ah oo ku jira xayndaabka xuduudaheeda sinaba qeyb uga mid noqon karin xubnaha wada hadallada ee dhinaca Somaaliya.
Waxba yuu hadalku ila sii durkine, mar hadday arrimaha wada xaajoodka labada dhinac saldhiggoodu ama aasaaskodu ku qotomay saddexdaa jawaabaha aan soo xusay ee ay si wada jirka ah ugu heshiiyeen Somaliland iyo Somaaliya, isla markaana dalkii u fududeynayey wada hadalladooda uu goob-jooge ka ahaa, ma tahay wax la aqbali karo in Somaaliya hoggaankeedu uu maanta oo la doonayey in laga wada hadlo ubucdii iyo ujeeddadii laysku soo horfadhiistay ay la shir yimaadaan madasha wada hadallada ee Istanbuul tallaabo burinaysa tiir ka mid ah tiirarkii suurtageliyey in wada hadalo furmaan, sida kusoo darsashada wada hadallada xubno kasoo jeeda Somaliland dhinaca wafdiga metalaya Somaaliya?
Jawaabta arrintan Somaaliya ku jebinayaan heshiisyadii hore loo kala saxeexday, waa tallaabo ay u badheedheen hoggaanka Somaaliya in aanay fulinayn wixii hore loogu wada heshiiyey, sidaana aan filayo inay weliba garab kaga helayaan ama kaga haystaan dalka Turkiga ay horeba shacbiga reer Somaliland uga walaacsanaayeen dhexdhexaadsahanimadeeda waayo, haddii kale sida uu caqliga fayaw ee aan dhinaca qudha ku buuxsanayni ina tusayo, Turkigu waa uu ka joojin lahaa xubnaha Somaaliya jebinta qeybo ka mid ah heshiisyadii hore dalkiisa ugu wada saxeexeen labada dhinac.
Sidaa darteed, aniga waxay iila muuqdaan aragtidayda in Somaliland aanay la sii wadin Somaaliya wax wada hadal ah oo dembe illaa ay cudurdaar [ apology ] ka bixiyaan jebinta heshiisyada hore loo kala saxeexday oo weliba ay ku jiraan aflagaadooyinka iyo dacaayadaha ay sida joogtada ah uga wadaan warbaahinta ee markaan ka gaabsanay haddana kusoo dhiiradeen siduu shalay subax sheegay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Mudane Maxamad Biixi Yoonis in qoraal toos ah oo xambaarsan xadgudubyo lid innagu ah. Markaa mar hadday waxyaabahaas oo dhan ku kaceen waxa habboon inaan albaabada dib uga xidhano tan iyo intay daacad ka noqonayaan in laga wada xaajoodu masiirka labada Ummadood isla markaana raaligelin buuxda ka bixinayaa heshiisyada aynu hore u wada gaadhnay.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qiso Cajiib Ah!! (ilaahay baa iga damiin ah)…Qoraa: Ustaad Asad Muuse Kibaar‏

$
0
0

Qisadan waxa weriyay saxaabiga abu-hureyra [Allaha ka raali noqdee] wuxu nebiga (S.C.W) ka weriyey [Nin reer bani-isra’iil ah ayaa wuxu ubaahday amaah Kun Diinaar ah wuxu u tegey nin oo uu weydiistay, ninkii baa ku yidhi kunka diinaar waan ku amaahiniyee marqaati (Nin marqaati kaa noqda) ninkii reer bani-israa’iil wuxuu ugu jawaabay ilaahay baa marag igu filan oo na arkaya, Ninkii baa hadana kuyidhi nin damiinu-maal ah oo ku damiinta iikeen, kolkaas ayu ninkii bani-israa’iil ba ugu jawaabay ilaahay baa iga damiin ah, ninkii wuxu yidhi run baad sheegtay ee amaahdan Goormad ii keeni, Ninkii bani-israa’iil muddo ayu qabsadey, lacagtii kunka diinaar gacanta ayaa lagag ridey.
 
Dabadeed ninkii bani-israa’iil wuu safray badda ayuu ka talaabay oo dooni buu raacay meeshuna waa Jasiirad, danahiisa ayuu ku qabsaday lacagtii amaahda aheyd, dabadeetana mudadii bay gaadhay, badiina way kacsantahay, dooni uu kusoo safro ayuu waayay.
Wuxuu  soo qaaday kunkii diinaar wuxu ku riday bac, dabadeetana wuxuu soo qaaday looxaan dhexda ayuu ka dalooliyay wuxuuna dhexdeedi geliyey lacagtii iyo warqad uu uqoray, wuxuu dulyimid badii wuxuu ku yidhi “Ilaahayoow ninkaasi wuxuu i amaahiyay anigoo ubaahan lacagtaa kunka diinaar ah, ilaahayoow damiin ayaad iga aheyd ee ilaahayoow Badda ayaan ku ridayaa ee ilaahayoow ugee”
Dabadeetana badii ayuu ku tuuray, muddo kadib ayaa ninkii wax amaahiyay Caruurtiisii ayaa xaawo (qoryo) ay dabka ku shitaan udoonay badda, dabadeetana waxay sheeda ka arkeen looxii,way lasoo bexeen, guriga ayey keeneen waxay ka dhex heleen looxii bacdii ay ku jirtey lacagtii iyo warqad uu ku lahaa “Walaal waxaad i amaahisay lacag kun diinaar ah waxaad iweydiisay marag iyo damiin waxan kugu idhi ilaahay baa marag iyo damiin ii ah, waxay gaadhay mudadii, waxan waayay dooni aan soo raaco, waxan kusoo dhex ridey lacagtii looxan ee walaal iga gudoon”.
Qisadan waxa weriyay iimaamu bukhaari waana qiso dhab ah.
Wabbilaahi Towfiiq.
 
 
Turjumaa: Ustaad Asad Muuse Kibaar
Email: asadmuuse03@hotmail.com
Tell: 063-4453653
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shantii soomaaliyeed oo afar ka mid ahi samaysatay gole la yidhaahdo akadeemiyad goboleedka afsoomaaliga ”AGASOM”.

$
0
0

Afarta gobol ee samaystay golaha Xamar laga maamulo, uma dabranaan doono afka soomaaligu. Manaaha mid uu hanan karo hoggaamintiisa, si uu u hagaaso.Afka soomaaligu waxuu ahaa shayga qudha ee ka madaxbannaanaa siyaasadaha qalloocan, ee aan ka baxsanaynayn qabyaaladda, iyo xinka, iyo karaahiyada. Marna may dhici jirin in afka soomaaligu noqdo mid loo adeegsado dano siyaasadeed, iyo colaad hurin ka dhex dhaca iskaashiga afka soomaaliga ku suntan, ee isirka soomaaligu daggan yihiin.
 
Waxuu in badan ka nabadgalay dhaawacyada bulshooyinka soomaalida gaadha, waxuu ka caafimaad qabay qoqobnaanta dadka ka haysata xadhig maranka iyo qabyaaladda.
 
Waxuu afka soomaaligu ahaa, mid awooddiisa ku meel mara, oo aan u dabranayn cid, si gaara u maamusha, ama dano siyaasadeed ku hoggaamisa.
 
Maamulka xamar waxuu noqday mid ku dhiirrada in afka soomaaliga laga dhigo mid ay ku yimaaddaan dhaawac aan laga soo kaban karin, oo kala geeya shicibka soomaaliyeed, ee daga shanta soomaaliyeed ee bahwadaagta ku ahaa horumarinta iyo daryeelka afka soomaaliga.
 
Waxay horseedeen dhibaato aan dawo loo heli doonin, iyo in afka soomaaligu soohdimo kala yeesho, loogana taliyo deegaammo siyaasadaysan.
 
Waxay afka soomaaliga u garteen in uu noqdo, mid siyaasadda iyo himilada maammulladu xakamayso, horumarintiisana ay ku tilmaamaan in siyaasad goboleed looga arrin sado.
 
Maaha markii u horraysay, ee xamar laga maleego hagardaamooyin dano siyaasadeed ku salaysan, oo afka soomaaliga lagu curyaaminayo. Manaaha markii u horaysay, ee ay isku dayaan in aan afka soomaaligu tisqaadin, oo uu dhaawac ka soo gaadho iskaaashiga aqoonyahannada iyo suugaanlayda afka soomaaligu.
 
Somaliland marna la yeelan mayso xidhiidh, ku saabsan horumarinta afka soomaaliga iyo suugaanta afarta qobol ee kale, maadaama ay aftaasi gobol samaysteen gole ay ka maqantay, oo ay iyagu bahwadaag ku noqdeen, ayna si gaara uga arrimiyaan waxay ku sheegeen ”AGASOM”,  ee ay ku yagleeleen magaalada Muqdisho.
 
Somaliland waxay ka tala baxday inay xidhiidh la yeelato, gobolada kale ee isu doortay, inay afka soomaaliga yihiin bud_dhiggiisa. Waxaanay si cad u sheegaysaa, inaanay aqoonsanayn golahaasi isxambaarka, iyo beenta isku abaabulay.
 
Somaliland waxay si buuxda oo aanay cidna la qaybsanaynin, u hormarinaysaa afka soomaaliga, una samaysatay golaha  Akadeemiyadda Carriga Afsoomaaliga” ACASOM”, oo guddigiisa la magacaabi doono.
 
Somaliland waxay ku koobnaan doontaa inay xidhiidh la yeelato oo keli ah, golaha qalinlayda somalialnd , iyo akadeemiyadaha madaxa bannaan ee ka dhisan daafaha dunida.
 
Somaliland waa qaran aan u baahnayn, in afka soomaaliga dad dano siyaasadeed ka lihii ugu soo gabbadaan jiritaankeeda.
 
Afka soomaaligu mid maamul sheegto taladiisa maaha, mana noqondoono.
 
Mr. Paul PaulsonPaul72222@gmail.com
Hargaysa Somaliland.  
 
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Ex-Banaadir hala baabi’iyo waa hala baabi’iyo Beelaha dega” + 3-da koox ee ka dambeeya qorshahan.

$
0
0

Iyadoo maal-mahaan ay si xowli ah u socdaan kulamo looga arrinsanaayo maamul u sameynta goballada aanan weli sameysan is-maamul-goballed, ayaa waxaa nasiib darro ah, in goballadii leysku dhihi jiray Ex-banaadir oo kala ah Xamar, gobalka shabellaha dhexe iyo gobalka shabellaha hoose ay noqdaan looma ooyaan, iyadoo ay su’aal-weyn ka taagan tahay sababta gobalka Sh/hoose loogu daray is-maamul goballeedka la magac baxay koofur galbeed Soomaaliya ee dhowaan la yagleelay oo ay xaruntiisu tahay Baydhabo, taas oo ay macnaheedu tahay shacabka degan deegaanka Sheekh Ibraahim Gacal oo Xamar u jira wax ka yar 2-KM wixii galbeed ka xigga waxaa laga xakumaayaa Baydhabo.
Qaabka Xamar maamul loogu sameynaayo waxaa la yiri, dib haloo dhigo inta laga dhameystiraayo ” dastuurka-qabyada ah”, iyadoo sida la qiyaasaayo ay Xamar ku nool yihiin ugu yaraan 1.5 milyan u dhalatay deeganaada leysku yiraah Ex- benaadir, halka 1 milyan oo isugu jira wax ku dhashey iyo kuwo u soo shaqo tagay xamar yihiin, maadaama ay Xamar tahay xarunta dowlada dhexe ee Federaalka Soomaliyeed.
Intaas waxaa ka sii xannuun badan, gobalka shabellaha dhexe oo ay hada ku socoto, sheekadii ” Dibiga Cad “, sheekadii dibiga cad waxay tahay, Libaax ayaa la saaxibey sedax (3) dibi, mid cad, mid madow iyo mid guduudan, markaasuu maalin maal maalmaha kamid ah, ayuu kulan gaar ah la yeeshey dibigii guduudney iyo kii madoobey, markaasuu ku yiri labadii dibi, war dibiga cad habeenkii marka ay caddaddu jirto ayaa caddaantiisa la arkaayaa ee aan naga khaarajiyo dibiga cad, labadii dibi wey ka ogolaadeen codsigii Libaaxa.
Muddo kadib ayuu Libaaxii u yeeray dibigii gududnaay, markaasuu ku yiri, dibiga madow wuu nugul yahay ee aan cuno?, dibigii gududnay wuu ka ogolaaday codsigii Libaaxa, muddo gaaban ka dib libaaxii wuxuu u yeray dibigii gududney wuxuuna ku yiri, saaxib waan baahanahay mana joogo dibi aanan adiga aheyn oo aan cuno, sidaas awgeed adiga ayaan ku cunaayaa ee ku raali noqo dibi guduudow, markaasuu ku jawaabay dibi guduud, iska key cun, laakiin Libaxow ogsoonow waxaad i cuntay markii aan kaa ogolaaday inaad cunto dibi-cadde.
Hadda gobalka shabellaha dhexe waxaa la cunay markii Xamar la cakiray, gobalka shabellaha hoosena lagu darey maamulka koofur galbeed ee uu xaruntiisu tahay Baydhabo, dadka ka soo jeeda goballadii leysku dhihi jiray Ex-banaadirna ay ka dhiidhiwaayeen tacadiyada lagu sameeyey.
Haddaba, su’aasha mudan in leys weydiiyo, waxay tahay yaa ka danbeeya dhibaatadaan uu xanuunkeedu ku dhici doono jiilka soo socda ee u dhalan doona goballadii leysku dhihi jiray ex-banaadir?.
Waxaa loo badinayaa inay dhibaatadaan ka danbeeyaan seddax (3) kooxood oo kala ah:
1) Koox isugu jirta siyaasiin iyo xaasidiin aanan ka soo jeedin ex-banaadir oo aad u dhibsanaaya dhaqanka suuban ee reer ex-banaadir, barwaaqada joogtada ah ee ex-banaadir iyo deganashahooda dabiiciga ah.
2) Qaar ka mid ah dowladaha deriska , kuwooda aanan lahayn Bad (sea) oo raba inay Badda Soomaaliya ka dhistaan dekedo waa weyn oo ay ka isticmaalaan goballada Soomaaliya sida gobalka Sh/Hoose iyo Sh/Dhexe, gaar ahaan Marka iyo Cadale iwm.
3) Siiyaasiin uu derejo jeceyl ka qaaday damiirkii dadnimo oo daacad u ah dowladaha aanan Soomaaliya la rabin inay noqoto dowlad xoog leh, balse doonaaya inay Somaaliya weligeed ahaato dowlad diciif ah.
Ugu danbeyntii, dadka ka soo jeeda deegaanadaan uu dulmigu ku socdo, waa inay ogaadaan inay xaq u leeyihiin in ay ka tashadaan masiirka deegaanadooda oo aysan ku qasbaneyn inay masiirkooda u daba-fadhiistaan siyaasiin ku xiran dowlado shisheeye, sidoo kale waxayna ku qasbaneyn inay masiirkooda u daba-fadhiistaan siyaasiin sheekhu-kuli ah oo raba inay ku gaaraan dana siyaasadeed oo aan dhammaad lahayn.
Sidoo kale, jaaliyadaha ka soo jeeda deegaanadaan uu ku socdo dulmigaan iyo bah-dilka waa in ay ka dhiidhiyaan oo ay baaqyo is daba joog ah u kala diraan madaxda dalka ugu sarreysa sida madaxweynaha DFS, guddoomiyaha baarlamaanka FS, Ra’iisul Wasaaraha DFS iyo beesha caalamka qeybaheeda kala duwan.
Ex-banaadir hala baabi’iyo waa xeelad ku saleysan hala baabi’iyo beelaha dega ex-banaadir ee Rabiyow adigu badbaadi dadkaan iyo deegaanadaan ay ku dagaalamaayaan danleyda kala daran.
Waxa Qoray: Mohamoud Ghedi Aw Hilowlexilqaad12@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Gaashaandhiga oo Guriceel tagay iyo qorshe cusub oo socda (Xog)

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka wasaarada gaashaandhiga C/qaadir Sheikh Cali Diini, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta tagay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Wafdiga ayaa ka dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud halkaasi oo uu ka arimiyo maamulka Ahlu sunna oo gacan ku heynta magaalada kala wareegay dowlada Soomaaliya.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya ujeedada ka dambeysa in wafdiga dowlada Soomaaliya ay tagaan magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo dagaalo ay ka dhaceen.
Ujeedada ugu dambeysa ayaa ah sidii xal buuxa loo kala dhex dhigi lahaa dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, iyadoo dagaalada labada dhinac ay sababeen dhimasho iyo dhaawac.
Caasimada Online, ayaa ogaatay in wafdiga wasiirka gaashaandhiga ay doonayaan in Ahlu sunna iyo ciidamada dowlada ay ku hishiiyaan maamulka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Sidoo kale waxaa lq qorsheynayaa in wasiirka gaashaandhiga uu gudaha u galo degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, halkaasina uu kula kulmo xubnaha Ahlu sunna ee kus ugan degmada.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Islamic humanitarianism? The evolving role of the Organisation for Islamic Cooperation in Somalia and beyond

$
0
0

Regional organisations are becoming increasingly involved in humanitarian action and the Organisation of Islamic Cooperation (OIC) is no exception. The OIC’s humanitarian response to the devastating famine in Somalia in 2011 was the organisation’s ...
Weblinks: 

Xog cusub oo kasoo baxeysa Khilaafka shirka Istanbuul ee DF iyo Somaliland

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Khilaaf ayaa ka taagan in ay furmaan wadahadalada u dhaxeeya Somaliland iyo Dowladda Soomaaliya ee la filayo inay ka dhacaan Magaalada Istanbul ee dalka Tarki.
Wafdiga labada garab oo wada degan Hal Hotel, ayaa waxa ay halkaasi ku qaadanayaan kulamo gaar gaar ah oo ku saabsan sida ay ka yeeli lahaayen Shirka oo Khilaaf hareereeyay.
Wufuuda ka socta Maamulka Somaliland ayaa diiday inay la fariistaan Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ay ku jiraan Mas’uuliyiin kasoo jeeda Deegaanada Maamulka Somaliland.
Wafdiga dowladda waxaa ka mid ah Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Wasiirka Duulista Haawada Cali Jaamac Jingali oo labadaba kasoo jeeda Somaliland.
Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka arrimaha Dibadda Somaliland ayaa goor sii horeysay wacad ku maray in aysan la fariisan doonin Wafdiga hadii aan laga saarin xubnaha kasoo jeedo Somaliland.
Waa caqabad kale oo hor leh oo haysata wajiga 8-aad ee wadaxaajoodka udhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Soomaaliland oo intiisa badan aan ahmiyada la siinin waxyaabaha muhiimka ah in laga wadahadlo.
Dhanka kale, furitaanka kulanka ayaa waxaa hortaagan caqabad ah in shirka laga saaro Wufuuda DF Somalia u mataleysa shirka oo asal ahaan kasoo jeeda Deegaanada Somaliland.
Shalay ayay aheyd markii War saxaafadeed ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya lagu sheegay in dowladdu ka go’an tahay in Somaliland markan kala hadasho arrimaha siyaasada, isla markaana la dar dar geliyo wada hadalada.
Waxaa la sugayaa tallaabada ay qaadaan xubnaha Dowladda u matalaya wadahadalkaasi iyo sida ay ka yeeli doonaan diidmada xubnaha Soomaaliland.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Somalia: Somaliland Rejected to Istanbul Talks Over Its Native Represention of Rival Mogadishu

$
0
0

The self-declared state of Somaliland has boycotted Turkish hosted talks in Istanbul with federal government. Somaliland foreign minister Mohamed Yunus Bixi has told the media that his government will not accept to sit in the same negotiating table with ...
Weblinks: 

Officials: Mom Knew Her Son Was 'Jihadi John'

$
0
0

But at the same time, Emwazi was linked by court documents to a number of alleged jihadists in London who purportedly supported a terror group in Somalia. In recent years Emwazi had attempted to move back to Kuwait to pursue a computer science job there ...
Weblinks: 

Somaliland Statement About The Dialogue Between Somaliland And Somalia On 2nd of March

$
0
0


High-level delegation representing the Government of the Republic of Somaliland traveled to Istanbul, Turkey to participate in the next round of talks with the Federal Government of Somalia, as envisaged by the communiqué signed in Djibouti in December 2014 by the Presidents of Somaliland and Somalia.
In the lead up to the Istanbul meeting, Somaliland wrote letters of protest to Somalia and Turkey for unilateral actions taken by Somalia which sought to undermine the Dialogue. This included Somalia’s inclusion of officials of Somaliland nationality in its delegation.
Both parties had agreed at the outset of the Dialogue process not to include representatives in their respective delegations who originated from the other nation. The delegation representing Somaliland, led by H.E. Mohamed B. Yonis, Minister of Foreign Affairs suspended the Istanbul meeting until the egregious conduct by Somalia was rectified.
Moreover, both Somaliland and Somalia agreed during the first Dialogue meeting facilitated by Turkey, which was held in Ankara in April 2013 to “refrain from using inflammatory language and any other act which my put the continuation of the Dialogue at risk.” However, Somalia’s actions on a number of occasions have sought to undermine and jeopardize the continuation of the talks.
The conduct complained of includes; (i) the inclusion of officials of Somaliland origin in the delegation representing Somalia, (ii) the continual delays by Somalia to holding the talks, (iii) inflammatory statements and comments made by Somalia about the talks and Somaliland’s status as an independent nation, (iv) Somalia’s reneging of agreements reached in previous rounds of the talks, and (v) the clear lack of desire by Somalia to promote the Dialogue and use it as an opportunity to properly address its future relations with Somaliland.
Somaliland has acted in good faith to honour the spirit of the talks. However, in light of the number of challenges that Somaliland has faced during the Dialogue, we have decided to suspend further talks with Somalia until the existing challenges are properly addressed and Somalia demonstrates in its language and behavior that it wishes to take the talks seriously and act in a responsible way in order to achieve an amicable and just resolution in the future relations between Somalia and Somaliland.
Despite Somaliland’s disappointment at the behavior of Somalia throughout the talks and particularly in this last Istanbul meeting, the Somaliland delegation expresses its gratitude to the Government of Turkey for generously hosting both delegations in Istanbul. It is unfortunate that Turkey’s brotherly intentions have been undermined by
the violations and intransigence of Somalia.Somaliland Foreign Ministry And International CooperationHargeisa, Somaliland
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Muqdisho oo looga shiray dardargelinta Hiigsiga Cusub

$
0
0

Shir looga hadlayay dardargelinta barnaamijka Hiigsiga Cusub oo uu shir guddoominayay raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, ayna ka qeyb galeen toddoba wasaaradood oo quseysa barnaamijka iyo deeq bixiyeyaasha caalamka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Cali (Ceynte) [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowladda Soomaaliya oo ku eedeysay Somaliland fashilka shirka Istanbul

$
0
0

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay maamulka Somaliland qabsoomid la’aanta wada-hadallada lagu waday inay labada dhinac ku yeeshaan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ku sheegtay in wafdiga ka socday maamulka Somaliland uu soo xaadiri waayay madasha wada-hadalka. Wafdiga ka socday Somaliland ayaa dalbaday in wafdiga ka socday dowladda federaalka laga saaro [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Benadir hospital receives donation from AMISOM police

$
0
0

AMISOM oo deeq raashin ah gaarsiisay isbitaal ku yaalla Muqdisho

$
0
0

Saraakiil ka tirsan waaxda booliska ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiiyay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir ee magaalada Muqdisho. Taliye ka tirsan waaxda booliska AMISOM Bamuzibare  Samuel ayaa deeqda oo ka koobnaynd tufaax, buskut, boorash, malmalaaddo, bariis iyo baasto ku wareejiyay maamulka isbitaalka. Agaasimaha isbitaalka, Dr. Cabdirsaaq [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


SOMALIA: Puntland President Abdiweli arrives Kismayu

$
0
0

Puntland President Abdiweli Mohamed Ali Gaas along with a large delegation has travelled to Kismayo, the centre of Jubba administration in a days-long official visit. The president accompanied By members of hiscabinet, parliament and senior officials of ...
Weblinks: 

Man on terror most-wanted list detained in Somalia

$
0
0

McLEAN, Virginia - A former taxi driver from Virginia who was recently placed on the FBI's list of most-wanted terrorists has been captured in Somalia, a US law enforcement official said on Monday. The official told The Associated Press that Liban Mohamed ...
Weblinks: 

Siminaar Kampala ugu furmay Guddigga Xeer-Hoosaadka Baarlamaanka Soomaaliya”SAWIRRO”

$
0
0

Share
Aqoon kororsiga kor loogu qaadaayo aqoonta Guddigga Xeer Hoosaadka,Anshaxa iyo Xasaanadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda.
Xubnaha guddiggan ayaa waxaa ay aqoontooda la wadaagayaan xubno ka tirsan Baarlamaanka dalka Uganda iyo hay’adda AWEBA, waxaana laga hadli doonaa wax ka bedelka Xeerhoosaadka kaas oo Kalfadhiga walba dib u eegis lagu sameeyo iyadoo la eegayo qodobadii saameynta ku lahaa Kalfdhigii ka horeeyay kan furmaya.
Xogahaya golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/kariim Xaaji Cabdi (Buux) oo warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Xeer hoosaadka golaha Shacabka Soomaaliya dhowrkii biloodba isbedel lagu sameeyo isla markaana aqoon korarsigan uu wax badan ka caawin doono xubnaha guddigga.
“Guddigga iyagoo wata macluumaadka qodobada keena caqabad Kalfdhiga hore ayay ku darayaan xogta ay haystaan si aysan dhibaatada markale u soo laaban oo wax looga bedelo qodobada” ayuu yiri Xogahaye Buux.
Aqoon kororsigan oo socon doono sida uu qorshuhu yahay 3-7 bishan Maarso ayaa waxaa ay guddigga u baran doonaan qodobo ay kamid yihiin soo saarida go’aanada iyo shuruuca iyo marka ay jiraan xaalado gaar ah oo soo wajaha kulamada golaha Shacabka.
Qodobabada ilaa iyo hadda laga hadlay ayaa waxaa kamid ah in hadii Ra’iisulwasaare Mooshin laga keeno in uu is difaaci karo iyo in kale waxaana aqoon kororsiga soo xir doona guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawada sida uu qorshuhu yahya.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso War Duhur Radio Muqdisho

$
0
0

Somalia: Ahmed Modobe Promises to Build New Football Grounds

$
0
0

The President of the Jubaland regional state of Somalia has promised to develop sports in the area to encourage young generation. Ahmed Madobe has said his administration will carpet the football ground in the port city to rejuvenate the revival of the ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live