Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Somalia:UN envoy applauds successes as country ‘comes together’

$
0
0

Somalia: Banadir governor reshuffles administration

$
0
0

Wasiir Shahaadadiisa jaamacadda su'aal la galiyay

$
0
0

Malaaqa Xamar iyo Xamardaye oo kulan soo dhaweyn ah loo sameeyay “SAWIRRO”

$
0
0


Kulankan soo dheweynta ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, Guddoomiyeyaasha Gobollada Benaadir iyo Shabeelaha dhexe, siyaasiyiin, duubad, odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada ayaa lagu qabtay Muqdisho.
Guddoomiyeyaasha Gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Dhexe Xasan Maxamed Xuseen Muungaab iyo Cali Xuseen Guudlaawi oo ugu horey kulanka soo dhaweynta ka hadlay ayaa si wada jir ah u tilmaamay inay soo dhaweynayaan malaaqa, ayna diyaar u yihiin in ay la shaqeeyaan.
“Magaalada Muqdisho beryahan dhan waxa ay diyaar u tahay iyo maamulka gobolka banaadir , maamul ahaan iyo ciidamada nabad gelyada gobolka, dhamaan waxaan heegan u nahay in aan soodhaweyno, fududeyno, isku daba ridno, xafladaha is daba jooga ah ee lagu soo dhaweynayo malaaqa, malaaq Cali, Xamar iyo Xamardaye, anagana doorkeena, waan qaadaneynaa, Malaaqa xamar iyo xamardaye soo dhawoow ayaan ku leenahay, xamardaye ayaa nahay hadaan nahay shabeelaha dhexe, waan ku faraxsanahay duubkaaga, gogolkasta oo laguu dhigaayana diyaar ayaan ka nahay, garabkaaga ayaana taaganahay, Malaaq soo dhawoow Malaaq soo dhawoow”.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed , Ra’iisul wasaarihii hore ee xilligii KMG ah, Cali Maxamed Geeddi iyo siyaasiga Aadan Maxamed Cali ayaa si wada jir ah u tilmaamay in Malaaqa uu ku soo beegmay xilli loo baahnaa.
“Waxaad ku soo aaday Soomaaliya maalinay u baahantahay, dad gacanta u taaga, oo u yeera, oo yiraahda Soomaaliyeed, isu kaalaya, Waxay u baahantahay Soomaaliya dad adiga oo kale ah oo dhinac culimo ah, oo dhinac isimo ah, Soomaaliya waxa ay u baahantahay maalinteedii baad timi, Qaabka loo caleemo saaray ee maanta loogu xafladeynayo oo bilowga soo dhaweyntiisa aan ka arkeyno, inay daliil u tahay, in uu noqon doono mid anfaca dalka, dadka iyo diinta, ilaahay baan u baryeynaa in uu u fudeeyo xilka, waana la garab galeynaa, waxaa la rabaa raggii duubay, dowladda iyo dhamaanteen, ninkaan dantiisa gaarka ah in laga warqabo oo meel la dhigo”
Malaaq Cali Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye oo isna goobta ka hadlayaa sheegay in uu ka shaqeyn doono dib u heshiisiinta iyo nabadda
“Waxaan ka shaqeyneynaa haddii uu Alle yiraahdo Nabadda, nabadgelyada, dib u heshiisiinta, qaranka Soomaaliyeed, si loo helo nabad iyo in la helo xal waara, maxaa yeelay haddii aan nabad la helin nolol ma jireyso, marka waxaan kaloo ugu baaqayaa Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, aan u dirayaa nabad gelyo,  dib u heshiisiin, wanaag, barwaaqo, isu keenid Ummaddan sidii la isu keeni lahaa, waxan kaloo Ummadda ugubaaqayaa dib u heshiisiin”
Xildhibaan Cumar Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in kan Xildhibaan ahaan ay soo dhaweynayaan Malaaqa, ayna diyaar u yihiin in ay la shaqeeyaan.
“Malaaq soo dhawooe, aniga oo ku hadlaya magaca golaha baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, waxaan rajeyneynaa duub u dhigma Mas’uuliyadaada in aad ka qaadan doonto dalka, oo aan ognahay marxaladda uu xilligan ku suganyahay”
Wasiirada Howlaha guud iyo Kalluumeysiga Eng, Saalax Sheekh Cismaan iyo Maxamed Cumar Ceeymooy oo ugu dambeyn hadal kooban jeediyay ayaa hoosta ka xariiqay inay garab taagamyihiin Malaaqa Xamar iyo Xamardaye.
“Duubintaaga aan malaaqa aan duubnay macnahaheedu waxa waaye astaamaha nabadda oo aan gaarnay, sidaa awgeed malaaqa waa Malaaq Soomaaliyeed, waxaana daliil u ah, duubkiisa waxaa ka qeyb gashay Soomaali oo idil, Garbahaaga aan joognaa, sida hadda la sheegay waan kula shaqeyneynaa, waxaan balan qaadaneynaa in hiil iyo hoo baa an kula garab taaganahay, wax Alle iyo wixii shaqadaada oo fududeyn kara oo anaga xageena ah, kaga aadan, kan gobol ahaan kan xukuumad ahaan, ka dadnimo ahaan, waxaan leeyahay garabkaag ayaan taaganahay, mudane Malaaq soo dhawoow Malaaq soo dhawoow ayaan ku leenahay”  
 
 
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Masjid cusub oo laga dhisay xaafadda Tarbuush ee degmada Wadajir

$
0
0


Masjidkaan  oo   in mudo ah socday dhismihiisa  ayaa laga hirgaliyay xaafadda  Tarbuush  ee Degmada Wadajir halkaasi oo ay ka jirtay  baahi Masjid oo ay qabeen dadka deeganka, iyadoo furitaanka masjidka ay ka soo qeyb galeen Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Xilibaan Qaliif  Cabdulqaadir Macalin Nuur, Guddoomiyaha Degmada Wadajir qaar kamid ah guddoomiyasha Degmooyinka gobalka Banaadir, culuma’udiin, ganacsato waxgarad iyo Dhallinyaro.
Qaar ka mid ah dadkii ka hadlay furitaanka masjidka ayaa ku bogaadiyay dadka Soomaaliyed ee dhaqaalaha heysta in ay badiyaan hirgelinta goobaha lagu cibaadeysto.
Ciise Cibaar Cismaan oo ah Ganacsade Soomaaliyed isla markaana ah shaqsiga hantidiisa ku yaboohay hirgelinta masjidka la furay xubina ka ah mu’asasada Macalin Nuur ayaa ka shakeeyay marxaladihii uu soo maray dhismaha masjidka.
“Masaajidkan wuxuu bilawday October sanadkii lasoo dhaafay 2014 maanta ayaana ma aragtay intiisa badan in kastoo wali wax kasii dhiman yihiin aana is leenahay wuu dhamaaday wuu dhawyahay saad darteed, waxaan rabaa in halkaan aan ugu mahad celiyay dhammaan ka soo qeyb gala yaasha culuma’udiinka, siyaasiyiinta sharafta leh oo ka soo qeyb gashay oo waliba qaarkood ay nala dhiseen masaajidkaan oo nala shaqeeyen” ayuu yiri Ciise Cibaar Cismaan.
Guddoomiyaha Degmada Wadajir Axmed Cabdule Afrax ayaa tilmaamay in hirgelinta masjidkani ay ka faa ‘iideysan doonan dadka ku nool deeganka, asagoo u mahad celiyay dadkii ka qeyb qaatay dhismaha masjidka cusub.
“Meel mudan in wax lagu bixiyo ayaad ku bixiseen waliba masaajida iyagoo guud ahaan mudan in la dhiso iyagoo guud ahaan ajir koodu badan yahay ayaa hadana dareemena halkaani iney baahi gaar ah ay u qabtay masaajida ee iney u qabtay in laga dhiso waxaan rajeynaya marka dadka halkaan kunoolna iney masaajidkan soo camiraan oo ay ka faa ideystaan” ayuu yiri Axmed Cabdule Afrax.
Xilibaan Qaliif C/qaadir Macalin Nuur oo kamid ah Xilbaanada Barlamaanka Soomaaliya oo gaba gabada goobta ka hadlay ayaa furay Masjidka laga hirgaliyay xaafada Tarbuushka Degmada Wadajir.
“Boqol kiiba sideetan qofkiiba cilmiga sii, boqol kiiba labaatan kaste tajwiijka halagu barto, haku sii bartaan anagaa bixineyne waadix Insha Allahu tacaala, waan gaba gabey neynaa mar labaad iyo mar saddexaad mashaa’iqda kuligood waan uwada mahad celineynaa iyo martida meesha ka soo qeyb gashay masaajidkana Isha Allahu tacaala waa furan yahay saacadaan laga bilaabo waa ku tu kuneynaa Insha Allahu tacaala”ayuu yiri Xilibaan Qaliif C/qaadir Macalin Nuur.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Diyaaradda flyDubai Oo Soo Cagadhigatay Madaarka Cigaal, Iyo Madaxweyne Ku xigeenka oo soo dhaweeyay

$
0
0

“Waxa farxad wayn ii ah in ayanu halkan u joogno bilogii duulimaadyada Diyaarada la yidhaa Fly Duybai.” Madaweyne ku xigeen Saylici
“Qorshe dheer ayaa loo soo maray, ugu dambayntiina waanu ku guulaysanay ALLE mahadii.” Wasiirka Duulista Somaliland.

Hargeysa (Somaliland.Org) Shirikada Caalamiga ah ee Diyaaradaha ee fly Dubai ayaa maanta Duulimaadkoodii u horeeyey ay Diyaaradoodu soo cagodhigatay Garoonka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport.
Bilowga duulimaadyada shirkada Fly Dubai ayaa loo qabtay Munaasibad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay goobjoob ka ahaayeen Maareeyaha Guud ee Shirkada Fly Dubai, Ghaith Al Ghaith iyo masuuliyiin sar sare oo shirkadaasi ka tirsan.
Munaasibadaasi oo lagu qabtay Gudaha Madaarka ayaa sidoo kalena waxa ka qayb galay Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Cabdiaxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Xubno Wasiiro ah, Ganacsto, Aqoonyahan, Culimaa’udiin, Xildhibaano iyo Marti sharf kale.
Wasiirka Duulista Hawadda Iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamud Xaashi Cabdi oo munaasibadaasi ka hadlay ayaa waxaanuu yidhi:- “Runtii maanta farxad weyn ayey ii tahay in aanu halkan ku soo dhaweyno Shirikada Diyaaradaha ee Caalamiga ah ee Fly Dubai, oo maanta duulimaadkeedii ugu horaysay ku soo cago dhigaytay dhabaha Diyaaradaha Caalamiga ee Cigaal International Airport ee Somaliland , waxay runtii taasi muujinaysaa kana markhaati kacaysaa In garoonakan oo horena ay uga shaqayn jireen Diyaarado wakhti dheer nagala soo shaqeeyay, oo waliba iminka casriyeeyay diyaaradahoodii, waxaan jecelahay in aan halkan uga mahad naqo Diyaaradihii dadka muwaadiniinta ahi lahaayeen ee Somaliland Daallo, Juba Iyo Africa intaba, dhinac kalena waxan jeclahay in aan halkan uga mahad naqo Diyaarada Ethiopian Airlines oo ah Diyaarad Caalami ah oo Dal aynu walaalo nahay Daris nahay uu leeyahay,”
Wasiir Xaashi ayaa sidoo kalena intaas ku daray “ kuwaas oo hore uga shaqaynayey uu maantana ku soo koradhay Diyaarad Caalami ah oo qaaradda Africa ka talowsani oo caan ah oo darajadeeda la yaqaano, waxay muujinaysaa runtii sida uu magaca iyo meeqaamka Somaliland kor ugu kacay, waxa ay muujinaysaa sida uu Garoonkeenani Caalami u yahay, iskamay iman Fly Dubai, Dunida marka Diyaarado Garoomo Tagayaan waxaa la mariyaa imtaxaan dheer, waxa la mariyaa baadhid iyo daraasado badan, qorshe dheer ayaa loo soo maray, ugu dambayntiina waanu ku guulaysanay ALLE mahadii.” Ayuu yidhi Wasiirka Duulista Somaliland.
Waxa sidoo kalena munaasibadaasi ka hadashay Dr. Aadan Aadan Ismaaciil Wasiirkii hore ee Arrimaha dibada Somaliland waxanay tidhi “ Magaca madaarkan aad baan ugu hanweynahay Maxamed Ibrahim Cigaal, Odaygaygii hore, aad buu inoogu farxi lahaa hadii uu inala joogi lahaa, arkina lahaa inu Madaarkani uu magaciisa sito, madaarkani wuxuu sitaa magaca Madaxweynihii u horeeyey ee Qaran soomaaliyeed oo madax banaan, waxaanu Fly Dubai u soo banadhigayaa Fursado qaaliya, iyo iskaashi. Anigaoo ah Xaaskii hore ee Madaweyne Cigaal aadbaan ugu farsanahay ugu hanweynahay fursada uu ILAHAY maanta ii siiyey inaan halkan idinla joogo.” Ayey tidhi Marwo Adna.
Maareeyaha Guud ee Shirkada Caalamiga ah ee Fly Dubai Ghaith Al Ghaith oo munaasibadaasi ka hadlay ayaaa,waxaa uu yidhi “ Sharaf weyn ayey ii tahay inaan maanta halkan idinla joogo, aniguna in badan ayaan shaqadan ku soo jiray, waa sanadkii 29-aad ee aan ku hawlanaa, shirkadan iyo Emirates-ba, waxaan bilaabay anigoo shan jira ah, laakiin intii aanu duulimaadyo cusub furaynay maan arag soo dhawayn iyo qaabilaad sidan oo kale ah, aad baad ugu mahad san tihiin taas, sidoo kalena aad baan ugu farxaa markaan arko horumarka aad wadankiina ka samayseen anigoo og taariikhda aad soo marten iyo sidoo kalena sida uu dalkeena (Somaliland) ee aynu jecelanahay u soo dhibaatoobay, waa farxad inaan arko Somaliland oo nabad ah isla markaana horumartay taasi aad bay ii soo jiidatay.”
Maareeye Ghaith Al Ghaith, ayaa sidoo kalena intaa ku daray “ in aanu si dhaw u wada shaqayno Wasiirka Duulista oo ay hawl wadeenadayda ka wada shaqeeyeen sidii loo diyaarin lahaa duulimaadyadan , anigu lama yaabani, waanad ku mahad san tahay Wasiir.” Ayuu yidhi waxaanu intaas ku daray “ waxaanu rajnayaa in duulimaadka toos ah ee Dubai Hargeysa uu sare u qaadi doono dhaqaalaha dalkan kobcaya.”
Sidoo kale Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ahna ku Simaha Madaxweynaha Md, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa isna hadal kooban ka jeediyey xafladaas waxaanuu yidhi “ Runtii maanta dhamaanteen waxa farxad weyn inoo ah in ayanu halkan u joogno daah furkii ama bilogii duulimaadyada Diyaarada la yidhaa Fly Duybai, oo Diyaarad Caalami ah in ay maanta Dalkeenii Garoonkii Caasimadeenii Jamuhuuriyadda Somaliland Cigaal international Airport in ay ka soo degtay oo ay bilow wanaagsan u tahay in ay halkan ka bilowdo duulimaadyo, wax badan ka tari doona runtii isku xidhnaanshaheena ama soo celinta xidhiidhkeenii qadiimiga ahaa ee ka dhaxeeyay Somaliland iyo Emirates.”
Ku simaha Madaxweynaha ayaa sidoo kalena intaasi ku daray “ runtii waxay soo jiidaysaa ama ay noo abuurasaa fursado badan ama in ay dad badan oo ganacsato ah ama dad badan oo dalxiisayaal ah in ay Dalka yimaadaan, adeegyada wanaagsani waxa ay soo jiidaan Dadka maalgashanaya Dalka, Dadka dalxiisaya, waxaa markaa laynooga baahanyahay hadii aynu Dadka Reer Somaliland nahay in aynu cid kasta oo Dalkan imanysa aynu gacmo furan ku soo dhaweyno, adeegyadii kuwaa la midka ahaa ee gudaha haday huteeladii tahay, kor loo qaado adeegyadooda oo ay ku soo dhiiradaan Dadka dalxiisayaasha ah iyo maalqabeenadu, meeshay iman lahayeen ee ay ku nasan lahaayeen in aynu inaguna xageena u diyaar garwno.” Ayuu yidhi Md. Saylici.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maxkamada Masar: hala dilo 11-ka nin

$
0
0

09.06.2015.Warka Habeenimo.

$
0
0

Ahlu-Sunna oo wax kama jiraan ka dhigtay dalabkii Nicholas Kay, sheegtayna inay DF ku qasabtay..

$
0
0

Afhayeenka Ahlu-Sunna ayaa sheegay inay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan Dawlada Faderaalka Soomaaliya. Cabdinuur Maxamed Xuseen, ayaa sheegay in maamulkooda uu ka shaqeynayo nabada gobolada dhexe, qorshahooduna uu yahay inay ka xoreeyaan Alshabaab. Baaqa ka soo baxay Nicholas Kay ee ahaa inay deg deg uga baxaan Dhuuso Mareeb ayuu xusay inuusan soo […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Galgaduud: Ahlu-Sunna oo deegaano hor leh la wareegtay (DF oo xaal ku xun yahay)

$
0
0

Wararka aan ka heleyno gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamaa Ahlu sunna ay la wareegeen deegaano horleh oo ku yaala bartamaha Soomaaliya. Ciidamo hubeysan oo taabacsan Ahlu sunna ayaa la sheegayaa iney la wareegeen deegaanada Xaranbuuro iyo deegaano ku teedsan halkaasi oo lasheegayo iney tageen xalay. Wararka dadka deegaanka inoo xaqiijinayaan ayaa tibaaxaya in ciidamada […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Paris mayor wants to open 'welcome centre' for migrants

$
0
0

Police also launched a dawn raid on a camp in northern Paris where more than 350 refugees – most of them from Sudan, but also from Eritrea, Somalia and Egypt – had been living. The refugees, most of them men but also many families, boarded nearby buses ...
Weblinks: 

Should Kenya play peacekeeper in Somalia? Shabab attacks raise doubts

$
0
0

Kenya: Education crisis looms near border with Somalia as 2,000 teachers flee due to al-Shabaab attacks

$
0
0

Galguduud Governor vows to take back central Somalia town

$
0
0

Madaxweyne Xasan Oo Ka Qeybgalay Munaasabad lagu xusayay dhalashada  boqorada Ingiriiska  Queen Elizabeth Oo Muqdisho Lagu Qabtay

$
0
0


Munaasabad lagu xusayay dhalashada  boqorada Ingiriiska  Queen Elizabeth oo 89 sano jirsatay oo lagu qabtay magaalada Muqdisho Safaaradda UK ay ku leedahay waxaa ka qeybgalay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya  Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, taliyeyaasha ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya iyo marti sharaf kale oo isugu jirta Soomaali iyo ajaanib.
Goobta xafladda ka dhacaysay oo lagu xardhay calaamada Soomaaliya iyo UK ayaa waxaa marti dharafta si hab maamuus leh u soo dhaweynayay Danjiraha UK ee Soomaaliya, Xaaskiisa iyo saraakiil kale.
Furitaanka xafladda ayaa waxaa lagu bilaabay astaamaha calamada Soomaaliya iyo boqortooyada UK,safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya danjire Nail Wigan oo xafladda hadal ka jeediyay ayaa waxaa uu martida ku soo dhaweeyay xafladda waxaana uu ka hadlay arimo dhowr ah oo ay kamid yihiin waxqabdkiisa labadii sano ee la soo dhaafay ahmiyada safaaradda ay u leedahay xiriirka labada dowladood, doorashada dalka Soomaaliya lagu qaban doono sanadka 2016-ka,dadaalada dalka lagu nabadeynaayo, kaalamada ay UK siiso Soomaaliya  iyo kuwo kale uu muhiim ah.
Danjiraha ayaa sidoo kale mahadcelin balaaran u jeediyay madaxweynaha dowladda Soomaaliya taageerada ay siiyeen diblomaasiyiinta UK ee jooga Soomaaliya, isgaoo sidoo kale tusaale u soo qaatay in sida dowladda UK ay ugu go’an tahay in la xoojiyo safaaradda British-ka ay ku leeyihiin Soomaaliya ay tusayso in boqorada Ingiriiska ay sadex kamid ah shaqaalaha safaaradda UK ee Soomaaliya ay abaalmarisay kadib markii ay muujiyeen howl karnimo.
Neil Wigan oo ku dheeraaday ahmiyadda safaaradda UK ay ka qaadan karto taageerada Soomaaliya ayaa sheegay in safaaraddan ay aheyd tii ugu horeysay oo dowlad ka tirsan midowga Yurub ay ka furtaan Soomaaliya ka dib burburkii dowladda Soomaaliya 1991-dii.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda UK ugu mahadceliyay taageerada ay siiso Soomaaliya isagoo hambalyo u direy Boqorada UK oo sanadkan ay tahay sanadkii 63 aad oo ay xilka boqodrtooyada dalka ay heyso.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay xilligii dagaalada sokeeye islamarkaana caqabada dhanka amniga ka heysatay ay tahay dagaalka lagula jiro kooxda nabad diidka ah ee Al-shabaab, isagoo beesha caalamka ka codsaday in ay dulqaad u yeeshaan arimaha Soomaaliya….
Waa sanadkii labaad oo dhalashada Boqorada UK ee laga xuso magaalada Muqdisho iyadoo munaasabadan ay imaanayso iyadoo danjire Neil Wigan bisha July ay bedeli doonto safiirka cusub ee dowladda Britian ay u soo magacowday Soomaaliya  danjire Harreit Mathew.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


10.06.2015.Warka Habeenimo.

$
0
0

Wasiir-ku-xigeenka Khaarajiga Oo La Kulmay Masuuliyiin ka socday Hay’adda ICG

$
0
0

Hargeysa(Somaliland.Org)- Wasiir-ku-xigeenka Waaarada Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Mawliid Maxamuud Ibraahim, ayaa kulanno la qaatay masuuliyiin ka socda Wasaaradda Khaarajiga ee dalka Sweden.
Kulankan oo uu Wasiir-ku-xigeenku la yeeshay Agaasimaah Afrika u qaabilsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sweden Mr. Peter Lindgrade iyo ku-xigeenkiisa Jenny Ohissan waxa ku weheliyey Safiirka Somaliland u jooga Swden Marwo Rooda Jaamac Cilmi iyo xubno ka mid ah jaaliyada Sweden.
Md. Mawliid Maxamuud Ibraahim, waxa uu masuuliyiinta Sweden ka socday u soo jeediyey in ay ku soo biiraan sanquuqa caawimaha dhinka horumarinta Somaliland (SDF) oo halka caawimadu u soo marto Somaliland, waqtigana ay lacagta deeqda ah soo mariyaan waddamada Ingiriiska, Denmark, iyoi Norway, iyadoo la rajaynaayo in ay dhawaan ku soo biiraan dalalka Net herland iyoi Jarmalka.
Sidoo kale, waxa uu Wasiir-ku-xigeenka Khaarajiga Somaliland, kulankaas ugu sheegay masuuliyiintaas dalka Sweden ka socda in Somaliland khilaaf siyaasadeedkeeda ku xaliso dhaqan, waqtigana khilaafka siyaasadeed ee dib u dhiga doorashada ka dhashay sidii caadada u ahayd loo dhamayn doono.
Geesta kale, waxa uu Wasiir-ku-xigeen Mawliid Maxamuud oo uu wehelinaayo safiirka Somaliland u qaab ilsan dalka Belgium Mr. Maxamuud Cabdi Dacar ay kulan la qaateen xubno ka socda hay’adda xalinta mashaakilaadka adduunak ee ICG oo xarunteedu tahay Brussels.
Xubnahan hay’adan ka socdan oo kal aahaa Agaasimaha Cilmi-baadhista Isabelle Arranon iyoi Mareeyaha Cilmi-baadhista Amelia Branckzik, isagoo wasiirku uga xog-warramay xaalada guud ee dalka, gaar ahaan ammaanka, horumarka, dimuqraadiyada dalka ka jirta, la-dagaalanka budhcadbadeeda iyo argagixisada, wadahadalada Somaliland iyo Somaliya u socda.
Dhanka kale, waxa uu Wasiir-ku-xigeenku u sheegay xubnaha hay’adda ICG ka socday in Somaliland ay ka go’an tahay sii wadida dimuqraadiyada iyo qabashada doorashooyin xor iyo xalaal ku dhaca, isagoo uga xog warramay doorashooyinkii kala duwana ee dalka hore uga soo qabsoomay.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

June 11, Forty Years Ago: Sarkari soap

$
0
0

US Defence Secretary James Schlesinger told the Senate Armed Services Committee that expansion was essential to counter the Soviet facility in Somalia, ensure the flow of oil from West Asia and prevent nations of the area from being “overshadowed by ...
Weblinks: 

Arday Ka Baxday Dugsiyada Sare Oo Soo Codsaday Ka Mid Noqoshada Ciidanka Boliiska Oo Imtixaan Laga Qaaday “Sawirro”

$
0
0


Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo dhawaan Ogeysiis uu ka sii daayay Warbaahinta lagu ogeysiinayay ardayda ka baxay dugsiyada sare in ay ku soo biiri karaan ciidamada boliiska Soomaaliyeed oo ay ka mid noqonayaan ayaa maanta waxaa imtixaan magaalada ugu fariistay ardayda soo codsaday ka mid noqoshada ciidamada.
Taliyaha Booliska Soomaaliyed Gen Maxamed Sheekh Xasam Xaamud ayaa  furay imtixaanaadkaasi oo ardayda u faah faahiyay muhiimada ka mid noqoshada ciidanka boliiska Soomaaliyeed, waxaana uu u balan qaaday in uu ku dadaali doono sidii ay u heli lahaayeen tababaro la xiriira howlaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Taliska Booliska Soomaaliyed ayaa fursad u siiyay Ardayda ka soo baxday Dugsiyada sare ee dalka inay ku soo biiraan ciidamada booliska qeybihiisa kala duwan, si bari ay u noqdaan saraakiishii hogaamin laheyd ciidanka.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gov't appeals Brig. Ondoga acquittal

$
0
0

Ondoga, the former commander of the Ugandan troop contingent serving under the African Union Mission in Somalia (AMISOM) was last month set free after all the charges against him were dismissed. Prosecution lead by Maj. Fredrick Kangwamu had alleged that ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live