Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

State Department report: ISIS breaking new ground as new leader in terror groups

$
0
0

Twenty-four Americans died last year in terrorist attacks, mostly in Afghanistan, Somalia and Jerusalem. The report cited increasingly aggressive tactics and brutality by terrorist in their attacks, beheading, crucifixions and mass causalities. Kidnapping ...
Weblinks: 


Dowlada Kuwait oo gargaar u balanqaaday Qaxootiga Yemen ka soo cararay

$
0
0

Kuwait ( Sh.M.Network)-Hay’ad Samafal  oo fadhigeedu yahay dalka Kuwait oo magaceeda loo soo gaabiyo (IICO) ayaa sheegtay in ay gargaar  u fidin doonto qaxootiga Yemaniyiinta ah ee u barakacay dalalka Soomaaliya iyo Djabouti.
Salem Hamada oo ah agaasimaha guud ee hay’adda samafalka ah ayaa sheegay in ay isu diyaarinayaan sidii gargaar bani’adanimo loo gaar siin lahaa qaxootiga Yemaniyiinta ah iyo sidoo kale qaxootiga Soomaalid ah  ee ka soo cararay dagaalada ka soconaya dalka Yeman.
Salem Hamada ayaa xusay in gargaarka ay bixinayaan uu ku kici doono aduun lacageed oo gaaraya 350,000  oo dollarka Maraykanka ah  , isagoo sidoo kale sheegay in gargaarkooda wax badan uu ka badali doono nolasha qaxootiga dhibaataysan ee dalalka Soomaaliya iyo  Djabouti. Ku dhaqan.
Bader Burhamah oo isna ah Madaxa hay’adaha samafalka ee Kuwait ayaa sheegay in gargaarka ay siin doonaan qaxootiga ay iska kaashanayaan  hay’ado kaladuwan oo ah kuwa samafalka ah , isagoo sidoo kale xusay in ay afurin doonaan dad badan oo aan awoodin afurka bisha Barakaysan ee Ramadaan ee hada aynu ku guda jirno.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: What's in a Name? - Somali Government's Al Shabab Memo Jeopardizes Journalists

$
0
0

State Department report: ISIS breaking new ground as new leader in terror group

$
0
0

Report: ISIS leads on terror

$
0
0

Terror attacks, deaths up sharply in 2014 – U.S. State Department

$
0
0

As of late December, more than 16,000 foreign terrorist fighters had traveled to Syria, exceeding the rate of those who traveled to Afghanistan and Pakistan, Iraq, Yemen or Somalia “at any point in the last 20 years,” the report said. Last month ...
Weblinks: 

Musharaxii Ugu Horeeyey Ee Afrikan Ah Oo U Tartamaya Xilka Madaxwaynenimo Ee FIFA.

$
0
0

Liberia(Waaheen)-Musharax ka soo jeeda qaarada Africa ayaa sheegay in uu ku biiri doono tartanka loogu jiro cidda noqon doonta madaxwaynaha xiga ee FIFA.
Madaxa xidhiidhka kubadda Cagta ee Liberia Musa Bility ayaa sheegay in uu u tartami doono xilka madaxtinimada Fifa.
Sepp Blatter oo hay’adda uu madaxda ka yahay ee FIFA ay baadhitaan musuqmaasuq la xidhiidha ay ku hayaan dalalka Siwzerlkand iyo Maraykanka ayaa sheegay in uu iska casilayo xilka maalma kadib markii la doortay.
Musa Bility oo markii labaad madax ka ah xidhiidhka kubada cagta ee Liberia ayaa sheegay in la jooga wakhtigii qof afrikaan ah uu hogaamin lahaa xidhiidhka kubadda cagta adduunka.
Balse ninkani ma ahan mushaharaxa ugu cadcad, taageero buuxdana ka hasyta guud ahaan qaaradda Afrika.
Waxay isku dhaceen guddiga xidhiidhka kubadda cagta Africa kadib markii uu ka horyimid go’aamo muran dhaliyay oo uu qaatay madaxwaynaha muddada dheer maamulayay xidhiidhka kubadda cagta africa Cisa xayaatu.
Maadama uusan jirin illaa iyo hadda qof kale oo afrikaan oo uu damac ka galay tartanka FIFA, waxa uu go’aansaday in uu tartamo.
Wuxuu sheegay inuu ku kalsoonyahay in uu heli doono taagerada ugu yaraan 5 wadan oo loo baahanyahay si uu qofku u noqda musharax.
Ciyaartooy hore oo u dhashay dalka Barazil Zico ayaa ah qofka kaliga ah ee kale ee ku dhawaaqay in uu u tartami doono xilka jagada ugu saraysa FIFA.
Labada ninba waxaa loo arki doonaa in ay yihiin kuwa ka yimid dibada FIFA oo doonaya in ay badalaan sepp Balatter oo sheegay in uu xilka ka tagi doono marka la doorto qofkii badali lahaa.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Somaliland Waa waddankii ugu horreeyey ee Somaaliyi leedahay ee Geeska Afrika ka qaatay Xornimo” Axmed ismaaciil samatar

$
0
0

Hargeysa(Waaheen)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ah Aqoonyahannada Somaliland u dhashay ee caalamka uga ololeeya sidii ay ictiraaf u heli lahayd,
ayaa Dood adag oo uu ka qaybgalay si weyn uga difaacay Karaamamada iyo Xuquuqda Dawladnimada Somaliland.
Professor-ka oo dooddaas afkiisa iyo aqoontiisaba kaga difaacay Somaliland, ayaa ku adkaystay inay Somaliland qaran Madax Bannaan, isla-markaana ay jirtey xilli aanay Soomaalidu wax dawladnimo ah aqoonba u lahayn.
Axmed Ismaaciil Samatar waxa uu  sheegay  kala duwanaanshaha xagga fikirku yahay wax aan la yaab lahayn, isagoo tusaale u soo qaatay Kala duwanaanshaha u dhexeeya isaga iyo walaalkiisa Cadbi ismaaciil Samatar,
“Somaliland waa Dal calaamado gooni ah noloshiisu ay leedahay, somalina waa la wada yahay, aniga iyo Cabdi samatar walaalo ayaanu nahay, laakiin waanu kala duwanahay, waana walaalkay, Wuu iga dheer yahay, waan ka qurux baddanahay, mataanuhuna iskumid xataa ma aha.” Ayuu yidhi Axmed Ismaaciil Samatar.
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo hadalkiisa sii wata, ayaa gudo galay hogo-tusaalaynta iyo hufidda hannaanka loo qiri karo xaqa ay somaliland uleedahay in ictiraaf la siiyo, waxana uu yidhi,”Waxana qabaa inay somaliland leedahay calaamado gaar ah oo ugu yaraan afar amuurood ay hoosta ka xarriiqeen oo ay ugu horrayso calaamadintii Xudduudeeda,  waxa kale oo ay tahay dal  dadkiisa shir loogu qabtay London bishii may 12-keedii 1960-kii. Dadkii shirkaas loo qabtay oo iyaga iyo ingiriisku isa soo horfadhiisteen oo iska daa wixii la qoraye sawirkii dadkaas la hayo, Waftii somaliland ka socdayna afar qof baa fadhiyey oo ay kamid ahaayeen Maxamed Ibraahim Cigaal, Cali Garaad Jaamac, Xaaji Ibraahim Nuur iyo Axmed Jaamac Ducaale.”
Professor-ka oo Hadalkiisa sii wata, isla-markaana dhex xulaya sharraxaadda uu ka samaynayo qoddoba ay somaliland dawladnimadeeda ku hirgelisay, ayaa waxa uu yidhi,
“ta saddexaad waxa weeye in June 26,1960-kii in wax somaliland la yidhaahdaa ay dhalatay oo meel aan dabbaaldegeedu ka dhicin aanay jirin, timacadde gabayadiisiina waa yaallaaan, waana waddankii  ugu horreeyey ee Somaaliyi leedahay ee Geeska Afrika ka qaatay Xornimo. Ta Kalena waa Kawdii Bishii July isla sanadkaas in iyadoo ay niyaddooda kasoo go’day in laga yaabo in dan weyni ku jirtey in umaddii soomaaliyeed isku soo noqoto labadii dalna la isku keenay.”
Waxa uu Axmed Ismaaciil Samatar ka Hadlay dib ulasoo noqoshadii Xorriyadda Somaliland, waxana uu tilmaamay in Somaliland dib u qaadatay Heshiiskii ay hore ula gashay Somalida Koonfureed,
“waxa kale oo somaliland calaamad u ah inay dadkii Reer Somaliland intoodii badnayd oo aan anigu kasoo horjeeday in wada-jirkii somaliland iyo Somalia sida uu haatan u yaallo inaanu faa’iido badan keenin, kala tagguna yahay wixii aanu halkaas keenay ayaanu haddana qaadanay oo la noqonay.” Ayuu yidhi Axmed Ismaaciil Samatar.
Dooddan uu Axmed Ismaaciil Samatar Hadalladan ka jeediyey, ayaa waxa la doodday Xubno aaminsan Fikirka Somaliweyn, waxana Doodda markii dambe ay noqotay mid mugdi gashay oo xubnaha qaarkood isaga dareereen.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 2aad

$
0
0

Waa ayo cidda  soonku ku waajiibayo?
 

  • Qofku waa in uu Muslim yahay
  • Qofku waa in uu  qaangaadh yahay (qof aan qaan-gaadh ahayn laguma laha soon balse  haddii uu karayo loo diidi maayo)
  • Qofku waa in uu miyir qabaa oo maskax ahaan uu dhan yahay
  • Qofku waa inuu awood u leeyahay soonka (waxa meesha ka baxaya qofka da’da ah, ka xanuunsanaya, haweenayda uurka iyo ta jaqsiinaysa)

 
 
Hadmaad soomaysaa, maxaa se lagaa rabaa?
 

  • In la arko dhalashada bisha Ramadaan. Rasuulku CSW waxa uu yidhi aragti ku sooma, aragtina ku afura. Waxa kale oo uu yidhi haddii bishu idinka qarsoonto Shacbaan dhammaystirta.
  • Niyadda: Waa in niyad uu qofku la yimaaddaa oo uu go’aansadaa in uu soomayo. Rasuulku CSW wuxu leeyahay camal dhammaantii waa niyadda
  • In aad ka afxidhnaato cunista iyo cabbista (ahmiyadda ugu weyn ee soonku waa in anaad la iman cunis iyo cabbis).

 
Maxaa sunne ah?
 

  • In laga tago hadallada bilaa macnaha ah. Rasuulku CSW wuxuu lahaa qofka aan joojin hadalka bilaa macnaha ah Alle dan iyo muraad kama laha inuu sooman yahay iyo in kale. Waxaa halkaa laga fahmayaa in soonku u baahan yahay in laga ilaaliyo hadalka bilaa micnaha ah iyo kiisa xunba. Mar kale waa kii Rasuulku CSW lahaa, “Haddii lagu gardaraysto waan soomanahay dheh oo iska dhaaf.” Micnuhu waxa weeye soomkaaga ilaasho oo wixii cay iyo dagaal ah ka dheerow
  • In la dedejiyo afurka: Rasuulku CSW wuxu yidhi, “Wali dadku khayr ayey ku sugan yihin inta ay dedejinayaan afurka.” Qorraxda marka la hubsado in ay dhacday waa in la afuraa oo aan dib loo dhigin lana dhayalsan
  • In dib loo dhigo suxuurta: Xadiiska aynu kor ku xusnay waxa ka mid ahaa in khayrku ku jiro in suxuurta dib loo dhigo, waana sunne fiican. Se khayr kuma jiro qofku in uu cashada iyo suxuurta is raaciyo.  Muhiimadda laga leeyahay dib-u-dhigista suxuurtu waa in aan laga seexan salaadda subax.

 
 
Maxaa soonka jabiya?
 

  • In aad diinta ka baxdo, waxa kale oo ka mid ah haddii qofku uu diinta caayo ama Alle iyo Rasuulkiisa caayo, soonkiisii iyo islaamnimadiisiiba way burayaan, waxaana looga baahan yahay inuu dib u islaamo
  • In aad cunis iyo cabbis u kas ah la timaaddo
  • In gabadha caadadu ka timaaddo
  • In aad niyadda ka jabiso (tusaale ahaan tidhaah maan iska jabiyaa)
  • Inaad si ula kac ah iskaga hunqaaciso
  • Inaad galmo la timaaddo maalin Ramadaan si u kas ah
  • In aad biyaha taranka gacantaada isaga keento ama si kale ba isaga keento.

 
 
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Obama oo booqan doona dalka Itoobiya

$
0
0

Obama ayaa noqondoona madaxwaynihii ugu horeeyay ee Maraykan ah ee isaga oo xilhaya booqda dalka Itoobiya.

WAR DEG DEG AH :-Nabadoon caan oo hada lagu dilay bartamaha magaalada baledweyne

$
0
0

Naf Waliba Waxay Dhadhaminaysaa Geerida, sidaa Aay Tahay Waxaan Iloownay Goobtaan Xasuusteeda Qalbiga Dhan Rogeysa..!!

$
0
0

Marka U horaysa waxaan dadka u dardaarmaynaa cabsida Alle, sida allaah uu Quraanka kariimka ah noogu sheegay {dadyahaw mu’miniinta ahi haddad Eebe ka cabsataan oo ka dhowrsataan wuxuu iddin yeelayaa faraj (nabad gelyo) wuxuuna asturi dambigiina. (anfaal 29)}. Sida aynu wada ogsoonahay Eebe nooma abuuran dheel-dheel wax walbana waa naloo kala cadeeyey. Ajasha (mudada) qofka […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ninka Africa ugu taajirsana oo xaqiijiyay inuu iibsanayo kooxda Arsenal

$
0
0

Aliko Dangote oo ah ganacsadaha ugu taajirsan Africa ayaa xaqiijiyay inuu iibsanayo kooxda Arsenal . Kani waa 58 jir wadanka Nigerian u dhashay waxaana hantidiisa ay tahay £11.5billion waxaana uu booska 67 uu kaga jiraa raga ugu taajirsan Adduunka,sidaas waxaa shaacisay Forbes. Ninkan ayaa taageere Arsenal ahaa tan iyo 1980-kii waxaana uu horay isugu dayay […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Samee Qodobadan Markay Nolosha Kugu Adkaato! Xusuusnoow In Qof Walbaa Aay Soo Marto Mar Aay Noloshu Ku Adkaato..

$
0
0

Bani aadan baad tahay, markastaana waxaad la kulmi doonta xaalado adag ee ku niyad jabin doona. Dadka qaarna si fudud ayey uga talaabsadaan caqabadaha nolosha dadka qaarna way ku rafaadaan. Hadaba akhristaha kobciyemedia.com sideed yeeli lahayd hadaad xaaladahaaso kale la kulantid. Sii akhri qodobadan hoos ku qoron si aad fikrad uga heshid: 1. Wixii dhacay […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Toban Arimood Oo Xaqiiqo Jirto Ah, Balse Kaa Yaabin Doono ‘Wax Badan Cajiib Ah Maantaba Ogoow”..

$
0
0

Tababare Massimiliano Allegri Ayaa Xaqiijiyay In Mario Mandzukic Uu Kusoo Biiri Doono Juventus Xagaagan

$
0
0

Weeraryahanka kooxda Atlerico Madrid iyo Xulka Croatia Mario Mandzukic ayaa kusoo biiraya kooxda Juventus xagaagan. Inkastoo aysan wali jirin wax rasmi loogu dhawaaqay labada dhinacba hadana tababare Massimiliano Allegri ayaa ka dhawaajiyay hadal u eg xaqiijin madama uu qiray inuu ku faraxsan yahay imaatinka Mario Mandzukic xili uu wareysi siinayay Sky Sports Italia. Waxaa jira warar […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XANTA SUUQA: Liverpool Oo Dooneysa Iney Saxiixa Roberto Firmino Kula Dagaalanto Man United

$
0
0

  Kooxda Liverpool ayaa qorsheyneysa iney saxiixa Roberto Firmino kula dagaalanto kooxda Man United inkastoo warbaahinta Ingiriiska ay qoreen in xidigaan ay United heshiis la gaartay. Haatan dareen buuxa ayey siinayaan Liverpool xidigaan dhalinta yar balse iney dalab rasmi ah u gudbiyaan kuma dag-dagi doonaan waxeyna ka wardhowri doonaan inta uu mustaqbalka Sterling meel u […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Rasmi: Neymar JR Oo Seegi Doona Dhamaan Kulamada Ka Harsan Copa America Kadib Markii Afar Kulan La Ganaaxay

$
0
0

Edin Dzeko oo ka doortay Chelsea iyo Juventus kooxda Man City

$
0
0

Al-Shabab fighters kill eight policemen in Somalia

$
0
0

Al-Shabab fighters have killed at least eight officers in a raid on a police station near the capital, a police official said. “Al-Shabab killed eight of my colleagues and took three of our cars,” police Major Abdikadir Hussein told the Reuters news ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live