Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

US President Barack Obama rules out sending troops...

$
0
0

In Somalia, a leafless tree is marked by death

$
0
0

Jarmal-Soomaali la sheegay inuu ka dambeeyay qaraxii...

$
0
0

Muwaadin Jarmal ah, balse asalkiisu Soomaali yahay ayaa looga shakisan yahay inuu ahaa ninkii isku qarxiyay hoteelka Jasiira Axaddii la soo dhaafay. Sarkaal ka tirsan hay'adda sirdoonka Soomaaliya oo codsaday inaan la sheegin magaciisa ayaa u sheegay BBC in ninka qaraxa gaystay uu ka yimid magaalada Bonn. Wuxuu sheegay inay socdaan baaritaanno arrintaas ku aaddan. [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

‘German-Somali’ behind Mogadishu’s Jazeera hotel blast

$
0
0

Somalia: Colombian Navy Warship ARC 7 De Agosto...

$
0
0

Colombian Navy warship, ARC 7 de Agosto, recently completed sea trials with the Spanish Navy prior to her collaboration with Operation Atalanta off the coast of Somalia. Conducted at the Spanish Navy Combat at Sea Centre in south western Spain, the sea ...
Weblinks: 

Two journalists killed in Somalia suicide car bomb...

$
0
0

A third was injured as they passed a hotel that houses diplomatic missions Two journalists were killed and third seriously wounded in a suicide car bomb attack on a hotel in the Somali capital, Mogadishu, in which 13 people died. Abdihakin Mohamed Omar ...
Weblinks: 

Saif al-Islam oo uu dhalay Qaddaafi ayaa dil lagu...

$
0
0

Awdalpress - London - Maxkamad ku taalla dalka Libya, ayaa dil toogasha ah ku xukuntay wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Libya Colonel Qaddaafi, Saif al-Islam, iyo toddoba qof oo kale.
Madaxii hore ee mukhaabbaraadka, Abdallah al-Senousi, iyo ra'iisul wasaarihii hore Al-Baghdadi al-Mahmudi, ayaa sidoo kale dil lagu xukumay.
Maxkamadda ayaa dhowr qof oo kale ku kala xukuntay xabsi daa'in iyo xadhig illaa shan sano ah.
In ka badan 30 qof, oo u badan dad aad ugu dhowaa madaxweynihii xilka laga qaaday, ayaa sidoo kale maxkamad la soo taagay.
Waxaa lagu eedeeyay dambiyo dagaal iyo inay awood u isticmaaleen dad si nabad ah u dibad baxayay xilligii kacdoonka sanadkii 2011-kii.
Saif al-Islam, ayaa fiidiyoow kaga qeybqaatay maxkamada isaga oo jooga magaalada Zintan, halkaas oo ay ku heystaan koox horay mucaarad u ahayd.
Markii Saif Islam la qabsaday, ayaa la sheegay in laga jaray farta suulka ku xigta (murugsatada) oo uu caan ku ahaa inuu dadka ku taago.
Source BBC
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

How Europe Exports Terrorism: Somalia Terror Bomber...

$
0
0

One of Somalia's only five-star hotels was all-but destroyed at the weekend by a suicide bomber, who has been revealed by Somali security sources as one of an increasing number of European-born Jihadists waging war around the world. The Jazeera Palace ...
Weblinks: 

Xidhibaanno sheegay in Khilaaf adagi soo kala dhex...

$
0
0

Shir Jaraa’id oo ay laanta xisbiga Wadani ee Canada...

$
0
0

Shirkii Hiigsiga oo Furmey, Xasan Sheekh iyo...

$
0
0

Kn: Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu magaalada Muqdisho ka furay shir weynahaHiigsiga 2016 , kaasi oo ay ka qeybgalayaan xubno ka mid ah dowladda iyo sidoo kale wadamada daneeya arimaha Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa halkaasi ka jeediyay khudabadii furitaanka, waxaana sidoo kale madasha shirka ku sugan xubno ka socda ururada IGAD, Midowga Afrika, iyo maamul gobaleedyada dalka ka jira.
Dhammaan xubnaha ka qeybgalaya shirkaan ayaa waxa ay Daqiiqad u istaageen dadkii ku dhintey weerarkii dhawaan lagu qaaday hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho iyo dilalkii loo geystay xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya.
Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Kay oo hadal ka jeediyey shirka waxa uu sheegey in kasoo qeybgal la'aanta Jubbaland iyo Puntland ay walwal ka muujinayaan "Waxaan fileyney in ay shirkani nagala qeybgalaan dhamaan hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada , balse taasi ma dhicin, waana arrin niyad jab ah, inkasta oo dadaal badan loo galay in lagu qanciyo in ay kasoo qeybgalaan, waxayna maqnaanshahooda muujinaysaa baahida loo qabo in si dhaw loo wada shaqeeyo si loo helo Soomaaliya dhidibo adag ku taagan, mideysan oo horumartay"..
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa laakiin dhanka kale u raray kubbada, wuxuuna soo hadal qaaday ka maqnaanshaha shirka ee Somaliland "Waan ka xumahay in aysan Somaliland nagala soo qeybgalin shirka, laakiin dowladda federaalka waxa ay hubanti ka dhigi doontaa in dadka goboladaasi ay ka faa'iideystaan mashaariicda hiigsiga cusub, sanaddii 2013-kii, baarlamaanka Soomalaiya, beesha caalamka iyo maamul goboleedyada, dhamaan waxa ay isla ansixiyeen nidaam iskaashi ah oo ku dhisan isfaham iyo waxqabad, iyada oo la hiigsanayo gool hal gool oo laga mideysanyahay, kaasi oo ah in la gaaro Soomaaliya oo nabad ah, barwaaqo ah".
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia Achieves Key Economic Data Milestone

$
0
0

War-torn country begins rebuilding economy and alleviating poverty Building institutions, fostering strong governance are key priorities International community will continue to support with financial assistance, capacity building Somalia should focus on ...
Weblinks: 

Kumaa Bari Taaraya Xaliimo Yareey ?

$
0
0

Kn: Tan iyo Markii Isniintii July 27, 2015-kii la doortay Xaliimo Yarey, Waxaa la isweydiinayaa sababta"Xaliimo Yarey" loogu doortay jagadan iyo xitaa Guddigan markii horaba?! Maxay ku muteysatay? ! Waa Kuma Haweeneydan?! Yaa Gadaal ka riixaya?! Iyo su'aalo kale.
Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) Waxaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka qaranka mudada 5-ta sano ee socota, Yacnii 2016-ka iyo wixii ka dambeeya.
Xaliimo Yareey waxaa ay guddoomiye u tahay guddi ka kooban 9 xubnood oo iyada ay ku jirto, waxaa kaloo guddoomiye ku xigeen ay u doorteen Sayid Cali Sh. Maxamed.
Guddiga ayaa kala ah: Saciid Xaashi Warsame, Maxamed Xasan Taani, Xuseen Cabdi Aden, Sayid Cali Sh. Maxamed, Maxamed Axmed Nur, Cabdiraxman Cusmaan Dirir, Maxamed Dahir Maxamud, Xaliimo Ismaaciil Ibrahim iyo Khadiijo Cosoble Cali,
Guddigan Waxaa Baarlamaanka la horkeenay May 7, 2015, waxaana la dhaariyay July 21, 2015 kadib markii uu baarlamaanka ku ansixiyey cod qarsoodi oo xubnaha mid mid loogu codeeyey.
Xaliimo waxa ay ahayd qofkii heley codadkii ugu tirada yaraa, waxa ay heshey 102 cod , iyada oo dirqi oga badbaaday in baarlamaanka diido maadaamaa looga baahnaa in ay hesho 94 cod.
Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) oo ah Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee doorashooyinka qaranka, ma ahan markii koowaad oo hawl doorasho la xiriirta ay hormuud ka noqoto, markii koowaad waxa ay soo shaacbaxday sanadkii 2012-kii xiligaasi oo ay madax ka noqotey guddigii farsamada ee xulayay baarlamaanka.
Waxa ay markaliya soo jiidatay dareenka saxaafadda iyo kooxaha siyaasadda kadib markii ay diidey iyada iyo guddiga in xildhibaano loo dhaariyo hoggaamiye kooxeedyo hore oo lagu eedeeyey in ay dalka dambiyo ka galeen, kuwaasi oo markii dambe ka mid noqdey baarlamaanka hardan badan kadib.
Kadib labo sano oo ay Xaliimo yara dubatay, waxa ay dib saaxadda siyaasadda usoo istaagtay sanadkii 2014 kadib markii ay xubin ka noqotey guddigii farsamada ee maamul u sameynta gobolada dhexe, kaasi oo markii dambe ay guddoomiye ka noqotey kadib doorasho si weyn loogu hardamay.
Laga bilaabo 27-da bisha July, 2015 waxaa ay sidoo kale Mas'uul ka noqon doonaa doorasho Qaran kasta oo dalka ka dhici doonta, arintaas oo ah mas'uuliyad aad u balaaran.
Talaadadii July 28, 2015, Xukuumadda ra'isul Wasaare Cumar Cabdirishiid iyo baarlamaanka waxaa ay isla garteen in Soomaaliya aanay ka dhici doonin doorashada"HAL-QOF HAL-COD" sanadka 2016-ka, arintan waxaa ahmiyad gaar ah siin doontaa kaalinta Xaliimo Yarey iyo guud ahaan Guddiga Madaxa Banaan ee doorashada qaranka.
Shahaadooyinka Jaamacadeed ee Xaliimo heysato waa cilmiga beeraha oo xiriir lama laha shaqadan, waxaa ay ka qalin jabisay Jaamacadda umadda Soomaaliyeed iyadoo baratay cilmiga beeraha 1981-dii, Shahaadada Master-ka waxaa ay ka heystaa Jaamacadda Turino ee dalka Talyaaniga, iyadoo ku taqasustay Dhaqaalaha Beeraha, gaar ahaan reer miyiga, waxaa ay ka qalin jabisay 1984-tii.
Sidaasi oo ay tahay waxa ay u egtahay in Xaliimo maalin kasta ay buur horleh kor usii koreyso, tartan kasta oo ay gashana ay ku guuleysanayso.
Hadabada Halkee awoodan ay ka keentay?

Xaliimo Yarey doorashadii 2012-kii kadib waxaa ay daacadnimo u muujisay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, isaga oo markii hore abaal oga hayay doorashadiisii 20012 oo aanan la ogeyn sababta, taas oo keentay in loo dhiibo doorashadii Galmudug, si karti iyo hufnaan lagu sheegay ayey uga soo baxday. Balse dad badan waxa ay u fasirteen in markale madaxweynaha iyo dadka ologga la ah ay abaal oga hayeen Xaliimo in doorashada uu kusoo boxo Cabdikariim Xuseen Guuleed , inkasta oo aysan iyadu maamuleynin doorashada hadda waxa ay ahayd natiijo ka dhalatay qaabkii baarlamaanka loosoo xuley markii hore.
Dad badan waxa ay aaminsanyihiin in shaqada wanaagsan ee Villa Soomaaliya farax galisey darteed in markaasi Xaliimo Yarey lagu abaalmariyey in ay xubin ka noqoto guddiga doorashooyinka qaranka, markii dambane guddoomiye loogu doortey taasi oo cid kasta ay sii fileysey.
Dadka kasoo horjeeda siyaasadaha Xasan Sheekh, Xisbiyada Mucaaradka ee dalka ka jira iyo dadka doonaya in ay isbadal arkaan doorashada 2016-ka, waxaa ay shaki ka qabaan Haweeneydan iyo Saameynta uu ku leeyihiin Madaxweynaha iyo Xisbigiisa.
Doorashadii ka dhacday Galmudug ee iyada ay garwadeen ka aheyd waxaa la soo afjaray July 4, 2015, Waxaa halkaas Madaxweyne loogu doortay Cabdikarim Xuseen Guuleed, waxaa uu loolan dhex maray Kooxaha siyaasadeed ee loo kala yaqaano Damu Jadiid ee madaxweyne Xasan Sheekh iyo Aala-Sheekh ee madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed , waxaa la saadaalinayaa in arintaas ay soo laaban doonto doorashooyinka soo socda ee Hiiraan iyo Shabeelle, Maamulka Banaadir, Khaatumo iyo xitaa doorashada guud ee dalka ka dhici doonta 2016-ka.
Inta aan doorashada guud la gelin, Waxaa uu muran ka iman doonaa qaabka doorashada loo galayo, ma nidaamka odoyaasha sidii 2012-kii, ma maamulada jira ayaa soo xulaya ergo? Ma shacabka ayaa codeyn doona?.
Qaab kasta ooo ay noqotaba, Xaliimo waxa ay noqon doontaa tiir dhexaadka , dadkii meesha keensadayna ay ka filayaan in ay wax u maamusho qaabka ugu wanaagsan ee xaqiijin kara in madaxweynaha uu markale soo laabto.
Doorashada guud ee 2016-ka waxaa natiijada doorashada Madaxweynaha dalka ay gacanta ugu jirtaa, kuna dhawaaqi doona Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka, waa Xaliimo Yareey.
Waxaa kaloo jira in Xildhibaanada Federaalka ay buuq wadaan, iyagoo doonaya in mas'uuliyadda doorashada wax laga siiyo, waxaa ka dhaadhici la'a in doorashada soo socota ay Xaliimo Yarey iyo guddigeeda go'aanka leeyihiin.
Xaliimo iyo Hoggaanka Dumarka

Inkasta oo dumarka aanan qoondo fiican looga ogoleyn ka qeybgalka siyaasadda, haddane Xalii waxa ay noqotey qof muujisey karti, dulqaad siyaasadeed, iyada rag badan kaga dheereysey loolanka.
Waxa ay ka timid dalka Maraykanka oo ay muddo ku nooleyd, waxa ay aad u fahamsantahay siyaabaha ay siyaasadda u miisaamaan reer galbeedka oo bixiya fanka ugu badan ee dowladda ku baxa, saameyn muuqatana ku leh go'aan qaadashada madaxda dowladda, taas ayaana Xaliimo u sahashay in aragtideeda ay meelmariso meelo badan.
Madaxda dowladda oo laftooda fahamsan sida deeqbixiyeyaasha u ixtiraamaan dumarka ayaa Xaliimo u isticmaalo in ay ku meelmarsadaan wixii ay doonayaan.
Xaliimo Yarey waxaa ay noqon doontaa hadal heynta dalka Soomaaliya mudada soo socota, laakin waxaa hubaal in dadka oo dhan ay qirayaan in Mas'uuliyadda loo dhiibay ay tahay mid adag, u baahan ad adeeg, Xaliimana Waa Haweeney bir ah!
W/D : Ustaad Cabdicasiis GurbiyeKismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada Itoobiya oo Cadaado ka baxay

$
0
0

Kn: Wararka ka imaanaya degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in halkaasi ay isaga baxeen ciidamadii Itoobiya ee fariisinka ku lahaa, iyadoo aan la ogeyn sababta ay ciidankaasi uga baxeen degamadaasi.
Waxaa la sheegay in gelinkii dambe ee shalay ay ciidamadaasi ka guureen xarumahii ay degmada ka deganaayeen sida Xaruntii Kafaalo, Garoonka Diyaaradaha, Madaxtooyada iyo fariisimo ay ku lahaayeen duleedyada degmadaasi.
Wariyayaal ku sugan degmada Cadaado ayaa xaqiijiyay in ciidamadaan ay ku baxeen wadada aada dhanka degmada Dhuusamareeb.
Ciidamada maamulka Galmudug ayaa la wareegay dhammaan xarumihii ay ka guureen ciidamada Itoobiya ee ka mid ah howlgalka AMISOM.
Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ayaa hadal haya ka bixitaanka ciidamada Itoobiya ee degmadaasi, iyadoo weli arintaasi aanu ka hadlay maamulka Galmudug.
Ciidamadan ayaa tagay Cadaado 7-dii bishii April sanadkani si ay u sugaan amniga shirkii maamul u sameynta.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ninkii Fuliyay Qaraxii Hotel Jazeera oo La Soo...

$
0
0

Hay'adda nabad iyo sirdoonka Dowlada Muqdisho ayaa sheegtay in baaritaan hordhac ah oo ay sameysay ay ku ogaatay in Cabdirisaaq Muuse Buux uu ahaa ninkii isku qarxiyey hoteelka Jazeera ee magaalada Muqdisho weerarkii Axaddii ka dhacay.
War saxaafadeed ay hay'addu soo saartay ayey ku sheegtay in Cabdirisaaq oo ahaa 30 jir, ku dhashay dalka Libya, kuna noolaa muddo Jarmalka uu ku biiray Al-Shabaab 2013 sannad kaddib markii dalka ku soo laabtay.
Baaritaanka ayey hay'addu xustay in ay sidoo kale ku ogaatay shakhsi ku nool magaalada Boorama ee gobolka Awdal uu hagayey qaraxa ismiidaaminta ee hoteelka iyo in mid kamid ahaa hoggaamiye kooxeedyadii hore oo aanay magacaabin uu fududeeyey weerarka.
Qaraxa hoteel Jazeera oo ay sheegatay kooxda Al-Shabaab waxaa ku dhintay inka badan 10 qof oo ay ku jireen laba suxufi, dad kale oo intaas ka badanna way ku dhaawacmeen.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: Xildhibaan Xoosh “Go’aankan Waa Mid Lagu...

$
0
0

Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo kamid ah mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa dhaliilay go'aankii sida wadajirka ugu dhawaaqeen Xukuumadda iyo Baarlamaanka ee ahaa in aan la qaban karin doorashooyin xor ah sanadka 2016.
Wareysi uu siiyey BBC ayuu ku sheegay in ujeedada talaabadan loo qaadey tahay sidii mudo kororsi loo sameyn lahaa isagoo tibaaxay in laga soo abaabulay qorshahan madaxtooyada.
''Ujeedada waxay ahayd in xukuumadda la tuso in dastuurka lagu dhaqmo oo aan lagu dhaqmin sharci darro, wixii laga rabay la fuliyo oo wadanka la gaarsiiyo doorashooyin. Balse tan waxay cadeynaysa in Xukuumadda ay fashilantey oo la rabo in mudo kororsi la sameeyo.
''Hadda sida loo wada jeedo si sharci darro waxaa gacanta ku dhigay howsha Xukuumaddii madaxtooyada oo jebiyey qodobkii 97-aad ee dastuurka oo dhigaya Hay'adda fulinta awoodooda waxaa iska leh Golaha Wasiirada iyo Ra'iisul Wasaaraha,'' ayuu yiri.
Mr. Xoosh ayaa xaaladda hadda taagan ku tilmaamey mid ka daran tii waagii markii wadanka laga saarayey kumeelgaar inta aysan doorashooyinka 2012-kii dhicin.
Xukuumadda iyo Baarlamaanka ayaa shalay sheegeen in caqabado haysta aysan surtogelinin in dalka laga qabto doorashooyin qof walba uu codkiisa dhiibto.Ku Dhageyso Mobilkaga.Ku Dhageyso Mobilkaga.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xasan Sheekh Iyo Nicholas Kay oo Furay Shir Looga...

$
0
0

Madaxweynaha dowladda muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wakiilka Qaramada midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Key ayaa maanta wada furay shir looga hadlayo Hiigsiga 2016 iyo qorshaha dowladda.
Shirkan waxaa ka qayb galay 120 Ergo oo laga soo kala xulay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Xukuumada, Maamuladda KMG ah sida kan Shariif Xasan iyo Galmudug, waxaa kale oo ka qayb galaya xubno ka socda Beesha Caalamka.
Xasan Sheekh oo hadal furitaan ah ka jeediyey shirka ayaa sheegay in ujeedka uu yahay sidii looga doodi lahaa barnaamijyada Hiigsiga 2016-ka oo ay ka mid tahay sidii dalka Doorash uga dhici lahayd iyo baahinta nidaamka federaalka.
Shirkan oo hada ay socoto khudbadaha madaxda ayaa looga doodayaa arrimaha barnaamijka Hiigsiga 2016-ka, Waxaa shirkan ka maqan oo aan ka mid ahayn Maamulada Puntland iyo Boobland oo barnaamijkan Hiigsiga 2016-ka horay u sheegay in laga maran habaabay.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wararka Dibada: Hogaamiyaha Ururka Taliban Mullah...

$
0
0

Dowladda Afghanistan ayaa sheegaysa in hoggamiayaha Ururka Taliban, Mullah Maxamad Cumar uu geeriyooday.
Hoogaamiyahan oo aan aad loo arki karin ayay dowladda sheegeysaa inuu geeriyooday "labo ila seddex sano" ka hor.
Waxaa horey u jiray warar sheegayay dhimashada Mullah Cumar, balse tani ayaa ah warkii ugu horreyay ee kasoo baxa dowladda Afghanistan.
Mullah Cumar ayaa hoogaminayay Taliban xilli dagaalkii sokeeye ee dalkaasi, iyadoo Talibanku ka guuleysteen kooxihii kala duwanaa ee awoodda ku loollamaysay.
Markii dambe waxaa uu isbahaysi la galay hoggamiyaha Al-Qaciddah ee Usma Bin Ladin, taas oo ku qasabtay in Maraykanka ay dulaan ku qaadaan dalka Afghanistan sanadki 2001-ka kadiib weerarki 9/11 ee New York iyo Washington.
Wixii xilligaasi ka dembeeyay Mullah Cumar ayaa dhumaaleysi ku jiray, iyadoo Mareykanka u madaxiisa kor dhigay 10 Milyan oo doollar oo uu ballanqaaday inuu siinayo ciddii ka caawiso in la qabto ama la dilo.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dagaal Ooge Hore oo Fududeeyay Weerarkii Hoteelka...

$
0
0

Mid ka mid ah dagaal oogayaashii hore ee magaalada Muqdisho ayaa fududeeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Axaddii la soo dhaafay lagu qaaday hoteelka Jasiira.
Wasaaradda amniga Xukuumada Muqdisho ayaa war-saxaafadda loogu talagalay ku sheegtay in mid ka mid ah qabqablayaashii dagaalka ee Muqdisho uu ku lug lahaa fududaynta weerarka, kaas oo magaalada ka cararay kaddib weerarka.
Baaritaan ayay sheegtay inuu ku socdo eedeysanahaas, dibna ay ku soo gudbin doonto magaciisa iyo faahfaahin dheeraad ah.
Wasaaradda ayaa sidoo kale shaacisay aqoonsiga eedeysane kale oo lagu magacaabo Cabdinaasir Axmed Buuni oo ay sheegtay inuu ahaa shakhsigii kor ka hagayay weerarka.
Qoraalka ayaa lagu sheegay in Cabdinaasir uu haatan ku sugan yahay magaalada Boorama.
Horey ayaa loo shaaciyay shakhsigii is-miidaamiyay ee gaystay qaraxa, kaas oo magaciisa lagu sheegay Cabdirsaaq Muuse Buux, oo 30 jir ahaa, kana soo jeeday magaalada Boorama.
Buux ayaa la sheegay inuu dalka ku soo laabtay 2012 isagoo isla hal sano kaddib ku biiray kooxda Al-Shabaab.
Ku dhowaad 20 qof oo ay ku jireen dad ajnabi ah ayaa lagu dilay weerarka, oo ay sheegatay mas'uuliyaddiisa kooxda Al-Shabaab.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dagaal Culus Oo Markale ka dhacay War-sheekh:

$
0
0

Wararka ay Curubo.com ka heleyso Gobolka Sh. dhexe ayaa sheegaya in saka halkaasi ay ku dagaallameen laba beelood oo wada dega. oo maalmahaan xiisad dagaal udhaxeysay uu dagaal dhexmaray.
dagaal uu dhexmaray duhurnimadii maanta markale ayadoona uu dagaal bilowday saakay ayaa inta la xaqiijiyay waxa ku dhintay 5 Ruux 3 kalena ay ku dhaawacmeen kuwaas oo ka wada tirsan dhinacyada dagaallamay.
dagaalka labada beelood ayaa soo noqday dhowrjeer sida uu xaqijiyay anabadoon sidoow faqle oo ka mid ah dadka Degaankaasi.
beelaha ayaa ilaa hadda la xaqiijin waxa ay ku dgaallamayaan waxaana ay dagaallamayeen sanadihii la soo dhaafay iyaga oo tiro dad ah iska dilay.
Fiqle ayaa intaasi ku daray hadalkiisa in maamulka hadda ee Degmada War-sheekh uu cusub yahay , maamulka gobolkana ay dhowr jeer isku dayeen in ay xal ka gaaraan laakiin lagu guul darreystay.
Bishii Ramadan ee na dhaaftay ayaa isugu dambeysay dagaal dhexmara beelahan, sababta dagaalka saaka dhalisay kadib markii mid ka mid ah beelahaasi ay weerar ku qaadday halkii ay joogtay beesha kale.
WWw.Curubo.Com