Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Somalia: Puntland warns Federal Gov’t against term...

$
0
0

Somalia's autonomous state of Puntland has said that it will not accept a term extension or a delay to the elections expected to be held in 2016. On Thursday, Puntland released a statement explaining why it had refused to attend a high-level partnership ...
Weblinks: 

China may suspend aid to Somalia after one Chinese...

$
0
0

China may likely suspend the emergency assistance it extends to Somalia after one of its own was killed in Mogadishu at a terror attack on a high end hotel where China embassy had its offices at. The only Chinese killed in the attack was a security ...
Weblinks: 

Burma oo Cafis u Fidisay illaa 7,000 oo Maxbuus

$
0
0

Xogo Kale oo ka Soo Baxay Geeridii Mullah Cumar

$
0
0

Dhageyso: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muujiyay...

$
0
0

Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Dowlada Muqdisho ayaa muujiyay hamigiisa ah, in marka la gaaro 2016 xilka loo kordhiyo. Wuxuu sheegayaa in ay jiraan wejiyo badan oo u furan oo ay xil kordhintu ku jirto, asigoo sidoo kalena meesha aan ka saaran in nooc doorasho ah dhici karto oo ka duwan habkii uu horay u ballaan qaaday.
Dowlada Muqdisho waxay horay u sheegtay in doorashadii la filayay in ay dhacdo 2016 marka la gaaro ee ahayd in qof walba codkiisa dhiibto aanay suura gal ahayn.
Hadalkan ayuu Madaxweyne Xasan Garguurte ka jeediyay shirka shalay ka furmay magaalada Muqdisho.Ku Dhageyso Mobilkaga.Ku Dhageyso Mobilkaga.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowladda Uganda oo sheegtay in ay xoojineyso...

$
0
0

Kampala ( Sh.M.Network)-Dowladda Uganda ayaa mar kale sheegtay in ay xoojineyso dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab ee ay ka wado Soomaaliya.
Uganda oo ka mid ah ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Africa ee Soomaliya ayaa shaacisay in diyaarado dagaal oo ah nuuca qumaatiga u duula ee helicoperada ay qayb ka noqon donaan qorsheehada dagaal sida uu dhawaan warbaahinta us heegay afhayeenka ciidamada malateriga ee Uganda col paddy ankunda.
Paddy ankunda afhayeenka ciidamada Uganda ayaa xusay in diyaaradaha helicoptarada ah ay u fududeyn doonto in dhaawacyada ciidamada ay ka daadgureyn doonaan goobaha ay dagaalada ka dhacaan,
Ciidamada midowga afrika iyo kuwa Soomaalia waxaa dhowr todobaad ka hor ay howl gallo dagaal ka sameeyeen deegaano ka tirsan goballada Baay iyo Gedo ee koofurta Soomaaliya halkaasoo ay hore ugu sugnaayeen dhaqdhaqaaqa Al Shabaab
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Afhayeenka Ciidanka Gobolka Gedo Korneyl Rufle oo...

$
0
0

Afhayeenka Ciidanka Xooga ee Gobolka Gedo, Korneyl Aadan Axmed Xersi (Aadan Rufle), ayaa ku dhawaaqay dhammaan Degmooyinka Gobolka Gedo inay yihiin kuwo xor ah, gacantana ay ku hayso Dowladda Muqdisho.
Afhayeenka, ayaa tilmaamay in maalmahaanba uu shir saddex geesood ka soconaayay Degmada Baardheere, kaasoo ay lahaayen Maamulka Gobolka, Saraakiisha Ciidamada iyo bulshada ku dhaqan Degmadaasi.
Waxa uu ku dhawaaqay in shirkaasi laga soo saaray dhowr qodobo oo ku qotoma mustaqbalka Degmooyinka Gobolka Gedo, waxaana qodobadaasi ku cad in Gobolkaasi ay si buuxdo gacanta ugu hayso Dowladda.
1.Dhammaan Gobolka Gedo oo ah Gobolka Labaad ee Soomaaliya ugu weyn ahna Gobolka Laba Dowladood oo waaweyn deris la ah, Ciidamada iyo Maamulka Joogga dhammaantood inay yihiin Dowladda Dhexe.
1. Inaysan jirin Gobolka Gedo cid u matalayso Dastuur samaynta Magaalada Kismaayo ka socoto ee loo dirsaday ama lagu ogyahay.
2. Laga bilaabo 1-da bisha soo socoto ee August oo ku beegan maalinta Sabtida in uu furan yahay Garoonka Degmada Baardheere iyo wadooyinka soo gala.
3. Ciidanka Dowlada oo caawinaaya AMISOM inay sii wadaan la dagaalanka argagaxisada iyo hawlgaladooda, si ay xornimo u helaan dad cadiban, oo ku cadiban Gobolada Jubbooyinka iyo Gobolada Koonfureed. Sida Degmooyinka Bu'aale, Saakow Jilib, Jamaame iyo meelo kale oo ka baxsan.
4. Waa baaq loo dirayo Dowladda Dhexe dadka u matalayo Gobolka Gedo oo loogu baaqaayo in si deg deg ah uga soo qaybqaataan dib u dhiska iyo xasilinta Gobolka Gedo iyo Gobolada Jubbooyinka.
Korneyl Aadan Rufle, ayaa si rasmi ah u cadeeyay inaanu Maamulka Boobland ka arrimin Degmooyinka Gobolka Gedo, cidda gacanta ku haysana ay tahay Dowladda Muqdisho.
Qodobadan, ayaa waxay ku soo beegmayan, xilli Magaalada Kismaayo uu ka soconaayo shir, kaasoo uu qasdigu yahay in lagu ansaxiyo Dastuurka Maamulka Boobland.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shirkii Muqdisho ka socday oo lasoo gabo-gabeeyay &...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa goordhow soo idlaaday shirkii muddada labada maalin ahaa ka socday magaalada Muqdisho ee u dhaxeeyay madaxda ugu sareyso dowlada Soomaaliya, qaar kamid ah maamul goboleedyada iyo inka badan 30 dowladood oo taageera dowlada Soomaaliya.
C/raxmaan Ceynte wasiirka Qorsheysan xukuumada Soomaaliya ayaa sheegay in shirka uu goordhow soo idlaaday lagana soo saaray warmurtiyadeed ka kooban ku dhawaad 30 qodob oo ay isla garteen dhinacyadii ku shirayay magaalada Muqdisho.
Wasiirka ayaa sheegay in qodobada laga soo saaray ay kamid aheyd soo dhaweynta waxyaabaha ka qabsoomay qorshaha higsiga cusub ee Soomaaliya, sida hirgelinta federaalka Soomaaliya iyo guulahii ugu dambayeeyay oo ay gaareen ciidamda dowlada Soomaaliya.
Sidoo kale Wasiir Ceynte ayaa sheegay in shirka laga sheegay in laga xumaa maqnaanshihii maamulada Puntland iyo Jubbaland, iyadoo lasoo dhaweeyay go'aankii baarlamaanka Galmudug qaatay ee wax looga badalay arimaha dhanka xuduuda, taasi oo loo arkay inuu xal u yahay khilaafkii Puntland iyo Galmudug.
Warmurtiyeedka ayuu sheegay sidoo kale in lagu soo dhaweeyay go'aankii xildhibaanada baarlamaanka iyo xukuumada ay soo saareen oo ahaa in dalka aysan doorasho ka dhici karin 2016.
SIdoo kale waxaa lagu sheegay qoraalka shirka laga soo saaray in go'aan lagu gaaray qaabka ay doorasho kaga dhici karto dalka loogala tashanayo maamul goboleedyada iyo xubnaha sare ee dalka.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dagaal Culus oo Ciidamada Ethiopia iyo Al Shabaab ku...

$
0
0

Baladweyne ( Sh.M.Network)-Wararka aan ka heleyno waqooyiga Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in dagaallo qadhaadh ay halkaas ku dhexmareen Kooxo ka tirsan Al Shabaab iyo Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Ethiopia.
Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa xiriiro aan la sameynay Saraakiisha dowladda Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan oo dagaalka qeyb ka ahaa waxa ay sheegeen in Al Shabaab jab xoog leh uu ku gaaray dagaalka lagalana wareegay meelaha dirirtu ka dhacday.
Ma Jiro wax war ah oo ka soo baxay Al Shabaab ee ku aadan dagaalkaas xilli Saraakiisha dowladdu tilmaamayaan in khasaarooyin ay gaarsiiyeen Al Shabaab.
Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa maalmihii la soo dhaafay waday howl gallo ka dhan ah Al Shabaab oo looga saaray meelo ay horay u maamulayeen dhaq dhaqaaqaasi.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia wants extra funds to deal with Al Shabaab...

$
0
0

A high level Partnership Forum on Somalia wants additional resources for the war ravaged country to enable it effectively deal with Al Shabaab threats.
The team says more resources will ensure delivery of a victory plan for the federal government as it forges ahead with its stabilization efforts.
Partners attending the High Level Partnership Forum in Mogadishu has conceded that additional resources are needed in order to effectively skill and equip Somalia's security forces.
The African Union Special representative to Somalia Ambassador Maman Sidikou says the funding will ensure delivery of a victory plan for the Federal Government as it forges.
Somalia is convening the meeting for the 1st in Kenya.
Ambassador Sidikou described the meeting which is taking place in the capital Mogadishu as a testimony of progress made in securing the country.
The two day meeting which ends today is co-hosted by the president of Federal Government of Somalia HE Hassan Sheikh Mohamoud and the Special representative of the United Nation Secretary-General to Somalia, Nicholas Kay.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xikmadda Ku Jirta Go’aan uu Qaatay Halyeeygii...

$
0
0

Haddii mid ka mid ah labadaada kabood ay kaa dhacdo ama si uun kaaga lunto, kabta kuu soo haray ee lugta keliya ah maxaa aad ku samayn lahayd? Waxaa laga yaabaa in midkeen uu meel uun ku tuuri lahaa, mid kalana isaga oo rajaynaya in uu teedii mar dambe helo meel uu dhigan lahaa, sidaa oo kale oo la yeeli lahaa in ay qofka ku soo dhacaanna waa suurtogal.
Haddaba halyeeygii xorriyadda dalka India Mahatma Gandhi ayaa tan oo kale ku dhacday ee aynu eegno sida uu u xalliyey.
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Mahatma Gandhi oo aad u dheeraynaya si uu u gaaro tareenka oo ka dhaqaaqayey, markii uu tareenkii fuulay ay ka dhacday mid ka mid ah labadiisii kabood. Nasiib darro tareenkiina dhaqaaq oo kabtii halkii ayaa uu kaga tegey.
Gandhi kabtii kale inta uu bixiyey ayaa uu si degdeg ah tuuryo dheer ugu tuuray halkii ay kabtii kale kaga hartay. Saaxiibbadii ayaa aad ula yaabay, waxa uu arrintan uga jeedo, waxa aanay weydiiyeen, sababta uu sidaa u yeelay?!
Gandhi waxa uu ku jawaabay ereyo aad u xikmad badan oo ahaa, "Waxa aan jeclaystay in ruuxa faqiirka ah ee hela aanay ku noqon kab keliya ee ay u noqdaan laba kabood oo uu ku intifaacsado. Haddii kab keliya ay noqoto, waxba uma faa'idaynayso, aniguna haddii aan kab keliya la harana waxba iima faa'idaynayso.
Waa dersi uu Mahatma Gandhi innagu barayo in haddii shay aynu jecel nahay aynu weyno, ama inaga uu ina dhaafo ay fiican tahay in aynu niyadda uga hibayno in ruuxa kale ee helaa uu si dhamaystiran u helo si farxaddu ugu dhamaystiranto. Una aragno in farxaddiisu ay farxaddeenna tahay.
Waxa Qoray: Kamaal Axmed Cali
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG:-Ganacsato Caan Ah oo Goordhaw Lagu Dilay...

$
0
0

Wararka ayaa intaas 2-daan Ruux oo ganacsatada ah ay ahaayeen Ganacsatada Xoolaha Ee Suuqa Magaalada B/weyne.
Goobjooge oo ku sugan Magaalada B/weyen ayaa sheegaya in Rag bastooladu ku hubeeysan ay ka danbeeyeen dilka loogeeysatay 2-dan ganacsatada ah .
Ciidamada Katirsan kuwo Dowlada Somalia ayaa gaaray goobta dilka uu ka dhacay kuwaasi oo Howlgalo baaritaano ah ka sameeyay.
Majirto ilaa iyo iminka wax war oo ka soo baxay saraakiisha Ciidamada Amaanka Ee Gobolka Hiiraan oo ay ku faah faahinayaan dilkan loogeeystay ganacsatad ku sugneyd Magaalada B/weyne.
Magaalada B/weyne ayaa Waxaa ka dhaca dilal loogeeysto Nabadoonada , Siyaasiinta Ganacsatada iyo dadka shacabka Ah Ee ku dhaqan Magaalada B/weyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG:-Villa Soomaaliya oo Kulan Deg deg ah...

$
0
0

Ilo wareedyo ku sugan xafiiska Madaxweynah Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud Ayaa waxaa ay segayaan in loo yeeray qaar kamid ah Xubnaha Xilibaanada BF kuwaas oo wada qorshaha lagu diidan yahay Waqti kororsiga Madaxweynah.
Xubnaha Xilibaanada Ee Looga yeeray Villa Somaliya ayaa waxa ay kulamo la qaadanayaan Xasan Sheikh Maxamuud iyo Mudane Jawaari oo iyagu hada u olaleeynaya Waqti kordhin loo sameeyo Dowlada Xasan Sheikh.
Maanta oo jimcaha ayaana ay suura gal tahay in kulan kaasi uu ka qabsoomo Xafiiska Xasan Sheikh oo diyaar u aha in uu ku qanciyo xubnaha awoda ku dhax leh xilbaanda ee kasoo horjeeda Waqti kororsiga.
sidoo kale qaar kamid ah golaha wasiirada ayaa lashegayaa in ay iyagana ka qeyb geli doonaan kulankasi oo micnihiisu yahay taageera u helida goaEU(tm)aanka Xasan sheikh.
Lama oga sida uu xaalku noqondoono balse arimaha taagan iyo siyaasda ayaa ah mid isku cakiran oo quus u si wada rajada soomalai badan iyo beesha caalamka intaba.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO BARNAAMIJ Xiisad dhaliyey Xildhibaan Jeesow â...

$
0
0

Daahir Aamiin Jeesow oo kamid ah xildhibaanadda Baarlamaanka ee Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya oo marti ku ahaa barnaamijka Xog ogaal oo ka baxa TV ga Royal ayaa sheegay in Puntland ay tahay maamul KMG ah welina aysan buuxin shuruudii maamul goboleed nimo.HALKAN KA DAAWO VIDEO
aEUoedalka wax maamul goboleed ah oo la aqoonsan yahay kama jiraan, kuwii hore u dhismay ha ahaadeen ama kuwa hada dhismaya ha noqdaane waxaa jira maamulo KMG ah aqoonsigooduna ku xiran yahay baarlamaanka SoomaaliyaaEU, ayuu yiri Jeesow.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Fond Farewell to HMAS Tobruk

$
0
0

Tobruk provided sterling service and contributed to operations in Somalia, East Timor and the Solomon Islands, and conducted extensive work both in Australia and around the South West Pacific. "She has been the workhorse of the Fleet," Mr Robert said.
Weblinks: 

Sawir hadba is badalaya oo lagu arkay darbi

$
0
0

What's going on in Calais, in pictures

$
0
0

The migrants mostly come from Syria, Eritrea, Somalia and Afghanistan. These are countries where civil wars rage or where human rights are poor. The mostly young men and women live in a makeshift camp of tents close to Calais. It's nicknamed "The Jungle".
Weblinks: 

Somalia: High-Level Partnership Forum Ends,...

$
0
0

asiir Ceynte oo sheegay qaabka ay Xukuumadu ku...

$
0
0

Iyadoo inta badan Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka laga hadal hayo dib u dhaca doorashada dalka ku yimid ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay Wasiirka wasaarada qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ee xukuumadda Somalia Cabdiraxmaan Yuusuf Ceynte.
Wasiir Ceynte ayaa sheegay in dhawaqa shacabka uu xiligaani u badan yahay arrimaha la xiriira doorashada dalka waxa uuna sheegay in DF ay diyaar u tahay qabashada doorasho xalaal ah.
Waxa uu tilmaamay in DF Somalia ay iminka ka fikireyso qaabka ugu sahlan ee uu dalka uga dhici lahaa doorasho, mar hadii aysan dhici karin doorasho qof iyo cod ah, sida uu hadalka u dhigay.
Wasiir Ceynte ayaa sheegay in Xukuumada Somalia ay ka arrinsaneyso sida shacabka Soomaaliyeed looga qeybgalin lahaa doorashada dalka, waxa uuna cadeeyay inay isla arkeen in dantu ay tahay mid ku jirta talada shacabka Soomaaliyeed.
Mar uu arrintaasi uga waramaayay mid kamid ah Idaacadaha Magaalada Muqdisho ayuu yiri aEUoeQaabka lagu dhaqangalin karo doorashada waxaa lagala tashan doona HayaEU(tm)adaha dastuuriga iyo qeybaha kala duwan ee BulshadaaEU
Wasiirka ayaa tilmaamay inay Xukuumadu ay u guda gashay wadooyinka suuragalinkara dhicida doorashada.
Haddalka Wasiir ceynte ayaa imaanaya iyadoo dhawaan ay DF Somalia ku dhawaaqday in dalka uusan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah sanadka 2016.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiir Diini: “Horumar waxaan gaari karnaa markaan...

$
0
0

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa warbixin ku aaddan xaaladda ammaanka dalka, dagaalka lagula jiro nabad-diidka,
dhismaha iyo isku-dhafka ciidamada qalabka sida, waxa uu siiyey shirkii Madasha Sare ee Iskaashiga ee barnaamijka Hiigsiga Cusub ee lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Wasiirka oo hadal muhiim ah ka jeediyey shirkan oo ay soo qaban-qaabiyeen Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo saaxiibada horumarka ee Soomaaliya, ayaa tilmaamay in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ay guulo ka gaareen hawlgalka dalka lagaga sifaynayo kooxda Shabaab, isagoo xusay in dhammaan hawlgaladii dhowaan la qaaday lagu guuleystay, isla markaana xilliga dhow ee soo socda la bilaabi doono hawlgallo kale oo laga samaynayo qaybaha dalka.
Mudane Diini, ayaa sidoo kale shirka ka sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya, ay haystaan caqabado dhinaca baahiyahooda ah sida hubka rasasta, isgaarsiinta iyo agabka ciidamada. Wasiirku waxa uu xasuusiyey Xukuumadda Soomaaliya iyo wakiiladda beesha caalamka inay lagama maarmaan tahay dhismaha ciidanka dalka, si ammaanka dalka loo hanto, oo meeshana looga saaro kooxaha argagaxisada ah ee khatarta ku ah Soomaaliya, dalalka gobolka iyo adduunka oo dhan.
Wasiir Cabqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ka hadlay isku-dhaf ciidamada oo uu sheegay in hawl wanaagsan laga qabtay, isagoo xusay in la wado qorshaha Guulwade oo lagu qorayo ciidamo ka socda qaybaha dalka oo dhan.
Gen. Diini ,ayaa ugu danbayntii shirka ku guubaabiyey in dalalka saaxiibka ah ay ka dhabeeyaan balanqaadyadii ay u sameeyeen taageerida dhismaha ciidamada qaranka Soomaaliya, si loo gaaro yoolka la hiigsanayo ee ah Soomaaliya xasiloon oo horumar samayneysa.