Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Daawo Sawirro laga soo qaaday Jaziirad kutaala Dalka...

$
0
0

Jaziirada Failaka ee Dalka Kuwait waxaa laga qaxay sanadii 1990-kii, xiligaa oo Dowlada Ciraaq uu Madaxweynaha ka ahaa Saadaam Xuseen uu Weerar ku qaaday Dalka Kuwait, uuna la wareegay goobo badan oo dalkaasi kamid ah.
Waxaa kunoolaa Jaziirada Failaka dad gaarayay 2,000 qof, waxa ayna dadkii halkaasi kunoolaa ay isaga qaxeen markii Ciidamada Ciraaq ay xoog ku qabsadeen, Jaziirada ayaana waxii xiligaa ka dambeeyay dadkii kunoolaa aysan dib ugu laaban marka laga reebo dad aad u tiro yar.
Dhismooyinkii Jaziiradaasi kuyaalay ayaa qaar badan oo kamid ah bur buray, waxaa sidoo kale ay waxyeelo kasoo gaartay dagaalkii Ciraaq ku qabsatay, waxaana wali la akayaa raadadka alaabtii iyo gawaaridii ay dadkii halkaa dagnaa uga qaxeen Jaziirada.
Jaziirada Failaka waxaa hada taga dalxiisayaal aad u yar , waxaana magaaladaasi kunool dad aad u yar kuwaa oo halkaasi ka furtay maqaayado ay jiifsadaan dadka dalxiisayaasha ah iyo goobo ay dagaan, waxaa sidoo kale halkaasi lagu tababaraa Ciidamada Dowlada Kuwait.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Sedex Qodob oo Udub dhexaad u ah Lamaanayaasha...

$
0
0

of weliba oo soo Hanaqaado waxa uu lugta la galaa hirar cusub oo kaga iftiima Dunida Guudkeeda, sidaas Darteed labka iyo dhediga Doonaayo in ay hirkaas cusub kula Jaanqaadan Qaab ku saleysan niyad wanaag ayaa ah mid ay kaga fekeraan seddex arrimood oo kala ah JaceylaEU|aEU|aEU|FarxadaEU|aEU|aEU|aEU|aEU|Kalsooni
Sida aan la wada socono arimaha bulshada ka dhex taagan waa kuwa soo jireen ah, sidaasi darteed waa lama huraan in marka la helo seddexdan aan kor ku xusay
Jaceyl waa udub dhexaadka lamaane ku heshiyay in ay waqti wada qaataan si markaasi loo gaaro yoolka ay wada higsanaayo taasi oo ay ku doonaayaan in ay nolosha wada qeybsadaan si lamaanahaasi ay uga badbadaan kala tashi oo aan ula jeedo in jaceylka ay ka dhigtaan xariga isku heyn kara labad lamaane iyada oo qof weliba ay isku haleyn karto xiriirka dhexdooda yaal in uu yahay mid ka baxsan waxa ay dadku ay yiraahdaan dhalanteed
Farxad sida aan ka dhadhansan karno ereyga waxaa markiiba maankaaga ku soo dhacaaya in farxadi laaEU(tm)aan aysan cidi noolaan karin sidaasi daraateed ayaa lamaanuhu ay u baahan yihiin in dhexdoodu ay ku jirto farxad
Ogoow in lamaanayasha haddii ay marar badan u martiyaan buuq joogta ah waxaa markiiba soo degdega burburka jaceylka haddaba farxada waxa ay muhiim u tahay jiritaanka jaceylka salka ku haayo daacadnimada
Kalsooni isna waa Tiir kale oo ku saleysan is afgaradka ka dhaxeeya Lamaanaha is doortay Micnihiisuna yahay Xaqiijin waxa ay lamaanaha wada unkeen waxaa kaloo la oran karaa waa silsilada xoojisa waxa ka dhaxeeya lamaanaha is calmaday
Daraasaad la Sameeyay ayaa Tusaale loo soo qaatay in Labada Lamaane ay la Mid Yihiin laba Ruux ku kulmay meel keyn ah oo aan ka cidina joogin waxey ahaataba waxaa lama huraan ah in ay isku saan darsadaan si ay isu weheshadaan saacadaha ay dhex jibaxayan keynta cidlada ah haddaba waxaa isweydiin mudan maxey tahay waxa ay labaduba u baahan yihiin waa suaEU(tm)aal marag ma doonta ah in ay u baahan yihiin kalsooni, marka sidaasi si la mid ah ayaa tusaale loogu soo qaadan karaa in lamaane unkay xiriir jaceyl in meesha aysan ka marneyn kalsooni
Jaceylka, kalsonida iyo farxada waxaad Garan kartaa waa aasaaska albaabada mustaqbalka Haddii aad tahay mid ku mashquulsan gogol xaarka guri mustaqbal iska eeg seddexda aan kor ku soo xusnay
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Astaamaha Aad Ku garan Karto Marka Jaceylkaaga Uu...

$
0
0

Jaceylka Ruuxa ku jacel marka uu doonayo in uu kaa haro ama ku soo nacaayo jacelka idin ka dhaxeeyayna waxaa ku imanaayo is badal weyn isbadal kaas oo dhinac walba ka imaani karo maaEU(tm)ahan is badal kaas mid yar ama mid weyn waxaa laga yabaa in har mar oo kaliya uu soo baxo naceebka ruuxa jacelka idinka dhaxeeyay waxaa oo kale oo laga yabaa in si aayar aayar ah uu ku soo baxo naxebka ruxaas uu ku haayo ama uu kuu qabo
Hadaba ruuxa jacelka aad isku heseen xiliga uu ku soo nacaayo wax badan ayuu ku dhaqaqaa oo uu kugu dareen sinaayo in uu ku nacay ama uu ku soo nacaayo marka ugu horeeso hadalka aad ku tiraado waa uu ka soo hor jestaa waa isku kaa xanaajiyaa mar walba hadal kaagana waa uu yar yarestaa oo waxba kama soo qaado waxuu kula dhaqmaa si qof doqon ah oo kale ama sida ilmaha yar oo kale ayuu kula dhaqmaa
Mar walba waa uu kaa xanaajiyaa waxa aad dhib saneeso ayuu sameyaa mar walba oo uu ku arko waa uu kugu qeeli yaa gartana asaga ayaa is siya ruuxa ku soo nacaaya ama ku nacay hadalka o inta badan uu ku lee yahay waxaa kamid ah waad soo xumaneysaa qof xun ayaad tahay wax walba oo asaga uu samenaayo ama uu sameeyo adiga ayuu ku saraa adiga ayaa sidaas sameey i dhahay maxaad iga celin weesay marka aan samenaayay waxuu kugu raad raadiyaa danbi iyo eed iyo in uu waqita kuu dhameeyo ama uu kaa dhumiyo
Hadalka aad dhibsato ayuu ku hadlaa waa uu kugu jees jesaa mar walba waa uu ku fiiriyaa waa uu kaa sii jestaa maxaad iga fiiri neysaa ama aad iga eegeysaa marka aad ku tiraadana waxuu ku lee yahay maxaa lagaa fiiri yaa oo aad qabtaa ama kugu yaala iska aamus qof wax matara ah ayaa tahay ayaa hadalkiisa kamid ah ruuxa ku nacay ama ku soo nacaaya hadaba hal kaan ayaan ku soo kobayaa soo qoraha mahad aan lasoo koobi kareyn allaha kasiyee waa Xasan Wadani oo idin leh aanu ka wada faaaEU(tm)ideysano qoraalkaas is arag danbe oo xiiso leh ayaan idin lee yahay
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Suuriya: Diyaarad dagaal oo dhacday

$
0
0

Burburka Diyaarada Suuriya.
Diyaarad dagaal ee Suuriya ayaa ku dhacday suuq dad ka buuxaan magaalada mucaaradka ee Ariha. Magaalada ayay weerararaysay. ugu yaraan labaatan iyo shan qof ayaa ku dhintay, dad badana waa ay dhaawacmeen.
Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in suuqa ay ka buuxeen dad ganacsato ah iyo maacaamiil, waxay ka hadleen qarax burbur gaystay.
Waxay sheegeen dhismoyaal badan inay burbureen, dad badana ay ku hoos jiraan burburka.
Magaalada oo ku taal waqooyiga gobolka Idlib ayaa mucaaradka ay qabsadeen bishii May.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Abaar ka jirta Somaliland

$
0
0

Suuqa saamiyada Gariiga oo furmay

$
0
0

Suuqa saamiyada ee Gariiga.
Suuqa saamiyada ee Gariiga ayaa dib u furmay markii ugu horaysay mudo shan toddobaad.
Qiimaha saamiyada ayaa hoos u dhacay labaatan iyo laba boqolkiiba, saamiyadihii bangiyada waawayna waxay hoos u dhaceen soddon boqolkiiba.
Suuqa saamiyada Gariiga ayaa xirnaa tan iyo bishii June oo ay sii kordheen dhibaatooyinka dhaqaale.
Wali waxaa jira xayiraadyo, maalgashatada dalka ku iibsan karin saamiyada lacagta bangiga u taala.
Wariyaha BBC ayaa sheegaya in la rajaynayo furitaanka suuqa saamiyada inay tahay sidii loogu noqon lahaa ku dhawaad nolol caadi ah.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Booliska Somalia oo muddo 4 bil ah loo qabtay

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Taliska ciidamada booliska Soomaaliyeed ayaa amaro cusub kusoo rogay ciidamada booliska Soomaaliyeed ee ka howlgala guud ahaan gobolada kala duwan ee dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho.
Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ciidamada booliska ee aan aqoon aqriska Af-ka Soomaaliga iyo xisaabaadka aasaasiga iney ku bartaan muddo afar bilood oo kaliya haddii kalana ay sharciyo adag la kulmi doonaan.
Taliyaha ayaa sheegay in amarkaasi uu yahay mid ku wajahan min dable ilaa kormeero seddexaad kuwaasi oo looga baahan yahay iney bartaan afka Soomaaliga iyo xisaabaadka aasaasiga ah.
"Waa talaabooyin lagu adkeynayo aqoonta iyo tayada Ciidamada Boliiska Soomaaliyed, askari aan luuqadiisa qori karin kama mid ahaan doono Ciidamada Boliiska."ayuu yiri Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud Taliyaha Boliiska Soomaaliyed.
Taliyaha booliska Maxamed Sheikh Xasan Xaamud, ayaa ugu baaqay ciidamada guud ahaan ee booliska iney si anshax ah kula dhaqmaan bulshada Soomaaliyeed.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Waa Midee Salaad Mida Ugu Fadliga Badan Salaadaha...

$
0
0

Salaadaha 5 saladood oo ah ee qof walba muslima ah alle oo uu ku waajib yeelay waxay ka mid yahin tiirarka muslimka ah lakin waxaa ladonayaa in aan ogaano salaadahaas sida oo ukala fadli badan yahiin kuli waa ay fadli badan yahiin lakin waa ay sii kala fadli badan yahiin waxaasa ugu sii fadli badan salaada subax oo ah salaada ugu sii fadli badan lakin dadka qaar aanba subixii hore aanba u soo kicin ee hurdada iska sii wada malinkiina waa ay qaleeyaan
Dadka qaar duhurkii ayey dugadaan oo qalo ay ka dhigaan salaads subax waana qalad qofka oo cafimaad qaba in oo salaada u soo kici waayo asagoo maqlaaya oo ka seexanaayo
Salaada kale oo aadka u fadlika badan oo kale waxay tahay salaada cishaha ah dadka qaar waxay sameyaan waa ay qaliyaan waxayba dadka qaar ay dhahaan salaada cishaha matago ilaa laga garaaya salaada sibax waa uu sii jiraa taasina waa qalad waa in qofka cafimadka qaba ee soo jeedo waa in uu dugataa oo uu ku dugtaa salaad walba xiligeeda lataagan yahay waa in lagu dugtaa oo la ilaaliyaa salaadaha waa in aan oganaa 5 saladood oo ay fadli badan yahiin waa in aanu ku wada tuganaa xiligeeda aan ilaalinaa
Dhinaca kale waxaad garan kartaa salaada subax iyo salaada cishaha waxa aadka fadliga loo siyay waxay tahay labada xiliga dadka marna hurdada ay isku diyaari nayaan marna ayba hurdayaan ooba ay jifaan marka waa in aanu indho gaar ah aanu ku wada fiirino saladadaha oo alle inagu waajib yeelay Sooqoraha mahad aan lasoo koobi karin allaha kasiyee waa xasan wadani waxaan ku soo kobayaa intaas
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Ciidanka XDS oo howlgallo kula wareegay deegaanno ka...

$
0
0


Saraakiisha ciidanka XDS ayaa faah-faahin ka bixiyay howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Shabaab oo ay ka billaabeen deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan.
Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM oo ka ambabaxay Magaalada Beladweyne ayaa u ruuqaansaday Galbeedka Gobolka Hiiraan, si ay halkaasi uga sifeeyaan haraadiga maleeshiyaadka UGUS.
Col. Isaaq Cismaan Idiris oo ka mid ah Saraakiisha ciidanka XDS ee Gobolka Hiiraan, ayaa sheegay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ka saareen deegaanno dhowr ah oo ay ku dhuumaaleeysanayeen.
Wuxuu sheegay in dagaal ka dhacay deegaan lagu magacaabo Ceeldheer ay ciidamadu ku dileen maleeshiyaad ka tirsan UGUS kuwaaoo gaaraya Todobo, isaga oo xusay ineey jiraan dhaawacyo kale oo ay la carareen kooxda UGUS.
Col. Isaaq Cismaan Idiris, ayaa intaasi ku daray in ciidamadu ay gaareen deegaano hor leh oo ka tirsan Gobolka Hiiraan, kuwaasoo ay ka mid yihiin deegaanka Ceel Cali oo dhaca galbeedka gobolkaasi, isagoo xusay ineey sii wadi doonaan howlgallada noocan ah tan iyo inta haraadiga kooxda laga sifeeynayo dalka oo dhan.
Howlgalkan ayaa qeyb ka ah qorshayaasha ay dowladdu dalka uga xoreeyneyso maleeshiyaadka Shabaab si dalka looga dhigo meel nabad ah oo ka caaggan argagixisada Shabaab.
.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasaaradda Batroolka oo qirtay in ay ka warheyso...

$
0
0

Kn: Wasaaradda Batroolka & Macdanta waxay qireysaa in uu jiro baaritaan eedeymo oo ay Xafiiska Baarista Wax-isdabamarinta ee UK (Serious fraud office) ku bilowday Soma oil & gas Exploration Limited (SOMA) islamarkaana Wasaaraddu waxay diyaar la tahay wada shaqeyn buuxda oo arintan ku saabsan haddii laga codsado.
Wasaaradda waxay qireysaa in ay April 24 2014 la saxiixatay heshiis shirkadda SOMA kaas oo ahaa in Shirkaddu ay ka caawiso Wasaaradda in ay kobciso awoodeeda waxqabad si ay u fuliso howlaha loo xilsaaray.
Heshiiskaasi Halkaan ka Akhriso
Soo kabashada dhaqaalaha waxay muhiim u tahay xasiloonida dalka. Keydadka shidaalka iyo gaaska Soomaaliya waa hanti qaran oo ay tahay in la isticmaalo taas oo ay danta qaranku ku jirto, waxaana naga go'an inaan hadafkeena ku gaarno wada shaqeyn & musuq musuq la'aan.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Baarlamaanka oo...

$
0
0


Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda hay'adda hormarinta mashaariicda u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNDP.
Kulanka uu Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad la qaatay wafdi ka socda hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta mashaariicda ee UNDP, waxaa ku wehliyey Xoghayaha Guud ee Golaha Shacbaka Mudane Cabddikariin Xaaji Cabdi (Buux) waxaana kulanka looga hadlay taageerada ay hay'adda UNDP siiso Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Kulanka ayaa intii uu socday waxaa si gaar ah loogu eegay howlaha Guddiyada Joogtada ah ee Baarlamaanka horyaalla mudada u harsan madasha Baarlamaanka 9aad, dardar gelinta qorshayaasha lagu howlgelinayo xafiisyo uu Baarlamaanka Soomaaliya ku yeesho gobollada kale ee Dalka iyo in lasii xoojiyo taageerrada guddiyada iyo shaqaalaha Baarlamaanka ay hada hay'addu siiso.
Mudane Mahad Cabdalla Cawad Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga mahad celiyey Hay'adda UNDP taageerrada joogtada ah ee ay siiso Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Guddiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka waxaana uu xusay iney lagama maarmaan tahay taageerrada ceynkan ah.
Dhinaca mas'uuliyiinta ka socotay hay'adda UNDP ayaa aad u ammaanay sida ay xiligan u socdaan howlaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya si gaar ahna shaqooyinka guddiyada Joogtada ah ee Baarlamaanka ay qabtaan waxaana ay ballan qaadeen iney sii xoojin doonaan taageerradooda.
Hay'adda hormarinta mashaariicda u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNDP ayaa ka mid ah hay'adaha sida joogtada ah u taageera Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayadoo kulankan uu Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka la qaatayna uu muhiim u yahay sii xoojinta iyo wada shaqeynta labada dhinac.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidanka Hay’adda Nabad sugidda oo bur buriyay baro...

$
0
0


Ciidamada Hay'adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howgallo ay ka fuliyeen inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye ku bur buriyay baro ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab, halkaasi oo ka mid ah goobo ay ka soo duuli jireen.
Howlgalkan oo bilowday xalay ayaa ciidamadu waxa ay ku bartilmaameedsanayeen barro si dhuumaaleysi ah ay maleeshiyaadka Shabaab uga sameysteen deegaanno ku yaalla inta u dhexeysa Afgooye iyo Muqdisho, kuwaasi oo ay ka soo abaabuli jireen weeraro qarsoodi ah oo ay ku qaadi jireen deegaanka Lafoole iyo goobo kale.
Ciidamada oo mid mid u baarayay baraha ay xogtooda hayeen ayaa ku guuleystay inay bur buriyeen fariisin qarsoodi u ahayd maleeshiyada xagjirka ah ee Al-Shabaab, halkaasi oo ay ciidamadu ka heleen waxyaabo ay goobta uga carareen maleeshiyada Shabaab ee deegaankaasi ku dhuumaaleysan jirtay.
Howlgalladan lagu bartilmaameesanayo maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa ah mid lagu cirib tirayo deegaannada ay kaga dhuumaaleysanayaan qaar ka mid ah gobollada dalka, iyadoo howlgalkii xalay lagu bur buriyay ay dhabar jab u tahay maleeshiyaadka doonayay inay si qarsoodi ah u sameystaan baro ay bulshada ka dhibaateeyaan.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Baarlamaanka Galmudug oo guda galay sameynta guddi...

$
0
0


Baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta guda galay sameynta gudi hoosaadyada Baarlamaanka, kaddib markii 1-dkii bishan ay meel mariyeen xeer hoosaadka barlamaanka Galmudug uu ku shaqeynayo.
Kulanka Baarlamanka maanta oo ay soo xaadireen 52-Xildhibaan ayaa Xildhibaanada loogu qaybiyay qaab dhismeedka gudiyada iyo waajibaadka gudi walba loo xilsaaray, iyagoo isku afgartay in gudiyada la sameynayo ay ka koobnaan doonaan sagaal guddi.
Guddoomiyaha golaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir oo ka hadlay gudiyada 9-ka ah ayaa tilmaamay in sagaalka guddi ay kala yihiin.
1-Guddiga xeer hoosaadka iyo anshaxa
2- Guddiga dib u eegista Dastuurka iyo arrimaha gudaha
3- Guddiga garsoorka awqaafta iyo arrimaha diinta
4- Guddiga arrimaha bulshada
5- Guddiga Beeraha, Kheyraadka iyo Bii'ada
6- Guddiga dhaqaalaha iyo maaliyadda
7-Guddiga wadooyinka, Dekadaha iyo howlaha guud
8- Guddiga xuquuqul insaanka, Haweenka iyo arrimaha beni'aadanimada
9- Guddiga xuduudaha iyo amniga.
Sidoo kale isla maanta ayaa Xildhibaanada loo qaybiyay warqadda ay ku soo dalbanayaan ka mid noqoshada gudiyadaas la samaynayo, kaas oo Xildhibaanka doonaya inuu gudiyadan ka mid noqdo uu ku kala xulanayo.
"Waxaan qaybinay warqadda xulashada gudiyada, waxaa nagu soo fool leh inaan samayno gudiyadii, sidaas darteed waxaan qaybinay warqadii Xildhibaanku uu ku kala dooran lahaa, gudiga uu danaynayo aqoona u leeyahay, wuxuu ku soo lifaaqayaa shahaadadiisa iyo taariikh nololeedkiisa meeshaas ayaa lagu salaynayaa qof walba gudigii uu ku biiri karo, dad sharciyada bartay baa ka mid ah, iyo dad heerarka kala duwan ee Jaamacadda ka baxay, marka waa la isku fiirin doonaa aqoonta iyo waaya aragnimada"ayuu yiri Guddoomiye Gacal.
Todobaadka soo socoda ayaa qorshuhu yahay in la dhamaystiro samaynta gudiyadan, si ay uga hawl bilaabaan waajibaadka horyaalla.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Haween la baray casharo la xiriira culuumta...

$
0
0


In kabadan 100 haween ah ayaa maanta magaalada Muqdisho loogu soo geba gebeyey tababar lagu baranayay casharo la xiriira barashada iyo ku dhaqanka shareecada Islaamka ayadoo ay ka qeyb galeen Xildhibaanno iyo culimaa'udiin.
Siminaarkan oo socday muddo labo cisho ah, isla markaana loo qabtay 120 haween ah oo ka kala socday degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa la baray casharo la xiriira barashada iyo ku dhaqanka culuumta shareecada Islaamka.
Guddoomiyaha Hay'ada culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka mid ahaa culimaa'udiinkii ka hadlay siminaarkan ay fulisay mu'asasada SAFA ayaa xusay in muhiimad gaar ah y bulshada u leedahay xoojinta barashada iyo ku dhaqanka shareecada Islaamka.
Xildhibaan Maxamed Cabdulle Faarax Geesey oo ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka ayaa xusay inay tahay tallaabo lagu farxo in haween la baro barashada diinta Islaamka.
"Arrintani aad u qiimaha badan waan u mahad celinaynaa inta gacan ka geysatay, aad iyo aad in wax loo qabto dadkii soo abaabulay, waan u mahad celinaynaa labadaan maalmood duruustii ay u socotay waxaan u rajeynayan qeyrkaan in shacabku ay dib ugu celshaan" ayuu yiri Xildhibaanka.
Xildhibaan Abtidoon oo isna goobta hadal ka jeediyay ayaa isna yiri "Gabdhaha walaalahay ah oo siminaarkani ka qeyb galay ee maalmaha la soo dhaafay labo maal mood ka qeyb galayay, waxaan ugu hambalyaynayaa duruusta naloo sheegay, canaawiyiintooda oo dadka aqoonta u leh ay bixinayeen, sideedana waa duruus loo baahnaa aad ayaan ugu hambaliyeenayaa waxaa u soo jeedinayaa in laga faa'iideeysto".

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

YALI 2015

$
0
0

Police ramps up security measures in Mogadishu

$
0
0

Somalia police soldiers are planning to rump up security measures in Mogadishu's Dharkenley district, in a bid to thwart Al Shabab fighters' attempts, police officials said.
Police chief for Dharkenley district, Abdullahi Siyaad Ali told Shabelle Media that its soldiers were conducting security operation which was intended to ensure the overall security in the area.
"Insecurity cases may have been happened in the district it is our responsibility for confirm the security" Mr. Siyad Ali said in an interview with Shabelle Media in Mogadishu.
Somalia police soldiers have been carrying out security measures which meant to secure the area with soldiers seized dozens on suspicion of muggers and Al Shabab militants.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhacdo Naxdin Leh: Dhageyso Gabar Yar oo Lagu...

$
0
0

Deegaanka Garasweyne, oo katirsan Gobolka Bakool ayaa waxaa ka dhacay dhacdo xanuun iyo murugo ku reebtay dadka deegaanka, kadib markii gabar yar la kufsaday.
Waa dhacdo xanuun iyo murugo ku reebtay Ehelada iyo dadka deegaanka ay mashaqadaan ku dhacday, waxaana xiliga gabdhaan la kufsanayay ay ku sugneyd duleedka deegaanka Garasweyne, maadaama halka dhacdada ka dhacay ay tahay dhul beereed.
Ciidamada Liyu Boolis oo Ogolaansho ka heysta Maamulka Seddaxda Gobol uu Hogaamiyaha ka yahay Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxay Gobolka Bakool ka geysanayaa Dil, Dhac iyo Kufsi, iyadoona jirin cid kula xisaabtamaysa Dhacdooyinka Fooshaxun ee ay u geysanayaan Shacabka Gobolka Bakool.
Hadaba Maryam Madkeer, waa Habaryarta Gabdha sida xun loo galay, waxayna Warbaahinta Ishabaydhaba.com uga warbixisay sida ay wax u dhaceen.Halka Hoose Ka Dhageyso Wareysiga Aan La Yeelanay Habaryarta Gabdha La Kufsaday.Ku Dhageyso Mobilkaga.Ku Dhageyso Mobilkaga.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo Safar ugu...

$
0
0

Hargeysa(Waaheen)-Guddi heer qaran ah oo guddida komishanka doorashooyinka Somaliland hogaaminayo ayaa u ambabaxay gobolada Sool iyo Sanaag bari, sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay guddida doorashada ee Somaliland.
Ujeedka Weftigan ayaa lagu sheegay soo qiimaynta xaaladdaha dhinaca ammaanka iyo siday suuro gal uga tahay deggaannada bari in laga sameeyo diwaangalinta codbixiyeyaasha Somaliland.Nuxurka Qoraalka Komishanka
WAR-SAXAAFADEED
Date: 04/08/2015Ujeedo; Komishanka Doorashooyinka Qaranak oo Kormeer shaqo ugu ambabaxay Gobalada Bariga Somaliland.
Maanta oo Salaaso ah 04/08/2015 waxa gobalada Bariga Somaliland ugu ambabaxay wafti Heer Qaran ah. Waftigaas oo uu hogaaminayo gudoomiyaha komishanka Doorashooyinka Qaranku Eng. Abdiqaadir Iimaan Warsame
Socdaalkan waxay ujeedadiisu tahay in loo kuur galo xaalada diiwaangalinta codbixiyayaasha doorashooyinka deegaamo ka tirsan gobalada Sool iyo Sanaag Bari iyo xaalada amaan ee deegaamadaas.
Waftigan heerka qaran ah oo la filayo in socdaalkoodu qaato mudo laba todobaad ah waxay ka kala socdaan:1. Gudida Komishanka Qaranka.2. Saddexda xisbi qaran "KULMIYE, UCID iyo WADANI.3. Wasaarada gaashaandhiga.4. Wasaarada arimaha gudaha.5. Golaha guurtida.6. Golaha wakiilada.
Allaa mahad lehKomishaneer: Saciid Cali Muuse
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xafiiskii Midawga Yurub ee Hargeysa oo Al baabada...

$
0
0

Hargeysa(Waaheen)-Midowga Yurub ayaa go'aamiyay in la xidho xafiiskii ay ku lahaayeen caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala oo ku dhow dhow dawladda Somaliland.
Ilahan xogogaalka ahi waxay xaqiijiyeen in Midowga Yurub go'aamiyay in la xidho xafiiskooda Hargeysa, waxaanay ilahani Geeska Afrika u sheegeen in go'aanku toddobaadkan soo baxay. Midowga Yurub waxay fasaxayaan gurigii ay ku jireen iyo dhammaan shaqaalihii kala duwanaa ee xaruntooda Hargeysa marka laga reebo hal qof oo darawal ah iyo hal qof oo qaban doona waxyaabaha deg dega ah ee soo kordha.
Warku wuxuu sheegay in Midowga Yurub xidhitaanka xafiiskooda Hargeysa ay ku saleeyeen hal qodob oo ah dhaqaale yaraan soo waajahday xafiisyada kala duwan ee Midowga Yurub kaas oo ay sheegeen inuu sabab u noqday in xafiiskan la xidho.
Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay xukuumadda Somaliland, laakiin xukuumadu si rasmi ah ayay u haysaa warkan, waxaana la sheegayaa in si toos ah loogu soo wargeliyay go'aanka Midowga Yurub oo si rasmi ah u dhaqan geli doona laba bilood ka dib.
Dad badan oo siyaasadda iyo xidhiidhka caalamiga ah falanqeeya ayaa aaminsan inay jiraan qodobbo kale oo weheliya labadan qodob ee uu Midowga Yurub u cuskaday xidhitaanka xafiiskooda Hargeysa, waxaanay dadkani xidhitaanka xafiiska Midowga Yurub ee Hargeysa ku xidhiidhinayaan warqad ay xukuumadda Somaliland dhawr bilood ka hor u dirtay xarunta Midowga Yurub ee wadanka Beljamka oo ay Somaliland ku dacwaysay ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya danjire Michele CervoneDurso oo la ogyahay sidii adkayd ee uu uga horyimid muddo kordhintii ay golaha guurtidu u samaysay Madaxweyne Siilaanyo, taas oo sababtay inuu xumaado xidhiidhka Somaliland iyo sarkaalkan Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland.
Si kastaba ha ahaate xidhitaanka xafiiskan Midowga Yurub ee Hargeysa ayaa noqonaya markii u horaysay ee albaabada loo laabo, waxaanu xidhitaankiisu dhaawac siyaasadeed u gaysan doonaa sumcadda Somaliland.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xukuumada iyo Asxaabta Mucaaridka Somaliland oo Si...

$
0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live