Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Warbixino dheeri ah oo laga helayo Dagaalkii Gedo

$
0
0


Tobaneeyo qof ayaa ku dhintay dagaal xoogan oo shalay Gobolka Gedo ku dhxemaray Dagaalamayaasha Al Shabab iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya.
Dagaalka oo aad u xooganaa ayaa bilawday kadib markii Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab ay weeraren Kolonyo mareysay meel ku dhaw Tuulada Tulo-Barwaqo ee Koonfur Galbeed Gobolka Gedo oo aan ka fogeyn xadka Kenya iyoItoobiya.
Saraakiil ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa sheegaya in ugu yaraan Dhinacooda ay ka dhinten 11 ruux halka Al Shababna ay ka dileen 32 qof.
Waxa ay sido kale xaqiijiyen dhaawaca 16 askari oo dowladda ka tirsan balse Al Shaba boo sheegtay masuuliyada Weerarka waxa ay shaacisay ineydileen 19 ka tirsan Dowlada Soomaaliya.
Ciidamada Dowladda oo garab ka helaya AMISOM ayaa bilaabay bishii hore Howlgalo lagubartilmamedsanayo Goobaha ay weli ku xoogan yihiin Al Shabab.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Duufaantii Hurricane Katrina oo USA laga xusay

$
0
0

Madaxweyne Obama ayaa waxa uu xusay sanad guurada 10-aad ee ka soo wareegatay duufaantii Hurricane Katrina, isagoo ammaanay sida ay dadka magaalada New Orleans ay uga jawaabeen musiibada ku dhufatay magaaladooda.
Hadal xus ah oo uu halkaasi ka jeediyay ayuu Mr Obama ku sheegay in wax ku bilowday musiibo caadi ah ay noqotay musiibo uu bini'aadam keenay, taasi oo dowladdu ay ku guuldaraysatay in ay muwaadiniinteeda ay ilaaliso.
Hasayeeshee waxa uu sheegay in bulshada ay tan iyo markaa ku soo kabsatay waxa uu ugu yeeray iskaashi cajiib ah oo u dhexeeyay dowladda federaalka, midda gobolka iyo dadka degaanka.
Waxa uu sheegay in jawaabta ay bixiyeen dadka magaalada ay aheyd mid wanaagsan oo muujinaysa niyad wanaaga dadka Mareykanka, iyo in dadaalkoodu uu dhiirigaliyay.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Muqdisho Oo Lagu Soo Bandhigay Buug Ka Hadlayo...

$
0
0


Munaasabad ay ka qeybgaleen xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir wasiirkii hore ee Garsoorka ahna mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya Faarax Sheekh C/qaadir, xubno ka socday Garsoorka dalka, aqooyahano ayaa qoraa ka soo jeeda dalka Jibuuti, waxa uu ku soo bandhigay buug uu ciwaan uga dhigay Garsoorka iyo Islaamka.
Qoraaga oo lagu magacaabo Xuseen Cabdulaahi Rayaale aya dadkii ka qeybgalay munaasabada iyo culumada iyo quburada qorista Afka Soomaaliga ayaa ugu baaqay in ay qiimeeyaan buuga talada ugu dembaysana uu qaadan doono qoraaga.
Xeer ilaaliyaha Qaranka mudane Axmed Cali Daahir ayaa isna sheegay in buugaan ereyada ku qoran ay yihiin kuwo xambaarsan macno badan kuwaaasi oo ku aadan dhanka Garsoorka.
Wasiirkii hore ee Garsoorka Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa hadal uu ka jeeday munaasabada waxa uu badankeeda uu uga hadlay garsoorka dalka halka uu marayo.
Bugaan uu qoray qoraakan u dhashay dalka Jibuuti ayaa nuqulo ka mid ah waxa la geyn doonaa xaruumaha ay ku shaqeeyaan garsoorayaasha Soomaaliyeed si ay ugu faa'iideystaan.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Taariikhda Fanaanka Iyo jimcaha Maanta Waa C/Shire...

$
0
0

Jooqle Shire wuxuu ka qeeyb qaatay Riwaayado kala duwan asigoo da,diisu tahay 13-jir nasiib wanaag waxa uu tartan u galay Barnaamishkii la,oran jiray Heesisii hirgelinta ee lagu soo bandhigi giray Tiyaatarkii qaranka, waxa uuna kagalay Jooqle kaalinta koowaad Heestii uu ku qaaday tartanka erayadeeda waxaa kamid ahaa [yaa ku soo dhawaadoo dhaqsa ugu yimaadoo dhunkadoo laseexda] rawaayadii ugu caansaneed oo Jooqle ka qeybtaato waxaa lagu magacaabaa "Murugo iyo Macaan" waxaana atariishad ka eheed Hiba Nuura halka Jooqle aktar ka ahaa waxaana lasoo bandhigay sanadkii 1974-kii.
Heehasa uu ku luqeeyo al Fanaan Cabdi Shire Jaamac Jooqle waxa ay iskugu jiraan Jaceyl wadani iyo weliba kuwa ku saabsan Hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed,waxaana ugu caansan Heesihiisa [ Arabsiyo, Sabaax Barashada wacan,Muna,Luuley, Qeylodhaan, Kawaankii dadka, waxaad heysataan dira, iyo kuwa kale oon halkaan lagu soo koobi karin.
Fanaankaan ayaa Hogaamiya Koox caan baxday oo lagu magacaabo. {Reer Cayaar Jecel}, waana koox xil gaara iska saartay wacyi gelinta Umada Soomaaliyeed, waxaa kale uu caan ku yahay Fanaankaan marka laga soo tago heesaha, dhanka laxan sameynta asigoo mararka qaarna ku tuurtaa eray curinta,waxaana uu tumaa dhanka Musigga Kabanka. Jooqle shire waxaay aad iskulaheen marka qaarkood fanaanka cabdi shire,ciyaar jacel hadaba lasoco taariiqdiisa oo intaa ka badan.
Halkaani Ka Daawo Mid Ka Mid Ah Heesaha Uu Qaaday:-
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xanta Suuqa: Lazar Markovic Oo Amaah Kaga Tagaya...

$
0
0

Kooxda Liverpool waxey wadahadal kula jirtaa kooxda reer Turkey ee Fenerbahce waaxaana la rajeynayaa in xidiga reer Serbia ee Lazar Markovic uu 48-da saac ee soo socda kooxdaan si amaah ugu biiri doona.
Markovic oo 21-jir wuxuu Anfield yimid xagaagii lasoo dhaaafay bilowgiisii isagoo markaaas Benfica kaga yimid aduun dhan 20 Malyaan Oo Pound.
Garabkaan reer Serbia wuu ku wareeray horyaalka Ingiriiska madama uu boos joogto ah ka heli waayay shaxda Branden Rodgers.
Balse kooxda waxey dooneysaa iney amaah ku bixiso si uu usoo cadeeyo awooda uu leeyahay isla markaana uu fursad soo helo.
Markovic wuu ku faraxsan yahay inuu u dhaqaaqo kooxda Fenerbahce si uu fursad u helo isla markaana uu u cadeeyo inuu u qalmo safka hore.
Imaatinka Firmino, Ings, Origi ayaa ka dhigay inuu heli waayo jaanis, sidoo kalanaa waxaa fursad safka hore ah helay Ibe, balse Markovic Turkiga ayuu u dhaqaaqi doonaa.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Abwaan Cabdi Rashiid Caaqilka Oo Ka Hadlay Kobciye...

$
0
0

Abwaanka da'da yar ee Cabdi Rashiid Maxamed Cali -Caaqilka- Ayaa tix gaaban oo aad u heer sareysa u qoray shabakada kobciye.com asagoo ku amaanay shabakada in aay kaalin weyn kaqaadato kobcinta bulshada,
Magaca shabakada Kobciye.com iyo warbixinada aay soo baahisana in aay isku si ka turjumayaan ayuu ku nuuxnuuxsaday abwaanka,
Adigana akhristoow fikradaada iyo sidaad kobciyemedia.com u aragto fikirkaaga dhanka hoose waad kadhiiban kartaaa mahadsanid.
kaltankii wargaysyada
Markii koobka loo dhigay
Kobciyaa u qaadoo
Kow galay aduunkee
Kaltuuneey ma maqasheen?
Alla kaafiyoo haa
kala hadhe wargaysyadu
Kala mudan qoraayadu
Kala wacanna sheekadu
Waxaan kulli ka doorbiday
*kobciyaha dadwaynaha
*kobciyaha dhallaankiyo
*kobciyaha jacaylkiyo
Midka kaaba qoyskiyo
Kumanaan barbaartoo
Kalgacaylka beeraha
Kaftan sheekadiisaan
Ku seexdaa ku toosaa
Ku nastaa ku joogaa....
kobciyemedia.com weeyaan
Mar haddaanan kaafiyoow
Kunjeer aanan booqanin
Kormeerayn wargayskaas
Kulamada dadwaynaha
Ku bandhiganin weedhaha
Kobciyena warkiis arag
Kalaam kale ma yeeloo
Ma kaftamo ayaantaas!!!!
Kobciye waa gurigeyga
Waa kaydka noloshiyo
Kan ibaray kalgacalkoo
Kulan caashaqeed iyo
Haasaawe keenaha
Kasha laabta iga degey
Kobciye waa kun qaybood
Kobciye waa kabiirkii wargaysyada kaalin wayn kagalay.
Kulli wada ogaadoo
Ku xidhmoo kormeeroo
Ku kifaaxa sheekada
Kobciyana uu idiin dhigo!!?W/Q Cabdi Rashiid Maxamed Cali -Caaqilka-
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Per Mertesacker Oo Saabab Layaab Leh Ku Seegaya...

$
0
0

Daafaca reer Jarmal ee Gunners Per Mertesacker ayaa seegaya kulanka Newcastle United ee sabtida ka dhici doona St James Park.
Per wuxuu seegay kulankii ay isniintii kooxdiisa barbaraha ka heshay Liverpool waxaana sidoo kale maqnaa mataankiisa Laurent Koscielny, balse kulanka sabtida wuxuu ku seegayaa sabab uu isaga masuul ka ahaa waxaana la sheegay inuu diiday qaadashada daawada qalajiyaha madama caabuq dhanka feeraha uu qabo.
Wenger ayaa xaqiijiyay in Per uu diiday inuu qaato aEUoeAntibioticsaEU, taasna waxey la micno tahay in Gunners ay mar kale daafac daciif ah ku wajahi doonto kooxda uu hogaamiyo Steve McLearen.
Dhanka kale Laurent Koscielny ayaaa isna la filayaa inuu seego madaama dhibaato dhanka dhabarka ah uu qabo mana la xaqiijin inuu seegayo kulankaaan.
aEUoeWaqti xaadirkaan uma muuqdo mid fiicanaEU Ayuu yiri Wenger.
aEUoeArbacadii uma muuqan mid wanagsan waxaan u dirnay guriga madama uu la xanuunsanayay caabuq dhanka feeraha ahaEU
Gabriel Paulista iyo Clum Chambers ayaa ciyaaray kulankii Liverpool inkastoo aan shabaqa Gunners lasoo taaban hadana waxey u muuqdeen kuwo aan is fahansaneen.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaaha Barcelona Maria Bartomeu Oo Aaminsan...

$
0
0

Madaxweynaha kooxda kubbada cagta Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa aaminsan in Messi uu yahay xidiga ugu wanaagsan dunida isla markaana uu u qalmo sanadkaan inuu ku guuleysto abaalmarinta xidiga ugu fiicn Dunida Ee Ballon daEU(tm)Or.
Lionel Messi waxaa loo magacaabay Khaamisitii xidigii ugu fiicnaa qaarada yurub xagaagii lasoo dhaafayA iyadoo abaalmarinta lagu gudoonsiiyay xaflad ka dhacday Monaco oo sidoo kalana isku aaadka wareega groupyada Champions League-ga lagu sameynayay.
28-jirkaan reer Argentina ayaa jabiyay rikoorka Telmo Zara ee rikoorka gooldhalinta horyaalka La Liga wuxuuna shabaqa ku hubsaday 58-gool dhamaan tartamada oo dhan.
Maria Bartomeu ayaa markaan qaba in Messi uu dib ugu soo laaban doono saaxadada Ballon daEU(tm)Or xili labadii sano ee lasoo dhaafay uu ku guuleystay Ronaldo.
aEUoeLionel Messi waa xidiga ugu wanaagsan dunida, waxaan ognahay rabitaankiisa, wuu shaqeeyaa, sidoo kalana wuxuu sameeyaa dadaal dheeri ah dhamaan kulaamada kalsoonidiisana waa mid aan macquul aheenaEU Ayuu yiri Bartomeu.
aEUoeTaasina wa sababta loo siiyay abaalmarinta xidiga ugu fiican yurub, sidoo kalana Ballon daEU(tm)Or, Hagaag, Leo waa xidiga ugu fiican dunida sidaas daarteed waa wax iska caadi ah inuu wax walba ku guuleystoaEU
Sidoo kalana Josep Maria Bartomeu ayaa qiray in Messi uu xagaagan soo bandhigay qaab ciyaaareed aan caadi aheen balse wuxuu doonayaa inuu kooxda u qaado Koobka kooxaha Aduunka bisha Decembe.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Daawo:-Macalimada Ugu Hurda’da Badan caalamka:-Vedio;-

$
0
0

Xog-Culus:Maxaad kala’ Socotaa Mushaaraadka...

$
0
0


Muqdisho waa meesha ugu idaacadaha badan dalka soomaaliya hadii taasi laga fiirsho waa horumar weyn dhana wariyaashu waay dhiban yihiin oo maheysataan xaquuqiyaadkoodi saxafinimo taaso aay ugu horeyso dhanka mushaaraadka waxaana idaacadaha laga bixiyaa mushaar aad uyar,hadii aan xusno sida aay idaacad waliba ubixiso mushaaradkeeda, waa taan qeybtii koowaad::
Radio Goobjoog:85.5 fm :wariyaasho Aay u arkaan in aay idaacada kala wadaan waxaay siyaan.lacag udhaxeyso 200$ilaa 150$ kuwa wararka keena 50$.
Radio Dalsan: 91.5 fm:wariyaasha Ugu Weyn Kuwa aay u arkaan Waxa' uu maamulkoodu uqoondeeyaan 200$Kawa Barnaamij soorayaasha ahna70-ilaa50$.
Radio Maanta 95.5Fm:wariyaasha ugu weyn waxaay siiyaan 40-ilaa 30$Kuwa Barnmaajiyo Soosaarayaasha AhWaxaa Wax Laga siiyaa Iidhehyada Aay keestaan,
Radio Xamar .Vod:98,3 Fm Wariyaasha Ugu Weyn Waxaay wax Usiisaa Si af garasho ah oo lacag ahaan udhaxeysa.70$30$20$ waana sida aay isku fahmaan Maamulka Iyo Wariyaasha markaasi Barnaamij Soosaarere Waliba Waain uu Keensadaa IIdheh,.Lasoco Jimco Waliba Qaabka shaqo iyo tan mushaarbixin,Iidaacaha Muqdisho Todobaadyaadaan Waxaan Xooga Saaridoonaa Sida Aay Mushaaraadka Ubixiyaan,idaacadaha muqdisho lasoco idaacaddo kale jimcaha soo sooc
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Nin Yuhuudi Ah Oo Maqaaxi Ka Furtay Xabaalo Qaar...

$
0
0

Haay'adda Al-Aqsa ee Waqafja iyo aataarta ee Falastiiniyiinta ayaa si aad ah u adag uga digtay maqaaxi aay Yuhuudi leedahay oo laga furay dhul ka mid ah xabaalaha taariikhiga ah ee MaaEU(tm)man Allaah oo ku yaalla magaalada Qudus, waxa aanay haay'addu sheegtay in furitaanka maqaaxidani ay qayb ka tahay qorshe ay IsraaaEU(tm)iil doonayso in ay ku YuhuudiyeysoA wax kasta oo dhulkan ku yaalla oo si uun taariikh ula leh Carabta guud ahaan iyo si gaar ah Islaamka.
Jagada maqaaxidan laga furay oo xabaalahan ka mid ah ayaa ay IsraaaEU(tm)iil xoog kula wareegtay tobannaan sano ka hor, waxa aanay u beddeshay beer dadweynuhu ku laydhsado oo ay u bixisay beerta xorriyadda.
Warkan oo uu Kobciye.comA ka soo xigtay shabakadda wararka ee Al-Jazeera ayaa lagu sheegay in xabaalaha MaaEU(tm)manu-llaah waxa ay leeyihiin muhiimad taariikhi ah iyo mid diiniya, waayo dadka ku aasan waxaa ka mid ah tiro ka mid ah asxaabtii Nebi Muxammed (SCW), culimo Islaam oo caan ah iyo Shuhadadii ka qayb qaatay dagaalkii lagu furtay magaalada Qudus xulligii Salaaxu-ddiin Al-Ayuubi.
Maqaaxidan ayaa la sheegay in wax yaabaha ay iibiso ay ka mid yihiin noocyo khamriga ka mid ah iyo waxyaabaha khilaafsan diinteena suuban.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

RAG ka tirsan kooxda shabaab oo lagu qabtay afgooye

$
0
0

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose, ciidamada Dowladda Federaalka Somalia, howlgal ay ka sameeyeen Magaalada Afgooye ayaa waxaa lagu soo qabtay dad looga shakiyay inay Al Shabaab xiriir la leeyihiin.
Howlgalkaan ayaa ujeedkiisa wuxuu ahaa xaqiijinta ammaanka Magaalada Afgooye si looga hortago falalka lidiga ku ah dhanka ammaanka ee ka dhaca Magaaladaasi.
Ciidamada Booliska oo howlgalka sameeyay, ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen dad gaaraya 10 ruux oo looga shakiyay inay Shabaab xiriir la leeyihiin, kuwaasi oo lagu xiray Saldhiga Degmada Afgooye.
Gudoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka ee Maamulka Afgooye Yuusuf Doo, ayaa sheegay inay baaris ku hayaan dadka ciidamada ay soo qabteen, kadibna la kala saari doono oo kuwii dambi lagu helo maxkamad lasoo taagi doono.
aEUoeHowlgalkaan waxa uu ka mid yahay kuwa aan amniga ku xaqiijineyno, waxaana inoo suurta gashay in aan qabanno dad lala xiriirinayo inay maleegayeen falal amni darri ah, dadkaasi waxa ay gaarayaan ilaa 10 ruux Saldhiga ayeeyna ku xiran yihiin.aEU Ayuu yiri Guddoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka Afgooye.
Ciidamada Dowladda Somalia, ayaa howlgalo ka sameeya Magaalooyinka ay gacanta ku hayaan, waxaana howlgaladaasi lagu soo qab qabtaa dad lala xiriiriyo Ururka Al Shabaab.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG:- Saddex nin oo dhalinyaro ah oo lagu dilay...

$
0
0

Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada ayaa sheegaya xalay deegaankaasi in lagu dilay saddex ruux oo Dhalinyaro ah, kuwaasi oo aan la ogeyn waxa ay yihiin.
Saddexdaan ruux ee Dhalinyarada ah ayaa saaka meydkooda waxaa lagu arkay deegaanka Ceelasha Biyaha iyaga oo ay ku taallo rasaas, waxaana la sheegayaa xalay in lagu dilay xaafadaha Deegaanka Ceelasha biyaha, kadibna saaka meydkooda lasoo dhigay Isgoyska Ceelasha Biyaha.
Dhalinyaradaan ayaa waxaa saaka meydkooda lagu arkay masaajidka Dabaqeynka hortiisa ee deegaanka Ceelasha Biyaha, iyaga oo ay ka muuqato rasaastii xalay lagu dilay.
Waxaan la ogeyn cida ka dambeysay dilka loo geystay Dhalinyaradaan iyo sidoo kale Dhalinyarada qudhooda waxa ay yihiin, xilli dadka deegaanka ay isweydiinayaan cida dishay dhalinyaradaan.
Qof ka mid ah dadka deegaanka ayaa xoghoose.com.com u sheegay saaka inay cabsi dareemeen, kadib markii ay arkeen Dhalinyarada saddexda ah meydkooda oo rasaas ay ku taallo cida dishayna aan la ogeyn.
Maamulka Deegaanka Ceelasha Biyaha weli kama aysan hadlin dilkaan loo geystay saddexdaan Dhalinyarada ah ee xalay lagu dilay deegaankaasi.
Deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa saaka aad looga hadal haayaa Dhalinyaradaan la dilay cida dishay iyo meesha ay ka yimaadeen Dhalinyarada.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO VIDEO:-Wafdi ka socda Dowladda iyo Koonfur...

$
0
0

Pope Francis Oo Ku Baaqay Hogaamiyeyaasha Dunida...

$
0
0


Wadaadka ugu weyn diinta Masiixiga Pope Francis ayaa Axaddii shalay ka qeyliyay dhimashada 71 tahriibe oo laga dhex helay gaari xamuul ah oo looga tagay wado dhinaceed dalka Austria, isagoo shilkaasi ugu yeeray dambi laga galay bani aadnimada.
Pope Francis ayaa ugu baaqay hogaamiyeyaasha Dunida inay ka wada shaqeeyaan sidii looga hortagi lahaa dambiyada noocan ah ee ay galayaan mukhalasiinta dadka tahriibiya.
Jimcihiina , Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa sheegay inuu aad uga argagaxay oo uu ku qalbi jabay dhimashada ugu dambeysay ee muhaajiriinta ee laga soo warinayay labadaba badda iyo Berriga.
Dhinaca kale, dowladda Hungary ayaa sheegtay inay xirtay qofkii shanaad, oo ay uga shakisantahay inuu ka tirsanyahay kooxdii soo tahriibisay 71kii muhaajiriin ee dhintay.
Horay waxaa loo xiray sadex qof oo kale oo Bulgaria u dhashay iyo nin u dhashay Afghanistan oo kooxdan looga shakisanyahay.
Awdalpress.com
Rag Is Baray
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Tacsi ku socota qoyska reer Xaaji Dahir Aw Cilmi...

$
0
0

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN ANIGA oo ah safiirka Somaliland ee dalka France Ali Ismail waxaan TACSI u dirayaa qoyska reer xaaji DAAHIR Cilmi geeridiii ku timid Aabohod Allaha u naxariisto wuxuu ahaa nin dalka magac ku lahaa.. Aaaammmiiin
walaal marka hore waan ku salaamayaa, anigoo ah Mowlid Idris
Tacsidii oo qoraala watan hoos ku qoran.
mahadsanid.
Inaali laahi wa inaa ilaahi raaji cuun.
Waxaan tacsi uu diraynaa geeridi naxdinta lahayd ee kuu timid manta duhurkii Bishu markaay ahayd 30/08/2015, Awoowo XAAJI DAAHIR CILMI oo ku geeridooday magalada Borama. Anagoo kale ah
Abo Idris Maydhane Warsame
Hooyo Fousiya Abdillahi Nur
Mowlid Idris Maydhane
Liban Idris Maydhane
Yasmiin Idris Maydhane
Ayan Idris Maydhane
Maydhane Idris Maydhane
Dhamaan reer Idris Maydhane
Waxaana leenahay samir iyo iman ilaahay ha inaga siiyo isna jana Fardawsa allaha ah geeyo.
Mowlid Idris Maydhane
Awdalpress
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ururka Boko Xaraam oo isbalaadhinaya iyo Qorshe...

$
0
0


Saraakiisha Nigeria ayaa sheegay in ururka jihaad doonka ah ee Boko Xaraam uu doonayo in uu balaariyo goobaha uu ka hawlgalo.
Goobaha ay bartilmaameedsanayaana ay kam mid tahay magaalo madaxda ganacsiga ee Lagos.
Dawladu waxay sheegtay in ay tiro dad ah ka xirxireen magaalada Lagos iyo goobo aad ooga fogfog meelaha ay caadiyan uga hawl galaan Boko Xaraam, xiritaankaasina uu dhacay tan iyo bilawgii bishii todobaad.
Booliiska dharcadka ah ee Nigeria ee loo yaqaano DSS, ayaa magacaabay 12 ruux oo ay sheegeen in ay xubno ka yihiin Bookoo Xaraam ayna ku sugnaayeen magaalad Lagos.
Qaar ka mid ah dadkaasi ayaa la sheegay in ay diyaarinayeen waxyaabaha qarxa.
Suurtagal ma aha in si madax banaan loo xaqiijiyo wararkaasi.
Booliiska DSS looyaqaano waxay sheegeen in isku daygan is balaarinta ah ee Boko Xaraam uu salka ku hayo cadaadiska ka haysta gobolka waqooyi bari, weerarada ay ururku ka wadaan gobolkaasi ayaase wali sii socda
Awdalpress.com
Rag is Baray
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wararka sheegaya maxaa ka Jira In Shir-weynihii...

$
0
0


Hargaysa:(Awdalpress.com)- warar Xogo-gaal ah oo ay Heshay Shabakadda Wararka ee Oodweynenews,ayaa sheegaya in Shir-weynihii Gollaha dhexe ee Xisbiga Taladda Dalka haya ee KULMIYE dib loogu riixay bilawga sanadka 2016-ka ee soo socda.Xoggahaasi si cad umay sheegin sababta rasmiga ah ee dib-u-dhacaas loogu sameeyay Shi-weynaha Gollaha dhexe ee Xisbiga oo la filayo in lagu soo cumaamado Musharax Madaxweyne-nimo iyo Guddoonka Xisbiga ee shanta sanno ee soo socota Xisbiga Majaraha u hayn doona.
Balse waxa laysla dhex-marayaa sababta ugu weyni tahay Khilaaf Culus iyo Loolan adag oo ay iskugu Miciyo lisanayaan Baarqabka Xisbiga ee labadda dhinac u kala fadhiyaa,taas oo laga cabsi qabo inay Saaxadda Siyaasadda ka saarto Xisbiga ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku abtirsato.
Dhinaca kalena,waxa la sheegayaa inay dib-u-dhacaas si weyn ugu sacab tumayaan Xusbnaha Xukuumadda ku jira ee hogaanka Xisbiga uu hungurigu kaga jiro,waxaana la sheegayaa inay arrintaasna ay ku badhi-taageerayso Madaxtooyaddu
Gudoomiyaha haatan ee Xisbiga kulmiye,MD. Muuse Biixi Cabdi,ayaa isagu la sheegayaa inuu rabbo in Shir-weynaha Xisbiga la qabto ka hor intaanu sanadku dhamaan sidii markii horeba uu qorshuhu ahaa.
Iska soo wada xooriyoo waxa si weyn loogu dhegtaagayaa goorta iyo goobta uu dhaco Shir-weynaha Gollaha dhexe ee Xibiga oo dhicitaankiisa lagu tilmaamayo mid waji kale oo siyaasadeed uu dalku yeelan doono,isla markaasna laga yaabo inay soo baxaan Waji-yo iyo xulafo kale oo siyaasadeed oo si weyn wax uga bedesha sida maanta wax yihiin.
Awdalpress.com
Rag Is Baray
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal, Suldaan Xasan...

$
0
0

Daawo: “ Ilaa 1969-kii Qabyaaladda Waa waxaa lagu...

$
0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live