Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Arrag sawir qosol badan oo xaqiiqda ka turjumaaya oo...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Sawir gacmeedkaani ayaa lagu cabiray dhibaatada baaxada weyn ee kala heysata Dhalinyarada, waayeelada iyo Fecebook.
Xikmada sawirka ayaa ah in Facebooga uu dishooday qalbiga iyo wakhtiga dhalinyarada iyo dadka da'da ah ee wakhtiyadaani danbe kusoo biiray isticmaalkiisa.
Shaqsi waliba waxa uu moodaa in Facebook uu ku raaxeysanaayo, balse waxaa sawirka lagu muujiyay in Facebooga uu isaga ku raaxeysanaayo.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Faahfaahino kasoo baxeysa Xildhibaan ka tirsanaa...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka laga helayo Degmada Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan ay ku dhaawaceen degmadaasi Xildhibaan ka tirsan BFS xili uu ku sugnaa Isgooyska Ceel-gaabta.
Weerarka Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan ayaa lagu dhaawacay ayaa yimid kadib markii Gaari uu la socday lagu jaray gaari kale islamarkaana rasaaso lagu haawiyay, sida dad goobjoogayaal ahi ay u xaqiijiyeen Caasimada Online.
Kooxaha Weerarkaasi geystay ayaa goobta isaga baxsaday dhaawaca xildhibaanka kadib waxaana halkaasi gaaray Ciidamada amaanka Dowlada.
Ilaa iyo hada ma jirto cid sheegatay Mas'uuliyada Weeerarka lagu qaaday Xildhibaankan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Xadhiga ka Jaraya...

$
0
0

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta Xadhiga ka Jaraya Dhisme cusub oo loo dhisay Caruurta Aggoomaha ee ku jira Xarunta Agoomaha ee Magaalada Hargeysa.
Goobtaasi ayaa waxa ka dhicidoonta Munaasibad uu ka qaybgalidoono Madaxweynuhu laga hadli doono Doorkii ay xukumadu ka qaadatay dhismahaasi, iyo sida ay u caawiso caruurta ku jirta Xeradaasi.
Goobtan ayaa ah Xarunta ugu weyn ee ay ku Nool yihiin Caruur baddan oo agoomo ah kuwaasi oo ka soo jeeda qoysas dan yar ah iyo caruur aan Qoysas lahayn qarankana ku tiirsan
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya oo markale Qaramada Midoobay ku eedeysay...

$
0
0

Nairobi (Sh M Network)--Dowlada Kenya ayaa mar kale eedeysay laanta qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR in ay taageero siiso Kooxaha Argagixisada oo ay ula jeedo Ururka Al Shabaab kuwaasi oo ku sugan qeybo ka mid ah Dalka Kenya.
Kenya waxaa ay sheegtay in dad badan oo ku sugan xerooyinka qaxootiga ee Dhadhaab ee Gobalka waqooyiga bari ee dalka Kenya ay qayb ka yihiin kooxo weerarada ka fuliya gudaha dalka Kenya iyadoo xustay in weeraro dhowr ah oo ka dhacay dalka ay ku lug laahaayeen rag ka tirsan Al Shabaab oo ka yimid xerada Dhadhaab.
Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William ruto ayaa bil ka hor goobo fagaare ah ka bixiyey amar xerada Dhadhaab lagu xirayo mudo saddex bilood isagoo sheegay furnaanshaha xeradaasi ay Kenya ku keeni karto dhibaato ammaan daro.
Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa bishii hore ee October ka sheegay kulanka ka dhacay magaalada Jineefa ee dalka Switzerland in shaqaale ka tirsan hay,ada UNHCR in ay taageeraan dagaalyahan ka tirsan Al Shabaab waxaana wasiirka uu sheegay in howl galo ciidamada ay ka sameyeen xerada Dhadhaab ay ku soo qabqabteen hub iyo rasaas ,inkastoo UNHCR ay iska fogeysay eedeymahaasi ay u jeedinaysay dowlada Kenya.
Kenya ayaa waxaa ay wadaa qorshe dalkoodi dib looga celinayo qaxootiga somalida ah ee ku nool xeradaas oo lagu qiyaaso nus malyuun kuwaasoo qaarkood halkaasi degaana ilaa sanadkii 1991.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda oo sheegay...

$
0
0

"War-war badan bay galisay beesha caalamka iyo xisbiyada mucaaradka ah inay xukumadda ka dareeraan12 wasiir. Waayo, waxay masuul ka tahay maamulka dalka. qabashada doorashada, nabadgalyada" C/raxmaan Cirro
Hargeysa(Waaheen) Guddoomiyaha aqalka wakiillada Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani, ayaa shalay dalka ku soo laabtay, isaga oo muddo ku dhaw bil uu ku maqnaa dalka dibaddiisa . Guddoomiyaha ayaa ka hadlay xilliga xisbiga Waddani qabsan doono shirweynihiisa iyo khilaafaadka Kulmiye.
Guddoomiye oo ka Hadlaya Wasiiradii iska casilay Xukumada Siilaanyo waxa uu yidhi. "Waxaan ka xumahay oo aanan ku faraxsanayn khilaafka soo dhex galay xisbiga Kulmiye oo xisbi qaran ah. Waxaan u rajaynayaa khilaafkooda inay xallistaan shirkooduna u qabsoomo. Waxa kale oo naxdin lahayd inay xukumadda ka dareeraan in ka badan 12 wasiir. Xukumaddu waa xukumaddii qaranka xisbigay doonto ha laga dhisee, way ka duwan tahay xisbiga oo waxay masuul ka tahay maamulka dalka. Waxay masuul ka tahay qabashada doorashada, waxay masuul ka tahay nabadgalyada. Runtii arrintaasi warwar badan bay galisay beesha caalamka iyo xisbiyada mucaaradka ah, arrintaas xalkeeduna wuxuu saaran yahay madaxweynaha Somaliland," ayuu yidhi guddoomiye Cirro.
Guddoomiyaha Waddani, wuxuu shacabka ugu baaqay inay ilaashadaan ammaankooda iyo nabadgalyada. Waxa uu Kulmiye u rajeeyay sidii ay arrimahooda u dhammaysan lahaayeen. Waxa uu sidoo kale sheegay in cidii ka baxda xisbiga Kulmiye uu u furan yahay xisbiga Waddani inay yimaadaan.
Guddoomiyaha oo la waydiiyay xilliga xisbigiisu qabsan doono shirweynihiisa wuxuu yidhi " Xabsashada xisbiga shirkiisu ma foga. Waxaan isleeyahay sanadku intaanu dhammaan baanu qabsanaynaa ama ka soo socda horraantiisa Inshaa Allah," ayuu yidhi Guddoomiye Cirro. Cirro waxa kale oo uu ka waramay kulamo uu la yeeshay Madaxda Dalka Filland, Holland iyo Barlamaanka Yurub, waxanau tilmaamay in uu uga xogwarmay xaalada Somaliland ku sugan tahay dhinca dhaqaalaha iyo nabadgelyada waxa kale oo uu sheegay in uu kala hadlay Arrimaha doorashooyinka Somaliland ku foosha leh iyo sidii ay ugacaawin lahaayeen.
Guddoomiye Cirro waxa madaarka ku soo dhaweyey Shirguddoonka Golaha wakiilada, Xildhibaan, iyo Taagerayaasha Xisbiga Waddani.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dood culus oo ka taagan qabsoomida shirweynaha...

$
0
0

Madaxweyne Siilaanyo oo kulamo la yeeshay qaar ka mid ah Isbahaysiga qaadacay shirka Golaha Dhexe
Hargeysa(Waaheen) Dood adag iyo warar iska soo horjeeda ayaa ka soo baxaya qabsoomida shirweynaha Kulmiye ee loo asteeyey 10 bishan November, kaasoo aan la saadaalin Karin qabsoomidiisa, maadaama dhawr jeer guddiyo loo saaray xalinta khilaafka ka dhashay ay ku guuldaraysteen.
Labadii maalmood ee ugu danbeeyey waxa laga dareemayaa dhinaca Madaxtooyadda dhaqdhaqaaq ay ku raadinayso inay labada dhinac ba ku qanciso xal dhexe, hase yeeshee illaa hada ma muuqato talaabo cad oo la odhan karo way ka farxin kartaa labada garab ee isku haya, wallow la rajaynayo in talaabo dhinac uun loo qaadaa ay keeni karto in labada dhinac midkood ku waayo natiijo qancisa.
Wararka ka soo baxaya maaraynta ay madaxtooyaddu ku wado qabsoomida shirka ayaa la sheegayaa in qasriga Madaxtooyaddu wado kulamo lagaga tashanayo go'aan kama danbays ah, waxaana arrintan soo shaac saaray kadib markii looga yeedhay madaxtooyadda rag badan oo ka soo jeeda garabka isbahaysiga kuwaas oo uu madaxweyne Siilaanyo talooyin ka urursaday.
Dhinaca kale, guddida loo saaray xalinta arrinta shirka Golaha dhexe ayaa la sheegayaa inay ka soo baxayaan go'aano iska hor imanaya oo sheegaya in qaar ka mid ahi ay soo bandhigeen in shirka Dib loo dhigo, halka kuwa kale na ay taas ka duwan yihiin, hase yeeshee labada dhinac illaa hada ma jiro war ay isku waafaqsan yihiin oo ka soo baxay.
Iyadoo ay arrimahaasi socdaan ayay isbahaysiga musharaxiinta ka soo horjeeda Guddoomiye Muuse Biixi soo saareen bayaan ay ku diidan yihiin baaq ka soo baxay Xoghayaha Guud ee Kulmiye, kaasoo musharaxiinta ugu yeedhayey inay Xarunta Xisbiga iska soo diiwaan galiyaan.
Bayaanka Isbahaysiga ayaa u dhignaa sidan:
Jawaab Anagoo ah musharaxiinta hoos ku saxeexan ee Shirka Golaha Dhexe ee xisbiga uga sharraxan jagooyinka musharaxa madaxweynaha, madaxweyne ku-xigeenka iyo guddoomiyaha Golaha Dhexe, waxaanu halkan kaga jawaabaynaa qoraal war-saxaafadeed ahaa oo laga soo saaray Xafiiska Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye oo warbaahinta loo soo mariyey musharaxiinta danaynaysa inay jagooyin uga tartamaan shirka Golaha Dhexe ee loo muddeeyey inuu qabsoomo 10-ka November, 2015, laguna wargelinayo musharaxiinta in ay saddex cisho gudahood ku yimaaddaan xarunta xisbiga si loogu sheego shuruudaha u yaalla musharraxnimadooda iyo xeer-hoosaadka khuseeya arrimahooda.
Haddaba, waxaanu u aragnaa in tallaabadani ay tahay tallaabo kale oo cid aan awood sharci u lahayni ay si badheedh ah u maroorsanayso. Waxaanu ognahay in xeerarka khuseeya musharaxiinta jagooyinka Madaxweyne, Madaxweyne Ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee xisbiga Kulmiye ay yihiin Dastuurka Qaranka Xeer Lr 20/2001 iyo xeer hoosaadka Golaha Dhexe ee xisbiga, shuruudaha laga doonayo musharaxiintaasina ku qeexan tahay xeerarkaas, iyadoo xeerarkaasina yihiin kuwo cid kasta oo danaynaysaaba haysato. Sidaa darteedna aan loo baahnayn in nalooga yeedho xarunta xisbiga si naloogu sheego wax aanu ognahay.
Waxa iyana muhiim ah in la ogaado in aanu Xoghayaha Guud ahayn ciddii buuxinta shuruudaha xeerarku u dhigeen musharaxiinta ku hubin lahayd.
Qodobka 16aad ee Xeer Hoosaadka Golaha Dhexe ee xisbiga, farqaddiisa 4aad, waxay qeexaysaa sidan:"Iv. Guddi gaar ah oo guddoonka Golaha Dhexe ee xisbigu magacaabo, Golaha Dhexena ansixiyo ayaa musharaxiinta ku hubinaysa shuruudaha kor ku xusan."
Isweydiintu waxay tahay ma jirtaa guddidaa gaarka ah ee ay jidaysay farqadda (Iv) ee qodobka 16aad ee Xeer Hoosaadka Golaha Dhexe ee Xisbigu?
Jawaabtu iyadoo cad, haddana waxaanu kooxda shirka toocsanaysa ee debedda uga baxday xeerarkii xisbiga u sheegaynaa in guddidii lagala xidhiidhi lahaa musharaxnimada jagooyinka looga tartamayo Shirka Golaha Dhexe ay ku xidhan tahay shir loo dhan yahay oo inoo qabsooma oo marka hore doorta guddoonkii Golaha Dhexe ee guddidaa gaarka ah magacaabi lahaa, dabadeedna uu guddidaa gaarka ah ee xisbigu shirkiisaa ku ansixiyo kadibna ay guddidaasi hawl-gasho, natiijada hubintana ku soo celiso guddoonka Golaha Dhexe si uu isna ugu bandhigo shirka.
Maaha qodobkani ka kaliya ee illaa hadda la jabiyey, waxa qodobbada xeer ee hore loo jabiyey ka mid ah qodobka 33aad ee Dastuurka Xisbiga farqadiisa kh ee u dhigan sidan: (Marka laga reebo awoodaha dastuurkan xeer hoosaadka Golaha Dhexe iyo Go'aamada Golaha Dhexe ay siinayaan guddida fulintu waxay leedahay awoodaha soo socda:
"Kh. Waxay socodsiinaysaa hawl-maalmeedka Golaha Dhexe"
Ku gefidda qodobka 33aad (KH), waxay meesha ka saartay wada tashigii xisbigu caanka ku ahaa, waxaanay xisbiga u gacan gelisay koox dan gaar ah wada leh oo iyadoo aan xeer siinin muddeysatay shirka, cayimaadda taariikhda qaadashada kaadhadhka, u yeedhaysa musharaxiinta, illaa haddana iska wadata diyaarintii shirka, kuna talo jirta inay shirka iska maamulato, iyadoo aanay waxba kala socon Guddoomiy ku-xigeennada labaad iyo saddexaad ee xisbiga ee shaqada la leh hoggaanka xisbiga intiisa kale, saddexdii musharax ee ka midka ahaa afarta musharax madaxweyne, musharax mdadaxweyne ku-xigeen, musharax guddoomiye Golaha Dhexe oo dhamaantoodba doonaya in shirku noqdo saaxad loo siman yahay iyo waliba xubnihii guddida fulinta ee shaqada maalinlaha ah ee xisbiga lahayd intoodii badnayd.
Sidaa darteed, mudane Madaxweyne, adigoo ah marjacii lagula noqon lahaa khilaafaadka laysku mari waayo ee ka dhex dhasha xisbiga iyo xubnaha hoggaanka ee goonida u diyaarsanaya shirka Golahaba, waxaanu halkan ugu sheegaynaa in yeedhmada musharaxiin loogu yeedhay Xarunta Xisbigu aanay ahayn yeedhmo ka soo baxday ciddii awoodda sharci u lahayd, anagana markaa aanay naga mudnayn wax tixgelin ah.
Waxa kale oo aanu mudane Madaxweyne mar kale halkan kuugu caddaynaynaa in aanu danaynayno sidii xisbiga Kulmiye usii ahaan lahaa Kulmiyihii la wada lahaa, taas oo ku iman karta uun talada oo cidda toocsanaysaa dhulka dhigto, Xeerkii Xisbiga oo loo soo noqdo, hay'adihii shaqooyinka kala lahaa oo loo ogolaado in ay mas'uuliyadooda gutaan.
Waxay mudane Madaxweyne, noogu muuqataa mowqif kasta oo aad ka qaadatay tartanka musharaxiintaba in aad wali tahay cidda qudha ee isku soo celin karta xisbigii, waxaanu markaa kaa rajeynaynaa inaad kaalintaada qaadato oo aad xal waara u raadiso mashaakilka ka jira xisbiga, lagana dhawro degdegga middi-roortayska iyo isku-dayada looga jeedo in lagu xalaalaysto shirkaas aan loo dhamayn.
Allah talada toosan hayna waafajiyo.
1. Maxamed Biixi Yoonis oo u tartamaya jagada musharaxa madaxweynaha
2. Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe) oo u tartamaya jagada musharaxa madaxweynaha
3. Cabdulcasiis Maxamed Samaale oo u tartamaya jagada musharaxa madaxweynaha
4. Faarax Cilmi Maxamuud oo u tartamaya jagada musharaxa madaxweyne Ku-xigeenka
5. Cabdiraxmaan Cismaan Caalin oo u tartamaya jagada musharaxa Guddoomiyah Golaha Dhexe
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo: Aadan Siiro oo Naqdiyey Caaqil ay Qowmiyada...

$
0
0

Madaxweynayaasha Dalalka Shiinaha Iyo Taywaan Kulan...

$
0
0

Kn: Madaxwaynaha dalka Shiinaha Xi Jinping iyo dhiggiisa Taywaan Ma Ying-jeou ayaa isku maanta isku gacan qaaday dalka Singabuur.
Kulankaan ayaa ah kii ugu horreeyay oo ay yeeshaan madaxda labadaan dal kadib xiligi uu dhamaaday dagaalkii sokeeye 1949kii xiligaas oo ay Taywaan ku dhawaaqday gooni isutaag.
Iyadoo aan la filaynin inay heshiisyo kal saxiixan doonaan labadaan dal ayaa hadana waxaa jirta rajo ah in ay billaawato wadadii ay ku midoobi lahaayeen maadana dalka Shiinaha uu weli Taywaan u arko gobol iyaga kamid ah.
Taywaan ayaa dhanka kale weli ku raad joogta helitaanka aqoonsi buuxda iyadoo ku guuldarraysatay isku dayo badan oo ay samaysay.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Lagu...

$
0
0

Kn: Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan aya ku dhaawacmay weerar ay ku soo qaadeen dabalay hubaysan magaalada Muqdisho maanta.
Xildhibaanka oo marayay wado ku taalla degmada Xamar Weyne ayaa rag hubaysan oo aan heybtooda la aqoon ku weerareen isagoo la rumaysanyahay in la damcsanaa in nla dilo balse ka badbaaday.
Dhaaawaca ayaa lasoo sheegayaa inuu ka gaaray hooradka balse la geeyay cisbitaalka iyadoo xaaladiisa aad looga dayrinaayo.
Weeradaan qorshaysan ayaa mudooyinkaan soo noqnoqonaya taaso loo aanaynaayo inay jirto jiljileec xagga feejignaanta ciidamada amniga ee Soomaaliyeed.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Bilayska Maraykanka oo toogtay wiil yar

$
0
0

Dalka Maraykanka waxaa la qabtay laba askari oo bilayska ka tirsan kadib markii la dileen wiil lix jir ah gobolka Lousiana. Jeremy Mardis ayaa waxaa ku dhacay shan xabadood kadib markii bilaysku rasaas ku fureen gaadhiga uu waday aabahii.

Booliska Kenya oo xabsiga dhigay ku dhawaad 10 Ruux...

$
0
0

Nairobi (Sh M Network)--Ciidamada Booliska ee dalka Kenya ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigeen ilaa iyo sided ruux oo somalia ah kuwaasoo isagu jiray caruur yar yar iyo haween .
Damson Diru oo ah sarkaal ka tirsan waaxda dembi barista ee dalka Kenya ayaa sheegay sideeda ruux ee ay qabteen Ciidamada Booliska ay safar diyaaradeed ku yimaadeen uganda iyadoo xilligii ay Ciidamada qabteen ay safar dhinaca dhulka ah ku soo galayeen gudaha dalka Kenya.
Booliska ayaa sheegay in dadkaasi somalida ah ay ku qabteen deegaanka londaani ee dalka Kenya iyadoo markii dambana loo gudbiyey saldhiga Booliska ee deegaankaasi.
Mr damson ayaa xusay in sideedaasi ruux ee ay xireen Ciidamada Booliska ee Kenya in ay qaab sharci daro ah ku soo galayeen dalka Kenya waxaana uu sheegay dhawaan la hor keeni dooni maxkamad.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Taliska AMISOM oo uga digay Ciidamadooda goobaha...

$
0
0

Kampala (Sh M Network)--Taliyaha ciidamada dalka Uganda General Edward Katumba ayaa ugu digay dalkiisa ka socda ee ka tirsan howl galka nabad ilaalin Midowga Afrika ee Somalia in ay taxadar badan ka sameeyaan goobaha ay ka jiraan colaadaha si naftooda aysan helis badan u galin gaar ahaan meelaha ay ka dhawyihiin xarakada al Shabaab.
General Katumba ayaa hadalkaasi ka jeediyey munaasabad calan saar ah oo ka dhacaysay degmada Ssinga ee dalka Uganda halkaasoo ay ku sugnaayeen qaar ka mid saraakiisha ciidamada ee dalkaasi.
Taliyaha ciidamada malateriga ee dalka Uganda general Katumba ayaa sheegay in ciidamada Uganda ee qaybta ka howl galka amisom ee Somalia in ay feejignaan dheeraad ah sameeyaan saddexda bil ee ugu horeysay si ay isaga ilaaliyaan weeraro gaadmo ah oo kaga imaan kara dhinaca al shabaab.
Taliyaha ciidamada Uganda ayaa hadalkaasi si gaar ah ugu jeedinayey ciidamada badalka ku yimaada Somalia ee ka tirsan dalka Uganda kuwaasoo badela qaar ka mid ah ciidamadii hore u joogay.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Aniga Hooyo Waxaan Ku Xasuustaa Arimahaan Cajiibka...

$
0
0

Qormadaan cajiibka ah ee ku saabsan hooyada inaan qoro waxaa igu kalifay casir liiqii galabta anigoo dhex marayo xaafada somalida ku badantahay ee Eastleigh "Islii" ayaa wiil soomaali ah oo horteyda socday wuxuu indhaha ku dhuftay maamo waayeel ah oo Kenyan aheyd.
Markaasuu wiilkii la socday intuu ku jeediyay ku yiri eeg naagtaan kenyan-ka ah ayadoo duq ah ayey suuqa waxee rabso kasoo qabsaneysaa naagaha soomaalidana hadii aay duqoobaan saliga kama soo kici karaan...
Intaan yaabay ayaan sidaa u eegay niyada iska iri:- doqonka ma ogo miyaa hooyada soomaaliyeed in aay ku dul dhafarto ubadkeeda dhib walbaana aay u marto intuu yaryahay, marka hooyada duqowdana aay kusoo baxaan xanuuno jirkeeda u adkeysan jiray markii aay dhalin yareyd ee aay korineysay ubadkeeda.
Teeda kale markuu leeyahay naagaha soomaaliyeed ee duqyaasha ah ma wuxuu awoodi waayay magac maamuuseedka maamo ama haweenka soomaaliyeed, mase wuxuu mooday hooyooyinkaan kenyanka ah ee dhalayo labo canug keliya ee aan xattaa masaasadiisa leysku dhibin nadiifinta la nadiifinayo.
Hadaba arartaasi kadib akhristaha kobciyemedia.com aniga kalafoge ahaan waxaan hooyadeey ku xasuustaa arimo badan oo aan laga heli karin noole kale balse aan kasoo qaadanayo sadax arimood.
1;- Hooyadeey waxaan ku xasuustaaa in aaysan weligeed iiga hormarin cuntada mar hadii aay kariso ama uu qof kale kariyo inta saxan noogu rogto ayuu qof walbo dhiniciisa ka cuni jiray balse ayadu dib bey isku dhigi jirtay oo wixi naga soo haro ayey cuni jirtay sida lafihii aan hilibka ka heensanay iyo reereebkii kale, anagoo dhargin weligeed ayadu ma aaysan is dharjin, hadaba noole naxariistaas laga helayo ma jiraaa.
2:- Waxaan ku xasuustaa hooyadeey macaan hadii aay hada igu qeyliso oo aay ii xanaaqdo daqiiqado kadib ineey ii dhoola cadeyn jirtay, waayo A ayadoo ii xanaaqsan markii aay sidaan iisoo eegtaba waxaa qaadi jiray dareen waalidnimo durbaba weey iidhoola cadeyn jirtay,A hadaba noole naxariistaas laga helayo ma jiraaa.
3:- Waxaan ku xasuustaaa sidii aay ii daryeeli jirtay uguna dadaali jirtay farxadeyda sida ineey iwado oo aay iisoo iibiso dharka aan anigu dooqday ee aan jeclahay, iyo sidii aay ugu dadaali jirtay inaan wax barto inta aay soo kacdo ayadoo juuq iyo jaaqba jirin oo aay dab ii shido kadibna kariso cunto si aan u helo energy aan wax kusoo barto maalintaasi.
Hooyo waxyaabaha aan ku xasuusan karno maahan waxyaabo yar hadana waxaa jiro waxyaabo badan oo yaraantaadii aadan dareemi karin balse markii aad weeynaatay dareentay qiimaha waalidka.
Hadaba shalay hadii aay hooyadu kugu soo tiir iyo tacab beeshay si aad meel u gaarto, maanta markii aay duqowday oo aay xanuunsatay adigana maxaa kuu diiday inaad u garab istaagto sidii aay kuu garab taagneyd markii aad tabar darneyd, mase waxad ugu abaal gudeysaa naagaha soomaaliyeed hadii aay duqoobaan wax ma qabsan karaaan...
Hooyooy Macaaneey.
Hormuud Kolkaan Kaa Soo Waco.
Adoo Xanuun La Haarayo,
Hallooow Aad Ku Hadaaqdo.
Wadnahaaa Hoos Idhacooo.
Hadba Waxaan Hamiyaaa.
Goortaan haboowsanaa.
Hubaal Aan Awood Laheyn.
Hilinka Aanan Mari Karin.
Adiguna Ii Heelaneyd..
Aduun Waa Hirtaanyoo.
Hadal Iyo Awood.
Haatan Hibaan Uyeeshay.
Adiguna Hubaashii.
Haar Iyo Xanuun.
Hooy Beey Kaa Dhigteenoo.
Hurdadii Aan Kuu Diiday Iyo.
Haraadkii Aan Kusoo Baday.
Ayaad Maanta Harsaneysaa.
Aniguna Hooyooy.
Halkaad Joogtiyo.
Hooskaadii Baan Ahay.............
Hooyo iyo Aabo sidaad iisoo tarbiyeyseen abaalkaasi ma gudi karo balse waxaan rajeynayaa abaalkaasi inuu illaahey idiin gudo idiinku abaal mariyo janadiisa, aniguna intaan noolahay waxaad iga hanan doontaan duco iyo inaan idiin iloobi doonin intuu wadnaheygu shaqeynayo.
Akhristoow adigana tolloow maxaad ku xasuusataaa hooyo halka hoose inoogu reeb arimaha aad ku xasuusato..W/Q Ibrahim Ali Abdi "Kalafoge"..
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sirta Nolosha Xoog Maahan “Akhriso Dhacdadaan Kana...

$
0
0

Waxa taas, aad kuugu cadaynaysa libaaxu wuu xoog badanyahay haddana xoogiisa waxa ka xoog badan caqliga oo waxa ku filan oo keliya kiiloo hilib ah oo sun loogu daro oo gabigiisaba ka takhaluusa.
Haddii qof ku ag fadhiyaa ku yidhaahdo waad I cidhidhiday ee iga durug, waxaan shaki ku jirin qofkaasi inuu kaa cadhoonayo kaana durkaynin, haddiise aad ku tidhaahdo iga raali ahoow islamarkiiba waxa dhacaysa inuu si dhakhso ah uu kaaga durko.
Waxa dhacday beri fog in dalka Ingiriiska dhammaadn sineemooyinka lagu soo rogay oo laga mamnuucay in haweenku ay soo xidhaan koofiyadaha waaweyn, iyagoo dadka ka dambeeya eegida filinka koofiyadahodu ka daboolaan. Hase yeeshe maamulaha shileemooyinka arrintaasi wuu ku guulaysan kari waayay dhibaato iyo dhaqaale darana way u soo jiiday.
Ugu dambayntiina waxa tallo wanaagsan siiyay nin garanayay saykoolajiga haweenka isaga oo kula talliyay inu ogaysiiskii hore ee ahaa haweenka oo idil waa ka mamnuuc inay yimaadaan sinimooga iyaga oo koofiyado xidhan oo uu u bedelo kuna qoro koofiyadaha waa ka mamnuuc haweenka marka laga reebo haweenka daaEU(tm)da ah iyo kuwa foosha xun.
Waxa dhacday haweenkii oo idil inay dib u xidhan koofiyado muddo dheer sineemada dhexdeeda, ha ahaato ama dabadeedaba aha ahaato iyagoo maraya iyagoo necbaysanaya in loo arko mid fool xun ama daaEU(tm) ah.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Sawirada ”Gabdho katirsan Booliiska Soomaaliya...

$
0
0

Gabdho katirsan Ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa loo soo xiray tababar ku saabsanaa sida looga hortagi karo tacadiyada iyo falal dambiyeedyada kale ee loo geesto Haweenka Soomaaliyeed sida kufsiga .
Tababarkan waxaaa bixinayay saraakiil katirsan ciidanka booliiska AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho, ujeedka tababarkan ayaana ahaa sidii gabdhaha katirsan booliiska Soomaaliya loogu diyaarin lahaa kahortaga tacadiyada ka dhanka ah Haweenka.
Gabdhahan katirsan booliiska Soomaaliya ayaa hada u diyaarsan kahortaga kufsiga iyo tacadiyada kale ee haweenka Soomaaliyeed loo geesto, waxaana wadanka mudooyinkii dambe ka dhacayay kufsi iyo dhibataooyin kale oo Haweenka loo geesanayay.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Waanu Ka Xunahay Tareenkii Kulmiye Ee Inta Badan...

$
0
0

Isbaahaysiga Musharaxiinta Xisbiga Kulmiye Oo...

$
0
0

Marxuum Xildhibaan Max’ed Axmed Gurxan oo lagu aasay...

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)- Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo shalay kooxo hubeysan ay ku toogteen magaalada Muqdisho.
Mudane Gurxan oo lagu aasay qabuuraha Isbitaalka Madiina ayaa waxaa aaskiisa ka qeybgalay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamanka, Jeylaani Nuur Ikar, ku simaha R/wasaaraha ahna R/wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte, Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" Wasiir ku xigeenka Wasaaradda C/llaahi Colaad Rooble, Xildhibaanno iyo ehelada Xildhibaanka.
Allaha u naxariistee Xildhibaanka ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray rasaas ay kooxo hubeysan shalay ku fureen isagoo marayay suuqa Bacadlaha degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Max'ed Gurxan ayaa noqday Xildhibaankii 12aad ee 8-diil; bil ee la soo dhaafay lagu dilay Magaalada Muqdisho
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Slain Somali lawmaker laid to rest in state funeral...

$
0
0

Mohamed Ahmed Gurhan, a Somali lawmaker who was shot dead by Al shabaab in a drive-by-shooting in Mogadishu by Al shabaab militants on Saturday was laid to rest in a state funeral.
The body of the late MP was taken to prayer field inside the graveyard of Medina Hospital in Mogadishu, where he was laid to rest with the presence of deputy PM, lawmakers and renowned politicians.
The MP succumbed to gunshot critical wounds sustained in an Al shabaab attack at a hospital in Mogadishu on Saturday evening, becoming the 12th lawmakers killed by militants in 18 months.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Four Iranian hostages freed in Somalia head home

$
0
0

Somali Government has formally handed over 4 Iranian fishermen who were rescued last week from pirate gangs to Iranian embassy in Mogadishu on Saturday night.
Somalia's internal security minister Abdirisack Omar Mohamed said that the country's Galmudug state army freed the four Iranian fishermen from Somali pirates after an operation in Adado town.
The minister stated that the troops are pursuing the pirates who still held nine other hostages, all believed to be from Iran.
However, It was not immediately clear when the freed crew were seized by the Somali pirates, or which vessel they came from.