Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Madaxweyne Xasan: Cawke baal dahab ah ayuu ka galay...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday weriye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa howlwadeennada kaalinta weyn ka soo qaatey saxaafadda Soomaaliya.
"Innaa Lillaahi waa Inaa Ileyhi Raajicuun. Marxuum Cawke waxaa uu ka baxay ummadda Soomaaliyeed oo dhan, cid walbana way garaneysaa kaalintii iyo shaqadii wanaagsaneyd ee uu dalkan u soo qabtey intii uu noolaa. Marxuumka Ilaahay Jannatul Fardowsa ha ka waraabiyo, qoyskiisa, ehelkiisa iyo shacabka Soomaaliyeedna, samir iyo iimaan Allah ka siiyo," ayuu yiri Madaxweynaha.
Marxuum Axmed Xasan Cawke waxaa uu door weyn ka soo qaatey, shaqadiisana ay si weyn uga dhex muuqatey Wasaaradda Warfaafinta, Madaxtooyada Soomaaliya, idaacadaha caalamiga iyo kuwa maxalliga intaba.
Marxuumka ayaa xaley saq dhexe ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee maamulka Soomaalida ee dalka Ethiopia.
The post Madaxweyne Xasan: Cawke baal dahab ah ayuu ka galay taariikhda ummadda Soomaaliyeed appeared first on Awdalpress.com.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Madaxwaynaha Yemen oo Cadan ku laabtay

$
0
0

Madaxwaynaha dalka Yemen Cabdulrabah Mansuur Hadi, ayaa dib ugu laabtay magaalada koonfurta ku taala ee Cadan

Abaaro Iyo Xanuuno Ka Jira God-Aalo, Sool

$
0
0

Abaalmarin Caalami ah oo La Guddoon Siiyay Shirkadda...

$
0
0

Hargeysa(Somaliland.Org):-Waxa Axadii la soo dhaafay , lagu qabtay magaalada Minneapolis ee wadanka Maraykanka kulan ay soo qabanqaabisay hay'ada caalamiga ah ee arrimaha qaxootiga qaabilsan ee American Refugees Committee (ARC).
Kulanka cashada ahaa waxaa looga hadlay horumarka iyo dhibaatooyinka horyaala dadka qaxootiga ah. Waxaana ka qaybgalay ugu yaraan 1000 qof oo ka kala yimid waddamada caalamka.
Waxaa sidoo kale fadhiyay Safiirka Soomaliya u fadhiya magaalada Washington.Waxaa abaalmarinno qadderin ah lagu gudoonsiiyay shirkaasi shirkadaha loo aqoonsaday in ay wax ka qabtaan hawlaha dadka qaxootiga ah.
Shirkadahaasi waxaa ka mid ahaa hormuudkooda shirkadda ganacsiga ee Dahabshiil Abdirashiid Maxamed Saciid waa Guddoomiyaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil Group.
Wariyaha BBC-da Maxamed Xaaji Xuseen oo kulankaasi ka qaybgalay ayaa waraystay Cabdirashiid Mohamed Saeed Duale (JAWAAB), waxana uu ku bilaabay inuu weydiiyo xafladdu, guud ahaan, waxa au daarranayd.
JAWAAB: Sida aad la socoto xafladdan waxa qabanqaabiyey hay'adda American Refugee Committee (ARC) oo deggan Gobolka Minnesota (USA); waana hay'ad caalami ah oo dhulkua Soomaalida hawlo badan ka qabata, waddamo badan oo Afrika ahna wax ka qabata, sidoo kale.
Annaga Dahabshiil ahaan Abaalmarintan ay na siiyeen ama nagu maamuuseen aad ayaannu ugu faraxsanahhay.
Xafladdan ARC qabanqaabisay waa xaflad ilaa 1000 qof ka soo qayb galeen oo lagu xusayo horumarka dadka Soomaaliyeed ka gaadheen meelo badan. Iyada oo inta badan warar aan wanaagsanayn dhulalka Soomaalida laga sheego, in hay'ad caalami ah iyo ganacsatadii abaalmarintan horumarka Dahabshiil Gddooniyaan waxa ay noo tahay sharaf iyo farxad.
BBC: Maxay ku soo kordhin kartaa billaddan la idin siiyey Dahabshiil?
JAWAAB: Billaddan la siiyey Dahabshiil waxa ay muujineysaa in dadka caawa ka soo qayb galay xafladdan ee halkan jooga ee ay ka midka yihiin xubnaha Congress'ka, sida Keith Ellison, ganacsatada Maraykanka ah ee deggan...waxa ay muujineysaa in hawlaha Dahabshiil ka qabtay dhulalka Soomaalida ama hawlaha aan halkanba ka qabannay sida isu-gudbinta lacagaha (la gaadhsiiyo dadka u baahan) in Dahabshiil ka qayb yahay horumarka laftiisa, iyo in ganacsatada iyo madaxda kale ee ka soo qayb galay xafladda u muujiyaan inay Soomaalida jiraan dad dedaalaya, oo doonaya in horumar ka dhaco waddankoodii.
Sida aan kuu sheegay, annada dhiirrigelin ayay noo tahay haddii aannu nahay Dahabshiil inaanu helno billaddaa caalamiga ah.
BBC: Waxyaabaha aad qabataan ee la idinku aqoonsaday maxaa ka mid ah?
JAWAAB: Waxa ka mid ah, sida aad la socota, hawlaha ballaadhan ee ganacsi ee Dahabshiil ku jiro ha noqoto lacagaha Maraykan, oo kale, laga dirayo, ha noqto bangiyada, ha noqoto isgaadhsiinta SOMTEL oo moobaylkii iyo Internet'kiiba samaysay... iyo waddamadan kale ee Afrikaba ganacsiga aannu kaga jirno. Waxa ay muujineysaa in ganacsiga iyo horumarku yahay waxa mustaqbalka qayb ka qaadan kara, shaqo abuuri karaya.. inta badanna Soomaalida ganacsigu waa waxyaalaha ay ku fiican tahay.
Waad ogtahay in Minnesota Soomaalidu ganacsi badan ka samaysay. Xafladdan waxa ka soo qayb galay dhallinyaro badan oo ama hadda bilaabya ganacsi ama sameeyeyba, markaa in Dahabshiil loo garto inay tahay calaamadda/Astaanta horumarka waxa ay u tahay guul ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba. Annaguna waannu ku faracsannahay in dadkaa kala duwan ee ganacsatada, dawladda iyo hay'addaa caalamiga ahba ee xafladdan ka qayb qaatay in Dahabshiil loogu qiray qaybta (doorka) uu ka qaatay horumarka.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ergada Shirka Madasha Wadatashiga Jubbaland oo...

$
0
0

Kn: Shirkan oo looga doodayay qaabka loo qabanayo doorashada 2016-ka dalka ka dhici doonta maadaama dalka aysan ka dhici karin doorasho hal qof iyo hal cod ah.
Shirarka oo guud ahaan dalka oo dhan ka soconaya ayaa looga gol leeyahay in lagu soo saaro hanaan macquul ah oo ay doorashada udhacayso.
Shirka maanta lasoo xiray ee ka socday Kismaayo ayaa waxaa lagu go'aamiyay in hanaan degmo lagu soo xulo xubnaha doorashada baarlamaanka ka qayb gelaya taas oo la raacayo degmooyinkii 1992dii.
Intii aysan dhicin dowladdii Maxamed Siyaad Barre ayaa dalka waxa uu ahaa 92 degmo, kuwaasi oo haddii midkiiba laga soo xulo 3 xildhibaan uu markaasi baarlamaanka noqon doono 276 , halkii uu markii hore ahaa 275 xubnood.
Ergada waxa ay kala xulanayeen 4 qodob oo kala ah in nidaamka 4.5 lagu sameeyo, ama nidaamka xisbiyada, ama dowlad goboleedyada ama degmooyinka.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxwaynaha Soomaaliya Oo Khudbad Ka Jeediyay...

$
0
0

Kn: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta magaalada Dubai uga qeybgalay shirka Global Business Forum ayaa sharxaad ka bixiyay fursadaha maalgashi ee xiligan dalka ka jira iyo sida dalkeenu u soo hagaagay.
Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirkii madasha ganacsiga caalamiga Global Business Forum ee ka dhacay Dubai ayaa sharaxaaad ka bixiyay sida dalka Soomaaliya ay maalgashi uga samynsan karaan dalalka dhaqaalaha leh isagoo ka hadlay xaalada amniga dalka ee soo laabatay.
Waxaa kale oo madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ka hadlay wax soosaarka dalka ee beeraha iyo xoolaha oo u baahan in aduunyadu ka faa,iideysato isagoo dhinaca kale amaanay doorka maalgashi ee qurba joogta Soomaaliyeed oo 2 milion oo qof kor u dhaafaya ay dadaalka ugu jiraan sidii ay dalkooda dib ugu maalgelin lahaayeen.
Madaxweynuhu waxuu aad uga hadlay sida dalku uga nabdoonyahay xiligan halistii ay aragagaxisadu ku heysay maadaama uu amnigu aad u soo hagaagay lagana hiirgelin karo maalgashi nooc kasta leh oo caalami ah si maalgashadayaasha iyo Soomaaliduba uga faa'iidaan.
Madaxweynaha Ruwanda Paul Kagame ayaa isna sharaxaad ka bixiyay sida Afrika diyaar ugu tahay maalgashi ay ku sameeyaan shirkado iyo dalalba,sidoo kale waxaa Soomaaliya lagu aamaanay isbedelka ay muddada kooban sameysay.KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

WASIIR XAGLOTOOSIYE OO QADA SHARAF U SAMEEYEY 114...

$
0
0

Xaglotoosiye ayaa qada sharaf u sameeyey 114 xubnood ee codkoodasiiyey ee kamidka ahaa golaha dhexe ee xisbiga kulmiye hotel green plaza magaalada hargeysa waxana hadalo kasoo jeediyey wasiirada warfaafinta ,boosaha,xildhibaano, amaal xaaji miisan oo hadal dardaaran iyo hogo tusaalay iskugu jira kasoo jeedisay gabagabadii wasiir ssaleban cise axmed xaglotosiye ayaa umahadnaqay xubnahan cokooda siiyey islamarkaana kubooriyey inay midnimada somaliland sii wadaan
https://www.youtube.com/embed/13Am89wN9Jc" frameborder="0'' allowfullscreen>
https://www.youtube.com/embed/HmRx9mXTnkE" frameborder="0'' allowfullscreen>
The post WASIIR XAGLOTOOSIYE OO QADA SHARAF U SAMEEYEY 114 XUBNOOD EE CODKOODASIIYEY appeared first on Awdalpress.com.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Niger tii reebtay Soomaaliya oo Caawa ka hartay...

$
0
0


Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan is reebreebka Koobka Adduunka ee 2018 ka lagu Wado in lagu qabto dalka Ruushka, Niger oo ka soo adkaatay Soomaaliya wareegi koobaad ee tartankanka ayaa waxaa ay ugu soo adkaatay tiro goolal oo gaaray nus dersin balse Laba kulan oo ay la ciyaartay xulka qaranka cameroune ayaa Niger waxaa ay ku guul dareysatay in hal fursad oo quraa ay abuuran xidigihii u ciyaarayay Niger kuwaa oo soomaliya ka dhaliyay lix gool.
Lugtii hore Niger oo marti gelisay cameroune ayaa waxaa ay ku soo idlaaday 3-0 oo looga adkaaday Niger oo marti gelisay cameroune ayadoo Niger garoonka sadexda looga soo dhaliyay ay hore ugu soo dhalisay Somalia afar gool balse markaan waxaa ay la ciyaartay dal aad ugu hor marsan kubada cagta diyaar garoow wanagsana u soo galay ka qayb qaadashada kulamada loogu tartamayo koobka aduunka ee 2018 lagu qaban doono Ruushka.
Kulankii labaad oo Caawa ka dhacay Caasimadda cameroune ayaa waxa ay ku soo idlaatay 0-0
3-0 Marka la isku daro goolasha labada ciyaar waxaa sidaa ugu soo gudbay wareega Group yada ee tartanka Xulka Qaranka ee Cameroune.
Sidoo kale dalalka horay ugu soo gudbay wareegaan ayaa waxaa ka mid ah
Nigeria
Ghana
Uganda
Zambia
Moroco
Dr Congo
WD Axmed Salaad Shiikhow

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Qormo Xanuun Badan Kaana Ilmeysiin Doonto ...

$
0
0

Waxaan ku waabariistay oo hurdadii aan dhagida kaga jiray iga kiciyay dhawaaqa iyo sawaxanka haweenka tirada badan ee intay isku soo urureen mid kastaa duryamayso, waan soo booday anigoo macawista darafka haysta, waxaan ka fikiraayay oo igu soo dhacaayay kun suA!alood oo sida onkodka maskaxdayda uga sanqadhayay oo ay ka mid haayeen.
Taloow maxaa dhacay, ma cidbaa dhimatay, ma cidbaa dhibi soo gaadhay, mise waa haweenoo labaa is af aEU"dhaafay, aniga oo xiimaya ayaan isa soo taagay kaabada guriyaga si aan war u helo- ilayn warbaa u gaajo kulule, isma dhibin ee waxaan hadal la gaadhay islaan jaarka ah waxaan anoo hadalka dirqi iga soo baxayo naxdin awgeed ku idhi eedo maxaa dhacay ?
Intay qosol yar dhag kaga siisay ayay igu tidhi aEUoe Gabadh baa halkan ku dhacday oo gaajo ayay u dhacday ayay na leyihiinaEU Dhacdayaaa , naxdin waynaa- sidiiyoo geeri la ii sheegay ayaan giijistay guntiga macawista, waxaan dib ugu noqday guriga si aan wax ay afka galiso ugu geeyo- nasiib daro wax badan kamaan soo helin guriga oo wakhti inta la kala quraacday la kala anba baxay ayay ahayd oo saacadu ku sii siqayso abaaro 8:00 subaxnimo,inta badan quraacdii way dhamaaday waxaase aan mad-bakhii oo aan miciin biday ugu tagay waxoogaa laxooxa iyo shaah yar oo aan badnayn.
Intii ayaan soo qaaday iyo waxoogaa biyo ah si aan ugu gargaaro, waan dul istagay waa gabadh dhalinyaro ah oo daaEU(tm)deedu hada uun madaxa la gashay gugii soddonaad hadanay bilo dheerayn, waa xaamilo aan ku qiyaasay inay sidkeedi ka hadhay ugu yaraan 30 cisho, mar labaad ayuu gariirka wadnuhu uu samaynayay is libin laabay-waxaanan ku war helay anoo tin iyo cidhib wada dhidid noqday, ma awoodo inaan kaliday kiciyo dhaqankuna wuu I habranayaa oo goob ay haween joogan kuma dhiiran karo inaan caawiyo mooyee inaan haweenay sidkeedu dhawyahay qab-qabto.
Waxa ugu badan waa haween ee dul taagani hadii laga tagi waayo wiil yar oo hada uun madaxa la galay daaEU(tm)dii 13 jirka ayaa garabkayga taagan oon xoog iyo xiniin uu igu caawiyo toona aan lahayn, waxaan u diray haweenkii dul taagnaa codsi ah inay gabadha qabtaan oo ay meesha ka kiciyaan ilaahay dartiina ugu gargaaraan, gabadh dhalinyara oo ka mid ahayd inta u soo daawashada tagtay ayaa igu tidhi oo halkeen geeyaa ? Sideen idhaa ? waxba yaanan hadal idinku daaline isku tagnay oo meel hadha ayaanu caw u dhignay halkaas oo ay ku nafistay wixii gasiin aanu u heynayna ay gawska galisay, saacado ka bacdi markii ay nafistay waxay igu eegtay laba indhood oo daymo hooyonimo oo naxariis lihi ka muuqato.
Waxaanay ii sheegtay in ninkeedu uu ahaan jiray shaqaale dawladeed oo aad u hooseeya ugu danbayntiina shaqadii laga eryay , waxayna igu tidhi aEUoewaxaan ahaa hooyo naxariis badan oo gurigeeda ku negi ka hor intii aanu shaqada ka tagin odaygaygu .waxa aanu nahay qoys balaadhan oo dakhliga soo galaa aad u yaraa , odaygaygu awood uma uu lahayn in uu wada dabbaro cuntada aanu afka gelinayno iyo dalabaadkayaga aan dhamaanayn oo khaati bilaahi ka dhigay oo dhiig karkii uA1/4 ka qaaday uu ka dhigay sariir yaal aanu suuliga gaadhi karin aEU"
Sidaasi daraadeed ayaan ana goA!ansaday maadaama uu hada odaygiina dhul yaal noqday bal inaan suuqa tago si hadba wixii aan awoodo ee uu ilaahay iga soo galiyo ee arsaaqada aan u soo helo, ilayn fadhi waxba igu soo gali maayaane , sidaasi daraaded sida ka muuqata wajigayga dharaartaydu waxay ay ku dhamaan jirtay dhidid iyo tacab , habeenkuna is rog rog, warwar iyo qufac anoo ku jira ayuu waagu iigu baryaa, ma tahli karo damiirkuna ima siinayo caruurtaydii oo gaajaysan iyo odaygayii oo sariir yaala inaan sii fadhiyaa aniga oo taydii qaadi kari lah,
Waadigaa arkaya in xanuunkii I hayay uu maanta isoo ritay anoo wadada marayaaEU, waxoogaa ka bacdi makay nafistay ee ay dareenay inay cagaheda ku kici karto oo ay qaarkeeda hoose ay sidi kaan qaarkeeda sare ayay socodkii dib u bilawday iyadoo usii jeeda halkaa iyo suuqa idaacada oo ay u socotay, waxaanay xaladeedu ka dhignay Caydhi Ma Bukooto-dhibaatooyinkaa iyo in ka badan oo kale ayaa danyarteenii haysata Se Isma Ogee Way Isugu Timid.
Kuwii dul taagnaa ee hadalada naxliga iyo nashuushada miidhan ah la dul tagnaaba marnaba umuu dul qaadan karayn qof inuun damiirkiisu ay biniaEU(tm)aadnmo ku sii hadhay, waxaan ka sii xasuustaa haladooda, Maxay ka guursatay nin aan waxba haysan? Iyadoo xaamila maxaa soo saaraya ? iyo hadalo noocaas ah oo u badnaa hiif iyo hiiritaan.
Waxaanse leeyahay dunida waa hadhka labadeeda galin Haynta Iyo Maalkuna Hido Dhaxale Mahee , Hadh Wareega Weeyoo La Helaa La Waayaa,la arkaa iyadoo bari dharagsan- in badan oo dul taagnaydna ay diiftu hayso, ugu danbayntii waxaan ka codsan lahaa qofkasta oo maqaalkan akhrista inaynu isku dayno inaynu u naxariisano inteena itaalka daran si uu ilaahayna inoogu naxariisto-somalidana waxaan kaga tagayaa xikmada tidhaa (Waad Is Caayi Taqaane, Isma Caawin Taqaanaan)Qalinkii: Abdifatah Sh.Nouh Jaamac ( Suldaanka)Email: Samriye99@hotmal.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Maaliyadda Oo La Kulantay Ganacsato Turki Ah

$
0
0

Hargeysa(Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa waxa ay kulan la yeelatay Wefti ganacsato ah oo ka socday dalka Turkiga kuwaasi oo sheegay in ay maalgashi ku samaynayaan Somaliland.
Weftiga Ganacsatada ayaa wasiirka wasaaradda maaaliyada Somaliland kala hadlay sidii ganacsatada dalka Turkiga ay uga qeyb qaadan lahaayeen Ganacsiga Somaliland.
Wasiirku waxay ka warbixisay kulankan iyo wixii ay ka wada hadleen labada dhinac, waxaanay tidhi "Halkan waxaa nagu soo booqday wefti ganacsato ah oo ka socda dalka Turkiga oo Somaliland doonaya in ay maalgashi ku sameeyaan, kuwaasi oo xogihii ay nasiiyeen sheegaya in ay Dawladdooda Turkigu danaynayso Somaliland."
"Markaa waxaanu ku nidhi waani eegi doonaa haddii ay tahay wax loo baahan yahay oo aanay dadkaygu qaban karaynin, waanuna idin soo dhawaynaynaa waana loo baahan yahay is dhexgalka ganacsiga oo dalka wuu dhisaa ee waxba ma yeelayo," ayay tidhi Wasiir Samsam Cabdi Aadan.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DF oo dajisay sharci hagaya hay’adaha deeqaha siiya...

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Max'ed Cumar Carte ayaa waxa uu sheegay in dowladda Federaalka ay dajisay sharci haga hay'adaha deeqaha bixiya ee ka howlgala gudaha dalka Soomaaliya.
Max'ed Cumar Carte ayaa kulamo Magaalada Muqdisho kula qaatay xubno kala duwan oo ka socday Beesha Caalamka kuwaas oo ay ka wada hadleen dhameystirka Barnaamijka Higsiga Cusub ama New Deal loo yaqaanno.
Beesha Caalamka ayaa muddooyinkii dambe waxa ay wax ka wadeen Barnaamijka loogu Magacdaray New Deal kaas oo loogu tala galay in dalka lagu gaarsiiyo hanaan doorasho oo ka duwan qaabkii dowladda Federaalka ee hadda shaqeyso ay ku timid.
Maalmihii la soo dhaafay ayaa shirar ku saabsan arrimaha Higsiga wax ay ka kala dhacayeen qaar ka mid ah Gobollada iyo maamul goboleedyada dalka.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiir Hadliye: ” Taako Dhulka Soomaaliyeed ah cidna...

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa sheegay in dowladda Soomaaliyeed taako ka mid ah dhulka Soomaaliyeed aysan uga tanaasuleynin cidna.
Mr Hadliye ayaa xusay in dowladaha Dariska ee ay ka mid yihiin Kenya iyo Ethiopia ay kala dhexeyso iskaashi dhinacyo kala duwan ah sida amniga , dhaaqalaha iyo baac mushtar xagga Maciishada ah laakiin aysan jirin cid loogu aabo yeelayo Mitir ka mid ah dhulka umadda Soomaaliyeed.
" Bad walaa barri aan leenahay cidna ugama heybeysaneyno , taas ha ogaadaan umadda Soomaaliyeed" ayuu yiri Cabdislaan Hadliye Cumar.
Wasiir Hadliye hadalkiisa ayaa imaanaya iyadoo dhawaan qaraar ay soo saareen Baarlamaanka Soomaaliya lagu sheegay in Kenya ay Ciidamadeeda kala baxdodalka islamarkaana laga hortago darbiga Kenya ay ka dhiseyso gudaha dhulka Soomaaliyeed.
Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya ayaa aragti mid ah ka qaatay in laga hortago dhul ballaarsiga Kenya ee ay ugu soo durkeyso dhulka umadda Soomaaliyeed.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulka deegaanka Leego oo ka warbixiyay Howlgallo...

$
0
0

Leego ( Sh.M.Network)-Guddoomiyaha Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose Abuukar Al Cadaala ayaa ka warbixiyay Howlgallo ay Ciidamada Booliska ka sameeyeen deegaankaasi wuxuuna tilmaamay guddoomiyuhu in Howlgalladaasi lagu soo qab qabtay Kooxo Burcad ah oo sida uu sheegay dhibaato ku hayay shacabka ku dhaqan deegaankaasi.
Al Cadaala Guddoomiyaha deegaanka Leego ayaa hoosta ka xariiqay in Ciidamadu had iyo jeer ay ku howlan yihiin xaqiijinta deegaankaasi isagoo dhanka kale carabka ku dhuftay in Al Shabaab awoodooda ay ku xoogantahay tuulooyinka ku dhow dhow deegaanka Leego balse sida uu yiri aysan ku soo dhiiran Karin in ay gudaha deegaanka Leego ay ka fuliyaan weeraro ammaanka ka soo horjeedo.
Dhinaca kale Guddoomiye Al Cadaala ayaa ka dalbaday shacabka deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose in ay Ciidamada ku gacan siiyaan sugida nabad gelyada deegaankaasi.
Ugu dambeyn Guddoomiyaha Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in aysan joogsan doonin Howlgallada Ciidamada dowladdu ku baacsanayaan Xarakada Al Shabaab.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Weriye Lagu Xiray Magaalada Garoowe

$
0
0

Ururuka suxufiyiinta Puntland ayaa cambaareeyey xarig maamulka Puntland uu maanta u geystay weriye Jaaamac Dabaraani.

Gudiga Xuduudaha Oo La Kulmay Arday

$
0
0

Gudiga Xaduudaha iyo Federaalka ee Madaxa banaan ayaa maanta kulamo wadatashi ah magaalada Muqdisho kula qaatay ardayda dhigata jaamacadaha magaalada ku yaal.


Safaaradda Somalia Ee Washington Oo Dib Loo Furay

$
0
0

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa sheegay in tani ay astaan u tahay in dalkii Soomaaliya uu dib usoo noqday.

Erdogan Oo Ka Digay Naceybka Muslimiinta

$
0
0

Erdogan waxa uu sheegay in isir naceybka iyo caddaawadda ka dhanka ah muslimiinta ay yihiin qatarta ugu xooggan.

Wafti Ka Socda Yurub Oo Tagay Baydhaba

$
0
0

Waftigan ayaa maamulka Koonfur Galbeed la saxiixday heshiis mashaariic looga fulinayo deegaanada Koonfur Galbeed.

Afar Caruur Oo Sun Ugu Dhintay Muqdisho

$
0
0

Carrurtan oo ku noolaa xaafadda Carafaat ee degmada Yaaqshiid, ayaa waxa ay u geeriyoodeen sunta xoolaha la mariyo oo uu mariyey aabahood.

Abaabulaha Weeraradii Paris Oo La Dilay

$
0
0

Abdelhamid Abaaoud oo ahaa 27 ama 28 jir u dhashay dalka Belgium ayaa waxaa lagu dilay howl booliiska ay fuliyeen Arbacadii.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live