Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Meydadka 20 Qof Oo Laga Helay Bujumbura

$
0
0

Ugu yaraan meydadka 20 qof ayaa laga helay xaafadda ku taalla magaalada Bujumbura ee caasimadda dalka Burundi.
Arrintan ayaa sidoo kale ku soo beegmaysa iyadoo hal maalin ka hor rag hubeysanaa ay weerarro qorsheysan ku qaadeen saddex saldhig oo milatariga Burundi ku leeyahay magaalada Bujumbura ee caasimadda dalka Burundi, iyadoo weerarradaasi ay ku dhinteen 12 qof.
Afhayeenka ciidanka Burundi ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay 21 ka mid ah raggii weerarrada soo qaaday iyo hubkii ay...
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xisbiyo: Doorashada Qaab Xisbi ha loo Galo

$
0
0

(Dhageyso) Abwaan Axmed Cismaan (Burci) Jawaabtii Uu...

$
0
0

Iyadoo Dhawaan baraha Internetka La Galiyay Gabay u Muuqday Gubaabo Iyo Iska Horkeen Bulshada Walaalaha Ah Ee Wada Daga Gobalka Mudug Uuna tiriyay Nin Iska Sheegtay In uu Ka Soo Jeedo Puntland ayaa waxaa gabaygaa U Micneeyay Shacabka Soomaaliyeed gaar Ahaan Kuwa Gobalka Mudug,Abwaan Axmed Cismaan (Burci).
HADABA FIKIRKAAGA KA SOO DHIIBOHOOS KA DHAGEYSO GABAYGII LOOGU JAWAABAY NAARFUUFIYE.
http://hobyonet.com/wp-content/uploads/ABWAN-AXMAD-CISMAN-BURCI-JAWAABTII-KAAMA-FILANAY.mp3
XAFIISKA WARARKA.GALMUDUG SHABAKADDA WARARKAWWW.HOBYONET.COMNAGALA SOO XIRIIR.CMAALIN17@GMAIL.COMHOBYOEDITOR1@GMAIL.COMTELL:25290-7647333/252678647333/252167150440
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

(Dhageyso)Kusimaha Duqa Degmada Gaalkacyo Cismaan...

$
0
0

Shir Jaraa,id Oo uu manta Ku Qabtay Xaruunta Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug Sii hayaha Xilka Duqa Degmada Gaalkacyo Ayuu Hay,adaha Samafalka Iyo Dowlada Soomaaliya Kaga codsaday In ay Kaalmo Bini,aadamnimo La Gaaraan dadka Shacabka Ah Ee Ku Barakacay Degmooyinka Ku teedsan Magaalada Gaalkacyo.HOOS KA DHAGEYSO CODKA.
http://hobyonet.com/wp-content/uploads/KUSIMAHA-DUQA-DEGMADA-GALKACYO-GALMUDUG-CISMAN-CADCEED.mp3
XAFIISKA WARARKA.GALMUDUG SHABAKADDA WARARKAWWW.HOBYONET.COMNAGALA SOO XIRIIR.CMAALIN17@GMAIL.COMHOBYOEDITOR1@GMAIL.COMTELL:25290-7647333/252678647333/252167150440
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xildhibaanada oo ka horyimid go’aanka wareejinta...

$
0
0

Kn: Baarlamaanka Somalia ayaa maanta kasoo horjeestay tallaabadii Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale uu ugu Wareejiyay xaruntii ex-baarlamaan ee Muqdisho, iyagoo ku tilmaamay in ay tahay mid sharci darro ah.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa shalay ku wareejiyay xaruntii hore ee baarlamaanka Soomaaliya milkiilaha Tv-ga Universal, Inj. Axmedeey Abuubakar, halkaasoo la sheegay in laga dhisi doono goob ay shacabku u soo dalxiis tagaan.
Kulan ay xildhibaanada baarlamaanka Somalia ku yeesheen Maanta xaruntooda Muqdisho ayaa lagu soo hadal qaaday wareejintii Duqa magaalada Muqdisho ku wareejiyay xaruntii hore ee baarlamaankii Soomaaliya.
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa sheegay inaysan ogolaan doonin, isla markaana ay go'aan cad ka qaadan doonaan tallaabada xaruntii hore ee baarlamaanka Somalia loogu wareejiyay shaqsi ganacsade ah.
Sidoo kale, Xildhibaan Xuseen Carab Ciise ayaa kulanka ka sheegay in guddoonka golaha baarlamaanka Soomaaliya looga baahan yahay inuu caddeeyo cidda xaqa u leh inay bixiso xaruntii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo xusay inay sharci-darro weyn tahay in la bixiyo.
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee ee Baarlamaanka Somalia, Jeylaani Nuur Iikar ayaa sheegay in maalinta berri ah uu guddoonka sare ee Baarlamaanka iyo Guddiga Maaliyadda ay go'aan kasoo saari doonaan arrintan, ayna go'aankaas sii shaacin doonaan.
Dhanka kale, Dhismihii hore ee Baarlamaankii Soomaaliya ayaa horay loo sheegay in lagu sameyn doono dayactir, si loogu soo celiyo muuqaalkiisii hore, ayna xildhibaannada FS ay ku shaqeyn doonaan
Laba sano ka hor ayay ahayd markii guddiyada joogtada ah ee baarlamanka Soomaaliya ay soo bandhigeen nashqadda dib loogu dayac-tirayo xarunta baarlamaankii hore ee Somalia, iyadoo aan la ogeyn qorshaha Duqa Muqdisho uu ugu wareejiyay xaruntan milkiilaha TV-ga Universal.
Ugu dambeyn, xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay maanta hindise-sharciyeedka iibka Qaranka, waxaana codkooda siiyay 143-mudane oo ka mid ahaa 147-xildhibaan oo sharcigaan u codeeyay, iyadoo ay diideen saddex xildhibaan; halka hal xildhibaanna uu ka aamusay.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qarax ka dhacay Masjid ku yaala Adis’ababa

$
0
0

In ka badan labaatan qof ayaa ku dhaawacantay qarax ka dhacay masjid ku yaalla magaalada Adis'ababa ee caasimadda dalka Ethiopia.
Qaraxa oo ahaa bam gacmeed ayaa lagu tuuray dad ku cibaadaysanayay Masjidka, salaaddii Jimcaha in kastoo
Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Ethiopia ay sheegeen inaan dad ku dhiman qaraxa, lana baarayo cidda ka dambeysay.
Ma jirto cid sheegatay mas'uuliyadda qaraxa geystay khasaaraha ee ka dhacay Addis Ababa, inkastoo falalka noocan oo kale looga bartay kooxda argagixisada ah ee Shabaab.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somaliland oo u baahan dhexdhexaadiye kale

$
0
0

Manchester City oo ku soo laabatay hoggaanka

$
0
0

Laba Suuriyaan ah oo lagu xiray Geneva

$
0
0

Ra’iisul Wasaaraha dalka oo soo dhoweeyey...

$
0
0

Ra"iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa soo dhoweeyey, isla markaana rajo wanaagsan ka muujiyay wadahadalada dhowaan uga furmi doona magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud maamulka Galmudug iyo Ahlusunna Wal Jamaacah, wuxuuna ugu baaqay dhinacyadaasi inay muujiyaan, dabacsanaan, isu dhega-nuglaan, Soomaalinimo.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay in Xukuumada ay kaalin mugleh ka qaadan doonto fududeynta, iyo ka mira dhalinta shirkaasi, la isugu keenayo Maamulka Galmudug iyo Ahlusunnah Wal Jamaacah, waxa uuna tilmaamay in loo baahan yahay in laga gudbo khilaafka loona gudbo is faham iyo wax wada qabsi.
"Waxaan rajeynayaa in wadahadaladaasi ay miro dhalaan, ka xukuumad ahaana waxaan la garab istaagi doonaa taageeradeena" ayuu yiri Ra'iisul Wasaaraha oo ugu baaqay dhamaamba siyasiyiinta, waxgaradka, iyo nabadoonada Soomaaliyeed inay taageeraan wadahadaladaasi.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Md, Xirsi Cali X.Xasan : Siyaasi jebiyey Derbigii...

$
0
0

Waxaa beryahan masraxa siyaasada Somaliland , ka soo muuqday Tageeradda Balaadhan ee Isbahaysiga looga hayo daafaha S/land , Siyaasiyiintan isbaahaysiga Kulmiye waa koox ilaa xad isku duuban, waana awood Siyaasiya oo xoog badan saamaynna ku leh mujtamaca iyagu wax doorta
Md, Xirsi Cali X.Xasan si kedis ayuu siyaasada ugu soo biiray , ka dib markii Madaxweynaha JSl Md Axmed Siilaanyo uu markiiba u xushay Wasiirka Madaxtooyadda Sannadkii 2010, oo waqtigaasi awood badan dalka ku lahayd , ayna hoos iman-jirtay Haayada Wadooyinka Somaliland . Xirsi cali X.Xasan xilligaas wuxuu muujiyey karti iyo firficooni siyaasadeed oo aan laga filayn shaqsi siyaasada ku cusub, Xirsi waxaa lagu doodi karaa inuu yahay hogaamiye soo joogsi leh (charismatic leader) la yimid howlkarnimo (competence), codkar dadweynaha u gudbin kara fikirkiisa siyaasadeed, isla markaana aan ku shaqayn ajande beeleed.
Waxuu la yimi markiiba , aragti siyaayadeed (vision) oo dal sida Somaliland u burburay lagu dhisi-karo., arinta ugu muhiimsan ayaa ah in Xirsi Cali X.Xasan u muuqdo inuu dareensan yahay in dalka Somaliland uusan sinaba u maamuli karin hogaamiye beeshiisa oo kaliya taageero ka haysta, balse siyaasiga doonaya inuu dalka hogaamiyaa u baahan yahay inuu taageero ka helo dhamaan ( ugu yaraan inta badan ) beelaha Somaliland iyo qaybaha iyo gobolada kala gedisan ee dalka -waa talo ka maqan hogaamiyayaasha siyaasada sida waalidda ugu ordaaya sidii talada ay u hayn-lahayeen, iyadoo ay qabyalad xoog badan ku ladhan-tahay .
Qasab maaha inuusan Xirsi Cali X.Xasan aqoon qabyaalada oo ah , habdhaqan Siyaasiyiin Badan oo Somaliland ah , lafaha kaga jirta , balse waxaa lagu doodi karaa inuu danta siyaasadeed ka hormariyo midda qabiilka taasoo ah arin aysan siyaasiyiin badan oo Somaliland ahi ku dhiiran. ugu yaraan qabyaaladu wax ku qufalan ma aha (dogma).
Dhinaca kale Xirsi wuxuu u muuqda siyaasi fikir strategiyadeed leh (strategic thinking) oo garan-kara inaan Somaliland koox gaar ah ama beel gaar ahi sinaba xoog ugu muquunin karin, isla markaasna fahamsan isu dheelitirka awooda (balance of power) ee S/land, arintaas oo ku riixaysa inuu xiriir wanaagsan la yeesho , isagoo kaashanaaya saxiibaddii isbahaysida ee dhianaca siyaasada qaybaha kala duwan ee shacabka Somaliland, oo ah awoodda keliya ee ka jirta S/land hadda (Somaliland powers).
Haddii Xirsi Cali X.Xasan aysan ku dhici doonin Isbedel fikir oo qoto dheer, sooyaalkiisa siyaasadeed wuxuu ina tusaya inuu yahay hogaamiye jebin kara gidaarka siyaasada qabyaaladaysan ee qaar ka midda siyaasiyiinta Somaliland. waxaana markhaati fur u ah arimaha soo socda:: 1. wuxuu si aan laablaabsho lahayn u fuliyey siyaasadii iyo qorshihii Horumarka iyo Waxqabadka Xisbul xaakimka Kulmiye ay dawlad ka ahayd, isagoo garwadeen ka hawlahaasi dhamaantood.
2. Arin kale oo Xirsi CaliX.Xasan ku riixaysa inuu siyaasadiisa ka fogeeyo mid beelaysan ayaa ah, inuu taageero badan kaga helo dadweynaha S/land, aragtiyadoodana dhegaysto iyo inuu siyaasadiisa dalka oo dhan taageero uga raadiyo si uu isugu dheeli-tiro.( waa strategiyad ay adeegsan jireen siyaasiyiintii Somaliland ugu horeeyey) .
Muddadii uu xilka hayey Xirsi Cali X.Xasan wuxuu ahaa wasiir awood badan , isagoo magaciisa ayaa meel-fog gaadhay , isagoo noqday mudada yar siyaasi caan ah, oo weliba uu ka hoos shaqaynayey madaxweyne awood badan (strongman) Md Axmed Siilaanyo oo markii dambe uu isagu iskii uu iska casiley.
Waxaa lagu doodi karaa , go'aankii Xirsi xilka kaga tegay wuxuu ahaa mid ka mid ah go'aamadii saameynta badan ku yeeshay ama ugu xumaa taariikhiisa siyasaadeed ee Xisbul Xaakimka , iyadoo ay ka baxday marwaxaddii hawsha waxqabadka hormoodka ka ahayd , marka la eego wasiiradda hawshiisii loo qaybiyey ama laysku kabay iyo xulashii xubnihii bedelay , wasaaraddii madaxtooyadda hawlihii ay qaban-jirtay loo-kala qaybiyey dhowr wasaradood , sabab looga dhigi karo , inuu Xirsi ahaa shaqsi karti iyo awood badan ku leh siyaasada S/land , waxaana xusid mudan in qaar badan oo ka mid ah la taliyayaashi gaarka ahaa ee Madaxweyne Siilaanyo (inner circle) ay qireen inaan kaalintii Wasiirkii hore ee Madaxtooyada xilka iska tegay aan weli la hayn ciddii buuxin lahayd.
Ugu dambayntii, Soomaalidu waxay ku maahmaadaa fuley xantiisa ma mooga, Haddii Isbaahaysiga Kulmiye ka maqanyahay Xisbiga Kulmiye oo ahaa awoodii uu ku guuleystay Madaxweyne Siilaanyo, waynnu eegi doonnaa sida isbahaysiga awooddooda oo midaysan ama aan ku jirin xisbiga Kulmiye u saamayso xulashada hoggaamiyaha mustaqbalka ee 2017.
W.Q : Daahir Jama Cigaal
Burco/S/land
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ma Dhabaa in Khilaaf-kii UCID Lagu dhameeyey Xal...

$
0
0

Hargeysa(Waaheen)Khilaafkii u dhexeeyay Musharraxa Madaxwaynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen iyo Guddoomiyaha Xisbigaas Faysal Cali Waraabe, ayaa Guddi Odayaal ah oo Maalmihii u dambeeyay ka shaqeynayey ayaa lagu wadaa inay soo afjaraan sida qorsuhu yahay.
Khilaafkan UCID oo bilaabmay markii Guddoomiyaha Xisbiga Faysal Cali Waraabe sheegay in lagu tartamayo Musharraxnimada Madaxwaynaha ee Xisbiga oo uu u sharraxan yahay Jamaal Cali Xuseen, ayaa waxa loo saaray Guddi Odayaal ah oo xal ka gaadha khilaafka labada dhinac, maadaama oo Jamaal ku doodayo inaan Musharraxnimada Xisbiga lagu tartami karin isla-markaana Faysal Cali Waraabe doonayo in lagu tartamo Musharraxnimada Madaxwaynaha Xisbiga.
Guddoomiyaha Siyaasiyiinta Madasha Wada Tashiga Somaliland Xasan Guurre Jaamac, oo ka mid ah Guddiga Odayaasha ah ee arrrintan ku jira, ayaa rejo ka muujiyey in khilaafka UCID la soo afjaro, "UCID waxa laga yaabaa inuu arrinkiisu (Khilaafkiisu) dhawaada, aniga oo rejaynayo inuu dhamaado." Ayuu yidhi Mujaahid Xasan Guurre oo la hadlay Telefiishanka Royal.
Dhanka kale, Ilo-wareedyo xog-ogaal ah, ayaa habeen hore xaqiijiyay in Guddiga Odayaasha ahi Isniinta soo socota ku dhawaaqayaan heshiiska labada dhinac wada gaadhayaan ee lagu soo afjarayo khilaafka ka taagan Musharraxnimada Xisbiga ee doorashada soo socota.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shirka Madasha oo Muqdisho ka Furmay

$
0
0

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilal Cusub Magacaabay

$
0
0

Hargeysa, (Waaheen)-"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3714/122015 ku magacaabay Danjireyaal cusub.
Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (r) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;. Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Wakiiladda Somaliland u fadhiya dallalka dibeddu u leeyihiin Dhismaha Qaranka. Markuu Arkay:- In baahi loo qabo buuxinta jagada Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Kenya iyo wakiilka wareega ee Somaliland. Markuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;
Madaxweynaha La-tashaday: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Is-kaashiga Caalamiga ah. Markuu ku Qancay: In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay; Wuxuu go'aansaday
In Mudane, Cabdillaahi Cabdi Cali (Dhakaar), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Kenya.
In Mudane, Raabi Cabdi Maxamed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Wareega ee Somaliland (Ambassador At Large). ALLAA MAHAD LEH
Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)
Af-hayeenka Madaxweynaha JSL
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sallaxley: Musharax Bulshada ugu Baaqay inay Is...

$
0
0

Sallaxley(Waaheen)-Dr.Maxamed Xassan Xaashi (Finad), Oo ka mid ah murashaxiinta aqoonyahanka ah ee u taagan jagada murashaxnimada golaha baarlamaanka dalkan jamhuuriyada Somaliland ayaa shalay socdaal ugu anba baxay deegaanno hoos taga degmada Sallaxley, socdaalkaas oo uu ugu kuur galaayay xaaladda nololeed ee dadka deegaanadaasi ku dhaqan.
Socdaalkan oo ay murashaxa ku wehelinayeen odayaasha iyo cuqaasha deegaanku, ayaa waxay ugu horayn ka bilaabeen magaalada Dhimbil-riyaale, iyadoo markii ay halkaasi gaadheen weftiga uu hoggaaminayo murashaxu ay dadka deegaanka ah la hadleen isla markaana ay u sheegeen inay qaataan Kaadhka aqoonsiga iyo ka codbixintaba.
Odayaasha iyo wax-garadka magaalada Dhimbil-riyaale ayaa iyaguna si wayn usoo dhaweeyay weftiga uu hor-kacaayay murashax Maxamed Xassan Finad, iyagoona u sheegay weftiga inay u diyaar-garoobeen qaadashada kaadhahka codbixinta iyo aqoonsiga isla markaana ay diyaar u yihiin inay si weyn uga qayb-qaataan doorashada soo socota ee 2017ka.
Weftigan oo socdaalkooda ku maray inta badan magaalooyinka hoos yimaadda degmada Sallaxley ayaa waxa kale oo ay sii mareen deegaanka balli-cas halkaas oo ay iyagana kala kulmeen soodhaweyn heerkeedu aad u sarreeyo.
Deegaanada kale ee weftigu uu gaadhay ayaa waxa ka mid ahaa magaalada Kaam-Tuug oo xuduudka Itoobiya iyo Somaliland ku taalla, halkaas oo uu Murashaxu dadka deegaanka Kaam-tuug kala hadlay meel fagaare ah isagoona dadka deegaanka ugu baaqay inay isku diyaariyaan sidii ay u qaadan lahaayeen kaadhadhka codbixinta iyo kuwa aqoonsiga ee jinsiyada, isla markaana ay qayb uga qaadan lahaayeen ololaha wacyi-gelinta ee diiwaangalinta madaniga iyo codbixintaba.
Ugudanbeyntii, murashaxa iyo weftigiisuba waxay soo gaadheen xarunta degmada Sallaxley, halkaas oo sidoo kale dadweynaha degamada ku wecyigaliyeen qaadashada kaadhka aqoonsiga iyo kan codbixinta.
Dhanka kale, weftigu ayaa u kuur galay xaaladda nololeed ee deegaanadaasi, iyagoo dadkii ay la kulmeen si fiican uga wareystay xaaladda guud ee deegaanka.
Si kastaba ha ahaatee, Murashax Aqoonyahan/Dr.Maxamed Xassan Finad ayaa waxa uu socdaalkiisani noqonayaa kii ugu horreeyay ee noociisa ah, isagoona murashaxu ka mid ah murashaxiinta golaha baarlamaanka.
Musharax Dr.Maxamed Xassan Finnad Oo Dadka Deegaanka Dhimbil-riyaale ku wacyi-gelinaaya qaadashada Cardka Aqoonsiga iyo diiwaangalinta.
Musharax Maxamed Xassan Finad Oo Dadka Magaalada Kaamtuug ku wacyigalinaaya qaadashada qaadhka Codbixinta iyo Aqoonsiga
Musharax Maxamed Xassan Finad Oo Dadka Magaalada WartaAadan-Abokor ku wacyigalinaaya qaadashada qaadhka Codbixinta iyo Aqoonsiga
Musharax Maxamed Xassan Finad Oo Dadka Magaalada Kaamtuug ku wacyigalinaaya qaadashada qaadhka Codbixinta iyo Aqoonsiga
Oday CabdiBuur Oo Dadka magaalada Kaamtuug ku wacyi-gelinaya qaadashada Kaadhka Aqoonsiga iyo codbixinta.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

7 Qof oo ku Dhimatay Dagaalka Beledweyne

$
0
0

Wicitaanka: Wasiir ku Xigeenka Shaqada Iyo...

$
0
0

Obama oo Soo Dhoweeyey Go'aamada Paris

$
0
0

Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka

$
0
0

Wasaradda waxbarashada Puntland oo 15-Haween ah...

$
0
0

Garowe(pp) Wasaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Dowladda Puntland ayaa maanta xarunteeda magalada Garowe kulan sagootin ah ugu samaysay 15-haween ardey ah oo Jaamacad looga helay wadanka Suudaan.
Sagootintan waxaa kasoo qayb galay wasiirka waxbarashada, agaasimaha guud ee wasaradda, iyo masuuliyiin kale oo xarunta ka tirsan.
Agaasimaha guud ee wasaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Axmed Cabdi Cali Shire (Kayse) ayaa sheegay haweenkan oo ka baxay dugsiyada sare ee Puntland in waxbarasho deeq ah wasaraddu uga heshay wadanka Suudaan ayna muhiim tahay inay ka faa'iidaystaan fursadan qaaliga ah.
Kulankan sidoo kale waxaa ka hadlay Agaasimaha waaxda qorsheynta waxbarashada Asma Cabdiqaadir, Agaasimaha kobcinta iyo horumarinta gabdhaha Faadumo Shugri, agaasimaha waaxda tayeynta manhajka iyo kormeerka waxbarashada Cabdiqaadir Yuusuf, waxay dhammaan masuuliyiintaasi ku dheeraadeen fursadan ay haleen gabdhahan ardayda ah iyo sida looga baahan yahay inay uga faa'iidaystaan.
Ugu danbeyntii wasiirka waxbarashada Puntland Abshir Yuusuf Ciise ayaa ugu hambalyeeyay ardaydan deeqda waxbarasho ka helay wadanka Suudaan, waxa kale uu sheegay inay mar kasta ka go'an tahay wasaraddu sidii kor loogu qaadi lahaa deeqaha waxbarasho gaar ahaan tan haweenka.
Wuxuu kula dardaarmay inay fursadan ka faa'iidaystaan maadama waxbarasho lacag la'aan ah heleen, ayna dib ugu soo laabtaan wadanka iyagoo aqoon yahan ah.
Ma ahan markii ugu horaysay wasaradda waxbarashada deeq waxbarasho u heshay ardayda ka qalin jabiyay dugsiyada sare ee iskugu jira ragg iyo dumar.Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe