Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Daawo:- Duuliyihii Diyaarada Daallo oo ka Waramay...

$
0
0

Duuliyihii waday Diyaarada Daallo Airlines ee Laptop-ka lagu qarxiyay ayaa ka hadlay sidii ay wax u dhaceen, sheegayna inuu markii hore mooday in daaqad ay jabtay, laakiin markuu ii soo uriyay qiiqii ayaan isla markiiba fahmey buuyiri in diyaaradda lala eegtay Qarax.
Duuliyahan oo lagu magacaabo Vlatko Vodevibek ayaa sheegay inuu hubay in wixii ka dhex dhacay Diyaarada ay ahaayen Qarax, taasna uu u sheegay ciidamada Amaanka markii uu diyaaradda ka soo degtay ayuu yiri, laakiinse imaysan aaminin buu yiri.HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Daawo Video: Beesha Bariga Burco oo ku  Hanjabtay...

$
0
0

Odayaal iyo waxgaradk Kasoo jeeda Beesha Bariga Burco (Habar-jeclo) oo warbaahinta kula hadlay magaalada Burco, ayaa sheegtay inay leeyihiin Inta badan magaalada Ber-bera, Sidoo kalana waxay ka hadleen qorshaha ay ku doonayaan inay ku dhistaan Deked Cusub.HALKAN KA DAAWO VIDEO"Laamiga Ber-bera iyo Burco intiisa badan waxaa iska Leh Habar-jeclo, Ber-bera ma lihidin, Daaraha Bar-bara ee Ciise Muuse Leeyahay, Dhagax dhagax ayaa loo qaadayaa, Hadii Nabad-gelyada aad diidaan" Ayuu yidhi mid kamid ah dadkii goobta ka hadlay.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shirka Dejinta Qorshaha Qaran ee Ka Socday Kismaayo...

$
0
0

Kn: Shirka oo ay iska kaashadeen wasaaradda qorshaynta iyo xiriirka caalamiga dowladda federaalka Soomaaliya iyo hay'adda Qaramada Midoobey uqaabilsan hormarinta qorshayaasha ee UNDP ayaa waxaa waxaa marti gelisay wasaaradda qorshaynta Jubaland.
Shirkan ayay Jubaland kusoo gudbisay qorshayaasha qaran ee looga qayb qaadanayo dib udhiska dalka saddexda sano ee soo socota, waxaana kamid ahaa waxyaabihii ay soo bandhigtay dib udhiska warshadihii dalka ee ku yaallay gobolka Jubbada Hoose.
Wasiir ku xigeenka qorshaynta xukuumadda federaalka Soomaaliya Cadullahi Sh. Qaloocow ayaa gabagabadii shirka sheegay inay tani guul wayn utahay ummada Soomaaliyeed, isagoo tibaaxay in dalka uu hormar gaarayo hadii la qorsheeyo.
Sidoo kale, Wasiiradda qorshaynta dowlad gobaleedyada dalka ayaa soo dhaweeyay qorshayaasha ay Jubbaland soo bandhigtay, waxaa ayna ku boorriyeen in Jubaland ay soo kordhiso qorshayaal dalka uwada dan ah.
Ugu dambeyntii, Shirkaan oo muddo labo maalmood ah ka socday magaalada Kismaayo ayaa noociisa oo kale lagu qaban doono qaybo kamid ah dalka, waxaaana laga wadatashan doona sidii loo dejin lahaa qorshe wax ku ool ah oo dalka u horseeda hormar iyo baraaro.KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Warbixin sirdoon ah: Ninkii fududeeyay qaraxii...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Saxaafadda gudaha iyo kuwa dibada ayaa siyaabo kala duwan ugu hadlay qaabkii loo fududeeyay qaraxii lala beegsaday diyaaradda Daallo Airlines 2-dii bisha, hase ahaatee wararkaasi kuwa ka duwan ayaa jira oo sheegaya in sarkaal ka tirsan hay'adda duulista iyo saadaasha hawada ka danbeeyay falkaasi iyo kuwo kale oo badan oo lagu qaarijiyay mas'uuliyiin fara badan.
Ninkaani oo shaqaalaha garoonka iyo maamulkaba qadirin ku dhex lahaa ayaa lagu magacaabaa Cabdiweli, wuxuuna u dhashay beesha Abgaal, kana sii yahay Celi Cumar, wuxuuna xigto hoosaad yihiin Duqii hore ee Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab".
Sida lagu soo bandhigay muuqaalada kaamirada CCTV ee garoonka ku xirney, waxaa ka muuqda Cabdiweli oo xiran dharka shaqaalaha garoonka ee jaakada gaduudan, waxaana la socdana nin ay saaxiib yihiin oo la yiraahdo Xasan Ibraahim oo ku magac dheeraa Xasan Caato, kaasoo markii danbe uu ku dilay miino gaarigiisa uu ugu xiray 05 Febrayo.
Cabdiweli ayaa adeegsaday kaarto adag si warbixintiisa uusan u bixin Xasan Caato, waxayna labadooda isku raaceen degmada Wadajir, wuxuuna Cabdiweli ka codsaday Xasan in gaariga uu kusii jiro si uu dukaan meesha ku yiil ugu soo iibsado alaab, daqiqado yar kadibna waxaa dhacay qaraxa oo uu maamulayay Cabdiweli.
Xubnihii uu horay u shirqoolay Cabdiweli ayaa waxaa ka mid ahaa Madaxii waaxda Saadaasha hawada Maxamuud Cabdi Cadoow Dhabareey iyo labo kale oo gaari la saarneyd, kuwaasi oo markii ay shaqada ka baxeen uu dib ugu yeeray in ay kusoo laabtaan garoonka arrimo deg deg ah oo jira awgood, waxaana lagu qarxiyay agagaarka isgoyska KM4 bishii November 11, 2014.
Sawirkaani idiin muuqda ee jaakada oronyada qofka xiran waa Cabdiweli iyo saaxiibkiisa la fududeeyay Xasan Caato Seddax maalin kadib mashimay Cabdiweli oo gaarigiisa uu kula qarxiyay Wadajir 5-bishanCabdiweli ayaa ka tirsanaa shaqaalaha garoonka, gaar ahaan waaxda saadaasha hawada, sidoo kale wuxuu horay ugu soo shaqeeyay shirkaddii Sky ee garoonka maamuli jirtay.
Arinta layaabka leh ayaa ah in Cabdiweli uu ka tirsanaan jiray Hay'adda sirdoonka iyo nabadsugida qaranka Soomaaliya xiligii Dowladdii Cabdullaahi Yuusuf iyo Sheekh Shariif.
Sidoo kale qof kale oo la shaqeynayay Cabdiweli ayaa laga soo qabtay kontoroolka Afgooye xili uu baxsad ahaa, kaasoo ka mid ahaa silsiladii fududeysay qaraxii daalo, inkastoo aan magaciisa weli ku raad joogno. Sidoo kale qof dumar ah ayaa loo xiray falkaani, taasoo kaliya u xiran muuqaalka Video ee ay ka dhex muuqaday xili ay goobta maraysay.
Maamulihii shirkadda Jubba ee garoonka Muqdisho ayaa isna xabsiga ku jira, kaasoo isna loo qabtay markii ninkii is qarxiya ee C/salaan Boorlo lagu magacaabi jiray u tilmaamay koontarka Daallo, balse waxaa suuragal in mas'uulkaasi xorriyadiisa loo soo celiyo iyo gabadha ka muuqatay muuqaalka video-ga.
Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Maxaa ka dhacay madaxtooyada Puntland?

$
0
0

Garowe (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaray Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in habeenimadii xalay uu aqalka Maamulka kulan gaar ah uu ku dhexmaray Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas iyo Wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating.
Kulanka oo wakhti qaatay ayaa waxa ay labada mas'uul ku lafa-gureen Xaalada guud ee Somalia, Amaanka, Doorashada iyo sida Puntland looga dhaadhicin lahaa 4.5.
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas oo kulankaasi gaarka ah uga faa'iideysanaayay Wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating, ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta ka danbeysay in Puntland ay qaadacdo nidaamka 4.5.
Gaas waxa uu ku andocooday in shaqsi ahaantiisa uu yahay mid matala dhammaan shacabka ku hoos nool Maamulka Puntland taasina ay ka turjumeyso in lagula xisaabtami doono go'aan uu ka gaari doono 4.5, sidaa darteedna ay Puntland ku qaadacday heshiiskii ka dhacay magaalada Muqdisho ee lagu heshiiyay 4.5.
Gaas waxa uu Mr Michael Keating u sheegay in go'aanka shirka Muqdisho kadib uu qaabilay Odayaasha Puntland kuwaasi oo uu sheegay inay ku gacanseeren.
Michael Keating, ayaa inta lagu guda jiray kulanka dhankiisa ka sheegay in Beesha Caalamku aysan ku faraxsaneyn in Puntland ama maamul kale uu ka hor imaado waxyaabaha suuragalin kara heshiis dhexmara Dowlada Somalia iyo maamulada dalka.
Michael Keating waxa uu sheegay in ujeedka socdaalkooda uu yahay in Puntland ay ka tanaasusho mowqifkeeda si aysan sabab ugu noqon dhibaato hor leh oo ku imaada nidaamka ay Caalamka u dejiyeen qaabka doorasho.
Michael Keating ayaa sidoo kale C/wali Gaas ku cadaadiyay maadaama uu mas'uul ka yahay shacabka Puntland uu isaga un ka dhaadhiciyo inay qaatan 4.5.
Dhanka kale, Madaxweyne Gaas iyo Michael Keating ayaa ku wada ballamay in la qaato nidaamka 4.5 islamarkaana shacabka Puntland lagu qanciyo inay qaatan nidaamkaasi.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Jawaari oo Xasan kala saftay xildhibaanada

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa si adag kaga hadlay mooshinka xildhibaanada Soomaaliya ay ka gudbiyeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.
Afhayeen Jawaari, wuxuu sheegay in dhawaan loo gudbiyay xafiiskiisa mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, kaasi oo dhaliilo badan loogu jeedinayay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.
Maxamed Cismaan Jawaari, ayaa sidoo kale sheegay in dhawaan ay gudi gali doonaan waxyaabaha la xiriira mooshinka iyo waxyaabaha sababay in xildhibaanada baarlamaanka ay soo gudbiyaan mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheikh.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in mooshinkaan la diiwaan galiyay, waxaana mooshinkaan uu noqonayaa kii labaad ee Baarlamaanka hor yimaada kaas oo ka dhan ah Madaxwaynaha dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana l ogayan sababta xiligaan kusoo beegtay.
Xildhibaanada ayaa Xasan Sheikh ka codsaday inuu baneeyo kursiga ugu sareeya Dalka, waxaana haatan mudadiisii uga haray 6 bilood oo qura, iyadoo lix bilood ka dib qorshaha uu yahay in doorasho ka dhacdo dalka lagu soo doorto badalka madaxweyne Xasan Sheikh.Caasimada OnlineXafiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Video: Xarunta CID-da Muqdisho oo si yaab leh looga...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Hay'adda nabadsugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa ka hortegay weerar argagixiso oo lala damacsanaa in lagu qaado xarunta hoggaanka danbi baarista ee Booliska "CID" ee ku taal agagaarka isgoyska Km4.
Nabadsugida ayaa soo bandhigtay muuqaalka wiil dhalinyaro ah oo lagu sheegay inuu ka mid ahaa dadkii fulin rabay weerarkaasi oo loo adeegsan rabay gaari waxyaabaha qarxa laga soo bixiyay in lagu dhufto albaabka laga galo, kadib ay gudaha u galaan dagaalyahano loo soo tababaray arintaasi.
Wiilkaan ay soo bandhigtay Nabadsugida oo magaciisa lagu sheegay Sayid Cali, ayaa soo bandhigay naqshad uu gacantiisa ku sameeyay, isagoo indha indheyn ku sameeyay xarunta CID.
Xarunta dambi baarista ee CID ayaa 17 feb. 2012 waxaa lagu qaaday weerar xooggan oo isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah, halkaasii dad u badnaa shacab ay ku dhinteen.
Weerarada Al-Shabaab ay ka geystaan xarumaha dowladda iyo hoteelada Muqdisho ayaa waxaa intooda badan loo adeegsadaa qaraxyo kadibna waxaa gala kooxo hubeysan oo u diyaarsan dhimasho iyo geeri.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Beelaha SADE iyo Ogaadeen oo wada qorshe…

$
0
0

Garowe (Caasimada Online) - Waxaa lagu wadaa in maanta oo Arbaca ah uu magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland ka furmo shir u dhexeeya Beesha Sade iyo Beesha uu kasoo jeedo Axmed Madoobe "Ogaaden".
Shirkaani ayaa waxaa ku ballansan Wasiirada, Xildhibaanada iyo Odayaasha Beesha Sade iyo mas'uuliyiin kale oo ka socda dhanka Beesha Ogaaden kuwaasi oo lagu dhex dhexaadin doona shirka.
Xildhibaanada Beesha Sade ugu jira Baarlamaanka Jubbaland ayaa sheegay in shirka uu leeyahay ahmiyad gaar ah islamarkaana uu dhowr jeer sii horeysay baaqday balse iminka uu furmaayo.
Xildhibaanada oo siyaabo kala gadisan ula hadlay TV-ga Jubbaland , ayaa sheegay in shirka xal buux looga gaari doono waxyaabihii horay u dhacay, waxa ayna sidoo kale rajo ka muujiyeen in shirkaasi laga gaari doono guul.
Xildhibaanada Beesha Sade ayaa kuwa Ogaaden ugu baaqay inay kusoo dhawaadan gacmo furan, islamarkaana ay qalbigooda ka saaran wixii horay u dhacay oo Khilaaf ah.
Dhanka kale, Shirkaani ayaa Khilaaf aawgii horay ilaa 4 jeer u baaqday, balse waxa uu iminka u muuqdaa in meesha laga saaray wixii dhacay.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Xog: Uhuru Kenyatta oo ay xaaladu ku xun tahay

$
0
0

Garowe (Caasimada Online) - Madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta, ayaa cadaadin xoogan kala kulmaaya Xisbiyada mucaaradka dalkaasi kuwaasi oo Uhurru ku qasbaaya in Saxaafada Caalamka uu ka shaaciyo tirada Ciidamada Kenya looga laayay weerarkii lagu qaaday Saldhiga Kenya ee deegaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo.
Xisbiyada Madaxweyne Uhurru ku cadaadinaaya sheegida tirada ciidamada laga laayay, ayaa ku andocoonaaya in Dowladaha caalamka ay ka siman yihiin bandhiga ciidamada laga laayo xiliyada ay ku jiraan dagaalka.
Senator Moses Wetang'ula oo ah Hoggaamiyaha Xisbiga Ford Kenya, xubina ka ah Aqalka Senedka ee Baarlamaanka dalkaasi ayaa Uhurru Kenyatta ku tilmaamay mid aan saaxiib u aheyn Horumarka iyo in Dalka Kenya uu qeyb ka ahaado dalalka Africa kuwooda ugu nabdoon.
Moses Wetang'ula ayaa ugu baaqay Madaxweyne Uhuru Kenyatta in ay Dowladda shaaciso tirada rasmiga ee Ciiddanka Kenya looga dilay weerarkii Ceelcadde, waxa uuna cod dheer ku sheegay in Xisbiyadu aysan ka aamusi doono xaqiiq u helida tirada ciidan ee Kenya laga laayay.
Mr Moses Wetang'ula waxa uu sidoo kale xaqiijiyay in mas'uuliyada ciidamada la laayay uu dusha saaran doono Madaxweyne Kenyatta oo uu ku tilmaamay Madaxweyne aan sal iyo baar ku laheyn Siyaasada Africa.
Nuqul kamid ah hadalka Senator Moses Wetang'ula ayaa ahaa "Waa wax aad u xanuun badan in Ciiddanka Kenya la dilay, xilli uu Madaxweynuhu u joogay Mombasa Ololahiisa Siyaasadda."
Haddalka Moses Wetang'ula, ayaa imaanaya xili maleeshiyada Al-shabaab ay sheegatay in weerarkaasi ay ku dileen 100 Askari oo Kenyaan ah.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Al-Shabaab oo xukun ku fuliyay 40 jir la sheegay...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Al-Shabaab xukun ku fuliyay Ibraahim Maxamed Aadan 40 jir ah, kadib markii haweeney waayeel 62 jir ah oo lagu magacaabo Xabiibo Cali Wardheere, ay kusoo eedeysay inuu kufsaday.
Arintaan layaabka leh ee Shabaab kusoo bandhigeen fagaaro ku yaal deegaanka Buulo Fulaay oo ka tirsan gobolka Baay, halkaasoo lagula fuliyay xukun ah, 100 jeedal garbaash ah, inuu bixiyo qaalin lo'ah oo seddax sano jir, iyo in mudo sanad ah laga masaafuriyo deegaanka.
Qaadiga maxkamadda Shabaab ee dacwadan xukunkeeda ku dhawaaqay ayaa sheegay in Ibraahim Maxamed uu horay u soo maray meher kaliya, sidaasina xukunkiisa uu noqday.
AL-Shabaab ayaa dadka ku nool deegaanada ay maamulaan ku fuliyo xukunno kala duwan, iyadoo aysan jirin garsoor u dooda, dacwadaha ay qaadana ay yihiin kuwo hal dhinac ah.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guux ka dhashay Booqashadii Iyaad Calaawi &...

$
0
0

Tiro kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Somalia, ayaa aad u dhaliilsan booqashadii uu magaalada Muqdisho ku imaaday Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee dalka Ciraaq Iyad Calaawi kaasoo kulamo gooni gooni ah la qaatey Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh, Gudoomiyaha Baarlamaanka, Raiisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Cumar Cabdirashiid iyo Xubnaha Baarlamaanka.
MasaEU(tm)uuliyiinta qaarkood ayaa si lamafilaan ah ku qaabilay Iyad Calaawi, waxa ayna sheegen in la kulanka Calaawi uu ahaa dalab kaga imaaday dhanka Madaxweyne Xassan Sheekh.
Xildhibaan Dhalxa oo kamid ah Mudanayaasha BFS ayaa sheegay in Iyad Calaawi uu yahay masaEU(tm)uul ay ku fog tahay Shiicanimada islamarkaana uusan garankarin sababta keentay in Madaxda dalka ay marti galiyaan ama ay calaaqo u muujiyaan Dowladaha shiicada ah.
Xildhibaan Dalxa waxa uu sheegay in shaqsi ahaantiisa uusan wanaag u arag in xiliga la joogo ay Dowlada Somalia xiriir la sameyso Dowladaha ku dhaqma madaahibta shiiciga waxa uuna meesha ka saaray in ujeedka socdaalka Iyad Calaawi uu ahaa mid ku qotoma Siyaasada.
Xildhibaan Dalxa oo ay ka muuqato dhaliil ayaa yiri aEUoeMarka ugu Horeysa GoaEU(tm)aan Baarlamaan kuma imaan ee waxaa uu ku yimid Ogolaansho Dhinaca Xukuumada sidaa Darteed Iyad Calaawi waa nin Ciraaqi ah islamarkaana Magac Dowladnimo Dalka ku yimid sidaa ayuu Baarlamaanka Federaalka uu ku soo dhaweeyey waxaana la socdey nin Dhigeyga ah oo Baarlamaanka Xilka aan ka hayo isna ka hayo Baarlamaanka Ciraaq, balse anigu run ahaantii ma jecleysan in Dowladu ay xiriir la sameyso dad noocaasi ahaEU
Sidoo kale, Xildhibaanada qaar oo iyaguna ku qornaa soo dhaweynta ayaa ka cudur daartay inay soo dhaweeyan Iyad Calaawi, waxa ayna Dowladu ku eedeeyen qaabka ay ula dhaqantay Dowlada Iraan oo diblumaasiyiin looga xiray magaalada Muqdisho iyo sida ay iminka ula dhaqmeyso Dowlada Ciraaq oo aad uga liidata Dowladaha kale una fog shiicanimada.
Dhinaca kale, Booqashadaasi ayay Dowlada Somalia ku muujineysaa u kala eexashada Dowladaha Shiicada ah, waxa ayna tani godob ku noqoneysaa Dowlada Xassan Sheekh oo la kala safatay Shiicada Iraan iyo tan Ciraaq.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada DFS oo dad u soo qab qabtay Qarax ka...

$
0
0

Jowhar (Sh M Network)--Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo kala duwan waxey ka sameeyeen Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh.Dhexe kadib markii Magaalada uu ka dhacay Qarax khasaaro geystay.
Taliye ku xigeenka Saldhiga Booliska Degmada Jowhar ee Gobolka Sh.Dhexe, Geelle Isaaq Warsame ayaa sheegay in Ciidamada Booliska ay soo qabteen labo Ruux oo lagu tuhmayo ka dambeynta Qarax lagu weeraray Ciidamada Dowladda ee halkaasi ku sugan.
Labadan Ruux ee la qabtay ayaa haatan su'aalo kala duwan waxaa lagu weydiinayaa Saldhiga Booliska ee Degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh.Dhexe.
Xariga labadan Ruux ayaa waxuu imaanayaa maalin kadib markii labo Askari ay ku dhaawacmeen Qarax bambaano lagu weeraray Fariisin ay Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin Xaafada Baryar oo ku yaala Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh.Dhexe.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo taageeray go’aankii...

$
0
0

Muqdisho (Sh M Network)--Siyaasiga Salaad Cali Jeeli oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdiso ayaa waxuu taageeray go'aankii dhawaan ay Maamulka Puntland uga soo horjeesteen Doraashada Dalka ka dhaceysa in lagu saleeyo Nidaamka 4.5
Isagoo sii hadlayay Siyaasigaan ayaa waxuu tilmaamay in Nidaamka 4.5 uu yahay waxyaabaha Dalka ragaadiyay islamarkaana ku tilmaamay in qaabkaasi ku saleysan 4.5 mid laga dhaxlay dhibaatooyin badan waxuuna carabka ku dhuftay Siyaasi Salaad Cali Jeelle in Shirar badan oo Dalka lagu qabtay ay Dadka Soomaaliyeed ku diideen habka awood qeybsiga ee ku saleysan 4.5
Geesta kale, Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa qeexay in uu xalka ku jiro in Dowladdu ay fuliso ballan qaadkii ay u sameysay Umadda Soomaaliyeed Sanadda 2012-kii si looga gudbo Marxalada uu haatan Dalka marayo, isagoona ugu baaqay Dowladda raacida waxa uu qorayo Dastuurka.
Dhawaan ayey aheyd markii Maamulka Puntland oo ka mid ah Maamulada Dalka ka jira ay saluugeyn Doorashada Sanadda ka dhaceysa Dalka Soomaaliya in lagu saleeyo hanaanka 4.5 waxaana xusid mudan in Kulamo Magaalada Garoowe ku dhexmaray Madaxda Maamulka Puntland iyo Wakiilka Qaramada Midoobay iyo Xubno kale oo ka socda Beesha Caalamka ay ku soo idlaadeen natiijo la'aan.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulka Rabdhuure oo beeniyay in Ciidamada Itoobiya...

$
0
0

Rabdhuure (Sh M Network)--Gudoomiyaha Degaanka Rabdhuure ee Gobolka Bakool Maxamed Kheyre Salaad oo la hadlay Idaacada Shabelle ee Magaalada muqdisho ayaa beeniye in Ciidamada Itoobiya ay halkaasi ku Dileen nawaaxiga Degaanka Rabdhuure.
Maamad Kheyre Salaad, Gudoomiyaha rabdhure ayaa war aan sal iyo raad toona la heyn ku tilmaamay warkaasi ku aadan in Ciidamada Itoobiya ay dad rayid ah ku dilen nawaaxiga Degaanka Rabdhuure ee Gobolka Bakool .
Guddoomiyaha ayaa sidoo kale waxuu tilmaamay in Ciidamada Itoobiya ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen hareeraha Degaanka Rabdhuure.
Maxamed Kheyre Salaad, Gudoomiyaha Degaanka Rabdhure ayaa dhinaca kale ka warbixiyay xaalada amaan ee Dagaankaasi waxuna xusay Gudoomiya in Degaanka Rabdhuure xaaladiisu tahay mid amaan ah isla markaana la isku haleen karo.
Sikastaba, Dadka ku nool Degaanka Rabdhuure ayaa Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdsho u sheegay in laba ruux oo xoola dhaqata ah ay ciidamada Itoobiya ku toogten Duleedka Degaanka Rabdhuure ee Gobolka Bakool.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

War Naxdin leh: Gabar si fool xun loogu dilay...

$
0
0

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada amaanka degmada ay wadaan howgal lagu baadi goobayo dadkii ka dambeeyay dil ka dhacay degmada Afgooye.
Qofka la dilay ayaa lagu magaacabayay Farxiya waxana la sheegay in ay murmreen koox hubaysan kadibna ay tooreeyen.
Lama oga dooda dhex martay waxa ay salka ku haysay balse saraakiisha ciidan ee degmada ayaa shaaca ka qaaday in ay ku raad joogan dadkii falkaasi ka dambeeyay.
Gudoomiye ku xigeenka dhinaca amaanka degmada ayaa warbaahinta u sheegay in goor dhow cadaalada la horkeeni doono dadkii falkaasi ka dambeeyay.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Ammaanka dalka Uganda oo si weyn loo adkeeyay,...

$
0
0

Amaanka dalka Uganda ayaa aad loo adkeeyay iyadoo laga baqayo weeraro amni daro ah oo ka dhacaan dalkaasi xiliga ay socdaan doorashooyinka la qorsheynaayo inay bishaan dhamaadkeeda ka dhacaan dalka Uganda.
Maalmo kooban gudahood ayaa la qorsheynayaa inay doorashooyin qaran ka dhacaan dalka Uganda, waxaana dadka ay soo dooran doonaan Madaxweynaha dalka Uganda iyo xubnaha Baarlamaanka.
Taliyaha Ciidamada Booliska dalka Uganda Kale Kayihura, oo Saxaafada kula hadlay magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa sheegay in shacabka Uganda ay xaq u leeyihiin inay cabsi laaEU(tm)aan codkooda u dhiibtaan.
Laamaha ammaanka ayuu sheegay inay heegan buuxa ka galeen amni daro ka dhacdo dalka Uganda ayna ka feejigan yihiin weeraro Shabaab iyo kooxaha kale ka geystaan dalka Uganda inta doorashooyinka ay socdaan.
Taliyaha wuxuu sheegay in muhiimada koowaad ay siin doonaan dhinaca ammaanka, wuxuuna kaga mahad celiyay shacabka dalka Uganda sida ay kaga qeyb qaadanayaan ammaanka goobaha codeynta ay ka dhaceyso dhamaadka bishan February.
Sidoo kale ciidamada Booliska ayuu kaga mahadceliyay waajibaadka ay gudanayaan maadaama magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi lagu daadiyay ciidamo badan oo booliska ka tirsan.
Ugu dambeyn ayuu sheegay taliyaha ciidamada booliska dalka Uganda iney shacabka ka dalbanayaan iney si wanaagsan ula shaqeeyaan laamaha amaanka si looga hortago qataro dhanka amaanka ah.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG:Saraakiil Ciidamada Amaanka kamid ahaa oo noqday...

$
0
0

Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Maamulka Jubbalanad oo Hubkoodii wata ay ku biireen Xarakada Al-shabaab.
Ciidamadaan oo Tiradooda lagu sheegay 10 Askari ayaa ku jiray Xerada Ciidamada Jubbaland ee Kulmiyow,waxaana ay ku biireen Shabaabka jooga Degmada Badhaadhe ee Gobolkaasi Jubbada Hoose.
Sargaal ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa la sheegay in Ciidamada Al-shabaab u Goostay uu Hogaaminayo.
Saraakiisha Amniga Jubbaland wali kama hadlin Wararka sheegaya in Ciidamada Jubbaland qaar ka mid ah ay shabaab ku biireen.
Sidoo kale Al-shabaab ayaa sheegtay in Ciidamo ka soo goostay Maamulka Axmed Madoobe ay isku soo dhiibeenA islamarkaana ay si fiican u soo dhaweeyeen
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay gacan ku...

$
0
0

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM ayaa xalay kala wareegay maleeshiyada Al Shabab deegaanka Buur-weyn ee hoostaga degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan.
Gudoomiyaha Buulaburde, C/casiis Duuroow Cabdi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in deegaanka buur-weyn ay ahayd goob maleeshiyada Al-Shabaab ay dadka ku dhibaateyn jireen, waxaana uu intaa ku daray in ammaanka deegaanka laga fara maroojiyay argagixisada Al-Shabaab uu yahay mid hagaagsan.
Guddoomiyuhu waxa uu tilmaamay in ciidamada amniga ay sii wadi doonaan howlgallada lagula dagaalamayo argagixisada Al-Shabaab.
"Buur-weyn oo u dhexeysa Jalalaqsi iyo Buulo-burte ayaan kala wareegnay maleeshiyada Al-Shabaab, mana jirto tababbar kale oo ay Shabaabku halkaasi ku imaan karaan, runtii amniga deegaanka waa mid la isku haleyn karo" ayuu yiri C/casiis Duurow.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mowqifka golaha Wakiilada Dowladda Puntland ee ku...

$
0
0

Farshaxaniiste Cusub oo Sawir Qosol & yaab leh ka...

$
0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live