Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Switzerland oo afti u qaadeysa shisheeyaha

$
0
0

Waxaa dalka Switzerland ka socota afti ay shacabkiisa u qaadayaan in dadka shisheeyaha ee dembiyada yaryar gala la tarxiilayo iyo in kale.


Maamulka Banaadir oo sugaya ammaanka caasimada

$
0
0

Magaalada Muqdisho waxa xalay lagu qabtay kulan looga hadlayay xaaladda amni ee caasimada.

Duqeymo ka dhacay Suuriya

$
0
0

Wararka ka imanaya Suuriya ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay weerarreen dhowr deegaan oo ku yaalla waqooyiga gobolka Xalab, maalin ka dib markii ay dhaqan gashay xabbad joojin laga gaaray colaada dalkaasi.

Nin dilay 14 qof oo qoyskiisa ah

$
0
0

Nin u dhashay India ayaa toori ku dilay 14 qof oo ay isku qoys yihiin xilli ay jiifeen. 7 ka mid ah dadkaasi ayaa ahaa carruur.

H. Clinton oo ku Adkaatay Doorashadii S. Carolina

$
0
0

Tartamaha xisbiga Dimoqraadiga ee madaxtinimada Maraykanka, Hillary Clinton ayaa si weyn uga guuleysatay ninkii ay baratamayeen ee Bernie Sanders, doorashadii gobolka koonfurta Maraykanka ku yaalla ee South Carolina

Wicitaanka: Aqoonyahan Aadan Mikana

$
0
0

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Aadan Makina oo shahaada Ph.D-da ka diyaariya jaamacadda Walden University ee gobolka Minnesota, waxana uu ka hadlayaa adeegsidga shabakadaha bulshada.

Amniga Muqdisho oo lagu Wareejiyey Gobolka Banaadir

$
0
0

Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidda Somalia Cabdiraxmaan Tuur-yare ayaa sheegay in amniga magaalada lagu wareejiyey maamulka gobolka Banaadir, ciidamada amniguna ay gacan siin doonaan.

Jeddah: Qoys ku Dhintay Qiiq ku Baxay Gurigooda

$
0
0

Qoys ka kooban 5 qof ayaa shalay ku dhintay magaalada Jeddah ee dalka Sucuudi Careebiya, ka dib markii qiiq uu ku baxay guri ay hurdoon. Qiiqa ayaa la sheegay inuu ka dhashay qaboojiye ku xirnaa mid ka mid ah qolalka guriga.


Qaraxyo ka Dhacay Magaalada Baydhabo

$
0
0

Labo qarax ayaa gilgilay bartamaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, sida laga soo xigtay dad goobjoog ah iyo warfidiyeeno magaalada ku sugan.

In kabadan 20 ku dhimatay qaraxyada Baydhabo

$
0
0

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in inkabadan 20 ku dhimatay qaraxyo ka dhacay magaalada Baydhabo.

Dhimashada Baydhabo oo korortay

$
0
0

Agaasimaha isbitaalka Baydhabo Cabdifataax Ibraahim Xaashi, ayaa sheegay xalay ilaa saaka in ay isbitaalka ku dhinteen 7 qof oo ku dhaawacmay qaraxa.

Duminta xerada Calais oo bilaabatay

$
0
0

Shaqaalaha wax dumiya ayaa bilaabay duminta xerada Calais ee Faransiiska ee ay si sharci daro u dageen kumanaan qof oo doonaya inay yimaadaan Britain.

Maxaa Sabab u ah Weerarada Al-Shabab ee sii Kordhaya?

$
0
0

Agaasimihii hore ee nabad suggidda qaranka Axmed Macalin Fiqi, ayaan ka hadlay weeraradii ugu dambeeyey ee kooxda Al-Shabaab.

Moscow: Haweeneey madaxa ka goysay ilmo

$
0
0

Boliiska Moscow ee Ruushka ayaa xiray haweeneey sidata madax laga gooyay ilmo afar jir ah iyadoo jidka la maraysa.

Wareysi: Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya

$
0
0

Wasiirka amniga qaranka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar ayaan ka wareysanay ammaanka Muqdisho iyo kulan amniga ku saabsanaa oo ka dhacay magaalada.


Sawirro: Abaalmarinta Oscar-ka ee 2016

$
0
0

Filinka The Revenant ayaa ku guulaystay abaalmarinta ugu badan ee Oscar-ka.

Qarax ka Dhacay Iraq oo Dilay 20 Qof

$
0
0

Weerarka ayaa ka dhacay magaalada Muqdadiyah, oo 90 KM woqooyi ka xigta magaalada Baghdad ee caasimadda Iraq.

Dhaqaalaha Finland oo hoos u dhacaya

$
0
0

Dhaqaalaha Finland ayaa hoos u dhacay dhowr sano oo isku xigta iyadoo laga cabsi qabo kororka dhaqaalaha ee mustaqbalka.

Japan iyo Masar oo iskaashanaya

$
0
0

Japan iyo Masar ayaa iska kaashan doona dhinaca waxbarashada iyo tamarta iyadoo Japan ay balan qaaday 17.500 oo bilyan oo dollar oo gargaar.

Daawo dhibaatada haysata beeralayda kafeega Ethiopia

$
0
0

Dunidu waxay cabtaa ilaa laba bilyan oo koob oo kafee ah maalin walba, sanad walbana waxaa kor u sii kaca baahida kafeega, gaar ahaan dalalka dhaqaalahoodu kobcay sida Brazil, Shiinaha iyo India oo ka helitaankooda Kafeegu sii badanayo.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live