Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland ee Dekedda Berbera oo ay faafaahin ka soo baxday

$
0
0

Xog dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxaysaa heshiis ay dhawaantan magaalada Deba Zeit ee dalka Itoobiya ku kala saxiixdeen Somaliland iyo Itoobiya.

RUWAAYAD CAJIIB AH: Xaqiiqda qaraxyada la sheego in...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Ciidanka Nabad sugida Soomaaliya ayaa bishii Marso 29 Muqdisho ku qabtay gaari la sheegay in lagu soo buuxiyay waxyaabaha qarxo, oo lasoo dhigay nawaaxiga Madaxtooyadii Hore ee Cabdi Qaasim, gaarigaas oo ahaa nooc Kaarib ah.
Sidoo kale waxaa Bisha April 4 ay ciidanka NISA ku qabteen baar ku dhow xabsiga godka Jilicow gaari kale oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa.
Haddaba, Caasimada Online ayaa xog muhiim ah ka heshay qaar ka mid ah saraakiisha NISA oo sheegay in dhammaan qaraxyada la qabtay ay ahaayeen kuwa ay NISA diyaarisay, oo qorshe gaar ah laga lahaa.
Saraakiisha NISA ee la soo xiriirtay Caasimada Online ayaa noo sheegay in aanay ahayn falal loo dulqaadan karo in laga been abuuro wax qabad aan jirin, kaasoo laga rabo oo kaliya in TV laga duubo iyo xoogaa lacag ah oo uu ku bixiyo taliyaha NISA General Tuuryare, oo isu muujinaya nin waxqabad weyn haya.
Waxaa ay noo sheegeen saraakiisha NISA "Maxaa loo arki waayay halka lagu qarxiyay qaraxyada la qabtay?, Maxaa loo arki waayay in la soo xiro dadkii lahaa baabuurta la qabtay maadaama la yaqaan taargada baabuurta?
Saraakiishan ayaa si carro badan ku jirta uga hadlay nin oday ah oo ay ciidanka NISA ee qeybta isgoyska dabka ay qarax been been ah ugu xireen gaarigiisa oo lagu qabtay isgoysa Sayidka, 29-kii Maarso, taasoo ay ku sheegeen in ay tahay arrin ka baxsan nidaamka ciidanka. Haddii qaraxa uu ugu xirnaase maxaa loo sii daayey shaqsiga waday gaariga oo loo xiri waayay, si loo wareysto?
Saraakiishan ayaa wacad ku maray in ay shacabka Soomaaliyeed aay u sheegi doonaan falalka guracan oo lagu marin habaabinayo shacabka, oo ay wadaan xubno ka tirsan NISA.
Inta badan marka ay Muqdisho qaraxyo ka dhacaan, waxay NISA sheegtaa in qaraxyada dhaca ay ka badan yihiin kuwa ay ka hortagaan ama ay fashiliyaan, waana taas sababta ka dambeysay baabuurtan tirada badan ee maalmihii tagay la sheegayey in la qabtay, sida aan xogta ku helnay.Caasimada OnlineXafiiska Muqdishocaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“C/W Gaas qiyaano ayuu sameeyay” waxaa yiri…

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Qaar kamid ah siyaasiyiinta Puntland ayaa si weyn u dhaliilay hishiiskii ay kala saxiixdeen dowlada federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland, kaasi oo dhigayay habka doorashada dhamaadka sanadkaan ka dhaceysa Soomaaliya.
Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo noqday wasiirkii waxbarashada Puntland ayaa warbaahinta u sheegay in hishiiskii Garowe uu ku saxiixay Madaxweyne Gaas inuu ahaa mid lagu qiyaamay shacabka Puntland.
Siyaasiga wuxuu ku dhaliilay Gaas inuu markale hore afti ka qaaday shacabka deegaanada Puntland, laakiin markii dambe uu kaga baxay balamo badan oo uu ka qaaday reer Puntland oo ay ugu horeyso inuusan u qaadi doonin 4.5.
"Gaas Qiyaano ayuu sameeyay, shacabka ayaa afti laga qaaday, haddana waxaay u cuntamin ayuu u qaaday shacabka Puntland, mana la aqbali karo"ayuu yiri Siyaasiga.
Siyaasi Cali Xaaji Warsame, ayaa kamid ah siyaasiyiinta Puntland ee sida weyn u dhaliilsan nidaamka 4.5, kuwaasi oo danahooda ka waayay Puntland.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kacdoon ka dhan ah Gaas oo ka socda Puntland

$
0
0

Garoowe (Caasimada Online) - Waxaa isa soo taraya diidmada lagala hor yimid heshiiska lagu saxiixay magaalada Garowe ee maamulka Puntland ku aqbalay inuu qaato nidaamka doorashada 4.5 ee uu hore u diiday, iyadoo ay soo kordhayaan siyaasiyiinta, xildhibaanda iyo odayaasha Puntland ee diidan heshiiska.
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa bilaabay inay si toos ah u mucaaradaan heshiiska kuna tilmaamaan Madaxweyne Gaas inuu khiyaamay shacabka Puntland, isagana uu yaqaan meesha uu la aadi doono heshiiskaasi.
Xildhibaan Burhaan Aadan Aw Cabdi oo ka tirsan Golaha wakiilada Puntland ayaa ku eedeeyay C/weli Gaas inuu meel uga dhacay dadka Puntland, wuxuuna si cad u sheegay in Gaas ay doorteen Baarlamaanka Puntland, kuna hadli karin codka shacabka.
Siyaasiga Cali Xaaji Warsame ayaa isna hore u sheegay in heshiiska uu dhaawac weyn gaarsiiyay Puntland, sidaasina aan looga hari doonin ee tallaabo ay qaadi doonaan siyaasiyiinta iyo shacabka.
Waxaa jira kacdoon balaaran oo degaanada Puntland uga horjeedaan saxiixa iyo ogolaanshaha C/weli Gaas ku qaatay 4.5, waxayna wararku sheegayaan in laga cabsi qabo halis siyaasadeed oo soo wajahda madaxweynaha Puntland oo markii hore xaaladda meel xun gaasiiyay, gudaha iyo dibaddana u ololeeyay go'aan siyaasadeed oo isaga ku koobnaa markii hore.Caasimada OnlineXafiiska GarooweCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Muqdisho oo lagu qabtay Nin ku howlanaa arrin...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Ciidamada amaanka magaalada Muqdisho, ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu watay Hub, kaasi oo ku labisnaa dharka dumarka.
Ninkaani la qabtay ayaa sidoo kale watay Indha shareer, oo uu uga dhuumanaayay Ciidamada iyo dadka kale balse waxaa markii danbe socodkiisa shaki ka muujiyay Haweeney sidaana ku wargalisay laamaha amaanka.
Saraakiisha laamaha amaanka Dowlada, ayaa sheegay in ruuxaasi uu watay Hub xiliga gacanta lagu dhigaayay, waxa ayna sidoo kale tilmaameen in iminka lagu hayo baaritaan.
Saraakiisha waxa ay sheegtay in ruuxaasi xiliga la qabanaayay uu ku howlanaa qorsho uu ku khaarijin lahaa shaqsiyaad cayiman, balse falkaasi ka hor laga hortagay.
Dhanka kale, ruuxa la qabtay ayaa kamid ahaa ragga maleeshiyaadka Al-shabaab u fuliya dilalka qorsheysan, waxa ayna qabashadiisa kusoo aadeysaa xili amaanka magaalada Muqdisho maalmahaani uu yahay mid qasan.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sawirro Yaab leh: Al-shabaab oo gaartay heer ay la...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Maleeshiyaadka Al-shabaab ee looga bartay dilalka iyo Qaraxyada qorsheysan ayaa iminka bilaabay inay dilaan xayawaanka.
Dagaalyahan ka tirsan maleeshiyada ayaa Degmada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe, ku dilay Yaxaas aad u weyn, kaasi oo ay Kooxdu ku eedeeyen inuu xad-gudub u geystay dadka deegaanka.
Maleeshiyadu waxa ay sheegtay in Yaxaaska la dilay uu ahaa shan mitir, waxa uuna dilkiisa ka dhacay beer ku dhow Webiga.
Boqolaal ka mid ah shacabka reer Saakow, ayaa isugu soo baxay goobtii lagu soo bandhigay Yaxaaskaasi.
Dagaalyahaanka dilay Yaxaaska ayaa waxaa lagu magacaabaa Boorow, waxa uuna ku dhuftay shan xabadood.
Bishii la soo dhaafay ayay ahayd markii ay Yaxaas kan ka wayn ku dileen deegaanka Awdheegle ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maxkamadda ICC oo go’aan ka gaaraysa Ruto

$
0
0

Xog: Ethiopia oo siyaasada Soomaaliya u gacan...

$
0
0

Garoowe (Caasimada Online) - Dowlada Ethiopia ayaa wada qorsho cusub oo Siyaasada Somalia loogu gacan galinaayo Puntland, waxa ayna Ethiopia ku taameysaa in Madaxweynaha Cusub ee Somalia uu noqon doono Siyaasi kasoo jeeda Beesha Daarood.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia ahna Guddoomiyaha Wasiirada Arrimaha Dibadda ee urur goboleedka IGAD Dr. Tedros Adhanom, ayaa ballanqaad gaar ah u sameeyay Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas iyo C/raxmaan Faroole.
Ballanqaadka Tedros, ayaa ah mid ku saleysan in Dowlada Ethiopia ay garab siin doonto musharaxa ka imaan doona dhanka Puntland ee u tartami doona Kursiga Qaranka.
Tedros waxa uu sheegay in Afarta sano ee soo socta ay tijaabin doonaan Daarood, waxa uuna si gaar ah Farta ugu fiiqay in Xilkaasi ay u carbin doonaan C/raxmaan Faroole, inkastoo uusan si gaar ah u faramuuqin shaqsi.
Mr Tedros, waxa uu ballanqaaday in cida ay wakiishaan Puntland ay Doorashada dhici doonto ilaa heer ka gaarsiin doonaan, waxa uuna si dadban u sheegay inaan jirin cid ka mudan Puntland in Xilkaasi ay qabato, sida aan xogta ku helnay.
Ethiopia ayaa lagu wadaa in Musharaxa ay wadato Puntland ay ka caawiso dhinacyo badan oo ay ugu horeyso dhaqaalaha iyo Siyaasada, waxaana xusid mudan in Dowlada Ethiopia ay miisaan Siyaasadeed ku dhex leedahay Somalia.
Ma cadda sida Puntland ay u oofin laheyd axdiga ay wada galeen Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dal bixiyey lacagtii lagu cirib tiri lahaa Al-Shabab

$
0
0

Tokyo (Caasimada Online) - Warbixin kasoo baxday Dowladda Japan ayaa waxaa lagu sheegay in Urur Goboleedka IGAD ay ugu deeqday lacag gaareysa 775,000 oo dollar taasoo loogu tala galay dagaal ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab ee ka dagaalama qeybo kamid ah dalka Somalia.
Heshiiska lagu bixinaayo dhaqaalahaani ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Addis ababa ee cariga dalka Ethiopia, kaasi oo qalinka ay si wada jir ah ugu duugeen IGAD iyo Safiirka Japan u fadhiya dalka Ethiopia.
Mashruuca dhaqaalaha lagu bixiyay ayaa la sheegay inuu yahay mid loogu wanqalay la dagaalanka Argagixisada Al-shabaab ee falalka amni darro ka wada gudaha iyo daafaca Somalia.
Mr Kazuhiro Suzuuki oo ah Danjiraha Japan u fadhiya dalka Ethiopia, ayaa sheegay in dhaqaalahaasi ay IGAD ku maareyn doonto la dagaalanka argagixisada Somalia ee Al-shabaab.
Japan ayaa horay Ururka Midowga Africa ugu taageertay Mashaariic dhowr ah oo ku aadan dhinaca Nabadda ee Somalia taasoo la sheegay in ay qeyb ka tahay qorshe la doonayo in Somalia ay dib uga soo kabsato dhibaatooyinkii iyo colaadihii ka soo gaaray xilliga bur burka.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Eenow: “Xasan iyo Gaas ayagaa isku daneeyey”

$
0
0

Garoowe (Caasimada Online) - Waxaa faraha kasii baxaaya dhaliilaha loo jeedinaayo maamulka Puntland, gaar ahaan Madaxweynaha maamulka iyo Xubnihii ku wehlinaayay shirarkii kusoo idlaaday magaalada Garoowe ee lagu kala saxiixday Heshiiska.
Wasiirka Caafimaadka maamulka Puntland Saadaq Eenow, ayaa kamid noqday Siyaasiyiinta kasoo horjeestay qaabka ay Puntland Heshiiska ula gashay DFS, kaasi oo looga gudbaayay Khilaafkii ka taagnaa nidaamka 4.5.
Saadaq Eenow, waxa uu sheegay in Heshiiska uu ku dhacay qaab degdeg ah, islamarkaana maamulka uusan xushmeyn Aftidii shacabka Puntland ee ahaa inaan marnaba laga tanaasulin nidaamka doorashada hab deegaan.
Waxa uu sheegay in Heshiiska ay Puntland saxiixday micnaha ay ka dhigan tahay in la taageeray dib usoo noqoshada Madaxweyne Xassan Sheekh, taasina waxa uu ku tilmaamay mid dhaliisheeda ay usoo laabaneyso Puntland.
Saadaq Eenow, waxa uu sheegay in Heshiiska la kala saxiixday uusan soo kordhineynin wax natiijo ah, waxa uuna tilmaamay in dhammaan qodobada lagu heshiiyay aysan sida la rabo u dhaqangaleynin.
"Aniga ma qabo in xiligaani Puntland ay wanaag ugu jirto 4.5, waayo waxa ay taasi ka dhigan tahay halaga shaqeeyo dib usoo laabashada Xassan Sheekh".
Haddalka Saadaq Eenow, ayaa kusoo beegmaaya xili Siyaasiyiin farabadan oo kasoo jeeda deegaanada Puntland ay kasoo horjeesteen Heshiiska lagu kala saxiixday magaalada Garoowe.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Al-Shabaab oo Xabsi ay ku xirnaayeen Maxaabiis...

$
0
0

yabaal ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Al-shabaab ay halkaa ka siidaayeen Tobanaan Maxaabiis ah oo Mudo u Xirnaa.
Siideynta Maxaabiisa ayaa ka dambeysay ka gadaal markii Shabaab ay ka baxeen Magaalada oo ay gudaha u galeen Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo Ciidan kale oo Itoobiyaan ah.
Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Shabaab halkaa ay ka fasaxeen ilaa 30 Maxaabiis ah oo ku xukunaa Dambiyo kala duwan.
Shabaab ayaa Guud ahaanba iskaga baxay Degmada Aadan-yabaal inkastoo hadda aysan gaarin Ciidamada Huwanta ah.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO: Bastoolad loo ekeysiiyey iPhone, 40-kun oo...

$
0
0

Dhibaato lagu sifeeyay aEU~musiiboaEU(tm) ayaa lasoo sheegayaa in ay ka taagan tahay Magaalada New York ee Dalka Mareykanka.
Shirkada lagu magacaabo Ideal Conceal oo hubka casriga ah sameysa ayaa soo bandhigtay hindise ay ku dooneyso in ay ikhtiraacdo (hindisto) Bastoolad aad ugu eg una sameysan qaabka Mobile-ka iPhone-ka.
Bastooladdan ayaa qorshaheeda lagu soo bandhigay Website-ka shirkadda hindiseysa ee Ideal Conceal, ayadoo weydiisay macaamiisheeda bal in ay jeclaan lahaayeen iibsashada Bastooladdan iyo in kale, taasoo muddo maalmo ah ay iska qoreen dad kor u dhaafaya 40-kun oo ruux oo doonaya iibsashada Bastooladdan iPhone-ka u eg.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mas’uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka koofur...

$
0
0

Wefdi wasiiro iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka koofur galbeed Soomaaliya ayaa gaaray degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay, ayagoo kulamo la yeeshay qeybaha bulshada ee degmadaasi.
Taliyaha booliiska gaarka ah ee dowlad goboleedka koofur galbeed Soomaaliya, Maxamed Isxaaq Cari-case, oo kamid ah xubnaha gaaray halkaasi ayaa Radio Muqdisho u sheegay in u jeedada wefdiga ay quseyso arimo badan oo xaalada degmada ku saabsan.
Taliye Cari-case ayaa tilmaamay in degmada Buur-hakaba ay kamid tahay goobaha ciidanka maamulka lagu tababarayay isla markaana loo qeybiyay ciidankaasi saanadii ay ku howlgali lahaayeen.
"Qorshe guud oo dowladda koofur galbeed ay u dejisay in degmo kasta ay ka howlgalaan 300 oo askari ayay kamid tahay tan Buur-hakaba," ayuu yiri Cari-case.
Mas'uuliyiinta soo gaaray degmada Buur-hakaba, ayaa waxaa kamid ah wasiirka warfaafinta, wasiirka hubka dhigista iyo dhaqan celinta maleeshiyaadka iyo xubno kale oo uu kamid yahay guddoomiyaha gobolka Baay.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Cabdiweli Gaas oo sharaxay sababtii ay Puntland u...

$
0
0

Kn: Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sharaxay sababtii ay u ogolaadeen nidaamka 4.5-ka oo ay muddo diidanaayeen.
Madaxweynaha ayaa sheegay in wada hadalo maalmo socday loo soo bandhigay saddex arimood oo kala ah sida tan:
" in Soomaaliya ka go'no, taasina waxay ka hor imaanaysaa ujeedadii iyo hadafkii loo dhisay Puntland, wax maslaxad Puntland iyo mid Soomaaliyeed ku jirtana ma aha, kala go' cusubi wuxuu wiiqayaa meeshana ka saaraya dowladnimadii iyo jiritaankii Soomaaliya"
" in afarta sanno ee soo socota aan ka harno geedi socodka doorashooyinka, masiirka Puntland na ay la wareegaan cid aan ehel u ahayn, sidoo kale arintani waxay abuuri kartay jahawareer iyo qalqal siyaasadeed gudaha Puntland iyo Soomaaliya. Buuq siyaasadeed oo Puntland ka dhacay xili xasaasi ah wuxuu keeni karay inay wiiqanto midnimada Puntland"
" iyo in aan galno heshiis u qalma Puntland kuna qotoma miisaankeeda siyaasadeed iyo doorkii ay ku lahayd hogaaminta Soomaaliya.
Saddexdii bishan ayay ahayd markii heshiis ay galeen maamulka Puntland iyo dowlada federaalka Soomaaliya.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Al shabaab ambushes Ethiopian army convoy near El Bur

$
0
0

Armed Al shabaab fighters waylaid a military convoy belonging to Ethiopian troops near El Bur town in Galgaduud region of central Somalia, residents said on Wednesday.
The attack sparked a fierce clash between Al shabaab militants and Ethiopian forces who are serving with the African Union mission in Somalia (AMISOM).
The fighting continued for hours at Ulo-Jaran village which fall under El Bur town. There was no immediate confirmation of the casualty figures on both sides and civilians in the battle area.
Ethiopian troops came under surprise attack at Ulo-jaran area as they were travelling from El Bur to Galcad village to deliver supply to their bases in the region, according to residents.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Deg Deg: Wasiirkii hore ee Arimaha Bulshada Dr Cabdi...

$
0
0

Burco(Waaheen) Allah ha u naxariistee Waxa saaka ku geeriyooday magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Wasiirkii hore ee Wasaraadd Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dr. Cabdi Aw-daahir.
Marxuumka ayaa u geeriyooday Wedne Xanuun ku soo booday sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Burco oo uu Marxuumku ku geeriyooday.
Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Thousands may die in parched Somalia, UN warns

$
0
0

Severe droughts are stifling northern Somalia and forecasts of little rain this year will make things worse, particularly in northern Somalia where people are dependent on livestock for food, the United Nations recently said.
On March 31, Peter de Clercq, U.N. humanitarian coordinator for Somalia, appealed for $105 million in aid to provide life-saving assistance to nearly 2 million people affected by the severe drought in the autonomous regions of Somaliland and Puntland. The funding would help the country's malnourished through September, he said.
"Without access to emergency health services, water and sanitation, thousands of people could face death due to preventable causes,"he said in a statement. "The time to fund is now, to come back from the tipping point, avoid a greater crisis and avert loss of lives."
The water shortage also reduces grasses for livestock and makes the animals more susceptible to disease. The loss of livestock means the loss of a means of income to support their families.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

MP: Benadir admin should address current security...

$
0
0

A member of Somali parliament Dahir Amin Jesow has called on Benadir regional administration to swiftly address the current security challenges in the capital, Mogadishu.
"The regional admin is responsible for the security, so it should respond quickly and more effectively the increasing daily attacks in Mogadishu," said Jesow in an interview with Radio Shabelle.
The MP urged police to remain on high alert and vigilant of any insecurity acts and Al shabaab attacks, targeting Somali security force members and federal lawmakers in Mogadishu.
Mr Jesow has asked for the community to work with the security agencies of the federal government of Somalia to prevent further Al shabaab attacks in Mogadishu.
Mogadishu has seen in recent days an increase of attacks, including organized assassinations and drive-by shooting against law enforcement personnel and members of the parliament.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM oo kaabiga ku...

$
0
0

Cutubyo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa qarka u saran inay la wareegaan degmada Aadan Yabaal, kadib markii ay halkaasi isaga carareen maleeshiyada Al-Shabaab.
Guddoomiyaha degmada Aadan Yabaal, Maxamuud Sheekh Xasan oo la hadlay Wakaaladda SONNA ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay kaabiga ku hayaan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabellada Dhexe, waxaana ay ciidamada iminka howlgallo ka wadaan nawaaxiga degmada, si looga hortago dhagarta ay maleegayaan Al-Shabaab.
Tan iyo markii ciidamada xoogga dalka ay bilaabeen howlgalo ka dhan ah haraadiga Al-Shabaab waxaa isa soo tarayay qasaaraha loo geysanayo firxadka Shabaab, iyadoo dhawaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay lix ka tirsan horjoogayaasha Al-Shabaab ku dileen Janaale iyo leego oo ka wada tirsan gobolka Shabeelaha Hoose, kuwaasi oo labo ka mid ah ay ahaayeen ajaanib u kala dhalatay dalalka Yemen iyo Kenya.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kulan Alle bari ah oo lagu qabtay Muqdisho iyo baaq...

$
0
0

Kulankan Alle bariga ahaa oo ay ka qeyb galeen Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, xubnoa ka socday maamulka Galmudug iyo sidoo kale qeybaha bulshada ayaa waxa uu ka dhacay magaalada muqdisho.
Ugu horeyn qaar ka mid ah ka qeyb galayaasha kulanka ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay badiyaan Alle ka cabsiga si uu Alle SWT uga dulqaado dhibaatada.
Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac Cayaar jecel oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliyeed iyo Xildhibaan Garaad Yuusuf oo ka mid ah mudaniyaasha Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa dhankooda shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay is cafiyaan, isla markaana dhexdooda muujiyaan is jaceyl si uu Alle ugu gargaaro.
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay magaaladda muqdisho ka dhacayay kulamo Alle bari ah si uu Alle dhibaatada ugu dul qaado Ummadda Soomaaliyeed.