Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dawo Muuqaal Madaxwaynaha Puntland oo Kormeeray...


US airstrike in Somalia kills 4 of al-Shabab, destroys bomb

$
0
0

The U.S. military says a new airstrike in Somalia has killed four members of the al-Shabab extremist group and destroyed a vehicle carrying explosives near the capital.
The statement from the U.S. Africa Command says the airstrike Wednesday evening about 25 kilometers (15 miles) west of Mogadishu prevented the bomb from being used against residents of the capital.
Al-Shabab was blamed for the massive truck bombing in Mogadishu in October that killed 512 people.
The U.S. has carried out 35 drone strikes in Somalia this year against al-Shabab and a small but growing presence of Islamic State group-linked fighters.
The Trump administration early this year approved expanded military operations in the Horn of Africa nation.
The new U.S. statement says they assess that no civilians were killed in the strike.
The post US airstrike in Somalia kills 4 of al-Shabab, destroys bomb appeared first on Shabelle.

After 27 years, Somalia regains control of airspace management

$
0
0

The Somali government on Thursday announced that it has officially regained control and management of its airspace after 27 years being run by the United Nations International Civil Aviation Organisation (ICAO) regional office in Nairobi.
Somali President Mohamed Abdulahi Farmajo on Thursday officially inaugurated the offices and equipment installed at Mogadishu International Airport and said that the move represents a significant step towards the development of the country, Xinhua reported.
“It is a great honour for us to witness this historic day that we retake control and management of our airspace. This did not come simply and luckily, but through hard work,” Farmajo said.
He thanked the officials of the Ministry of Transport and Civil Aviation for their efforts as well as ICAO which has been running the airport.
He added that taking over the running of Somalia’s airspace is part of his government’s commitment to restore important public services.
Somali Minister of Transport and Civil Aviation, Mohamed Abdulahi Salad, said the government has also re-established direct flights between Mogadishu and Nairobi, which previously required a stopover in Wajir in North East Kenya for security reasons.
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/12/kulan-3-4-300x200.jpg 300w" sizes="(max-width: 630px) 100vw, 630px" />http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/12/kulan-1-6-300x200.jpg 300w" sizes="(max-width: 630px) 100vw, 630px" />http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/12/LLL-640x427-300x200.jpg 300w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2017/12/LLL-640x427-630x420.jpg 630w" sizes="(max-width: 640px) 100vw, 640px" />
The post After 27 years, Somalia regains control of airspace management appeared first on Shabelle.

Xaflad soo Dhaweyn ah oo Madaxtooyadda Koofur...

$
0
0

Xaflad soo dhoweyn ah oo xalay xarunta Madaxtooyada KMG ah Dowlad Goboleedka koonfur galbeed ee Magaaladda Baydhabo loogu qabtay Xubnaha Golayaasha xeer dejinta ee dowlada dhexe iyo dowlad goboleedyada ee uu shirka uga socdo Magaaladda Baydhabo,waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha golaha shacabka Ee JFS ,kusimaha madaxweynaha KGS iyo dhamaan xubnaha Gudoomiyaaasha golayaasha xeer dejinta ee [...]
storvideo: 

After 27 years, Somalia regains control of airspace...

$
0
0

The Somali government on Thursday announced that it has officially regained control and management of its airspace after 27 years being run by the United Nations International Civil Aviation Organisation (ICAO) regional office in Nairobi.
Somali President Mohamed Abdulahi Farmajo on Thursday officially inaugurated the offices and equipment installed at Mogadishu International Airport and said that the move represents a significant step towards the development of the country, Xinhua reported.
"It is a great honour for us to witness this historic day that we retake control and management of our airspace. This did not come simply and luckily, but through hard work," Farmajo said.
He thanked the officials of the Ministry of Transport and Civil Aviation for their efforts as well as ICAO which has been running the airport.
He added that taking over the running of Somalia's airspace is part of his government's commitment to restore important public services.
Somali Minister of Transport and Civil Aviation, Mohamed Abdulahi Salad, said the government has also re-established direct flights between Mogadishu and Nairobi, which previously required a stopover in Wajir in North East Kenya for security reasons.
storvideo: 

US airstrike in Somalia kills 4 of al-Shabab,...

$
0
0

The U.S. military says a new airstrike in Somalia has killed four members of the al-Shabab extremist group and destroyed a vehicle carrying explosives near the capital.
The statement from the U.S. Africa Command says the airstrike Wednesday evening about 25 kilometers (15 miles) west of Mogadishu prevented the bomb from being used against residents of the capital.
Al-Shabab was blamed for the massive truck bombing in Mogadishu in October that killed 512 people.
The U.S. has carried out 35 drone strikes in Somalia this year against al-Shabab and a small but growing presence of Islamic State group-linked fighters.
The Trump administration early this year approved expanded military operations in the Horn of Africa nation.
The new U.S. statement says they assess that no civilians were killed in the strike.
storvideo: 

Warsangeli Waqooyi iyo Warsangeli Koonfuureed

$
0
0

28th December 2017 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Warsangeli Waqooyi iyo Warsangeli Koonfuureed waxa ka dhaxeeya wax ka weyn Hartinimada iyo Warsnagelinamada ay wada yihiin.
Halqabsiga guuurowga Laashin Xuseen Weershe, arag fiidiyowga hoose, oo ah "Warsangeli Caleed" wuxu ku saleysan yahay asalka meesha Warsangeli Abgaal ka soo jeedo oo ah CAL amd CAL-MADOW.
Waayeelka Abgaal Warsangeli waxa hal ku dhig u ah "Awoowgey Warsangeli Caleedoow" oo ah hadal ay ku dhawaaqaan markay asalka odeygooda tilmaamayaa. War
Qabiilka keliya oo cal lagu yaqaan waa Warsnageli Waqooyi. Waxa ku jira abtirsiiyaha Warsangeli Waqooyi Xamar-Gale oo ah oday dhawr jiil ka tirsada Warsangeli. Wax cad maadaama Warsangeli Waqooyi ahaa reer xeebeed ku caan ah badmarnimada in uu galay magaalada Muqdisho ama Xamar. Ka dib markuu Waqooyi ku soo noqday loo bixiyey Xamar-Gale.
Xamar-Galnimadii ku jirta Warsnageli Waqooyi abitirkiisu waxay xoojisay Hartinimadii, Warsnagelinimadii iyo asalnimada Caleed ee oo ku hadhay Warsangeli Abgaal.
Waxa kale oo labada Warsnageli wadaagaan SHIRIB ama SHIRBE. Warsangeli Waqooyi waxay tuntaan SHIRBE, halka Warsnageli Koofuureed tunto SHIRIB.Walina waxad ku arkaysaa Warsangaliga waqooyi qoysas magacyadoo Shiribka/ Shirbaha la xidhiidhaa sida" Hebel Shirbeeye".Inkastoo qaabka iyo hannaanku loo kala ciyaaro isbedelay laakiin weli waxay heystaan asalkii ereyga oo u gaara labadaa Warsangeli Caleed
Si kastaba taariikhdu ha u dhigto laakiin waxaan aan shaki ku jirin in Hartiga Warsnageli Caleed ee Abgaal iyo Harti Warsangeli Caleed ee Waqooyi ay is leeyihiin oo iska xigaan dad badan. Xigtanimadooda iyo is lahaashohoodu waa mid soo jirtay oo jiri doonta.Guurow Beesha Warsangeli Caleed Daqiiqada 00:53
oo caddoowga (galabnimaddii) Duulaanka Dhahar ula caraabaayeyWarsangeli Caleed waxuu ahaa, Nimana La cawryaayoCaada lagu yiqiin baa jirtoo, Cidina MoogeyneCarrunkiisu meehuu ku baxo, Waw cabiranaayeyCaradana waxaa lagu fadhaa, Caarad warameediCaafimaad Ilaahow ku sii, Cayimiyaa tahaye
[embedded content]Warsnageli Caleed ee Abgaal waa tan Casha uu ka yimi ee weli goofku uga banaan yahay:Fiidiyoga hoose ka arag halkan goobta uu Laashin Xuseen Weershe ku halqabsanayo
[embedded content]
Laashin Xuseen Weershe marka xigga oo uu Warsangeli Caleed shiribka u tumi doono ama shirbeyn doono waxaan rajeyneynaa in uu Cal iyo Sanaag ay noqon doonto. Abwaan ama laashin Cal oo ah taad fiidiyowga ka aragto waa dhulkaaga
ALLSANAAG.COM
storvideo: 

Daawo Muuqaal Madaxwaynaha Puntland oo Kormeeray...


Reerkiina Xassad baa Haya

$
0
0

28th December 2017 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Allsanaag: Sheeko ayaa waxeey dhex martay nin reerkiisku ay xannuunsan yihiin iyo nimeey saaxiib yihiin, waxaana dhex martay sheekadan.Dhuumaal: Dhakafaaroow reerkanagii weey xannuunsanyihiin ee maxaa lagu dabiibi karaa?Dhakafaar: Dhaqtar ma u geeyseen reerkiina xannuunsanaya?Dhuumaal: Haa oo illaa Jarmalka iyo Shiinaha ayaan geenay, waxaana laggu sameeyay baaritaan dhameestiran oo xitaa ay ku jiraan maqaarka, dhagaha, indhaha, iyo sanka, marka dhaqaatiirtii waxeey yiraahdeen reerkiina weey caafimaad qabaan.Dhakafaar: Haddii dhaqaatiirtii adduunka ay sheegeen in reerkiinu ay caafimaad qabaan, waa maxay marka xannuunka aad sheegeeyso iyo wal-walka ku hayaa?Dhuumaal: Ninyahow Dubai, Jarmalka, Shiinaha, Maleeyshiya, iyo Ruushka intaba waan geenay reerkayaga, marka adigaan caqli kugu tuhmayaa oo aan tallo kuugu imid ee maxaa xal u ah reerkan buka haddana caafimaadka qaba?Dhakafaar: Reerkiina ma laga baaray xaasidnimada waxa la yiraah?Dhuumaal: Oo xasadka ma qalab lagu baaraa jirra?Dhakafaar: May, laakiin waxaa jirta qaab loo baaro oo lagu oggaan karro.Dhuumaal: Muxuu yahay qaabkaas lagu oggaanayo xasadka reerka uu hayo?Dhakafaar: Reerkiinu ma yihiin dad iyagu is dabba dhigta oo aan iska dhamaan?Dhuumaal: Haa astaantaas weey leeyihiin.Dhakafaar: Reerkiinu ma yihiin ragiisa kuwo madaxa hoos u wadda rogta marka aad shireeysaan, oo marka la kalla taggana ma yihiin kuwo ballaayo afuufa?Dhuumaal: Nacam taas aad ayeey noogu badantahay, waaba sunta laga socon la'yahay.Dhakafaar: Reerkiinu ma yihiin reer horrumarka dhexdooda ah aan jecleen iyo in dhulkoodu uu horrumarro?Dhuumaal: Nacam taas waaba u caado.Dhakafaar: Reerkiinu ma yihiin kuwo xanta talleefanada aad u badsada oo nux-nux badan?Dhuumaal: Maba ka saaraan taas xitaa iyagoo musqusha ku jireey nux-nuxleeyaan.
Dhakafaar: Reerkiinu ma yihiin kuwo aqoon leh oo xoogaana illaahay uu u dhiibay, haddana ma yihiin kuwo aan jecleen ineey dadkooda uga faa'iideeyaan waxaas illaahay siiyey, taas badelkeedana ma yihiin kuwo jecel ineey aqoontooda iyo lacagtooda ay la dhintaan?Dhuumaal: War ninyahow sidee waxaan oo dhan aad ku oggaatay, adigaaba lagaa dhex hadlayaa.Dhakafaar: Hadaba ninyahow reerkiina waxa hayaa waa xassad gaamuray, oo welliba raacay dhiiga iyo lafaha, marka si ay u caafimaadaan.
- Reerkiinu waa ineey illaahay u toobad keenaan, xasadkana ay meel iska dhigaan;
- Waa ineey joojiyaan reerkiinu isdaba dhigashada ay isadaba dhiganayaan, qofkastaana loo oggolaadaa waxa illaahay uu siiyey, haddii uu rabo qofkiina inuu hello waxa qofkaas la siiyey mid la mid ah amaba ka sii fiican waa inaad illaahay baridaan;
- Shirarka marka reerkiinu ay isugu imanayaan, waa in qofkastaa oo idinka mid ah uu ka hadlaa waxa uu aaminsanyahay, callooshana la isku furaa, waana in la joojiyaa ballo afuufka;
- Reerkiinu aqoonyahankiisa iyo dadka illaahay uu wax siiyeyna waa ineey u oggolaadaan in deegaankooda iyo dadkooda ay wax u qabtaan, waxaa illaahay uu siiyey ee ah cilmi iyo caqlina waa ineeysan la dhiman iyagoon ummadooda wax ugu qaban;Dhuumaal: War ninyahow aad iyo aad ayaad u mahadsantahay, reerkeeygana waan gaarsiinayaa in dhibta heesataa uu yahay xassad gaamuray oo haddii ay rabaana nolol wannaagsan iyo farxadna ay ku xiran tahay ineey ka foggaadaan xiqdiga iyo xasadka.
storvideo: 

Apple oo raaligalin ka bixisay culaysinta taleefannada gaboobay ee iPhone

$
0
0

Shirkadda Apple ayaa raaligalintan bixisay ka dib markii ay dhaleecayn kala kulantay in ay qiratay in ay cuslayso ama xawaaraha ay ku shaqeeyaan hoos u dhigto talleefoonnada gaboobaya ee Iphone-ka.

Apple oo raaligalin ka bixisay culaysinta...

$
0
0

Shirkadda Apple ayaa raaligalintan bixisay ka dib markii ay dhaleecayn kala kulantay in ay qiratay in ay cuslayso ama xawaaraha ay ku shaqeeyaan hoos u dhigto talleefoonnada gaboobaya ee Iphone-ka.
Shirkaddu waxay sheegtay in ay qiimaha baytariyada raqiisin doonto ayna soo saari doonto software sannadka 2018ka, si ay macaamiisha ula socdaan badqabka baytariga ku jira taleefoonkooda.
Macaamiil badan ayaa wakhti dheer ka shakisnaa in shirkaddu ay hoos u dhigayso awoodda iPhone-nada gaboobay, si ay macaamiisha ugu dhiirigaliso in ay gataan taleefoonnada dambe ee ay shirkaddu soo saarto.
Shirkadda Apple ayaa qiratay in ay cuslaysay qaar ka mid ah taleefannadeeda oo baytariyadoodu sii duugoobayeen balse waxay sheegtay in ay uga gollahayd in ay cimriga baytariga dheerayso.
War qoraal ah oo ay shirkaddu soo saartay ayay ku sheegtay in ay dhimidoonto qiimaha baytariyada aan dammaanadda lahayn, iyaga oo ka kala dhigi doono $79 ilaa $29 ayna qiimahaas ku siin doonto macmiil kaste oo iPhone 6 ama kuwii ka dambeeyay haysta.
Shirkaddu waxay sheegtay in ay waddo qorsheyaal "ay wax uga qabanayso" walaacyada macaamiisha si ay u garwaaqsato dadka shirkadda jecel iyo sidii ay dib ugu kasban lahayd kalsoonida qof kaste oo ka shakiyay waxa ay arrintan uga gollahayd shirkadda Apple.
storvideo: 

Lixdan Sanno ayay Saaxiibo Ahaayeen, Dabadeed Waxay...

$
0
0

Kadib 60 sano oo saaxiibtinimo ah, labo nin oo si kadis ah u ugaaday inay walaalo yihiin isla markaana hooyo wada dhashay.
Saaxiibnimada udhaxeysa Alan Robinson iyo Walter McFarlane waxay bilaabantay markii ay kubad wada ciyaarayeen kooxda iskuulka, qiyaastii 60 sano ka hor Hawaii, tan iyo markaasna may kala hadhin.
McFarlane ma garanaynin aqoonsiga aabihiisa,Robinson isna waa la korsan jiray isaga oo Ilmo ah, sidaas darteed labada saaxiib ayaa isku dayay inay wax badan ka ogaadaan taariikhdooda, iyagoo si madaxbannaan u baadhaya DNA, iyaga oo aan is ogayn in midba midka kale uu tijaabiyay isla baadhitaankan.
Ka dib markii uu baadhay shabakad Internet si uu u helo natiijooyin DNA ah, McFarlane wuxuu helay qof leh isla Chromosome X, oo muujinaysa tiisa oo kale ka dibna waxa uu sii ogaaday inuu yahay saaxiibkiis Robinson, sida laga soo xigtay wargeysyada maxali ah.
"Tani waa hadiyadda ugu wanaagsan ee aan u maleyn karo in aan helay ciida Christmas, Waxaan lahaa walaalo yar, laakiin wuxuu ku dhintay da'da 19-jirka. Sidaa darteed ma haysto Caruur aan adeer u ahay, waxaan u maleynayay inaanan waligeed garanaynin cidda hooyaday ahayd, waxaanan u maleynayay inaanaan marnaba yeelanayn Caruur aan Adeer u ahay," Robinson ayaa sidaas yidhi isaga oo Cabiri kari la` farxada Haysa.
Warqabadka ToggaHerer
storvideo: 

Xidiga George Weaha oo ku guuleystay madaxtinimada...

$
0
0

Liberia(SONNA) Doorashooyinkii madaxtinimo ee ka dhacay Dalka Liberia ayaa waxaa ku guuleystay Xidiggii hore ee kubadda cagta Dalkaasi George Weah,waxaana uu noqonaya madaxweynaha cusub ee Dalkaasi,kadib markii uu ka guuleystay Joseph Boakai madaxweyne kuxigeenkii dalki Liberia.
George Weah ayaa badeli doonaa madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Ellen Johnson Sirleaf, oo ah haweeneydii ugu horreysay ee loo doorto inay hogaamiso dal Afrikaan ah, waana markii ugu horreysay taariikhda Liberia muddo tobannaan sanno ah oo awoodda si dimuqraadi ah la isugu kala wareejiyo.
Kdib dagaaladii sokeeye ee dalkaasi ka dhacay,ayaa waxaa la qabtay doorashadii ugu horeysay oo ay ku guul;eystaya Mrs Sirleaf oo ka adkaatay Mr George Weah wareeggii labaad ee doorashooyinkii la qabtay 2005.
Taageerayaasha madaxweynaha Cusub ayaa bilaabay in ay dabaal degyo ka sameeyaan magaalada Monrovia ee caasimadda dalka Liberia.
Ololaha xidiggii hore ee kubadda cagta ayaa waxa uu ku wajahnaa dhalinyarada, halka madaxweyne ku xigeenka xilka sii banaynaya Mr Boakai loo arkayay inuu yahay nin da' ah oo waqtigiisii soo qaatay.
Hasayeeshee doorashada Mr Weah ayaanay dood ka marnayn maadaama madaxweyne ku xigeen uu usoo xushay Jewel Taylor, xaaskii hore ee dagaal ooge ahna madaxweynihii hore ee waddankaasi Charles Taylor, kaas oo haatan dambiyo dagaal xabsi ugu jira waddanka UK.
Dalka Liberia ayaa waxaa lagu xasuustaa dagaalo sokeeyo oo muddo sanado ah qaatay,kuwaasi oo ay ku dhinteen kumanaan qof,kuwo kalena ay ka barakeceen guryohooda,balse haatan waxaa muuqataa in dalkaasi uu isbedel siyaasadeed ka jiro
storvideo: 

Daawo Sawirro+Kulan diini ah ayna ka qeybgalayeen...

$
0
0

Kullan diimeedka 8 aad ee jaaliyada Soomaalida ee todobaadkaan ka socday magaalooyinka kala duwan ee dalka Koofur Africa gaar ahaan qeybtiisa Magaalada Pretoria ayaa habeenkii xalay ahaa lasoo gaba gabeeyay waxaana ka qeybgalay ilaa saddax ka mid ah Culimada Soomaalida ee sanadkaan Martida ah dalka South Africa. Masjidka Imaamu Bukhaari ee magaalada Pretoria - dalka [...]
storvideo: 

Madaxweyne Farmaajo”Waxaa naga go’an in dalka laga...

$
0
0

Muqdisho(SONNA) Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Dowladda Soomaaliya oo khudbad dher ka jeediyay munaasabadda daah furka maamulka hawada Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladaha amaanka dalka, howlgalada dalka looga saarayo SHabaabi iyo dhalinyarada ay marin habaabiyeen maleeshiyada Alshabaab.
Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ku celinayso fursad la siiyo dhalinyaradaasi la qalday si ay dib uga soo laabtaan qaladkooda,isagoo xusay in mar kale Dowladdu ay cafis u fidineyso haddii ay isa soo dhiibaan dhalinyarada ku jirta Arggigixisada Al-Shabaab.
Wuxuu sidoo kale madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu sheegay in dhalinyaradi ka faa'idaysatay fursadaha ay siisay Dowladda si wanaagsan loola dhaqmidoono ayna helidoonaan daryeel,maadaama ay ka soo noqdeen firkradihii qaldanaa oo ay ku shubeen Alshabaab.
Dowladda Soomaaliya ayuu sheegay madaxweynaha in ay ka go'antahay sidii guud ahaan dalka Soomaaliya looga ciribtiri lahaa maleeshiyada Alshabaab oo hortaagan horumarka umadda Soomaaliyeed.
Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa horay ugu baaqday dhalinyarada Al-Shabaab ku jirta waxaana fursada dowladda ka faa'ideystay dhalinyarao badan iyo saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo dowladda isku soo dhiibay.
Wixii ka dambeeyey markii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku dhawaaqday in cafis loo fidiyay dhalinyarada ay qaldeen Alshabaab,waxaa sii kordhayay tirada ka soo baxaysa koxdaasi,kuwaasi oo isku soo dhiibaya dowladda Soomaaliya.
storvideo: 


Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in DFS la...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go,an tahay la dagaalanka waxa loofgu yeero masuq maasuqa kaasoo uu ku tilmaamay Madaxweyne Farmaajo in uu yahay masiibo Qaran. Mudane maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa tilmaamay in masuq maasuqu yahay masuubada ugu weyn ee ay ka [...]
storvideo: 

Madaxweyne Xaaf oo ka dhawaajiyay arrin muhiim u ah...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter
Muqdisho(SONNA) Iyadoo uu soconaya dadaal Dowladda Soomaaliya ay ku doonayso dib u soo celinta hantidii ka maqnayd dalka,iyo dib u dhiska kaabayaashii dhaqaalaha,Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) wuxuu ka hadlay muhiimada ay Soomaaliya u leedahay in dib loo soo celiyo adeegii duulimaadka ee Shirkadii Soomaali Arilines.
Hadalo kooban oo uu ka jeediyay xafladii lagu daah furayay xarunta maamulka Hawadda Soomaaliya,ayuu Madaxweyne Xaaf ku baaqay in la iska kaashado sidii looga shaqeyn lahaaa dib u soo celinta Soomaali Airline oo uu ku sheegay in ay qeyb ka tahay adeegyada muhiimka ah oo ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed.
Wuxuu sidoo kale Maxamed Ducaale Geele Xaaf Madaxweynaha Galmudug uu u jeediyay ganacsatada Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan sidii bulshada Soomaaliyeed loogu soo celin lahaa adeegyadii Soomaali Airline.
Tan iyo markii ay bur burtay dowladii dhexe ee Soomaaliya,waxaa meesha ka baxay adeegyadii iyo hay'adihii muhiimka u ahaa dalka,balse Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystaya in ay dib u soo celiso kaabayaashii dhaqalaah dalka.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleMadaxweyne Farmaajo"Waxaa naga go'an in dalka laga ciribtiro Alshabaab"

storvideo: 

Madaxweyne Farmaajo: Waxaa sharaf weyn noo ah inaan...

$
0
0

Muqdisho (PP) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay munaasabad lagu maamusayey dib u soo celinta maamulka hawada Soomaaliya.
Madaxweynaha oo xarigga ka jaray xarunta iyo qalabka hawada lagu maamulayo ayaa kormeeray shaqada ay hayaan khubarada Soomaaliyeed ee loo xilsaaray maareynta duulista iyo saadaasha hawada Soomaaliya.
Madaxweyne Farmaajo ayaa yiri "Waxaa sharaf weyn noo ah in aan dib u hanannay maamulka iyo gacan ku heynta hawadeenna. Waxay tani qeyb ka tahay dadaallada aan ugu jirno sidii aan dib ugu hanan laheyn dowladnimo dhammeystiran."
Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo waxa uu tilmaamay in Dowladdu ay dardar gelinayso dadaallada Ilaalinta soohdimaha badda iyo xuduudaha barriga, taasina ay u baahantahay dadaal dheeraad ah oo ka yimaada dowladda iyo shacabka.
Madaxweynaha ayaa sheegay in muddii koobneyd ee dowladda shaqeynaysay ay ku guuleystay dib u soo celinta kalsoonida Beesha Caalamka ay ku qabaan Soomaaliya taas oo dhabbaha u xaareysa waayo cusub oo u bilowda Shacabka Soomaaliyeed.
"Waxaan horumar weyn ka sameynay dhanka maamulka maaliyadda dalka taas oo hay'adda lacagta Adduunka IMF ay qirtay in wadada saxda ah ay ku socoto siyaasadda dowladda ee dhanka maamulka maaliyadda."
Dowladda Federaalka ah ayaa qorsheynaysa dhawaan in la furo dugsiga tababarka maamulka iyo maareynta hawada si loo diyaariyo aqoonyahanno iyo xirfadlayaal Soomaaliyeed oo ku takhasusay maamulka iyo maareynta hawada, kana hawlgala guud ahaan dalka.
Ugu dambeyn, Mas'uuliyiinta kale ee madasha ka hadlay ayaa ugu baaqay Shirkadaha Duulimaadyada Caalamiga ah in ay dalka ka bilaabaan duulimaadyadooda tooska ah maadaama Soomaaliya ay buuxisay sharciyada duulimaadyada caalamiga ah.PUNTLAND POST
The post Madaxweyne Farmaajo: Waxaa sharaf weyn noo ah inaan dib u hananay Maamulka Hawadeena appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Laacibkii hore ee Kubadda Cagta George Weah oo loo...

$
0
0

Monrovia (PP) - George Weah oo ahaa cayaaryahan Afrikaan ah oo caan ka noqday Dunida ayaa loo doortay Madaxweynaha dalka Liberia, kaddib markii ay wareeggii u dambeeyay ku tartameen madaxeyne ku xigeenkii hore ee dalkaas, Joseph Boakai.
Weah ayaa bedeli doona madaxweynaha xilka ka dagaysa ee Ellen Johnson Sirleaf oo dalkaas xukumaysay muddo 12-sannadood ah, waxaana hor-yaalla hawl badan oo ay ka mid yihiin sidii dalkaas loo horumarin lahaa.
Ma ahan markii ugu horreysay oo George Weah uu u tartamo inuu dalkaas majaraha u qabto, balse doorashadi dhacday sannadkii 2005-tii ayaa waxaa ka adkaatay Sirleaf oo ay wareeggii labaad ku loolameen.
Taageerayaasha Weah ayaa dabaal-dagyo waaweyn ka billaabay Monrovia oo ah caasimadda Liberia si ay u muujiyaan guusha uu gaaray laacibkii hore ee Afrika, kana soo cayaaray horyaallo badan oo Yurub iyo calaamka ah.
Sidoo kale, Ololaha Xidiggii hore ee Kubadda Cagta Afrika ayaa waxa uu ku wajahnaa dhalinyarada, halka madaxweyne ku xigeenka xilka sii banaynaya Mr Boakai loo arkayay inuu yahay nin da' ah oo waqtigiisii soo qaatay.
Dhanka kale, Doorashada George Weah ayaan dood ka marnayn maadaama madaxweyne ku xigeen uu usoo xushay Jewel Taylor, xaaskii hore ee dagaal ooge ahna madaxweynihii hore ee waddankaasi Charles Taylor, kaas oo haatan dambiyo dagaal xabsi ugu jira waddanka Britain.
Ugu dambeyn, Madaxweynaha cusub ee Liberia oo 52-jir ah ayaa wuxuu la wareegay awoodda waddan sannado uun ka baxay dagaallo sokeeye oo uu dhiig badan ku daatay, waxaana si weyn u taageersan bulshada intooda ugu da'da yar iyo cayaartoyda.PUNTLAND POST
The post Laacibkii hore ee Kubadda Cagta George Weah oo loo doortay Madaxweynaha Liberia appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada oo sheegay in...

$
0
0

Mudane Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya oo ka qeybgalayay barnamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa warbahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay qorshayaal ay wasaaraddu wado,kuwaasi oo dib loogu soo celinayo adeegyo muhiim u ah bulshada SOomaaliyeed. Wasiir Oomaar ayaa sheegay in ay haatan wadaan qorshayaal iyo dadaalo ku [...]
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live