Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Kulankii baarlamaanka Soomaaliya oo kusoo dhamaaday buuq iyo jahwareer

$
0
0

Muranka wuxuu ka dhashay markii lasoo jeediyay in saxafadda bannaanka looga saaro gudaha baarlamaanka maadaama laga arrinsanayo arrin xasaasi ah.


Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

$
0
0

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa soo jeedinaya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aadan (Cuud)

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

$
0
0

Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan warar ku saabsan Somalia oo uu ugu weyn yahay haweenaydii toddobaadkan ku dhashay waddada, ka dib markii loo diiday in cisbitaal ku yaalla Muqdisho.

AFRICOM: Dad ayaa ku Dhintay Weerarada Somalia

$
0
0

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ee (AFRICOM) ayaa sheegay in xog cusub oo ay heleen ay sheegeyso in haweeneey iyo cunug yar ay ku dhinteen weerar dhinaca cirka ah oo ay dayuuradaha Mareykanka ka fuliyeen Soomaaliya.

Fadhigii Baarlamaanka Somalia oo Buuq ku Dhamaaday

$
0
0

Kullan ay maanta xildhibaanada Golaha Shacabka ee Dowladda Federalka Soomaaliya kaga doodi lahaayeen Amniga Qaranka ayaa buuq ku dhawaamaday, ka dib markii Guddoonka Golaha uu dalbay in saxaafadda banaanka looga saaro kullanka, xildhibaanada qaarna ay diideen.

Nin 73 jir ah oo ka yaabiyay dunida

$
0
0

Waxaa uu sheegay inuu diyaar u yahay inuu dheelo ciyaar kale.

Barnaamijka Caweyska Washington

$
0
0

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan maansadii la xiriirtay boqoraddii Araweelo iyo xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga

Martida: Maxamed Cabdi Afeey

$
0
0

Barnaamijka Martida Makaroofanka ee todobaadkan waxaan ku eegeynaa xaaladda Qaxootiga Soomaalida ee Kenya. Waxaa marti ku ah Maxamed Cabdi Afeey


Caalamka oo cambaareeyay dagaallada kasoo cusboonaaday Liibiya

$
0
0

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kulan degdeg ah ka yeeshay xaaladda dalkaasi iyadoo Liibiya ay ka socdaan iska hor-imaadyo xooggaan.

Dibadbaxyo hor leh oo markale dib uga bilowday dalka Sudan

$
0
0

Dibadbaxyaal hor leh oo cusub ayaa markii ugu horeysay isugu tagay xarunta milatariga qaranka ee caasimada Khartuum.

Faiza Cali oo Musharax ka ah Calgary, Canada

$
0
0

Mudo labo todobaad ka yar oo ku aadan 16-ka April ayaa gobolka Alberta ee dalka Canada waxa loo dareerayaa maalinta codeynta doorashada. Hasa ahaatee waxaa jiro doono maalmo shan ah oo ay dadku codkooda horey u dhiiban karaan, Soomaali dhowr ahna waa ay ka sharaxan yihiin.

Benjamiin Netnaiyaahuu oo sheegay haddii markale la doorto inuu sii wadayo deegaameynta Daanta Galbeed

$
0
0

Hadalka ka soo yeeray Benjaamiin Nataniyahu ayaa imanaya iyada oo seddex maalmood un ka harsan tahay doorashada guud ee Israa'iil ka dhaceyso.

Dagaalka Libiya oo sii xoogeystay iyadoo ciidamada Xaftar ay Tripoli ku wajahan yihiin

$
0
0

Dagaalka ka soconaya nawaaxiga caasimada Tripoli ayaa sii xoogeystay , iyada oo wararku ay sheegayaan in ciidamo daacad u ah Gen Khalifa Haftar ay ka galeen magaalada saddex jiho.

Kumannaan shacab ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka waaweyn ee magaalada Berlin iyaga oo ka mudaharaadayo qiimaha kirada guriyaha oo qaaliyoobay.

$
0
0

Mudahraadayaasha ayaa dowladda ka codsanaya iney mulkiilayaasha guriyaha ee Magaalada Berlin ay tillaabbo ka qaaddo.

Sidee shirkadda Boeing looga kalsoonaan karaa?

$
0
0

Wixi ka dambeeyey marka uu dhacay shilkii diyaaradeed ee Itoobiya ka dhacay shirkadda diyaaradaha sameysa ee Boeing oo Mareykanka laga leeyahay waxay dadaal xooggan ugu jirta sidi ay macamiil u sameysan lahayd.


مِن نُكتِ القرآن: (من كان يريد حرث الآخرة نزد له في حرثه)

$
0
0

يقول الله تعالى: (مَنْ كَانَ يُرِيدُ حَرْثَ الْآخِرَةِ نَزِدْ لَهُ فِي حَرْثِهِ وَمَنْ كَانَ يُرِيدُ حَرْثَ الدُّنْيَا نُؤْتِهِ مِنْهَا وَمَا لَهُ فِي الْآخِرَةِ مِنْ نَصِيبٍ) سورة الشورى 20. حرث: رزق. نزدْ له في حرثه: أضعافًا مضاعفة. قال الرازي: الآية دالّة على أن منافع الآخرة والدنيا ليست حاضرة، بل لا بد في البابين من الحرث، والحرث […]
The post مِن نُكتِ القرآن: (من كان يريد حرث الآخرة نزد له في حرثه) appeared first on IslamOnline اسلام اون لاين.

صانع المرآة

$
0
0

ينقضي العمر، وربما تنتهي دورة حضارية كاملة، والناس يسألون أنفسهم: من نحن، وماذا نريد ولماذا يحدث لنا كذا وكذا، وهل هذا أنفع لنا أو هذا؟ أسئلة كثيرة تبدأ، ولا تنتهي حول مسائل جوهرية في حياتنا، وتقل هذه الأسئلة، وتتضاءل في حالات الركود الحضاري، وتتدفق كالسيل الجارف، في بدايات الانطلاقات الحضارية الكبرى،  وكلما حدث تواصل عالمي […]
The post صانع المرآة appeared first on IslamOnline اسلام اون لاين.

الزِّيبق وكتب أبي شامة التاريخية

$
0
0

وُلد المحقق السوري العلَّامة إبراهيم عمر الزِّيبق في دمشق عام 1953م، عمل في منتصف سبعينيات القرن المنصرم – أي وهو في أوائل العشرينيات من عمره – أمينًا لقاعة الباحثين في المكتبة الظاهرية، فعرف فيها المحدث الشيخ ناصر الدين الألباني، والعلامة أحمد راتب النفاخ رحمهما الله، وفي ربوعها اجتمع بالعلامة شعيب الأرنؤوط الذي غدا رأس مشايخه، […]
The post الزِّيبق وكتب أبي شامة التاريخية appeared first on IslamOnline اسلام اون لاين.

أولويات البحث في الحديث النبوي وعلومه

$
0
0

ما أكثر الكتب المؤلفة في علوم الحديث منذ بدأ التصنيف في جانب الرواية على يد ابن الصلاح رائد هذا العلم في كتابه مقدمة ابن الصلاح، فمنذ ظهور المقدمة، وعلماء الحديث لا يفتئون يدندنون حول محاور علم مصطلح الحديث. ومع هذه الكثرة في التصنيف، إلا أنه يوجد من يكتب طعنًا في حجية السنة، وفي  سلامة نقلها، […]
The post أولويات البحث في الحديث النبوي وعلومه appeared first on IslamOnline اسلام اون لاين.

Wicitaanka: Prof. Maxamed Cumar Dalxa

$
0
0

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo xubin ka ah Golaha Shacabka Somalia, waxaana uu ka jawaabayaa su'aalaha dhageystayaasha VOA ee la xiriira buuqii Sabtidii ka dhacay baarlamaanka

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live


Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>