Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Sanad-guurada 25aad ee Xasuuuqii Rwanda

$
0
0

Maanta waxay ku buuxdaa 25 sano markii uu bilowday xasuuqii dalka Rwanda oo ay ku dhinteen 800 kun oo qof muddo 100 maalmood keliya ah. Xasuuqa ayaa yimid ka dib markii lasoo riday diyaarad uu saarnaa madaxweynihii hore ee waddankaas Jevunal Habyarimana oo ku dhintay shilkaasi diyaaradeed


Nin uu maroodi legday, kadibna uu libaax cunay

$
0
0

Maamulka Kaynta Kruger ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegtay in wax yar uun ka hareen jirkii ninka

Beesha caalamka oo ku cambaareysay Xaftar dagaalka uu ku qabsanayo Tripoli

$
0
0

Ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhimatay kuwa kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaalkii afartii maalmood ee lasoo dhaafay ka soocnayay qeybo ka mid ah caasimada Libya, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee dalkaasi.

Hindiya oo qorshaynaysa "in ay duulaan ku qaaddo Pakistan"

$
0
0

Dawladda Pakistan ayaa sheegtay in heshay "xog sirdoon oo lagu kalsoonaan karo" oo sheegaysa in Hindiya ay qorshaynayso in ay weerar milatari ku soo qaaddo toddobaadkan, balse Hindiya ayaa arrintaas waxba kama jiraan ku tilmaantay, waxayna sheegtay "in Pakistan ay qabto cabsi dagaal oo xad dhaaf ah".

Trump oo lumiyay xubintii ugu muhiimsanayd golihiisa wasiirada

$
0
0

Kirstjen Nielsen ayaa mas;uul ka ahayd hawsha darbiga muranka badan dhalisay ee Trump.

Xoghayaha Amniga Gudaha Mareykanka oo Iscasishay

$
0
0

Xoghayaha Wasaaradda Amniga Gudaha ee Mareykanka Kirstjen Nielsen ayaa iscasishay ka dib muddo 16 bilood ah ay heysay jagadaas

Qasa oo laga daadgureeyay xayawaankii, dadkiina ku go'doonsanyihiin

$
0
0

Xayawaankan ayaa isugu jira libaaxyo, daanyeero, daa'uus, kashiito iyo noocyo kale.

Gabadh hadal ay masayr u tiri xabsi ku mutaysatay

$
0
0

Haweenay reer Britain ah ayaa wajahaysa xabsi labo sano ah oo ay Dubai ku qaadato, iyadoo loo haysto in ay "faras" ku tilmaantay xaaska ninkeedii hore, iyada oo arrintaas ku qortay Facebook, sida ay sheegeen qolyaha xuquuqda aadanaha u dooda.


32 qof oo ku dhintay dagaalka Libya

$
0
0

Ugu yaraan 32 qof ayaa ku geeriyooday, 50 kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Libya iyo kuwa Jeneralka isku dayaya inuu afgambiyo ee Khalifa Haftar, sida ay sheegtay dowladda.

Sudan: Dibad-baxayaal hor degay guriga Al-Bashiir

$
0
0

Ciidamada milatariga dalka Sudan ayaa lagu daad gureeyey xaruntooda magaalada Khartoum, ayada oo kumanaan dibad-baxayaal ah ay ku boorinayaan inay ku biiraan baaqyada ku saabsan in madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir u is-casilo.

Jigjiga: Kala qaybsanaan baahsan oo ka dhalatay 9-ka xubnood ee ay qolo walba dooneyso

$
0
0

Shacabka ku dhaqan shan gobol oo ka tirsan deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa sheegay inaan guddiga fulinta looga soo darin ayaa cabasha aad u weyn ka muujiyey qaabka loo dhisay xubnaha cusub ee Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalida.

Dhacdooyinka waawayn ee dunida laga filayo

$
0
0

Waa maalin cusub oo Isniin ah, in badan oo dalalka caalamka ka mid ahna toddobaadku maanta ayuu u billawday, inkastoo aanaan iska dhigayn in aan naqaanno wax kaste oo dhici doona toddobada maalmood ee soo socda, haddana waxaan sawir idinka siinaynaa waxyaabaha la filan karo.

Nin soomaali ah oo xal u raadinaya dambi isaga loo xidhay

$
0
0

Nin Soomaali ah oo dalka Talyaaniga 19 sano ugu xirnaa dambi looga shakiyey kaddibna lagu waayey, ayaa ku howlan sidi loo heli lahaa ciddi dambigaasi gashay.

Muuse Suudi: Ma siyaasi sharciga ogol baa mise hogaamiye kooxeed soo rogaal celiyay?

$
0
0

Muuse Suudi Yalaxow ayaa degan dhul ay dowladda hoose ee Xamar dalbatay in la baneeyo.

Maxaad kala socotaa Filimka gilgilay siyaasadda Hindiya?

$
0
0

Filimkan ayaa duufaan siyaasadeed ku noqday Hindiya


الشّجر الأخضر…أصل الطاقة ومصدر الحياة في محاججة إعجازية للملحدين

$
0
0

حثَّ الله عزوجل الإنسان في القرآن الكريم على التفكر والتمعن في خلق السماوات والأرض وما فيهن من الخلائق بأشكالها وأنواعها؛ وذلك لترسيخ الإيمان وتعميقه في نفوس البشر، وأن يحرصوا على زيادة الإيمان بالخالق سبحانه، ثم بكتابه؛ ليتخذوه دستوراً لحياتهم، ويزخر القرآن الكريم بالآيات التي لها دلالات علمية واضحة – وإن شكك المشككون وطعن الطاعنون – […]
The post الشّجر الأخضر…أصل الطاقة ومصدر الحياة في محاججة إعجازية للملحدين appeared first on IslamOnline اسلام اون لاين.

Wiil 5 sano jir ahaa oo lagu dilay Beledweyne

$
0
0

Mas’uuliyiinta magaalada Belddweyne ayaa cambaareeyey fal si arxan-darro ah loogu dilay wiil shan sano jir ah.

Ardayad taariikh ka samaysay Kenya

$
0
0

Ururka ardayda ee jaamacadda ugu weyn dalka Kenya (University of Nairobi) ayaa markii ugu horreysay u doortay gabadh inay hoggaamiso ururka.

Dagaalka Ilhaan Cumar iyo Donald Trump oo markale dib u qarxay

$
0
0

ILhaan Cumar ayaa si la yaab leh uga jawaabtay hadal uu ku weeraray madaxweyne Trump

Gabar dhalinyaro ah oo buraanburka ka macaashta

$
0
0

Soomaalidu waxay kamid yihiin dadka adduunka ugu amaanta jecel, gaar ahaan marka lagu gudo jiro munaasabadaha

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live


Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>