Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Milateriga dowladda; "Waa ka warqabaan waana ka feejigannahay Qaraxyada ismiidaamin ee ay nala damacsan yihiin Alshabaabku"

$
0
0

Milateriga dowlada Soomaaliya ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay heleen xog ku saabsan qaraxyo ismiidaamin ah oo ay al-Shababku la damacsan yihiin deegaanada ay dowladu ka taliso.

Dhame Cabdulqaadir Xuseen oo hogaamiya ciidamada dowlada ee aagga Hodon ayaa sheegay in ay ogyihiin hagardaamooyinka ay Alshabaabku maleegayaan sidaas darteedna ay aad uga feejigan yihiin waa siduu hadalka u dhigaye.

Hadalkan ka soo baxay taliska ciidamada Dowlada ayaa ku soo aadaya xili dowladu sheegtay in ay u diyaargaroobeyso dagaal ballaaran oo sida a sheegeen ay ku xidida siibayaan al-Shabaabka haatan ay ku biireen Xisbul islaamkii Shiikh Xasan Daahir.

halgankanet@gmail.com 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>