Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Xaflad soo dhoweyn ah oo ururada midoobay ee Alshabaab iyo kii Xisbul Islaam uga socda masaajidka Nasru-diin ee magaalada Muqdisho

$
0
0

Shir ey goobjoog ka yihiin madaxda ururka Alshabaab iyo qaar kamid ah ururkii Xisbul islaam la oran jiran ayaa haatan ka socda masaajidka Nasru-diin ee magaalada Muqdisho iyadoo hadalo soo dhoweyn ah uu halkaas ka socdo.

Lama oga illaa iyo hadda jagada loo magacaabi doono guddoomiyihii ururka Xisbul Islaam Sh. Xassan Daahir Aways iyadoo sida ey noo sheegeen ilo xog-ogaal ah loo balan qaaday inuu isagu hoggaamiyo isagu ururka walow taasi aan la rumeysan karin.

Ururka Alshabaab ayaan iyagu u magacaabin  jago cid iyaga ku soo biirtay ama aan kala soo qalin jibin xeryahii Afgaanistaan oo ey tababarada ku soo qaateen.

Wixii war dheeraad ah kalkaan kala soco inshaa allah
halgankanet@gmail.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>