Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Gantaal ayuu kuganay madaxwaynuhu dhiigmiiratadii UDUB iyo FAYSAL ALI WARABE hantidhawrka qarankana waa lagu fasaxayaa qolada udub By- ismaciil mohamed ali (gucure)

$
0
0

Waxan halkan ka salaamaya bahda warbaahinta oo noo saamaxday  in aanu cabiro rayigayaga
marka labad waxan salamaya bulsha waynta somaliland .
Hadii aan usoo dege dulucda  qoralkayga iyo rayigaya aan  doonayo  in an cabiro  madaxwaynuhu
wuxuu shaca kaqaaday wax jira.
Gantaalka kudhacay  iyo hadalada  faysal  oofaha loogeliyay  waa hadalo sir a haa oo maynaan 
ogayn in gudoomiye faysal  basaasay   ururkii   kagilgishay gumaysigii  siyad bare faysal waa in lagula xisab tama  in kastoo madaxwaynihii hore ee somalilandba  uu ahaa  qoladii  wax loo tirinaayay.
Qoladan udub ee hadlaysa  maanta hadal uma banaan waay cuneen wixii wadanka yaalay oodhan
caawimo somaliya lasiiyo  iska daye may jirin wax lageeyo danyaarta deriska la ahayd guryahooda
maantana waxaynu arkaynaaa  waxbarashadii  oo meel saregaadhay dhaqaalihii oo somaliland
caawimooyin kagaysanayso masiibooyinka  kadhacaaya wadamada deriska ah maxay ku hadlayaan
maanta raga  rag ismoodaya ee hantidii umada liqay ee aan waxba  tarin  eemusuqmaasaqu ladegay markay  talada hayeen ee shaqo kadhigtay inwadanka  laboobo   maantana hadlayaa
mawaxay umalaynamayaan in la ilaabay  mise waxay moodayan in kulmiye kalsoonida dadka
kuhelay  cay iyoqaylo midna kumuuhelin kulmiye wuxuuse kuhelay  karti iyo daacad iyo wadaninimo
 
Madaxwaynaah  qaranka somaliland axmed maxamed maxamuud_ siilanyo_ waxan kula talinlaha
In lamaxkamadeeyo ragii iyo maamulkii  xaday umada  hantideeda mudne  madaxwayne
hore ayad  hantidhawrka uga  xayirtee kufasax  qabiilkuu doono iyo shikhsiguu doonoba ha ahaade
ninkasta oo xaday xoolihii umada iyo kuwa hada doonaya in ay xadaanba labadaba  ufasax hantidhawrka guud .
Mudane  madaxwayne aad ayanu  Allah kaaga baryayanaa in uu cadalada iyo  horumarka Wadankaaga aad jeceshahay ee ad usoo halgantay kuwafajiyo 
ismaciil mohamed ali (gucure)
qabyatire@hotmil.com
 
 ————————————————
 
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>